Friday, April 25th, 2014

Baro Qaabka Ugu Fudud ee Bikro Jabinta Habeenka 1aad Ee Aqalgalka.

Published on July 7, 2012 by   ·   28 Comments Waxaa Aqristay:339716

Afeef:Mowduuca Maanta aan kaga hadleydo Barnaamijka Galmada ayaa ah qaabka ugu fudud ee Bikro Jebinta habeenka Koowaad ee Aqal galka,Kaasoo aan doorbidnay kadib Dalabaad nooga yimid qaar ka tirsan aqristayaasha Boga Codkaqaranka.com.

Waxa inta badan jahwareer lasoo gudboonadaa raga soomaliyeed qaabka u Bigra jabin lahayeen xaasaskooda waxayna mararka qaar lagala kulmaan dhibaato aad u farabdan.

Waxa fiican in Ninka oo ka nixin xaaskiisa isla markaa u muujiyo dareen jaceyl xiliga sariirta uu ku bilaabo salaaxis iyo Istiimin lagana rabo in si aad u kuciyo dareenkeeda dhanka raaxada .

Waa in si hoose ugu dagaan dago Malabyarooga Gabadha una isticmaalo Faasaliin ame kariim jilicsan isla markaa si tar tar tiib ah u geliyo faruuraha hore wallow laga doonaayo in xuubka kore inta badan ku cel celsho hore u gelin.

Waa in Gabadha labada Lugood laabto si Ninkeyda ugu sahlo in si fudud ugeliyo malabyarooga ugaaro waxaa ninka laga donayan in si aad ugu riixin geydkiisa.

Looma Baahna in Awood loo isticmaalo meesha si xun loo tol tolay waxaa ka imaan kara dhaawac daran oo naagta gaarsiin kara heer ey Nacdo Galmada hadiiba dhowr habeen sidaa yeelo dhib ayaa oga imaan kara mustaqbalka Fog .

Markasta ay qayliso waxaa la rabaa inuu joojiyo riixidda, faasaliinta ayaa ugu roon wax meesha la mariyo marka la rabo in gabadha la bikro jabiyo, gabdhaha aan la gudin aad bay u fududyihiin. Hadii Gabadhaas ku jiifto sariir nuucee rabto ha noqotay hoosta ka soo geli barkin ku qaas ah oo adag hana isticmaalin nuuca kujiifaneysid waxa laga yabaa in kasoo dareero dhacaan ame Dhiig .

Dumarka qaarkood ayaa si weyn u xanuunsada habeenka bigka rabinta ayadoo si weyn losoo tol tolay inkastoo sanadihi ugu danbeesay aan jirin gabar la isdhihi karo bigro sida shegeen raga qaarkood marka guursadeen wallow qaarkood la kulmeen dhacdooyin aan ka fileen gabadhaan lagana yaabo in sababto in oo Furo

Share

Readers Comments (28)

  1. maxamed dheere says:

    waad ku mahadsan tihiin qoraalkiinan aad loogu baahnaa dhab ahaantii waana baahi ay soomaalidu ka xishooto inta badan isla markaana ay jaahil ka yihiin. Mahadsanidiin

  2. Nasri says:

    Sxb mahadsanidin rag bdn ayay ka maqnayd marka god ayan idin leyahay

  3. sx aad baad u mahad santihiin bahda webkan wana loo bahan yahay in layska jahil saaro waxyalahan

  4. Qabsato says:

    Aad iyo Aad ayaat umahat santihiin

  5. Dr taako says:

    thinking about health of both his or her before marriage chek your health status like screening HIV/AIDS

  6. Wad ku mahadsan thn sharaxada guud ee ad ka bixisen bigro jebinta codsigeyga wa inad 3malin kadhigtan qormada shekada wa sheko mcn badan please and please full fill my request

  7. Waa iga talo in la aqarsinin bokaan waayo kuma huboono diinta islaama waan ka baxay gud by

  8. Ok sxb lama aqrisanaayo waayo boga isticmaasha gaalada haye waa waano labaad

  9. Maxbuub says:

    Waad ku mahadsan tihin sxbayal qormada qiimaha badan leh aad nooso gudbiseen
    intaas kadib waxan qabaa su.aal ah
    (waxaa jira naago dhahaaya waxan nahay fircowni hadana bahalkood ay farta gali karto hadana marka aad damacdo inaad galisid bahalka qaylinaya)
    marka qaabke ugu fudud oo loo bigro jabinkaraa

  10. maxamud yusuf says:

    asc wat mahat san tihin fada naga maqnet oo nagu kur dhisin

  11. Kulmiye says:

    Waad ku mahadsantihiin

  12. Dire dawa says:

    Wad mahadsan tihin inad arintan so gudbisan lakin iskuma xidhna bikro iyo firconi gbdhu ama firconi ha ahato ama suni mid walbi wa bikrad inta anay arag rag wana arin u khas ah dadkuna sida ha u kala ogadan wan idin salamin

  13. runtay says:

    war waxaa yaableh ooo wax lago naxa ah waxa gabdhaha somaliyeed loo tol tolayo. meshan ilahay haduu sidan ku u sameyey maxa wax loga badalin waa dhambi wayn. ani shakhsi ahan tayna ma ba guur sadeen gabar tol tolan gabdhahaygana saas uma galeeen. arintaan aad ka hada shena waaa mid u gaara dadkan la tolay sidi dharkii.

  14. Shafi says:

    Maxumo afrikan lakin dhaqanka subban iyo ansvara hala ilaliyo yaana laxadgudbin diinta halawafajiyo. Hanna la isticmalo erayada asluubta leh. waxba akhrisanaya waadhalinyaro halailaaliyo dareenkoda shahwo. W w w

  15. Abdi says:

    Sxbayal ani waa habenki webkan igu horaysay on aqriyo marka waa howl adag habenka kugu horeya siibo waa in aad istiinka kabadisa nagta xaga nasahana ubadi iyo afka ama asagabo

  16. Maxaynu afkarteena dhibana hadalkan kacsi ayan ka qadnaye kakakakakakak

  17. Nasriin says:

    Ilaah kabaqa oo xishooda gabdho iyo wilalba

  18. suldaanka says:

    waxaaba fajaciso ah in dhowaaa na haaanba wax bikra ah ey yigiin fara ku tiris dumarooow na suga deee aaan idin ugaar sanee mise guuurka ka hor ayaan international friendly match ayaad rab tiin Suldaaaaaaaanka horu mar baaxad leh ! Ciiil qaboow cadaabta gal

  19. hooda says:

    waad mahadsanthn dhaman bahda webkan iyo dadka ku xiran all thanks halkan kasi wada aqonta ad dadka bareysan

  20. Hanad yare says:

    Wad ku mahadsantihin sxbyl wana u baahnaa

  21. Cabdulaahi xaashi ina hadhuun says:

    Waad ku mahad santihin inta kaqayb qaadatey barnamijkan

  22. Aashiina says:

    Mahadsanidiin

  23. shariif says:

    asc sxb waa kumahadsanthy lkn aniga ra,aigaas hadii lagu socdo bil xitaa in eysan bikro jabeen maxaa yeelay buraash waxba kuma bikra jabaan haweenka waa la ogyahay in ey xanuunsato lkn waxaa muhiim ah in ey adkeysato maxaa yeelay raaxadu waxey imaaneysaa marka bikrada lajebiyo kahor raaxa majirti ilaa meesha ey furanto markey meesha furanto ayaa 2da qof raaxeysan karaan buraashka ilmo kuma imaadaan waa khasaaro bikradana waa wax uu ilah sameeyay in labikro jebiyana waa xalaal ani waxaan kusoo geba gebeen lahaa ha adkeystaan dumarkeena thnx idinkoo dhan

  24. Hassan wadnagoye says:

    Mahadsanidin gedkibad kicisen waxanad igu qasabten inan nagtaydo jifo kiciyo

  25. xasan+safi says:

    woow! wadkumahadsantihin midas waxajira rag badan an ogen sida ay ugu fududahay bikra jewinta xaskoda oo marwalbana kudhibqawo

  26. xasan says:

    walalyal wad mahadsan tahn sida n oga jahl bixesen

  27. Manexe says:

    Ilah halaga baqo



Arrimaha Bulshada

Ok

DAAWO:Barnaamijy Qiiro Leh “U Hiili Boqor Iyo Bartamaha By:Maryan Seylac

March 24, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Barnaamijka Bulsho ee ka Baxa Royal TV- ayaa shalayto waxaa soo-saaraha iyo soo-jeediyaha barnaamijkaasi, Maryan Saylac ay ...
ganaax_1

DAAWO:Arin Yaab Leh Oo Dhexmartay Gabar Yar Oo Sedex Jir ah Iyo Boliiska Mareykanka

March 20, 2014
Florida: (V.O.N):-Sheeko layaab leh oo ka dhacday Magaalada Florida ee Dalka Mareykanka ayaa soo jiidatay Warbaahinta Caalamka kadib ...
Cawaale22

DHAGEYSO:Al-Fanaan Cawaale Aadan Oo Ka Hadlay Arimo Xasaasi ah

March 1, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Fanaanka Caanka ee Reer Jabuuti Cawaale Aadan oo ku Sugan Dalka Canada ayaa Ka sheekeeyay taariikhdiisa Dhanka ...
Guulled Adan

QISO Xanuunbadan:Bur Burkii Jaceylkeyga Waxaa Gacan Weyn Ka Geystay Saaxiibkeyga Qeybtii 2aad

February 27, 2014
   Muqdisho: (V.O.N):-Qisadaani ayaa ah mid cajiib oo marka aan diyaarinaye runtii dareen  badan igu abuurtay ayaan waxaan ka ...
guuled 3

(Guuleed Aadan Muuse):- Bur Burkii Jaceylkeyga Waxaa Gacan Weyn Ka Geystay Saaxiibkeyga (Qiso Jaceyl Oo Xanuun Badan Qeybtii 1 Kowaad)

February 11, 2014
waxaan salaamayaa aqristayaasha Sharafta leh salaan qaali ah salaan iyo bariido dabadeed ereyadaan waa kuwo kasoo burqanaayo qalibi nusqaamay ...
Abdifitah

DAAWO:Fanaan Caan Ah Oo Shaaciyay Inuu Fanka Isaga Baxay Codsadayna In Loo Duceeyo

January 19, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Fanaanka da'da yar ee sida weyn loo Taageero alfanaan Cabdifatah Axmed Tacabir (Cabdifitax Yare) ayaa sheegay inuu isaga ...
imagesCAIM9619

Cunug Mucjiso Ah Oo Ku Dhashay Israa’iil, Iyo Yahuuda Oo Ka Argagaxsan+SAWIRO

January 13, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Warbaahinta Israel ayaa baahisay in Magaalada madaxda Dalkaasi uu ku dhashay Wiil yar oo leh Hal il, ...
akshay-katrina-4

8-Da Jilaa Ee Ugu Dheesha Wanaagsanaa Bollywoodka.

January 1, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Akhristayaasha Sharafta leh ee Shabakadan Wardaye.com waxaan Aalaba usoo gudbineynaa Wararka ugu Xiisaha badan Dunida Sida Siyaasadda ...
15-300x225

Arin Naxdin Leh Oo Ka Dhaxday Muqdisho+Sawiro

December 31, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Maamulka Cusbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee Banaadir ayaa Faah Faahin ka bixiyay laba Caruur Mataano ah oo ...
download12

Naxdin:Daawo Sheekh Umal Oo Yaab Leh Uga Jawaabay Galmada Afka

December 30, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Sheekh Umal oo ka mid ah Culimada aqoonta durugsan u leh ayaa waxaa la weydiiyay Su’aalo badan ...
1

Caruus Ka Dhuuntay Xaaskiisa In Lagu Guda jiray Xafladii Arooska

November 27, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Caruuskii ayaa ka dib dhacay in uu yimaado xafladii Guri gaynynta , durbana mid ka mida martida ...
1

DAAWO: Sawirada Ninka Dunida ugu Ilkaha Adag

November 11, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Andariis Jaardayn oo ah 64 jir ayaa loo aqoonsaday ninka ugu ilkaha adag waxaana ka mid noqday ...
sawir Mucjiso

Dalka Thailand Oo Lagu Arkay Arin Mucjiyo Ah+SAWIRO

November 11, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Wadanka Thailand oo dhaca bariga fog ee Qaarada Aasiya ayaa waxa uu ka dhacday Arin mucjiso ah,kadib ...
images

FADEEXAD:Agaasime Musuqmaasuqay Mushaaraadka Shaqaalihiisa

November 9, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Agaasime Xasan Cali Geeseey oo ah Rugcadaa Saxaafdeed , ka soo shaqeeyay qaar ka mid ah Idaaccadaha ...
Hore

Daawo Video: Qaladkii Ugu Weynaa Ee Uu galo Wariye TV Ka Howlgala Taariikhda

November 5, 2013
London : (V.O.N):- Inta Badan Wariyaasha calamka ayaa  Qaladaad gala iyagoo warka Akhrinaya Sida wariyaasha Soomaalidaba  Qaladadka U galaan. Hadaba ...
%d bloggers like this: