Qaladaadka Ragga Ka Dhaca Xiliga Sariirta Taasoo Keeni Karta In Haweynka ay Kugu Nacaan

Published on July 5, 2012 by   ·   9 Comments Waxaa Aqristay:7962

Ninyahoow hadii aad dooneyso in lamaantaada ku farxad giliso dhanka kulanka sariirta ka fogaaw in aad qaladaadkaan gasho xiliga ciyaarta .

Qaladaadkaan rag badan ayay ka dhacaan iyaga oo aan dareensaneen halista ay leedahay , waxa ayna haweeneyda ku qasbeysa in aysan helin wax maacaan raaxo la yiraahdo .

Dhunkanshada dabaalnimada ah: Inta bada ragga kuma xariifsana farsamada dhunkashada mana garanayaan sida cadaadiska u saarayaan labada bishin iyo xiliga dhunkashada macaanka tahay iyo waliba xiliga carabka loo adeegsado dhunkashada.

Ogaaw haweenka aad ayay u neceb yihiin ragga aan ku wanagsaneyn farsamada dhunkashada

In Aad Ku Deg Degto Salaaxidda: Haweenka waxa tani ku beereysa wel wel iyo cariiri halkii ay raaxeysan lahaayeen haddii uu ninka ku deg dego ku cayaaridda naasaheeda .

In aadan iska soo xiirin tinta hoose(bisiqa): Ragga qaarkii oo doqomo ah ayaa u maleeya in tintaas marka jirka haweenka taabtaan in gabadhu kacsi ka heleyso waxaase xaqiiqda tahay in uu keeno xasaasiyad ee ninyahoow isaga dadaal nadaafada .

Ninka Wasaqlaha Ah: Ninayoow guud ahaan nadaafada iska sax , iska daayee in raaxo ay ka hesho lamaantaada ee waxa ay qarka u saarmeysa in guud ahaan ka cararto.

Ogaaw haweenka ma jecla in naasaha looga dhawaado illaa ay ka kacsadaan taasina inta badan wax ay qaadataa 7 -10 daqiiqo.

0px; padding: 0px 0px 10px; text-align: justify; vertical-align: baseline;”>Ninka Maqane Joogaha Ah: aad ayay haweenka u neceb yihiin ninka maqane joogaha ah iyadoo kulanka sariirto lagu jiro kaasi oo niyad ahaan maqan oo ka fekaraya cidda qaadeyso horyaalka ingiriiska Man United iyo City ama masquul ku ah arimo kale .

Qabashada Taleefanka: waa ninka ay ugu neceb yihiin haweenka ee xiliga ciyaarta qabta taleefan u soo dhacay oo joojiya jugta , war ninyahoow doqonka ah marka kulanka macaan la galeyso macaantaada iska dami telka .

In naaska looga jaqo sida cunug yar u jaqo: Haweenka waa neceb yihiin ragga sidaas sameeya , waxaa haboon in ninka naaska shumiyo carabkiisana ku dal daliigo in yarna bishimaha ku dhajiyo ibta naasaha , laakiin ha nuugin sida cunuga yar oo kale .

In Dhagta Laga Qaniino: Ragga qaarkii oo doqomo ah ayaa mooda in haweeneyda oo laga qaniina dhagta ay haweeneyda ku soo kacsaneyso oo ay ku dareemeyso kacsi laba jibaaran , balse xaqiiqda waxa ay tahay in marnaba jirin haween ku kacsada qaniinyada dhagta balse waxakaliya ay ka helaan waxa ay tahay in carabka laga soo mariyo dhuunta iyo dhagta .

In aad ka wareegto goob ay jeceshahay: haweenka mararka qaar goobo gaar ah ayay raaxo ka dareemaan waxaana suuragal in raaxada aad ka dareento wajigeeda halkii aad ku sii wadi laheyd ayaad hab kale u wareegysa taasina madax wareer ay ka qaadeysa ee isha ku haay oo la soco qaabka ay u macaansaneyso xiliga kal baxa .

In bilaa codsi malabyarowga u giliso: haweenka waa neceb yihiin ninka kula deg dego gilinta malabyarowga iyadoo uusan u sheegin ama ka codsan , ninyahoow marka baashaal macaan sameyo u sheeg lamantaada in aad rabto in aad weerarto balse kedis ha uga dhigin .

In aad ka codsato habab adag: War ninyahoow doqonka ah lamanataada ma ah haweeney cayaarto ciyaarta dumestikada , waxaadna u haysataa in lamaantaada jirkeeda caag oo habkii la doono laga yeelan karo ee war ninayahoow haku qasabin saaxibtaada hab aysan galmada u sameeyn karin .

 

Share

Readers Comments (9)

  1. mahad says:

    Waa ok lkn waxan idinka codsaneyna inad ka hadashan birkro jabinta

  2. afrax says:

    war sxbaw adiga cay ayaad nagu washaye nookala tartiibi mase wax kale oo aad noso qorto ayad weyday sxbaw kkkkkkkkk war ninyahw nacaska ah aad markaste ku celcelisay wax xikmad ah oo aad noo sheegtana malahan yaab.com

  3. abwan says:

    thank U sxb aad ayad nogu fa iidaysay ninka diidan in aad wax noofa iidaysayna waa nin qaldane ha ubixin

  4. waya arag says:

    waa yaab yaa farsamada dumarka isbara war ninyahow war kudilay waxaa kaga faa iido badnaa laheed adoo xisaab ama juquraafi wax nooga sheega fadlan hadaad awoodo noogu badal macluumaadkale arintas aad noo sharaxday waxaa laga yaabaa in aan ragu
    dhibkooda ayaa kujira

  5. liban cajib says:

    k.kk.k.k.k.k.k.k waxan wa qalad

  6. liban cajib says:

    asc marka hore waxan kacod sana bahda inan wax kafa idno wabka

  7. Wad mahadsan tahay marka xiga wax siyado ah kama fa,ideysan wayo waxad no shegtay wax an aqon uleyahay oo kaliya ee mahaysid intas kaliya kuma kobna ee waxa kadhiman qayb kale oo ku farxad gelin karto sidas ogow by kaga fcn .net

  8. garsoore says:

    waxaan aaminsanahay waxaa lasoo qoray oo dhan in ay yihiin copy ama nuqul laga soo guuriyeyey dadka reer galbeed ka ah ee wax ka qora mushkiladaha guriga gaar ahan kuwa sariirta, sidaa darteed wax fiican way leeyihiin in badan oo xunna way leeyihiin, waxaan dhihi lahaa webka dadka wax ku soo qoraya arintaa waa inay ku saleyaan islaamnimada diinteena wax walba oo inoo wanaagsan way inoo sheegtay.

  9. c/khadar says:

    sxb aadbaad noogu faa’idaysay waxaan jeclaan lahaa in aad sidaa faa’idoonyinka noogu wadaan




Arrimaha Bulshada

fgfyty-110x90

Hooyo u Dhalatay Dalka India Oo Canugeeda Ku Iibsatay Lacag Dhan 6$ dollar.

May 13, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Warbaahinta Dalka India ayaa waxa ay hadal heysaa Dhacdo Saddax maalin kahor ka dhacday Deegan ku yaalla ...
codkaqaranka

Ogow Qaar ka Mid ah Siraha Haweenka ku Culus Oo Aanay Jeclayn In Marnaba Raggu Ay Ogaadaan

May 4, 2013
Muqdisho:(V.O.N):-Ogow Qaar ka Mid ah Siraha Haweenka ku Culus Oo Aanay Jeclayn In Marnaba Raggu Ay Ogaadaan
22

DAAWO SAWIRADDA: Haweeney iyadoo Hurdaysa Cunto Karsaneysa

May 1, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Sida ay jariirada u sheegtay haweenaydani, waxa marka ay subaxdii toosto aragtaa, tobanaan shay oo ay xalay ...
caweyska

DAAWO:Gabar Wariye Ah Oo Xafladii Arooskeeda Ka Carartay Si Ay Usoo Duubto ………….

April 22, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Gabar Saxafiyad Ah oo u  dhalatay Dalka Shiinaha Oo Lagu Magacabo Chen Ying Ayaa Ka Dhax Boodaty ...
qiso-dhab-ah

Nin Gabar Uuu Jeclaa Laga Guursaday Oo Gaari Xamuul Ku Weeraray Gawaaridii Gelbiska Loo Diyaariyay

February 6, 2013
Deeganka Midvale ee duleedka magalldda Salt Lake ee dalka Maraykanka, ayaa waxay gacanta ku dhigeen nin lagu magacaabo ...
hambalyo-dhalasho2

Hambalyo Dhalasho Farxad Leh:Qadro Ahmed Tuwad Iyo Seygeeda C/Casis Aaden Gaaba Oo Wiil Ugu Dhashay Kismaayo

January 26, 2013
Nairobi: (N.O.N):-Waxaa halkaan tahniyaaaaad Dhakasho Farxad leh Ka dirayo Asxaabta iyo ehelada kala ah. 1.Hooyo Qadro  Ahmed  Tuwad 2.Aabo Suleman  ...
tahniyad

Tahniyad Aroos Farxad Leh Oo LOo Dirayo Lamaanaha Cali Sheikh Xassan Iyo Deeqo Cabdi Cisman.

January 25, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Waxaa Halkaan Tarniyad Aroos Farxad leh ka dirayo Asxaabta Kala ah. 1-Aabo Cabdi Cisman. 2-Hooyo Khaadija Idiris 3-Aabo Sheikh Xassan ...
385220_467166633330438_187659575_n

Fanaanada Samiira Naaji Oo Ka Caabaneyso Wabsite-yo Xog Been ah Ka Qoray

January 24, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Fananada da'da Soomaaliyeed Samiira Naaji ,kana tirsan Fanaaniinta Ku nool Qurbaha gaar ahaan Dalka Jarmalka ayaa si ...
timthumb.php

6 Qodob Oo Ragga Ku Kalifta In Haweenka Ay Been u Sheegaan

January 23, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Xiliga uu socdo Xirrika u dhaxeeyo lamaanha ,waxaa dhaca qaladada am aisfahan daro ka dhex dhalatao lamaanha ...
TUUG

DAAWO:Tuug Iska Soo Iloobey Maasgaradii Wejiga Oo Qaab Xeeladeesan Wax u Dhacayo

January 23, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Tuug Iska Soo Iloobey Maasgaradii Wejiga Oo Qaab Xeeladeesan Wax u Dhacayo
timthumb.php

Astaamaha Lagu Kala Garan Karo Gabar Iyo Garoob!!!!!

January 22, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Inta badan Guurku waa mid ku dhisan Kalsooni & is aaminaad dhex marta labada lamaane ee nolol ...
naag

Sir Culus:Baro Qaabka Ugu Fudud Ay Ku Raaxeysan Karaan Lamaane Kala Fog

January 16, 2013
Lamaanaha Soomaalidu waa kuwa badankoodu ku kala nool dalal kala gadisan magaalooyin kala duwan, waxaase muhiim ah in ...
Muuqaal

DAAWO:Ila Qosolkii Aduunka Ugu Yaabka Badneed Oo La Soo Bandhigay

January 10, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Waxaa inoo suurta gashay In aan idiiin soo gudbino Ila qosolkii aduunka ugu yaabka Badneed oo la Ssoo ...
qaliin

DAAWO: Naaga 3 Sano La Qabay Kadibna Isku Bedeshay Nin {Mucjiso}

January 3, 2013
Nairobi: (V.O.N):- Naag Mudo 3 Sano ah la qabay ayaa mar qura waxeey isku bedeshay nin ,kadib markii ...
Xaaxo Macaan

Dumarka Raga Kama Cafimayaan Qodobadaan Xiliga Galmada

December 24, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Arimo badan ayaa jira oo haweeneyda si xogan uga careysiiya balse la yaabku waxa uu yahay inta ...

SHEEKOOYINKA

cry

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 13aad

October 7, 2012
Nairobi: (V.O.N): Gabadhii saaxiibteey eheed waxaan sugaba Subadii ...
cry

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 12aad

September 30, 2012
Nairobi: (V.O.N):Gabdhii ayaa kaarar keenii gudaha la gashay ...
cry

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 11aad

September 23, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii Maxamed Qadar jaamac oo ka shaqeynayay ...
cry

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 10aad

September 16, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Waxaan soo baraarugay iyadoo dhinacyadeeyda ay taagan ...
crying-600x5361-300x26811

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 9aad

September 9, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Askartii wey naga diideen In gacaliyehegii Mahad ...
crying-600x5361-300x26811

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 8aad

September 2, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Subaxdii labaad ee aan ku suganahay Xerada ...
crying-600x5361-300x2681

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 7aad

August 26, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Maalintii Labaad wxaan ku dheelmanay Xafiiskii Hay’ada ...
crying-600x5361-300x268

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 6aad

August 18, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii aan soo gaarnay Xerada IFO ee ...
crying-600x536

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 5aad

August 12, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Makii ay qoarxdu dhacay Hoteelkiina Lacgtiisa aanan ...
crying-600x536

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 4aad

August 5, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii uu wlalakiisa ii ogolaaday in uu ...