Wednesday, April 23rd, 2014

Astaamaha Lagu Garan Karo In Xaaskaaga ay u Baahan Tahay Galmo

Published on July 14, 2012 by   ·   50 Comments Waxaa Aqristay:85000

Inta badan dumarku way xishood badan yihiin, siiba Marka laga hadlayo arrimaha Galmada  sida nimanka oo kale naago caddaysanya inay galmo u baahan yihiin  way yaryihiin siiba kuwa da’da yar oo u dhexaa 15 ilaa 29 Sano.

Marka haddii ay u baahan tahay xaaska galmo waxaa laga dareemaa waxyaalo ku tusinaya inay diyaar tahay waxaa ka mid ah :-

1- inay is qurxiso oo dhar fiican ay soo qaadato oo ay ninkeeda sugto hadduu maqan yahay.

2- inay kaftan farakacayaar ah la gasho ninkeeda.

3- inay dhar khafiif soo qaadato sida diraca oo kale iyadoo aan hoos wax ka gashanayn oo ninkeeda sidaa ku soo ag fariisato ama hortiisa ku foofoorarsata iyadoo si daran baryaheeda u muujinaysa oo iska dhigaysa inay wax dhulka ka gurbinayso.

4- inay ninka ku tiraahdo dhabarka baa la iga hayaa ee ii riixriix
dabcan ninka wuu iska fahmi karaa waxa ay rabto isagoo aan kaali   oran buu weerarayaa.

5-In ay isku Xanaajiso hadii uu dhaqsi Sheekada la fahmi waayo si uu u barbaryo sidaasina uu dareen ku dhasho.

 

 

Share

Readers Comments (50)

  1. Muhanad says:

    Kkkk runtii hadii mar labada qofood ey mar guri yeglaylaan ama noqdaan xaas iyo sowjadayda in eey kala xishodaan waba qalad qof walba marku dareen so galo ayado xishood ku jirin aya la isku dan sheegan karaaa marka nin aan xaskisa darenka hyo daremi karin ma ahan qof indheer garad ah marka u sheeka dadka maanka gaaban ok good by

  2. Cali xasan says:

    KkkkkkkkkkkkkkkkkkkK

  3. cade haji says:

    kkkkkkkkkkk xiligaan laguma jiro casri lakala xishoodu,,,,,,,,,, waa 2012 ayada ayaaba ku dhehaysa xabiibi igu qabo cml marka no more shame from ur wife

  4. Qabsato says:

    Wlh waa run waxaa jiro niman qaar aan daremin xaasgoda

  5. baari says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    walalo waa wax loo baahan yahay in laka aqoon korosado marka walalayaaal hadde ramadaana waa lagu jiraayaa haddey naagataydu saan samayso maxaan samayeeyaana

  6. ramadaan naagaha wax kasto ey sameeyaan maalintii waa xaaraan in loo galmoodo dhalinyarada cusub ee guurka kucusub waaba kasii daranyihiin odayaasha is xakameenkara ayaa lagayaabaa iney shumis iyo madax salaax waa ineey oadayaasha iyagane ay intaa ku ekaadaan laakiin sida sharcigeena suuban qabo waa xaaraan in loo galmoodo naagaha maalmaha ramadaan laakiin habeenkii waa fasax

  7. raage says:

    walaalayaal waxaan ahay wiil jira 35 sano oo guurdoon ah walaalayaal waxaan u baahanahy gabadh ama garoob mobilkaygu waa 251911791097 ilaahow mid khayr qabta

  8. raage says:

    ilaahow gabdh daaciyad

  9. Cukaash says:

    Wlh wa arin cajib ah, walalkey waxan kugu duceyn in ilahay kusahlo.

  10. c/risaaq says:

    kkkkk
    waqatar qormadaan.

  11. mahad nazarze says:

    Sax sax weeeeeye jaaaaaaaaaanis baday ahaaa

  12. Munassar says:

    Shekada is badashaye waa maxay mise way isku dhiintay inta gacmaha ku heyso iyo inta haatan guursatay dabcan waxan leeyahay nin turleh siduu u seexdo isagaa yaqaano@geeloos cml loomana baahna@like dameerna kaba siixun@mcqul like wanka iyo sumeynta%100/wad mhsntin/cidana igu salama

  13. ilka case says:

    Naaag hadaa dooneeso sxb ani ila soo xariir shuruudo ayaa ka horeeyo sxb markaa ka soo baxdo waa ok arintaada ha ka baqan waa hagaageysaaa in kastoo qalad aad sameesay meel aaan munaa sab u eheen aad codsi iska dhiibatay adoo qaldan in qalad laguu arko ayaaan anina qalad u arkay iga la soo xiriiiir +27718008691

  14. Shaka says:

    K.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.j.j.k inkasto ay ficantahay inla,isfahmo hadana zowjadada ma,ahan inaad kaxishoto mxa yelay waxa idin dhaxmarayo ma,ahan wax sharci daro ah e waa wax xalaal ah inkasto sanadkan la,isfahmayo hadana waa in danta qar la,isku shekta / maba xuma

  15. yusuf carab says:

    kkkkkkkkkkk warun taaaa

  16. Daacad says:

    Kkkkkkkk

  17. Yusuf mariyaa says:

    Kkkkkkkk
    waa nacasnimo in aad xas kaaga fahmiwayadaa

  18. Saciid Ade says:

    K.k.k.k.k.k. Lkn waxa ilowday inay naagta korkaaga kuso jfto. K.k.

  19. j says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkk funny waaye haddiiba nin iyo naagtiisa kala xishoonayaan,

  20. hinda says:

    asc xishodka dumarka waa iska caadi waa wax lagu abuuray lakin ninka raga ah ayaa larabaa waxaas in uu ka baabiyo gabadha uu qabo lakin xataa ayadoo rabto ayey marka hore xishooneysaa kadib marka howsha lagalo ayey caadi lanoqotaa ama eyba ninka ayada kadartaa

  21. raqiya says:

    asc oll gabadha xishoodka waa wax ku abuuran lakin ninka raga ahasigaa larabaa in uu ka baabiiyo lakin waxaa xaqiiqa ah in xishoodka uu maka hore yahay marka howsha la guda galo waa iska dhamaanaa xishoodk aniga wax iga jecel malaha wax iga xishood badana malaha

    • sahal says:

      raqiya waxaa horay loo dhahay rida midaa geesaha laheen baa uku daran dumarkana waa sidaa mida uku xishoodkabadan baa uku bashaal jecel

  22. Hassan says:

    Marka kowaad wedhac daa inaa kaxishotit inkastoo aniga weli guursanin oo an garaneyn galmada

  23. Amina ali says:

    taas been kuma sheegin kkkkkkkkkk

  24. omareeta says:

    waxaan layaabanay 1mid hadii rageena waxa jira oo walaal sobaray naloo sheego maxaan udhihi la nahay waarun oon dib isugu saxi la nahay

  25. Kkkkkkkkk, sln wcn bulshada urursan! Lkn xas is la joogo inuu kala baqo ma fcno waxaa u dhaanto hwnka ayago ragoda iska shegto lama yabayane kkkkk wadmg

  26. ismail says:

    kkkkkkkkkkkkkk lkn intaas rafaada maxay u mareeeeeeeeeeeeeeeee foor fooraarsi aaaaaaaaaaaaaaa hada ma jirto taas waa laga tegay 1900.00 ti ayaa sidaas la samay jiray hada hal go ayaa la isla hugsadaa dhexdana waa leeska galaa mana lays day karo hhhhhhhhhhhhhh

  27. Qali says:

    Asc all

  28. caydaruse says:

    asalaamu calykom waa run laakin nin in u fahmo baa laga rabaa dumarka qaarbadan oo ku weeraraya baa jira oo aan is celin karin waayo way kacsi badan yihiin

  29. Runti anoo daalan bn imid xaskaygana waxa ay rabto kululeysi anina ma an awoodin daal marka maxa usuubina wa su’aale jwbta codka qaranka

  30. mina cadeey says:

    subhanallah waa been taas

  31. Samiir.cade says:

    Runtii gabdhaha gaar maxishoodaan ninka ayaa laxishoodsiyaa

  32. Kk;kk waqiso lrunti jirta

  33. gaws says:

    ragga hawiye ma yaqaana waxaas ,aryaa doofaara ku dhashee , habaryahay goongka dheer iga kaalay aan ku dhahay, ninkii yaqaan ayaa yaqaan aloow naag hawiye u xarootay ayaa ba’day.

  34. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk sxbyaalla ioalah horay aayu daha xaqaa malaga xishoodoooo sxbow ninka fahjmi wayaa naagtiisa ooo u baahan asigaa ayaaba doqon ah sxbow adiga opo aan qabin aaya la bartaaa dabecada naagtaada marka lamaana kasta ee guri yagleesha bashalayaa ayaan oran anigaaaa

  35. Mohamed qamsa Super says:

    Waa xaqiiqo wax yaabahaan oo dhan waxaan dareemi karo ninka guursado war dhalanyarow ninkii guursan karo guurso Thanaks . . . .

  36. Abwaan says:

    Ninkii rabo in ay lamaanihiisa ka xishoonin, maalin kaliya ha u galmoodo yuusanna ogolaanin xilliga baashaalka billow illaa dhamaad in aysan wax dhar ah jirkeeda saarin marka ay ka adeeganayso gurigeeda dhexdiisa oo aysan wali dhamaanin hawshii galmada waa iney adeegataa iyadoo qaawan qolka dhexdiisa, sidoo kale ninkii rabo in uu hanto qalbiga lamaanihiisa, waa inuu u badiyaa qosolka, kaftanka, qud-qutaynta, farakaciyaarka, shuminta, baashaal xeel dheer iyo hadiyad u keenis. wixii faahfaahin intaa dheer la xariir: xisaabtama@hotmail.com. si aan kuu caawiyo intii tabartayda ah.
    Mahadsanidiin

  37. Tolma says:

    Ma filaayo arimahan aad shegeysaan maadama waxa lo aqal kalay ay tahay un galmo marka afka hore waaya ayan aminsanahay aniga k k k bye akhyarta.

  38. Farxiyo axmed says:

    Ninkaga gawsla yiraa lagu madhihin qabiil waxka sheeg ee wax isku fal

  39. Gulled yare says:

    Waan idin salaamay aqayareey dhaman asxaabta halkan iskugu timi sln kadib horta mowdhuuca aad ku doodeeysam waa shey macruuf ah horta dumarka waa run inbadan oo kamida waxa ilaah kudaboolay xishood waxa dhacda mar marka qar siduu sheegay wll hadaa hdlkisa aan maqlayay ineey isa soo qurxiso waliba ad isku soo mujiso ineey diyar utahay kulan ad uadag oo dhex mara iyada iyo zeygeda waxa dhacda in uu fahmi wayo mar marka qaar waxa lagama mar man ah ineey ucadeeyso ujeedadeda waxan gabdhaha kula talin lahaa ineey iskadayan xishodka marka xaalada lasoo gud boonaato sln sare

  40. muuse says:

    kkkkkkkkkkk qaqiiqdii waa arimo muhim ah maxaa yeelay dumarku wey xishood badanyihiin lkn waxaa la dhihi karaa waxaa usabab ah xishood ku yimaad xaaskaada ninka oon farxad & kaftan barin xaaskiisa hadabe waxaan leeyahay ragga xaaskiina farxad & dhoola cadeyn siiya si aan loo kala xishoon

  41. aftap cifow says:

    asc oll barbata dada yar waxa ka hadleysan warun gabdhahan iney xishodan wa wax ku aburan jirkooda lkn ilah ayaba dhahay gabadha waxa laga aburay gacantada hosteda sad usoo dhaweysato waxa laga aburay wadnahaga agtisa sad ugu naxariisato waxa laga aburay jirkada qeyb kamida sad uga xanuunsata marka wax walba raga wey kuqasban yahin iney gabadha kaxigsadan ama ubilaban ama ka cawiyan ilen wa qeyb kamida jirkode

    • Mohamed deeq says:

      SUAAL DHAMAAN
      1 maxay kukala jclyihin nimanaka naagta ey ugutagan xaranta iyo mida ay ugu tagaan xalasha
      2 midee ay xiseyan marka ay hosha gutankadib midee aysa necaan hosha kadib
      yaa raxo badan ninka iyo naagta marka hosha ay iku dhacdo yaase u kudambeya xisenta
      yaa uxusuus badan ninka iyo naagta
      JWB WNSN DHAMAANTIN

  42. shariif nuur says:

    Kkkkkkk arimaha waaa macquuul wana dhacan lakin sidaan amin sanahay damarka sanadkan jiran dareenka ma yaqanan

  43. Mohamed Deeq says:

    Sxb yaal aniga gaar ahaan waa aamin sanahay waxa la yiraahdo raaxada balse waxa aan fahmi kari waayey sida dumarka somalida eey raga uga xishoodaan gaar ahaan iyada oo ku rabto ayey waxey isku dayeysaa in eey ku dhahdo waxaan ma jiraan camal… walaalayaalow nolosha waa labo bari ee aduunkaan si fiican aan ugu wada raaxeysano oo hanaga xishoonina….kkkkkk Second Gaws ninka la yiraahdo sxb meeshaan loogama hadlo qabiil ee waa dambeysaa ee wax isku fal…..

  44. Axmed cadawe says:

    Hi all of you tani waa funy story lkn gabdhaha hada fiicnanlahayda inay xishodan waa ljiran gabdho xisoda lkn ma badna

  45. kamas cumar says:

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk subaxanalahay waa cajabi reallly rabo umuraha sahla

  46. Honestboy says:

    Yaa salam



Arrimaha Bulshada

Ok

DAAWO:Barnaamijy Qiiro Leh “U Hiili Boqor Iyo Bartamaha By:Maryan Seylac

March 24, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Barnaamijka Bulsho ee ka Baxa Royal TV- ayaa shalayto waxaa soo-saaraha iyo soo-jeediyaha barnaamijkaasi, Maryan Saylac ay ...
ganaax_1

DAAWO:Arin Yaab Leh Oo Dhexmartay Gabar Yar Oo Sedex Jir ah Iyo Boliiska Mareykanka

March 20, 2014
Florida: (V.O.N):-Sheeko layaab leh oo ka dhacday Magaalada Florida ee Dalka Mareykanka ayaa soo jiidatay Warbaahinta Caalamka kadib ...
Cawaale22

DHAGEYSO:Al-Fanaan Cawaale Aadan Oo Ka Hadlay Arimo Xasaasi ah

March 1, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Fanaanka Caanka ee Reer Jabuuti Cawaale Aadan oo ku Sugan Dalka Canada ayaa Ka sheekeeyay taariikhdiisa Dhanka ...
Guulled Adan

QISO Xanuunbadan:Bur Burkii Jaceylkeyga Waxaa Gacan Weyn Ka Geystay Saaxiibkeyga Qeybtii 2aad

February 27, 2014
   Muqdisho: (V.O.N):-Qisadaani ayaa ah mid cajiib oo marka aan diyaarinaye runtii dareen  badan igu abuurtay ayaan waxaan ka ...
guuled 3

(Guuleed Aadan Muuse):- Bur Burkii Jaceylkeyga Waxaa Gacan Weyn Ka Geystay Saaxiibkeyga (Qiso Jaceyl Oo Xanuun Badan Qeybtii 1 Kowaad)

February 11, 2014
waxaan salaamayaa aqristayaasha Sharafta leh salaan qaali ah salaan iyo bariido dabadeed ereyadaan waa kuwo kasoo burqanaayo qalibi nusqaamay ...
Abdifitah

DAAWO:Fanaan Caan Ah Oo Shaaciyay Inuu Fanka Isaga Baxay Codsadayna In Loo Duceeyo

January 19, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Fanaanka da'da yar ee sida weyn loo Taageero alfanaan Cabdifatah Axmed Tacabir (Cabdifitax Yare) ayaa sheegay inuu isaga ...
imagesCAIM9619

Cunug Mucjiso Ah Oo Ku Dhashay Israa’iil, Iyo Yahuuda Oo Ka Argagaxsan+SAWIRO

January 13, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Warbaahinta Israel ayaa baahisay in Magaalada madaxda Dalkaasi uu ku dhashay Wiil yar oo leh Hal il, ...
akshay-katrina-4

8-Da Jilaa Ee Ugu Dheesha Wanaagsanaa Bollywoodka.

January 1, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Akhristayaasha Sharafta leh ee Shabakadan Wardaye.com waxaan Aalaba usoo gudbineynaa Wararka ugu Xiisaha badan Dunida Sida Siyaasadda ...
15-300x225

Arin Naxdin Leh Oo Ka Dhaxday Muqdisho+Sawiro

December 31, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Maamulka Cusbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee Banaadir ayaa Faah Faahin ka bixiyay laba Caruur Mataano ah oo ...
download12

Naxdin:Daawo Sheekh Umal Oo Yaab Leh Uga Jawaabay Galmada Afka

December 30, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Sheekh Umal oo ka mid ah Culimada aqoonta durugsan u leh ayaa waxaa la weydiiyay Su’aalo badan ...
1

Caruus Ka Dhuuntay Xaaskiisa In Lagu Guda jiray Xafladii Arooska

November 27, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Caruuskii ayaa ka dib dhacay in uu yimaado xafladii Guri gaynynta , durbana mid ka mida martida ...
1

DAAWO: Sawirada Ninka Dunida ugu Ilkaha Adag

November 11, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Andariis Jaardayn oo ah 64 jir ayaa loo aqoonsaday ninka ugu ilkaha adag waxaana ka mid noqday ...
sawir Mucjiso

Dalka Thailand Oo Lagu Arkay Arin Mucjiyo Ah+SAWIRO

November 11, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Wadanka Thailand oo dhaca bariga fog ee Qaarada Aasiya ayaa waxa uu ka dhacday Arin mucjiso ah,kadib ...
images

FADEEXAD:Agaasime Musuqmaasuqay Mushaaraadka Shaqaalihiisa

November 9, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Agaasime Xasan Cali Geeseey oo ah Rugcadaa Saxaafdeed , ka soo shaqeeyay qaar ka mid ah Idaaccadaha ...
Hore

Daawo Video: Qaladkii Ugu Weynaa Ee Uu galo Wariye TV Ka Howlgala Taariikhda

November 5, 2013
London : (V.O.N):- Inta Badan Wariyaasha calamka ayaa  Qaladaad gala iyagoo warka Akhrinaya Sida wariyaasha Soomaalidaba  Qaladadka U galaan. Hadaba ...
%d bloggers like this: