Ikraan Caraale “Wa Been In La Isoo Taagay Warqad Furiin ah Ee Website yada Waxaas Qoray Ha Xishodaan”
Published on July 24, 2012 by admin · 40 Comments
Waxaa Aqristay:46217
Nairobi: (V.O.N):-Waxaa Maalmihii ugu dambeeyey soo shaac baxayay warar lagu soo daabacy Websiteyada qaar ,kuwaasi oo Sheegayay in Fanaanada Da’da yar ee Ikraan Maxamed Caraale lagu doonsiiyay Warqad furiin ah ,taasina ay tahay been abuur loo geestay Fanaanada.
Xariir ay Shabakada Warbaahinta Codka Qaranka qadka Taleefoonka kula yeelatay Fanaanadda caanka ah ee Ikraan Caraale,Waxeeyna sheegaya in laga been abuurtay islamarkaana la doonayo in meel looga dhacayo sharafkeeda iyo xiriirka nolasheeda ayna been tahay in loo soo taagay warqad furiin ah.
“Walaal Warkaasi waxba ka jiraan weeye aniga iyo gacaliyeheega nolal farxad leh baan iminka ku jiranaa websiteyada Waxaas qorayna waxaa leeyahay wax iskula hara oo Xishooda” ayee Tiri Ikraan Caraale oo qadka taleefoonka noogu warameysay.
Ugu dambeytii Fananadda ayaa Websiteyada ka Codsatay In been abuurka laga dhaafo, ayna nasiib daro tahay, iyadoon Bisha Ramadaan lagu jiro in been intaasi la eg laga sheego qof bulshada magac ku dhex leh,Waxeeyna Fanaanad si weyn ugu Mahadnaqaday Shaqaalaha iyo Maamulka websitka Codkaqaranka.com.
Dhanka kale Fanaanada ayaa shalay heeso ka qaaday furitaankiii Ciyaaraha Olompikada Aduunka ee ka furmay magaalada Landon ee Dalka Ingariiska.
Wixii Talo Dhaliil ama Caabasho ah Noogu Soo Hagaaji
Email:Codkaqaranka@gmail.com
W/D:Maxamed Cali Cabdi Royter
Xafiiska Warqabadka Radio Codka Qaranka
Nairobi-Kena
Voice Of The Nation
Share
May 13, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Warbaahinta Dalka India ayaa waxa ay hadal heysaa Dhacdo Saddax maalin kahor ka dhacday Deegan ku yaalla ...
May 4, 2013
Muqdisho:(V.O.N):-Ogow Qaar ka Mid ah Siraha Haweenka ku Culus Oo Aanay Jeclayn In Marnaba Raggu Ay Ogaadaan
May 1, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Sida ay jariirada u sheegtay haweenaydani, waxa marka ay subaxdii toosto aragtaa, tobanaan shay oo ay xalay ...
April 22, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Gabar Saxafiyad Ah oo u dhalatay Dalka Shiinaha Oo Lagu Magacabo Chen Ying Ayaa Ka Dhax Boodaty ...
February 6, 2013
Deeganka Midvale ee duleedka magalldda Salt Lake ee dalka Maraykanka, ayaa waxay gacanta ku dhigeen nin lagu magacaabo ...
January 26, 2013
Nairobi: (N.O.N):-Waxaa halkaan tahniyaaaaad Dhakasho Farxad leh Ka dirayo Asxaabta iyo ehelada kala ah.
1.Hooyo Qadro Ahmed Tuwad
2.Aabo Suleman ...
January 25, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Waxaa Halkaan Tarniyad Aroos Farxad leh ka dirayo Asxaabta Kala ah.
1-Aabo Cabdi Cisman.
2-Hooyo Khaadija Idiris
3-Aabo Sheikh Xassan ...
January 24, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Fananada da'da Soomaaliyeed Samiira Naaji ,kana tirsan Fanaaniinta Ku nool Qurbaha gaar ahaan Dalka Jarmalka ayaa si ...
January 23, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Xiliga uu socdo Xirrika u dhaxeeyo lamaanha ,waxaa dhaca qaladada am aisfahan daro ka dhex dhalatao lamaanha ...
January 23, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Tuug Iska Soo Iloobey Maasgaradii Wejiga Oo Qaab Xeeladeesan Wax u Dhacayo
January 22, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Inta badan Guurku waa mid ku dhisan Kalsooni & is aaminaad dhex marta labada lamaane ee nolol ...
January 16, 2013
Lamaanaha Soomaalidu waa kuwa badankoodu ku kala nool dalal kala gadisan magaalooyin kala duwan, waxaase muhiim ah in ...
January 10, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Waxaa inoo suurta gashay In aan idiiin soo gudbino Ila qosolkii aduunka ugu yaabka Badneed oo la Ssoo ...
January 3, 2013
Nairobi: (V.O.N):- Naag Mudo 3 Sano ah la qabay ayaa mar qura waxeey isku bedeshay nin ,kadib markii ...
December 24, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Arimo badan ayaa jira oo haweeneyda si xogan uga careysiiya balse la yaabku waxa uu yahay inta ...
October 7, 2012
Nairobi: (V.O.N): Gabadhii saaxiibteey eheed waxaan sugaba Subadii ...
September 30, 2012
Nairobi: (V.O.N):Gabdhii ayaa kaarar keenii gudaha la gashay ...
September 23, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii Maxamed Qadar jaamac oo ka shaqeynayay ...
September 16, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Waxaan soo baraarugay iyadoo dhinacyadeeyda ay taagan ...
September 9, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Askartii wey naga diideen In gacaliyehegii Mahad ...
September 2, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Subaxdii labaad ee aan ku suganahay Xerada ...
August 26, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Maalintii Labaad wxaan ku dheelmanay Xafiiskii Hay’ada ...
August 18, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii aan soo gaarnay Xerada IFO ee ...
August 12, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Makii ay qoarxdu dhacay Hoteelkiina Lacgtiisa aanan ...
August 5, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii uu wlalakiisa ii ogolaaday in uu ...
binilahi rahmani rahiim.marka hora waxaan salaan aad u qayma badan ku salaamaya codkaqaranka.com iyo macaal shaqalana lanta sida aay u dhan yehiinba.salaan ka bacdi aniga waxaan u arka inay tahay dacaadeeyn in la furay fanaanada da;ada yar ikraan caraale ee dacaadaynta hala dayoo dad yahow isku xishooda ayaan in oran karaa.with that thanks alot.
qof bulshada magac weyn ku leh kulahaa midaas adiga ayaa iska dhaadhiciyey arintaan waa been dhex balse ha naga dhaadhicin in bulshada aad magac weyn ku leedahay in bisha ramadaan beenta xaaraan tahay waad ogtahay maxaad shaley u heestay haddaad xaaraan iyo xalaal kala taqaanid waxyaheey aan xishooneyn
Asc dhaman shaqalaha websitekan ikran arale wan ku slmy si gar ah k.k.k.k war dadkani ben bdna gbr sharafleh ayey dnayan iny cebeyan idinma surtaglyso ikran cdy nlow wliga
aad ayaan u salaamayaa ikran iyo saygeeda saxardiid dadka markay arkaan labo qof oo noloshooda habi ku ah wey sameeyen waxaas waa xaasidin dadkaan haw joojin
marka hore waxaan salaan balaaran udirayaa shaqaalaha codka qaranka oo aalaaba bulshada ushaqeeya ikraan ma istaahisho in laga been abuuro waayo waa fanaanad aanan dad ukala soocneen waa mahadsantahay ikraan
yaab waye naagaha sanadkaan maxaa ka qaldan waa la furay ayaa ayantabn dhagaheyga ku badatay
Ugu horayn ikraan cadeey waan salaamaayaa aniga waxa aan ka mid ahay ikraan faankeeda iyo waliba ikraan saaxiibteed bishaaro cali baando igu salaan bishaaro marka xigta arintaas ay websiteyada qoreen adiga ayaaba sheegay in ay been tahay waana adiga qofka kaliya ee sida dhabta ah uog arimahaas qaaska u ah noloshaada mida kale waxaan uhambalyaynaa saxardiid maxamad saxamrdiid(sms) waxaan leeyahay gabar qurux badan waad heshay run ahaantii ilaaheey calafka haisku kiin daro ilaa iyo abid waxaana filaayaa inaad ikraaney guurka aad gashay aad kusii qurux badnaan doonto dhamaan taageerahaagana ay kaa heli doonaan walibana ay zaaidi doonaan tageerahaaga ikraan abaayo hambalyo guur wacan.
nuntii waa wax laga xumaado
maxa lagu furi rabay nag wanag san soma ahan lkn ana kujo waxba haka cabsan wan isku wesa dhoranena mcn ikran by
Layab waa nag iska qawan ninka haweystay inuu nagkadhigto ayaa kadaran
Wan salama yaa dhaman xubnaha wabsadka
Halagu qabo ama halagu furo ninki ad xaskisa noqota dayus ah oo nag qawan gursaday dayuskana wa ninka an damir iyo din lahen wayo adigo caariyo ah nin diin iyo damir leh kuma gursaden ee katowbo ken waxan ad ku jirtid jirkagana astur oo u ekaw gabar muslim ah wabillahi towfiq
walaalayaal hadii qof wax loo sheegayo in lacaayaa maahan ee waa in si wanaagsan wax loogu sheegaa gabadhaa guurkeeda udaaya oo ninkeeda hacaayina oo iyada ha ijaafaynina fanku wax wanaagsan maaha ee iska jooji dhaha ama alle ubarya inuu ka madoobeeyo laakiin meelkadhaca kadaaya waa gabar yar oo nolshu ubiloowtahay
ikraan aad baan kuu salaamay adeer ilaah baa garanaya waxii wanaagsan ee ilaah kuwuu wanaaga ladoono hakugu daro inshaa alaah
waxaan la yaabanahay ninkan nolasha hargeisa ee adag ee la daaladhacaye ee inata ay soo donatay guursatay qarashbadanin ka baxay hadan asagi hore u soo fadhiya ee leh uurbay leedahay 4months ah muu dantiisa ku wato isagaa laga soo gaadhay garabadii hargeisa iyo khamrigii cakaare maxaa waalay muu miskiinta yar ka fa’idaysto
ikraaaaan caraaaale furitaaanka waaa wax xun ka dagaaalan adigooo awalba aaadan qurux iyo wax dumar lagu raaaco laheeen lagu furo yaaa ku guursan
Salan kadib ikran hadi lafuray ininka maxaa idinka galay
naag qaawan waa eey najaas ah kii guursadaana waa doofaar sababtoo ah caqli ay ilaahay uga xishoodaan ma leh waa sida xoolaha marka furitaankoodu macno maleh
naag qaawan waa eey najaas ah kii guursadaana waa doofaar sababtoo ah caqli ay ilaahay uga xishoodaan ma leh waa sida xoolaha marka furitaankoodu macno maleh mar hore ayey sinaysteen
Ikraan waan kaxumahay in ay warben åh webside qoro oo been åh oo waliba guurfarxadleh furuun lagu magacaabo waxaan idinlenahay guuleesta adiga iyo saygada farxadna kuwara qali sister omareeta
ASC dhamaantin ba Wrb, kolkii horaba mayna ahayn naag la qabo oo wad ogtihin in dhinici loo rogoba aysan diideynine maxay nooga sheegi arinkan koley khanzir ayaa qabe khanzirna naagtu doono ayuu iska fuulaa sidii xoo lihii.
Markii horaba waxay lamid ahay naag aan la qabin hadaan taarikhda duuga ah dacal ka soo feydo! Oo aan shaaca ka qaado xaalka gaashan waad wada amakaageysan gur ba ma mudno ayadoo kale wax sababayna wa la kasaa mahadna ma mudna ayadoo kalana besha smli dhig kuma leh? OKEY
kk waxaa nasiib daraa in sidaan loogu gefo qof bulshada ka dhex muuqata taas aad ayaa uga xumahay lkn gefka loo geestay ikraan caraale ma aha marki uku horeesay wadar jeer ayaa loo gefay ikraan qof kasta oo la jecelyahay qof ayaa cadow ku ah sidaas ku samir we love you
heheheheheheh furitaanka ceeb mahan lakin waxaa ceb ah dadka oo qoraya kuna cebeenaya fanaanada ee waxan u shegayaa in aysan ceb aheen furitanka hana ka dayan gabadha wxay ku wadaan insha alah
laga yaabo in loo soo taagay ay beeneyneyso ayaana marnaba ma dhicin in ay website yada caalamka been ay ka sheegaan fanaan iyo fanaanadba ee waa in tixraac lagu sameeyo
Walal nikaxa ka run sheeg waayo waa labiska ugu wanagsan ogow alle raali kama ahan waxyahaha aad ku dhaqmeyso towbad keen aaqiradada hagajiso mahadsanid
ikraan caraale waa fanaanad da yar codna macaan website yada ka been abuurtay waxaan dhihi lahaa iney dacaayada ka daayaan Mahadsanidiin codkaqaranka.com
ikraan in taan aakhiro aadin ka tooba keen falka xun oo aad ku jirto runtii dharka qaado oo gurigaada joog allaaha ku irsaaqayaa waxaad ku jirto wax fiican ma ahaa koley ninkaadana falkaas haduu kugu qabo sidaas si lamid ah ha toobo keeno wabilaah toofiiq
Asc walaalaha islaamka teeda kale wee istaahishaa wax lagu shheekeysto ikraan waa wasaqad waxan ahaa taageeradeeda waxan nacay markay sawirada foosha xun soo dhigtay iida iyo ninkeeda oo is dhuuqayo subxaanallaah naa tawbad keen allane usoo naqo nijaas yhy
waxaa inta ka salamayyaa aqiyaarta Codkaqarank waxa anigu salamyaa salaanta islaamka asc >>> mida xigta somaliyey muslimin waaba is ku shegtanee beenta inee xaraan tahay ma ogidiin miyaa maxaasa ka dhefesaan laba qof oo si farxad leh is ku la nool inaa been ka shegtaan Ikraan and saxardiid waa labada fanaanka aan ifka u jeclahay waxaana aad ugu farxay markaa maqlay inee is aroosen inkastoo jeclaan lahaya aroos kaas inaa goob joog ka ahaado anyway aad aan ugu xumahay website ka beenta ka shegay fanaanada sanadka ikraan waxaana dhihi lahaay is ku xishood oo benta dhaaf and keep in ur mind inee beeta xaraan tahay duliyahow
waxan ale uga baryaya ikraan caraale in ilahey xaqa waafajiyo oo ay heesha iska dayso ileyn maanta jaanis ayey haysatahe bari janis ma jiree
ikraan xabiibti aad ayaan uka xumahay hadii,waxa ow wiika shegay,hadii ay jiraan guriga,maa ku ku yaraaday. maxaad ugu dhaqme..sida, gaalada wixi.dhuqmaa.iyo wasmaa,gurigaaga hakuu,ahaadan… igana,raali ahaaw waa, qof kuu ,damqaneyso, dadka umaleyo..furitanka ogada,wax weyn mahan,waa. laga nooladaa,maxaad ubobonineysin..jaaw
???????? Waba yaba dadow maxad ku dodeysan mise maxad ku caytamesan ? 1: waxan oran lahaa umada jacel hesa ama music wax layirahdo kuli good waa dambilayaa 2: gabadhan lashegayo wey so canbaxday lagu hayo mise wey yartahay lagu hayo mise wala furayda lagu hayo sidan dhan looo bunbuuninaayo? Maxey can ku thy oo ay dadkan ku jecladen ?mise kuwan kala ku cersanyaan ?
Miyaad is weydisen? Waa . Maya lkn walalyal wlhi qofka inta muslin nimada sheganayo ilhw mu qamri cabo dambiga ugu weyn samey in xurmada laga qado mhn? Wey qawan thy mise wa lafuray laheeda kuda hala xisab tame adiga un waani bas una duce inuu ale so hanuniyo ilhw so hanuni ilhw nwada hanuni?????? By ? Wabsiytkan wan ka baryaya wax yllaha xun oo ay umada ku hlgyaan iney kadayaan plz ? Wax ylaha darenka iyo wax qurun oo an ljegin ay ka hadlyaan plz kadaya umada fashadaka kuwa wabsitkana ilhy haso hanuniyo??
Asc Caay maxa mesha keenay diinta islaamka wa nasteeexo maxa aflagado kenay waani ilah u bari lkn mushmacna dayus al muslimu mansalimal muslim billisanihi wa yadihi adi naftirka afkada wa ina laga aman hela wcs
Waan idin slmay dhamaantii waxaan dhihilahaa ikraan caraale hada waabeen ayaad tiri lkn amey kugu dhacdaa iyadoo run ah nin damiirleh naagtiisa oo niman kale la sawiran amo gudhaxjirto uma dulqaadan karee maad iska daaysid wll oo gurigaada iska joogtid waaceyb adoo uur leh inaad xafladaha ka boodboodo armaka baqeysid miyaa foosha
Ikraan an ku fareyo sharmutayahay
Asc wan salamaya ikraan iyo saxardiid waa been abuur waxasi sharafta ikran meel ha uga dhicina ha iska dayan dadka waxas sameynaayo fananada qarniga ikraan caraale ilove u mesha ka sii wad heesahaga iyo codkaga mcn by
Ha laga dayo cayda ikraan carale ikhtiyaar ka cajiibe ikran wad ku saxsan tahay sxb wax kaste khalad ba ma lahid aduu guul ban ku rajenaya
Asc “waan arkaa wadada xun oo ey ku socoto ikraan waxaase yaab igu ah gabdho aan xishooneynin oo damiir iyo iimaan aan laheyn oo mooda qaawnaashiyaha wanaag waxaan leeyahay hadaad kacsateen qooq laseexan weyseen is cadeeya. Ikraan ninka qabo waa nacas damiir laawa ah kana liito eyga ninka naagtiisa ayadoo naasaha laga hayo websiteyada lasoo galiye uf doqon baatahay indhahaagey ka aragtay hadaad nin rag ah tahay ikraaroo xijaaban oo asturan oo quraan akhrineyso natus hadaad caqli leedahay ood wax garaneyso canaan kugu filan
Soomaalida waa waxlaga yaabo dhaqankooda gabar soomali ah oo ladhalatey oo hadana fanka ugu jirta ayaa la aflagaadeenaa haddana lahabaaraa ikraan maxamed caraale waxaan leeyahey walal iska duqaado
Masha”alh war dad islaama Hadad tihin Hala cabsado allah yana laga beeen abuurin walsheena ikraan maxamad caraale Waa gawar aad u wanaagsan my sis ikraan Waxaan kuu rajaynaaa nolol wanaagsan iyo mid farxal leh ku noolaaw waliga