Xaflada Qalin Jabin ah Oo Loo Qabatay Arday Soomaaliyeed Oo Dhameestay Jaamacadaha India
Published on July 5, 2012 by admin · No Comments
Waxaa Aqristay:1394
In Ka Badan 100 Arday Somaliyeed ah ayaa sanad kaste xiliyadan oo kale ka Qalin Jabisa Jaamacadaha Dalkan India.
Xaflad Qalin Jabin ah oo si aad ahi loo soo agaasimay ayaa Ka Dhacday Hotelka Anmol ee Magaaladatan Hyderabad ee Dalkan India.
Xafladan loo Qabtay Arday Somaliyeed ayaa Isugu jira Gabdho Iyo Wiilal, oo ka qalin jabiyay Heerarka kala duwan ee waxbarashada ee Jaamacadaha Dalkan India, Heerarka ay ka Qalin jabiyeen Ardaydaan Waxa ka mid ah, Bachelor Degree-ka, Masters Degree-ka, Iyo Qabta ugu Saraysa ee PHD-da ah.
Ardaydan Somaliyeed ayaa ka qalin jabiyay jaamacadaha Dalkan India kuwooda ugu Caansan, waxaana ka mid ah jaamacadaahsi, Jaamcada ugu faca wayn eek u taala magaaladatan Hyderabad ee Osmania University (Ou), Jawaharlal Nehru Technologocal University (Jntu), Hyderabad University, Madras University, Allagapa University, Sikim Manipal University (Smu), Punjab Technicial University (Ptu), iyo kuwa kaloo badan.
Faccultiyada ama Qaybaha kala duwan ay Ardaydaani ka Qalin jabiyeen ayaa waxay isugu Jiraan Qaybaha kala duwan ee Dhinaca , Science-ka, Arts-ka, Commerciga, Iyo Engineerin-ka waxaana ka Mid ah Maadooyinkaasi , Bachlor of Computer Application, BCA, Bachlor of Commerce, B-com, Bachelor of Arts, BA, Bachelor of Computer Science (Bsc Cs), Bachelor of Information System BIS, Bachlor of Engineering, Bachelor of Education, Bachelor Of Science Micro Biology, Bachelor of Science Genetics, Lab technician, Radiology iyo Medical Lab Technecian MLT, iyo Kuwa kaloo fara badan.
Xafladaasi oo ay kazoo qayb galeen qaar ka mid ah Madaxda jaamacadaha dalkan India, iyo Parafasoorada wax ka dhiga jaamacadahaasi, ayaa ugu Hambalyeeyay Ardayda Somaliyeed Heerarka kala duwan ay ka gaareen Aqoonta, waxayna sidoo kale Madaxda Jaamacadahaasi ay sheegeen In Ardayda Somaliyeed ay Yihiin Kuwa ugu firfircoon uguna wanaagsan Dhanka Waxbarasho ee Jaamacadaha Dalkan India iyo Sidoo kalana Inay Soomalida yihiin Aqlaaq ahaan dad wanaagsan oo Xushmad leh, Waxaana Isla Goobtaasi Lagu gudoonsiiyay Ardayda Somaliyeed Shahaadooyin kala duwan.
Xafladan oo ay soo Qaban Qaabiyeen Arday Ku Midowday Qabashada Xafladan Qalin jabinta ah oo la magac baxay Somali UNION GRADUATION (SUG) ayaa ku dhamaatay Sidoo loogu talagalay ayadoo Dhamaan Ardaydii qalin jabisay iyo Marti Sharaftii kazoo Qayb gashayba wajiyadooda laga dheehan jaray Farxad aa lasoo koobi Karin oo midkood midka kalaba ugu hambalyaynayay Guushii uu gaaray.






By: Najiib Abdirizak Warsame
Tell: 0091-9618398299
E-mail: Najiibyare4@hotmail.com
Share
May 13, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Warbaahinta Dalka India ayaa waxa ay hadal heysaa Dhacdo Saddax maalin kahor ka dhacday Deegan ku yaalla ...
May 4, 2013
Muqdisho:(V.O.N):-Ogow Qaar ka Mid ah Siraha Haweenka ku Culus Oo Aanay Jeclayn In Marnaba Raggu Ay Ogaadaan
May 1, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Sida ay jariirada u sheegtay haweenaydani, waxa marka ay subaxdii toosto aragtaa, tobanaan shay oo ay xalay ...
April 22, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Gabar Saxafiyad Ah oo u dhalatay Dalka Shiinaha Oo Lagu Magacabo Chen Ying Ayaa Ka Dhax Boodaty ...
February 6, 2013
Deeganka Midvale ee duleedka magalldda Salt Lake ee dalka Maraykanka, ayaa waxay gacanta ku dhigeen nin lagu magacaabo ...
January 26, 2013
Nairobi: (N.O.N):-Waxaa halkaan tahniyaaaaad Dhakasho Farxad leh Ka dirayo Asxaabta iyo ehelada kala ah.
1.Hooyo Qadro Ahmed Tuwad
2.Aabo Suleman ...
January 25, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Waxaa Halkaan Tarniyad Aroos Farxad leh ka dirayo Asxaabta Kala ah.
1-Aabo Cabdi Cisman.
2-Hooyo Khaadija Idiris
3-Aabo Sheikh Xassan ...
January 24, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Fananada da'da Soomaaliyeed Samiira Naaji ,kana tirsan Fanaaniinta Ku nool Qurbaha gaar ahaan Dalka Jarmalka ayaa si ...
January 23, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Xiliga uu socdo Xirrika u dhaxeeyo lamaanha ,waxaa dhaca qaladada am aisfahan daro ka dhex dhalatao lamaanha ...
January 23, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Tuug Iska Soo Iloobey Maasgaradii Wejiga Oo Qaab Xeeladeesan Wax u Dhacayo
January 22, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Inta badan Guurku waa mid ku dhisan Kalsooni & is aaminaad dhex marta labada lamaane ee nolol ...
January 16, 2013
Lamaanaha Soomaalidu waa kuwa badankoodu ku kala nool dalal kala gadisan magaalooyin kala duwan, waxaase muhiim ah in ...
January 10, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Waxaa inoo suurta gashay In aan idiiin soo gudbino Ila qosolkii aduunka ugu yaabka Badneed oo la Ssoo ...
January 3, 2013
Nairobi: (V.O.N):- Naag Mudo 3 Sano ah la qabay ayaa mar qura waxeey isku bedeshay nin ,kadib markii ...
December 24, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Arimo badan ayaa jira oo haweeneyda si xogan uga careysiiya balse la yaabku waxa uu yahay inta ...
October 7, 2012
Nairobi: (V.O.N): Gabadhii saaxiibteey eheed waxaan sugaba Subadii ...
September 30, 2012
Nairobi: (V.O.N):Gabdhii ayaa kaarar keenii gudaha la gashay ...
September 23, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii Maxamed Qadar jaamac oo ka shaqeynayay ...
September 16, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Waxaan soo baraarugay iyadoo dhinacyadeeyda ay taagan ...
September 9, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Askartii wey naga diideen In gacaliyehegii Mahad ...
September 2, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Subaxdii labaad ee aan ku suganahay Xerada ...
August 26, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Maalintii Labaad wxaan ku dheelmanay Xafiiskii Hay’ada ...
August 18, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii aan soo gaarnay Xerada IFO ee ...
August 12, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Makii ay qoarxdu dhacay Hoteelkiina Lacgtiisa aanan ...
August 5, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii uu wlalakiisa ii ogolaaday in uu ...