Talooyin Ku Wajahan Sababaha Keena In Haweenka Lala Guurdaso Naago Kale
Published on July 16, 2012 by admin · 12 Comments
Waxaa Aqristay:20897
Naaagaha qaarkooda waxay ka sheegtaan nimankooda oo aan danaynin, taasi waxay u malaynayaan in ay ka timid dhanka qurux la’aanta sida qaab dhismeedkii jirka oo isbedela ama naasaha oo dhaca ama caloosha oo weyn ama wejiga fin badan leh ama timaha adag, balse sidaasi maahan Xaqiiqada, iyadoo sidaasi jirto ayeey ragu ku qanacsanyihiin Lamanhooda.
Haseyeeshee Waxaa hubaal ah in raga ay rabaan in xiriirka gogosha uu sii jiro laakin waxaa jiro dabeecado dhowr ah aysan raga ha helin kuwaasi oo kala ah.
1- inaysan ku dadaalin haweeneydu nadaafada jirka hoose iyo kan koreba.
2- inaysan is qurxinin oo timaheedo urayaan ama aysanku u qaabeysneen aysan isticmaalin waxyaalaha carfo ee loogu tala galay timaha.
3-in aysan Xiran dhar ninkeeda kiciya sida dhaf qafiif ah ooo soo jiidanayo dareenka ninkeeda, maxaayeelay nimanka dharka quruxda badan oo soo saaraya naagta jirkeeda aad bay u jecelyihiin.
4- afkeeda inuu ka baxo ur, ama farjigeeda gudihiisa si daran u soo uro, ama aysan iska hagajin dhogorta ama timaha hoose.
5- in ay mar kaste ninkeeda dood iyo dalab la daba taagantahay.
6-In ay naagta ay badiso koontoroolka ninkeeda ayna u muujisaa in aysal ku qabin kalsooni buuxda.
Dhamaan Astaamahaan waxay keenaan ninka inuu naagta gogosheeda ka fogaado oo naag kale ka raadsado, marka waxaa loo baahanyahay inay naagta gadaal u eegto nolosheeda guriga.
Haweenka qaar aad beey isku qurxiyaan marka ay aadayaan Magaalada ama banaanka guriga ,haseyeehee mark ay la joogaan ninkooda kama taxdiraan labiska waayo waxa ay soo xirataan diricii ay saaka kula jirtay kushiinka oo ka muuqato caanjeerada saaka ay dubtay,taasina waa in haeenka ay ka waantoomaan ayana si aad ah isku qurxiyaan marka ay gurigooda jaagaan ,islamarkaana ay is carfiso.
Share
May 13, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Warbaahinta Dalka India ayaa waxa ay hadal heysaa Dhacdo Saddax maalin kahor ka dhacday Deegan ku yaalla ...
May 4, 2013
Muqdisho:(V.O.N):-Ogow Qaar ka Mid ah Siraha Haweenka ku Culus Oo Aanay Jeclayn In Marnaba Raggu Ay Ogaadaan
May 1, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Sida ay jariirada u sheegtay haweenaydani, waxa marka ay subaxdii toosto aragtaa, tobanaan shay oo ay xalay ...
April 22, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Gabar Saxafiyad Ah oo u dhalatay Dalka Shiinaha Oo Lagu Magacabo Chen Ying Ayaa Ka Dhax Boodaty ...
February 6, 2013
Deeganka Midvale ee duleedka magalldda Salt Lake ee dalka Maraykanka, ayaa waxay gacanta ku dhigeen nin lagu magacaabo ...
January 26, 2013
Nairobi: (N.O.N):-Waxaa halkaan tahniyaaaaad Dhakasho Farxad leh Ka dirayo Asxaabta iyo ehelada kala ah.
1.Hooyo Qadro Ahmed Tuwad
2.Aabo Suleman ...
January 25, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Waxaa Halkaan Tarniyad Aroos Farxad leh ka dirayo Asxaabta Kala ah.
1-Aabo Cabdi Cisman.
2-Hooyo Khaadija Idiris
3-Aabo Sheikh Xassan ...
January 24, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Fananada da'da Soomaaliyeed Samiira Naaji ,kana tirsan Fanaaniinta Ku nool Qurbaha gaar ahaan Dalka Jarmalka ayaa si ...
January 23, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Xiliga uu socdo Xirrika u dhaxeeyo lamaanha ,waxaa dhaca qaladada am aisfahan daro ka dhex dhalatao lamaanha ...
January 23, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Tuug Iska Soo Iloobey Maasgaradii Wejiga Oo Qaab Xeeladeesan Wax u Dhacayo
January 22, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Inta badan Guurku waa mid ku dhisan Kalsooni & is aaminaad dhex marta labada lamaane ee nolol ...
January 16, 2013
Lamaanaha Soomaalidu waa kuwa badankoodu ku kala nool dalal kala gadisan magaalooyin kala duwan, waxaase muhiim ah in ...
January 10, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Waxaa inoo suurta gashay In aan idiiin soo gudbino Ila qosolkii aduunka ugu yaabka Badneed oo la Ssoo ...
January 3, 2013
Nairobi: (V.O.N):- Naag Mudo 3 Sano ah la qabay ayaa mar qura waxeey isku bedeshay nin ,kadib markii ...
December 24, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Arimo badan ayaa jira oo haweeneyda si xogan uga careysiiya balse la yaabku waxa uu yahay inta ...
October 7, 2012
Nairobi: (V.O.N): Gabadhii saaxiibteey eheed waxaan sugaba Subadii ...
September 30, 2012
Nairobi: (V.O.N):Gabdhii ayaa kaarar keenii gudaha la gashay ...
September 23, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii Maxamed Qadar jaamac oo ka shaqeynayay ...
September 16, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Waxaan soo baraarugay iyadoo dhinacyadeeyda ay taagan ...
September 9, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Askartii wey naga diideen In gacaliyehegii Mahad ...
September 2, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Subaxdii labaad ee aan ku suganahay Xerada ...
August 26, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Maalintii Labaad wxaan ku dheelmanay Xafiiskii Hay’ada ...
August 18, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii aan soo gaarnay Xerada IFO ee ...
August 12, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Makii ay qoarxdu dhacay Hoteelkiina Lacgtiisa aanan ...
August 5, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii uu wlalakiisa ii ogolaaday in uu ...
ma intaas uun baa sii wada
waad kumahad santahay fikirkaaga
waad mahadsantahy walaal kheyr alaahju siiyo
asc walalayaal dham sad u dhan tahiin waxana idin weydinayaa tan haweenka wad keenteen tan ragana mad sheegtaan mise aniga asheego waxaad soo qorteen dhan waa runtiina somalida wey u badan yahiin nagahooda oo warba uama hayaan nolasha ka dhaxeyso iyada iyo ninkeeda iyo qabka leysku nadiifiyo waayo waxaa isak badan inta ka imaadya badiyaha oo reer guraa iska ah qof kasto wax soo bartay oo reer magaal ah wuu garan karaan qabka leysku nadiifiyo markan nimanka ciladooda hadaad rabtaan ila soo xariiraa aniga yaa soo sheegaayo oo aheyn cay kaliya wax run ah ban ka sheegayaa insha allaah wabilaahi towfiiiq
Wcs Abaayo , Abaayo Magaceyga waa Saeed waxaana ku noolahay Muqdisho Waberi , waxaan ahy Arday , Waxaana Jeclaan lahaa inaad wax iiga sheegto Dhanka Ragga Arimaha Ku saabsan , si’aaaan isaga ilaaliyo Markaaan Guursado . MaHaD SaNiD SiHaAm….
mashaa allah walaal waxaa ka hadashay arin sax ah dhamaan waa sax waa xaqiiq mida kale sihaam walaashay waxaa inooga sheekeesaaa raga xagiisa wadiga yiri raga xagiisa igala soo xariiree tan kale nadaafadu malaha reer baadiyo iyo reer magaal lkn waa sidii hooyadu wax u taba barto gabdhaha somalidana maba yaqaanaan nadaafada qaar siiba hoos kk qaar waxay ku fikiraan yaa hoos fiirinaayo cali dheere wax miyow uriyaa cml taasna sax maaha lolz
kkkkkk masha allah run ahaantii qodob macquul ah ayaa halkan lagaga dhawajiyay maanta waxase kadadaba hadlay oo dood kaqaba sihaam nuguna dhalileysa aragtida eynaga qabto inaan ununa sidookale wasaqla yaal nahay kk lkn sida kor kuxusan waxan dood kaqaba aniga ahaan majiro shaqsi aan afkiisa dhaqeyn amaba ogeyn hadusan cadaysan inu afku uridono wey jirta afku adigo cadaysaday inu hadana mar marka qaar isbadali karo ha ahate mahan wax sida ey isugu dhibsanayan lamaane isqaba misana isjecel marka sihaam adigo mahadsan noo sheeg hadii kale give us ur contect \)libaan m ali wajibook waye)\adoo mahadsan hadaad qibrad uledahay waad ii faideyn karta adina isjir kkk yaan lagaa dal doorsane kaftan.
Asc.walal waxan ku noolahay magalada xeebedka mbs ee dalka kenya.waxad ushegaysaan bulshada maficne ee isku xishoda ee fikradaha gaalada fafinta ka daya waxas waa cml shaydaan?
waxaan aqaanaa nin naagtiisa inta aad sheegteen ku kala tagay waxaa intaasi sii dheeraa habeenkii markay lasoo seexanayso waxay soo gashan jirtay surwaal james ah isagoo aad ugu adkaatay inuu kafuro markuu u baahanyahay…..nadaafad daradana aad ayay uga xumeed siduu ii sheegay..subxaanalaah waa cudur gabdhaheena u badanyihiin
waar waxaan wll idinleeyahay calaa mustawal mas’uuliyah afaaraha xaasku kuma quruxbadna sidaad uwadaan waad mahadsantihiin
Wlh wa sax wax looha hadlay maqal kan oo dhan Marka dumarka wa in ey sas iska badala hadi kale waxa imanayo in nin ka nag kale ama 2 la la Gur sado
haa waa sax waliba ayadoo sidhaa eh qaarkood waxaa ladhacaan ragooda aflagaado horle markaasa laga tashta dey