Maxaad Ka Taqaanaa Hoboloda Codka Macaan ee Maandeeq Nuur Garash?
Published on July 2, 2012 by admin · No Comments
Waxaa Aqristay:14310
Nairobi: (V.O.N):-Maandeeq Nuur Garaash Waa fanaanad Caanka ah qaarada yurub Gaar ahaan dalka Swezerland,Fanaanada Waxey ku Dhalatay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Isbitaal Martiini 1968dii.
Maandeeq Waxeey ka tirsaneed Hoboladii ku soo baxay Ubaxii Kacanka Oktoobar,waxeeyna fanka si toos ah ugu soo biirtay 2002,Xiligaasi oo ay soo saartay Heeskeedi Koowaad ee Caabasho oo runtii ah hees aad u macaan oo soo jiidasho leh.
Fanaanada Maandeeq Nuur Waa Hobolad aad u cod Macaan,Waxeyna ku soo luqeysay ilaa 6 Heesood oo kala ah.
F.G :Hadii aad Rabto In aad Dhageysatid Riix Heeska Aaad Rabto
1-Heeskii Caabasho: Waxaa Ereyada heeskaasi Leh Abwaan Cabdi Saneey ,Waxaana Laxanka Saaray Jooqle muusiga Bashiir Hanuuniye.
3-Dadkaan Kuu Jeclahay: Waxaa ereyada heeskaasi sameey Abwaan Maxuud Koofiyoow Laxankii Jooqle muusigihi Bashiir Hanuuniye
4-Sahal Heygu Sii deyn:Codkiii Maandeeq Muusigihii Bashiir Hanuuniye
5-Sidaa Tahay:Erayadii Abwaan Muuse Jaamac Indha deero,Waxaana Laxanka Saaray Jooqle Muusigihii Bashiir Hanuuniye
6-Ixtimaar Jaceylka: Ereyada Iyo Laxanka Joooqle Waxaana ku wada luqeynaya Jooqle Iyo Maandeeq Nuur Muusigihii Bashiir Hanuuniye.
Fananaada waxey heeseheeda ugu jeceshahay heeska Dadkaan Kuu Jeclahay oo runtii ah hees Aad u Macaan,Fanaanada oo xirr la soo sameysay Xafiiska Warqabadka Radio Codka Qaranka ee Magaalada Nairobi ayaa Hambalyo u dirtay Dhamaan Umadda Soomaaliyeed Munaasabada 1da luulyo,iyadoona Rabi uga tuugtay in Sandkaan Sanadkiisa kale aynu ku gaarno Nabad iyo Barwaaqo.
Wixii Talo Dhaliil ama Caabasho ah Noogu Soo Hagaaji
Email:Codkaqaranka@gmail.com
Xafiiska Warqabadka Radio Codka Qaranka
Nairobi-Kenya
Voice of The Nation
Share
May 13, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Warbaahinta Dalka India ayaa waxa ay hadal heysaa Dhacdo Saddax maalin kahor ka dhacday Deegan ku yaalla ...
May 4, 2013
Muqdisho:(V.O.N):-Ogow Qaar ka Mid ah Siraha Haweenka ku Culus Oo Aanay Jeclayn In Marnaba Raggu Ay Ogaadaan
May 1, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Sida ay jariirada u sheegtay haweenaydani, waxa marka ay subaxdii toosto aragtaa, tobanaan shay oo ay xalay ...
April 22, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Gabar Saxafiyad Ah oo u dhalatay Dalka Shiinaha Oo Lagu Magacabo Chen Ying Ayaa Ka Dhax Boodaty ...
February 6, 2013
Deeganka Midvale ee duleedka magalldda Salt Lake ee dalka Maraykanka, ayaa waxay gacanta ku dhigeen nin lagu magacaabo ...
January 26, 2013
Nairobi: (N.O.N):-Waxaa halkaan tahniyaaaaad Dhakasho Farxad leh Ka dirayo Asxaabta iyo ehelada kala ah.
1.Hooyo Qadro Ahmed Tuwad
2.Aabo Suleman ...
January 25, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Waxaa Halkaan Tarniyad Aroos Farxad leh ka dirayo Asxaabta Kala ah.
1-Aabo Cabdi Cisman.
2-Hooyo Khaadija Idiris
3-Aabo Sheikh Xassan ...
January 24, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Fananada da'da Soomaaliyeed Samiira Naaji ,kana tirsan Fanaaniinta Ku nool Qurbaha gaar ahaan Dalka Jarmalka ayaa si ...
January 23, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Xiliga uu socdo Xirrika u dhaxeeyo lamaanha ,waxaa dhaca qaladada am aisfahan daro ka dhex dhalatao lamaanha ...
January 23, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Tuug Iska Soo Iloobey Maasgaradii Wejiga Oo Qaab Xeeladeesan Wax u Dhacayo
January 22, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Inta badan Guurku waa mid ku dhisan Kalsooni & is aaminaad dhex marta labada lamaane ee nolol ...
January 16, 2013
Lamaanaha Soomaalidu waa kuwa badankoodu ku kala nool dalal kala gadisan magaalooyin kala duwan, waxaase muhiim ah in ...
January 10, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Waxaa inoo suurta gashay In aan idiiin soo gudbino Ila qosolkii aduunka ugu yaabka Badneed oo la Ssoo ...
January 3, 2013
Nairobi: (V.O.N):- Naag Mudo 3 Sano ah la qabay ayaa mar qura waxeey isku bedeshay nin ,kadib markii ...
December 24, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Arimo badan ayaa jira oo haweeneyda si xogan uga careysiiya balse la yaabku waxa uu yahay inta ...
October 7, 2012
Nairobi: (V.O.N): Gabadhii saaxiibteey eheed waxaan sugaba Subadii ...
September 30, 2012
Nairobi: (V.O.N):Gabdhii ayaa kaarar keenii gudaha la gashay ...
September 23, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii Maxamed Qadar jaamac oo ka shaqeynayay ...
September 16, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Waxaan soo baraarugay iyadoo dhinacyadeeyda ay taagan ...
September 9, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Askartii wey naga diideen In gacaliyehegii Mahad ...
September 2, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Subaxdii labaad ee aan ku suganahay Xerada ...
August 26, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Maalintii Labaad wxaan ku dheelmanay Xafiiskii Hay’ada ...
August 18, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii aan soo gaarnay Xerada IFO ee ...
August 12, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Makii ay qoarxdu dhacay Hoteelkiina Lacgtiisa aanan ...
August 5, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii uu wlalakiisa ii ogolaaday in uu ...