Digniin Ku Wajahan Iskabulda Iyo Siigada Oo Lagu Waayo Qancinta Dumarka

Published on July 1, 2012 by   ·   6 Comments Waxaa Aqristay:12682

Rag iyo Dumar badan ayaa xilliga qaangaarka adeegsada qooq jebin taasi oo ay u maraan biyo bixin gacmeed amase waxa loo yaqaan siigada/seegada.

Daraasad ayaa lagu ogaaday xilliga ugu horeysa qaangaarka in dareenka qooqa uu yahay mid aad u kulul waana mid qofka ku hogaamiya fikrada ah qooq jebin iyo wadooyinka loo mara, haba ugu horeysa tixraaca iskuulka waaya aragnimada ee laga dhaxla dhalinyaro iyaga Xagga IQ Ku Raadiya habka ugu Fudud ee lagu baahi bixi karo inkastoo wadada sahlan ee aan dhibaatada laheyn ay dhalinyaradu u arkaan waxa ay noqotay siigada/seegada laakiinse daqiiqadaha yar ee biya baxa daraasadu waxa ay leedahay waxaa ka dhalata qasaarooyin soo gaarta qofka bini aadamka.

Qofka joogteeya siigada/seegada waxaa ugu horeyn dhaawac halis ah ka gaara Aragga sababtoo ah amarka ugu weyn waxa uu ka yimaada Maskaxda oo ah qeybta ugu muhiimsan ee jirka taasi ayay leedahay daraasadu in ay qeyb ka tahay waxyeelada soo gaarta aragga.

Waxaa hubaal ah seegada/siigada in ay leedahay ilowsho badan oo waxaa lunta xusuusta qofka Maskaxduna waxa ay noqotaa mid fadhida oo qofka ku keenta caajis joogta ah iyo firfircooni la;aan oo aakhirka horseeda in qofku qabsan waayo shaqooyinka waaweyn ee u baahan maskax nadiif ah oo aan daalneyn waana mid qofka niyad jebisa.

Qofka deris la noqda siigada/seegada ma lahan dareen farxadeed waqtiga galmada waxauu la qabsaday wasmo gacmeed xor ah oo hadba isugu raaxeeya siduu doono mana u baran raaxada sariirta dusheeda oo u baahan xeelado badan oo leh is xakameyn ileen waxaa firaash wadaag ah laba jinsi oo la doonaayo in qofba qof kale qanciyo taasina ma farxad gelineyso qof caadeystay siigada oo howshiisa waa kala tuur.

Xikmada kaliya ee la adeegsan karo ayaa noqoneysa in qofka keydsada biyihiisa waa kan lagu tilmaama waa mid adag oo leh awood xoog leh halka kan biyihiisu ku bixiya siigada leh tilmaamo ay ka mid yihiin daal, tabardaro iyo jirkiisa oo ka dhamaada nuxurka uu ku dhaqdhaqaaqi lahaa.

Mudo badan oo la joogteeyo wasma gacmeedka qasaaraha ugu badan ee ka dhasha waa Biya Baxa Deg Deg ah , waana qatar in qofka uu lugta la gelo biyo bax deg deg ah, ha yeeshee biya baxa deg deg ah waxa uu leeyahay uur ku taalo iyo gocosho aan la ilaawi karin waayo daraasadan ayaa farta ku fiiqday 75% in ay Ragga u badan yihiin biya baxa deg deg ah hadaba Ragga oo lagu tilmaamo maamulka Galmada mar haddii uu biyo baxay Malabyarowgana uu Jiifsaday/Damay, Cambarkana Hoostiisa ay taalo isaga oo laga sugaayo in howsha uu sii wado mudo ka badan 2 Saacadood, Isagana uu ku biya Baxay 90 Il Biriqsi ( Hal Daqiiqo iyo soddon il biriqsi ) Sow Maaha Kaaf Iyo Kala Dheeri?

Jawaabta Su”aashan waxaan u daayay Aqristayaasha Waxaadse ku cabiri kartaa qeybaha aan ugu tala galnay fikradaha aqristayaasheena ku kala nool Aduunka Dushiisa.

 

Share

Readers Comments (6)

  1. Dhoocil says:

    Siigada/seegada hadi si loo raco waa raxo mana jojin karno hadan nahay dhalinyarada maadama naagaha ay 90%jiranyihin hadaba waa raxada ugu fcn dhankena mana loo baahno inan waqti bdn shaqo wadno

  2. asc waad mahadsantihiin shabakada tankale dhoocil maxay tahay cudurada gabdhaha qabaan anagaaba u baahan biyihiina ee maxaad uga qasaarin walaashaa oo kuu samrayso calafkeedana sugaysa mahaboontahay inaad adoo ajir kahelaynin banaan ku shubto macdantaada doqon

  3. Marka Hore Waxaan Sln Sare Udirayaa Bahda Web,kan marka xigta jawaabtu Waa Haa Maxaa Yeelay Waxaan Arkay Rag Farabadan Oo,hada Ka, cabanaya Biya Baxa Dag,daga Ah Oo Isticmaalaya Dawooyin Sida Boomaatooyin lasheegay In ,awood Lagahelayo Magaranayo Hal,ka ay u Isticmaalaan Waana MuruGO mustaqbal

  4. mame says:

    wall waxaan inaan iskadeeno waa rabnaa ee maxaan ku deena nosheega dee sidee loo deenkaraa

    • man qabojiye says:

      asc ww waxan salamay webka marka xigta waxan wano sinaya walalkay waxad ku dayn karta siigada sidan 1 adiga oo iska daya dawashada sawirada ama filimada sex ah. 2 adiga oo xiliya aad daremayso daren kacsi ka ilaaliya xubintada taranka gacanta 3 adiga oo markad inad sigaysi darento ka baxa mesha ad jogta iskuna mashquliya hawlo kale 4 in markad sigaysi darento ad akhriso cudurada laga qadm 5 in aad soonto. 6 in hadi ad awoodo guursato . waxana rajaynay in hadi ad sida yesho ad ka gulaysan donto siigaysiga wax walban sidii hore ku so noqonayan insha alah asc




Arrimaha Bulshada

fgfyty-110x90

Hooyo u Dhalatay Dalka India Oo Canugeeda Ku Iibsatay Lacag Dhan 6$ dollar.

May 13, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Warbaahinta Dalka India ayaa waxa ay hadal heysaa Dhacdo Saddax maalin kahor ka dhacday Deegan ku yaalla ...
codkaqaranka

Ogow Qaar ka Mid ah Siraha Haweenka ku Culus Oo Aanay Jeclayn In Marnaba Raggu Ay Ogaadaan

May 4, 2013
Muqdisho:(V.O.N):-Ogow Qaar ka Mid ah Siraha Haweenka ku Culus Oo Aanay Jeclayn In Marnaba Raggu Ay Ogaadaan
22

DAAWO SAWIRADDA: Haweeney iyadoo Hurdaysa Cunto Karsaneysa

May 1, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Sida ay jariirada u sheegtay haweenaydani, waxa marka ay subaxdii toosto aragtaa, tobanaan shay oo ay xalay ...
caweyska

DAAWO:Gabar Wariye Ah Oo Xafladii Arooskeeda Ka Carartay Si Ay Usoo Duubto ………….

April 22, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Gabar Saxafiyad Ah oo u  dhalatay Dalka Shiinaha Oo Lagu Magacabo Chen Ying Ayaa Ka Dhax Boodaty ...
qiso-dhab-ah

Nin Gabar Uuu Jeclaa Laga Guursaday Oo Gaari Xamuul Ku Weeraray Gawaaridii Gelbiska Loo Diyaariyay

February 6, 2013
Deeganka Midvale ee duleedka magalldda Salt Lake ee dalka Maraykanka, ayaa waxay gacanta ku dhigeen nin lagu magacaabo ...
hambalyo-dhalasho2

Hambalyo Dhalasho Farxad Leh:Qadro Ahmed Tuwad Iyo Seygeeda C/Casis Aaden Gaaba Oo Wiil Ugu Dhashay Kismaayo

January 26, 2013
Nairobi: (N.O.N):-Waxaa halkaan tahniyaaaaad Dhakasho Farxad leh Ka dirayo Asxaabta iyo ehelada kala ah. 1.Hooyo Qadro  Ahmed  Tuwad 2.Aabo Suleman  ...
tahniyad

Tahniyad Aroos Farxad Leh Oo LOo Dirayo Lamaanaha Cali Sheikh Xassan Iyo Deeqo Cabdi Cisman.

January 25, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Waxaa Halkaan Tarniyad Aroos Farxad leh ka dirayo Asxaabta Kala ah. 1-Aabo Cabdi Cisman. 2-Hooyo Khaadija Idiris 3-Aabo Sheikh Xassan ...
385220_467166633330438_187659575_n

Fanaanada Samiira Naaji Oo Ka Caabaneyso Wabsite-yo Xog Been ah Ka Qoray

January 24, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Fananada da'da Soomaaliyeed Samiira Naaji ,kana tirsan Fanaaniinta Ku nool Qurbaha gaar ahaan Dalka Jarmalka ayaa si ...
timthumb.php

6 Qodob Oo Ragga Ku Kalifta In Haweenka Ay Been u Sheegaan

January 23, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Xiliga uu socdo Xirrika u dhaxeeyo lamaanha ,waxaa dhaca qaladada am aisfahan daro ka dhex dhalatao lamaanha ...
TUUG

DAAWO:Tuug Iska Soo Iloobey Maasgaradii Wejiga Oo Qaab Xeeladeesan Wax u Dhacayo

January 23, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Tuug Iska Soo Iloobey Maasgaradii Wejiga Oo Qaab Xeeladeesan Wax u Dhacayo
timthumb.php

Astaamaha Lagu Kala Garan Karo Gabar Iyo Garoob!!!!!

January 22, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Inta badan Guurku waa mid ku dhisan Kalsooni & is aaminaad dhex marta labada lamaane ee nolol ...
naag

Sir Culus:Baro Qaabka Ugu Fudud Ay Ku Raaxeysan Karaan Lamaane Kala Fog

January 16, 2013
Lamaanaha Soomaalidu waa kuwa badankoodu ku kala nool dalal kala gadisan magaalooyin kala duwan, waxaase muhiim ah in ...
Muuqaal

DAAWO:Ila Qosolkii Aduunka Ugu Yaabka Badneed Oo La Soo Bandhigay

January 10, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Waxaa inoo suurta gashay In aan idiiin soo gudbino Ila qosolkii aduunka ugu yaabka Badneed oo la Ssoo ...
qaliin

DAAWO: Naaga 3 Sano La Qabay Kadibna Isku Bedeshay Nin {Mucjiso}

January 3, 2013
Nairobi: (V.O.N):- Naag Mudo 3 Sano ah la qabay ayaa mar qura waxeey isku bedeshay nin ,kadib markii ...
Xaaxo Macaan

Dumarka Raga Kama Cafimayaan Qodobadaan Xiliga Galmada

December 24, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Arimo badan ayaa jira oo haweeneyda si xogan uga careysiiya balse la yaabku waxa uu yahay inta ...

SHEEKOOYINKA

cry

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 13aad

October 7, 2012
Nairobi: (V.O.N): Gabadhii saaxiibteey eheed waxaan sugaba Subadii ...
cry

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 12aad

September 30, 2012
Nairobi: (V.O.N):Gabdhii ayaa kaarar keenii gudaha la gashay ...
cry

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 11aad

September 23, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii Maxamed Qadar jaamac oo ka shaqeynayay ...
cry

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 10aad

September 16, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Waxaan soo baraarugay iyadoo dhinacyadeeyda ay taagan ...
crying-600x5361-300x26811

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 9aad

September 9, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Askartii wey naga diideen In gacaliyehegii Mahad ...
crying-600x5361-300x26811

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 8aad

September 2, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Subaxdii labaad ee aan ku suganahay Xerada ...
crying-600x5361-300x2681

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 7aad

August 26, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Maalintii Labaad wxaan ku dheelmanay Xafiiskii Hay’ada ...
crying-600x5361-300x268

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 6aad

August 18, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii aan soo gaarnay Xerada IFO ee ...
crying-600x536

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 5aad

August 12, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Makii ay qoarxdu dhacay Hoteelkiina Lacgtiisa aanan ...
crying-600x536

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 4aad

August 5, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii uu wlalakiisa ii ogolaaday in uu ...