Sunday, April 20th, 2014

Xubnaha Ugu Macaan Ee Dhuuqamada Xiliga Haweenka Loo Raaxeenayo (Sir Culus)

Published on July 4, 2012 by   ·   40 Comments Waxaa Aqristay:448275

Hadalka naxariista iyo sheekada ham hamta (Sheekada Macaan) ayaa ah talaabada ugu horeeysa ee Weerarka Galmada , waxaana la tilmaamay xitaa xaaska mudda dheer la qabo marka sheekada macaan ee xod-xodashada maqasho in ay jiriricooto kadibna si tartiib tartiib ah aad ugu biloowdo Dhuuqmada dhanka Bishimaha faruuryaha.

Dhuuqmada waxaa ugu macaan in labada raaxeysanaya midba mid kale hal bishin ka dhuuqo tusaale in ninka dhuuqo bishinta hoose ee haweeneyda halka iyaduna ay ay si xaaso ay ku dheehantahay ay u dhuuqeyso  midda sareeysa.

Waxaa xusid mudan in dhuuqmada ay dhowr nooc kala leedahay waxaana ugu macaan midda sida aayarka la isku daliigo iyadoo la isku xan-xanteeynayo.

Ragga ayaa lagula talinayaa in ay ogaadaan in haweenki jecel yihiin dhuuqmada in bishinta hoose si macaan looga nuugo iyadoo gaarta in ay soo buurato markaasna si yar ilkaha ugu riixaya , waxaana la doonaya in uu uga jaqo sida in uu malab dhuuqayo oo kale .

Xubinta Ugu Muhiimsan Dhuuqmada Ibta Naaska.

Haweenka kacsi waali ah ayay ka qaadaan iyo istiimin aad u macaan marka si toos looga nuugo ibta hore ee Naaska iyioo si khafiif ah ilkaha ugu qabanaya sida adigoo wax qaniinaya oo kale.

Sidoo kale Haweenka qaar waxeey raaxada ka helaan Dhunkashada xabdka gaar ahaan inta u dhaxeyso labada Naasood iyo cambarada qoorta kadibna gacanta mar mari Xubinta taranka haweenka iyadoona ay ka dhalaneyso raaxo Waali ah.

FG.Gabada ha kula boodin Galmada iyadoo aan si heersare ah u raaxeeysan,Waayo Waxaa Macquul ah in markaad u galmooto aad horay ka biyo baxdo ,kadibna Gabadhii oo bar go’ah aad u noqan weyso marlabaad si deg deh ah hadabada si aadan u fashilmin marka hore si heer sare ah ugu raaxeey.

 

Share

Readers Comments (40)

  1. maxamed says:

    magacaygu waa maxamed waan idin salaamayaa marka hore marka labaad talo wanaagsan ayaad na siiseen waanu idiinka mahad celinaynaa sida wanaagsan ee aad talooyinka noogu soo gubinaysaa walaalayal waxaan idin lee yahay haka daalina in aad soo gubisaan talooyinkaas wanaagsan ee dadka wax u tarayaaa khayr ayaanu idiin rajeynaynaaa dhamaantiiba inta ku hawlan in ay webkan wax ku qorto sxb

  2. Maxamed says:

    Anigu ma aqaan habka wax loo bashiyeyo ee ha la ii sharxo

  3. waaku mahadsantihiin Bahda Codka Qaranka Taladiina waana inkaga mahadcelineyna waana muhiim inwax liska faa iideysto wayo waxa jiran Rag badan oo aan sidaas u ogeyn oo Galmada Hore kalaboodi jiray Dumarka hadhowna ayagon haqabtirin Baahida Dumarka biyaha ka imaadaan waxaana hubaala Raga nuucaasa iney taladan ama qishkaan kufaa iidaayaan oo eey gadaal ka ogaadaan mesha laga heystaba ineey meshaz eheed oo eeysan kubeeri jirin xaasaskooda Raaxadaaz waalida eh k k k k Anyway Thanks again Bahda Radio Codka Qaranka Qaaratay my sxb sare ahna wariye Culus Mohamed Noor oo qoraalkaan boga Facebook ga noosoo dhigay misana sabab u ahaay webka inan soo booqdo misana aqristo

  4. MOHAMED says:

    WAAN IDIN SALAANMAY dhamaan asxaabta radio codka qaranka qaran waanba waayayne ilaah hanoo keeno hada waa noo soo ifayaaye raga somaliyeed gabdhihi waa kacabteen sabab too ah galmo ayuu lacararayaa qofki asiga oo uraaxeen markas ayay gabdhihi leeyihiin nin somali raaxo ma yaqaano aad ayaad u mahadsen tihiin dhamaan idinka oo isku duuban xataa u sheega raga hadii uu jirenyahay dhaqtar ayaa jiro hatago wxaa jiro alaab natural ah oo wax dhibeen ooisticmaali karaa dumarka hala qanciyo iyagane waa in aay ragooda la saaxibaan oo aay u sheegan wixi sir ah oo dhan kadibne u qanciyaan in aay garab joogaan thank dhamaan bahda soo dyaarisey barnaamishkaan quroxda badan

  5. salman. says:

    waaan idn salamy mar ka hore marka labad wixii aan diintu ogalyn waxaa fiiccan inlaga waantoobo oo la isk daayo . tusaale naagta aad u galmoonyso waa in la xaqiijiyaa waayo naagtu ma xaaskaagii baa mise waa xaaran ,tan labad aan rabo in aan sharaxo wax weeye denbi maaha in aad naagtaada ka dhunkato ama ka jaqdo bushmaha waa wax diiniyan ah waliba bishan ta hoose ayaa la baneeyey sida uu rasuulkeenii suuban inoo sheegay SCW insha alah waxsan baan idiin rajaynayaa

    • najma sheikh says:

      Asalamu Aliekum, Walalkis Wan ku salamey mar ka hore.madamo oo ad dhahdey” in aad naagtaada ka dhunkato ama ka jaqdo bushmaha waa wax diiniyan ah waliba bishan ta hoose ayaa la baneeyey sida uu rasuulkeenii suuban inoo sheegy” Xadiiska dhahey ninku naagtisa Bishinta hoose aya wanagsan uun inu ka dhuuqo ma ii sheegi kartaa………..Igama ah dood ee ina barto lee rabab Walal jzk!

  6. maaaanka says:

    waxan jcl lahay in gabadhu loogu raaxeen karo hab badan ayadoo lo maraaya wadooyin kala duwan mida an isleeyahay raaxada hadalada macan aya kahoreeya sheeko kadibna baashida dhuuqmada wa sheeyga ugu mcn isleeyahay inkastoo meelo badan la dhuuqi karo e iska jiraan ka raaxo badan kintarka in loo salaaxaa xooga ad ugu dareensiisa kacsi sa id ah waxan umaleenayaa gabadha hadaa aad uraaxo badantahay waa sheeyga naagta ugu jclyihiin meelaha ugu fcn ee ka kacsadaan we badan yihiiin eee qodobo ahaan utiriya hadaa ok asc

  7. magaceyga wa ahmed yacquub wlh wxn oran lahaa waa wax xaqiiq ah waa mid dhaqan gal ah waayo dhalinta aanan garaneyn sida loladhaqmo dumarka ayey wax fcn u tahay wn sodhaweynaa waxana umahad celinaa allah kasokow qoraayga barnaamij kaan

  8. waa wax aad u fcn thnk yaaqay

  9. Amiin xaaji says:

    Mashalah mashalah aad baan ugu mahad celinayaa codka qaranka iyo qoraga wana inoo muhiim inan barano habka dumarkena ugu raaxeyn lahey mahadsanid wali fari kama qodna

  10. gerbfe says:

    weden ijregh asuusent fårm cärght
    layenf hårfgim lömnethim fortermun
    waad mahad santihiin dhamaan inta ifahantey waamuhiim fahanka qeer ayaan idiin dhaafe tåk sörlink

  11. Neyruus says:

    Raga somalida mayaqanan melaha dumarka loga raaxeyo taas aya sababtay in dumarkeni rag ajanib ah la tuntay waa nolal aad u folxun hadan nahay dad islam ah wax yabaha lagu nacay ragena waxa kamid ah markay naagtoda u galmodan ka dib way sexdan ayagon u mahad celin dumarku waxay jecelyihin in laabta lagu sexiyo madaxa loo salaxo lona mahad celiyo

  12. Asc aad bana idan ku mahad celineyna bahada qaranka waa sax waxat sheegten raga soomaliyeed mayaqaanan sida dumarka loo gu raaxayo cutsi bahad qaran waxa rabnaa in noo sheegtan mesha dumaraka ugu kacsiga badan yihin by

  13. shacbaan says:

    Waaaw waa arin mcn yaan laga daalin ayaan idiin oran lahaaa raguna isku mid mahan bahal aniga cml ah ayaa kujira tii aan faro ku helana wajibkeda iyo qanacedaba tusun karaayo alx alx alx

  14. Yusuf mariyaa says:

    Waxa aan odhanlaha gabadhu qabkayrabto halogosalaaxo mahadsanid

  15. Caabi hussen says:

    Fadlan talo ha la isiiyo siilka carabka ma galin karaa anoo ugu raaxaynaa

  16. amiin dalmar says:

    Sxbyal horta aniga aad ayaan idiinka mahad celinayaa waayo wax wayn ayaan idinka faa’iday insha ALLAH wankudhaqmi doona markaan xaas yeesho waliba anigoo udhaw inan xiliyesho bilahan dhaxdooda marlabaad mahadsanidiin dhamantiin bahda webka asc akhyareey

  17. fathiya omar says:

    waaad mahasantahiin waan kufarxay dad soomaaliya oo saan wax ufahmaaya inaan barto aad baan ugahelay talooyinkiina iyo wanaagiina eee guulaaysta

  18. qaali says:

    asc aad ayaad ugu mahadsn tihiin fikirka fiican ee aad umada usoo jeediseen thanks

  19. jamal says:

    waa arin lagu farxo waayo waxaa jira dad aan fahansaneyn warkaan xaqiqdi aadban ula dhacay mahadsanidiin

  20. lila says:

    asc dhamantin wan idin salamay waxa aad uku mahadsanthin kow ina raagana faha fahin culuse siinysan wayo waku dalnay ragana waxba ma fahaman qasatan dumarka wax jeclyhin sarirta kursiga miska barkada meel walba laku raaxayo waxyba ku dheh hayan max ka qaldan marka ado aad dheh macan waku bahanhaye kaali waxu ku dheh wa ceeb dee sacadana ufff raag ma aqbno

  21. AJAY says:

    Asc marka hore walashey lila sidee shektay wa sax lkn xili xun hadii ninka wax la weediiyo kuma qasbano sideedaba raaxada haweenka iyo tan raga waxey ficantahay xiliga habeenkiii afar saac laga bilaabo ilii wixii ka danbeeyo maalin kuma haboone tusaalo ahaan ma ragteen aroos la galbinaayo maalin aroosyada inta aan arkay aniga habeenkii ayaa la galbiyaa ninka iyo naagtaba habeenkaas oo dhan ayay baashaalan iga raali noqda su’aal horay niila weediiyay ayaan raba inan idinwediyo o ah vagainada ama siilka miyaan carabkeeyga ku leefi karaa ama carabkeyga galin karaa maxa yelay mustaqbalka xaaskeyga inaan habenka ugu horesa said ugu raaxeyo an rabaa oo mid ay la kaadiso aan ka keeno aan rabaa awaana ku mhdsnth fikradaan fcn waana ku faraxsannahay hadaan nahay raga somaliyed waliba aad iyo aad waxana idinleeyahay waligiin ha joojinina wada ayaan idinkula talin lahaa waayo cilmi ceeb ka dhan ayaa l yiri marka cilmiga ceeb maleh mar labaadna waad ku mahadsantihiin thanks all of u

  22. Xuseen maxamed says:

    Markahore wadsalamantin
    waa inay gadhusiday donayso logu raaxeyn

  23. Falaago says:

    Diinta ha la ilaaliyo

  24. ubax says:

    Wllo aad baad ugu mahadsantihiin lkn nasoo wada sharahaada

  25. ubax says:

    Aad baan uga hela raaxada dhuqmada

  26. ubax says:

    Waad ku mahadsan tahay wllo

  27. kuuriya says:

    waxan ahay gabdha ninkeda uu jecelyahay dhuuqmada all body marka anigana wn ku xantooda wallo waxan ka raba sidenyeela adinka oo mahadsan

    • admin says:

      Abaayo u dulqaado mudo gaaban kadib waan la qabsanee weliba baashaalka badiya si aad dhaqsi ula qabsato thnks

  28. Maymun says:

    Walayal wad saxantahen raga jira sanadkan wa in tusaloyin laseyo wana kumahadsantehen qabka ad uso qurten walalahena iyagana wey faideysanayan

  29. Mahad says:

    Waa sax walal in xaaskaga u raaxeyso lkn waa inad diiinta ilalisa ok inkasto ay fiicantahay inad barato ama fa ideysato hala ilaaliyo diinteena islaamka

  30. Cadnaan says:

    Walaalo waad ku mahadsantahy aad baan uga helay talooyinkan waana kuwo loo baahan yahay waana waajib in labada xaaska ah ey isqanciyaan waajibkooda sariirtana u gutaan sida ugu wanaagsan ee macaan,

  31. Salafi says:

    Aniga kama hello ngaaga marka paashiyeyne afkoda ama jirkoda shire waayo wad ka ash ashe

  32. Rohosafi says:

    Asc waan idin salaamay dhamaan umada soomaliyed gaar ahaan bahda weyb kan soo sartay waad ku mahadsantihin wlh run ahaan ti aad baan uga helay. arrintan raggu soomaliyed gabdhaha si loogu raaxeyo wxkama ya qaanan inshaa allahu waa inaan si fcn u raaxayna gabdhehayna si sharci ah marka wxaan idin leyyahay ku dadaala wx badan baa naga maqan ….masha allahu

  33. Xamse says:

    Naasuhu wa melaha ugu mcn e haweynayda laga jaqo

  34. lishe says:

    asc dhaman saxabta wad mahadsan tihiin taloo yinkinane waa
    taloyin wanagsan balse waxa isweydiin mudan gabdhahena ayagoo kahelo karo raxo nuca ugu waxnagsan maxey ku racaan raga ajanibta ah ?????????????

  35. raaliyo says:

    ascw walloyaal horta wax kasto waxa ugu wanaagsan in aan barano aqlaaqda diinteena macaan ay nafareeyso oo ah alxayaa u minal iimaan hadii xayada laga tago waxa imaan dhibaato weyn oo ah inayba wax kasto sahal noqdaan marka idinka oo iga raali noqon waxad fiirisaan xishoodka iyo aqlaaqda suubanihii swsc nafaray iyo asaxaabtii raliyalaahu canhu waralaah hadii aad tihiin dadmuslin ah oo xishhd iyo dhaqandiini ah aad heysataan ma waxaad tilmaami lahaydeen cowradda gabdhaha bal dib isu xusuusta waxa idin dhashay hooyo waxa idin dhaxday hooyo waxa idinla dhalatay hooyo bel dib isu xasuustoo waxa aad dhaheeysaan ma diinibaa ma wax aad rabtaan baad iska dheheeysaan axayaa u minal iimaan ascw

  36. Ali says:

    kkkk waa arin aad u wanaagsan dhuuqida ibta aad ayaa uga helaa



Arrimaha Bulshada

Ok

DAAWO:Barnaamijy Qiiro Leh “U Hiili Boqor Iyo Bartamaha By:Maryan Seylac

March 24, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Barnaamijka Bulsho ee ka Baxa Royal TV- ayaa shalayto waxaa soo-saaraha iyo soo-jeediyaha barnaamijkaasi, Maryan Saylac ay ...
ganaax_1

DAAWO:Arin Yaab Leh Oo Dhexmartay Gabar Yar Oo Sedex Jir ah Iyo Boliiska Mareykanka

March 20, 2014
Florida: (V.O.N):-Sheeko layaab leh oo ka dhacday Magaalada Florida ee Dalka Mareykanka ayaa soo jiidatay Warbaahinta Caalamka kadib ...
Cawaale22

DHAGEYSO:Al-Fanaan Cawaale Aadan Oo Ka Hadlay Arimo Xasaasi ah

March 1, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Fanaanka Caanka ee Reer Jabuuti Cawaale Aadan oo ku Sugan Dalka Canada ayaa Ka sheekeeyay taariikhdiisa Dhanka ...
Guulled Adan

QISO Xanuunbadan:Bur Burkii Jaceylkeyga Waxaa Gacan Weyn Ka Geystay Saaxiibkeyga Qeybtii 2aad

February 27, 2014
   Muqdisho: (V.O.N):-Qisadaani ayaa ah mid cajiib oo marka aan diyaarinaye runtii dareen  badan igu abuurtay ayaan waxaan ka ...
guuled 3

(Guuleed Aadan Muuse):- Bur Burkii Jaceylkeyga Waxaa Gacan Weyn Ka Geystay Saaxiibkeyga (Qiso Jaceyl Oo Xanuun Badan Qeybtii 1 Kowaad)

February 11, 2014
waxaan salaamayaa aqristayaasha Sharafta leh salaan qaali ah salaan iyo bariido dabadeed ereyadaan waa kuwo kasoo burqanaayo qalibi nusqaamay ...
Abdifitah

DAAWO:Fanaan Caan Ah Oo Shaaciyay Inuu Fanka Isaga Baxay Codsadayna In Loo Duceeyo

January 19, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Fanaanka da'da yar ee sida weyn loo Taageero alfanaan Cabdifatah Axmed Tacabir (Cabdifitax Yare) ayaa sheegay inuu isaga ...
imagesCAIM9619

Cunug Mucjiso Ah Oo Ku Dhashay Israa’iil, Iyo Yahuuda Oo Ka Argagaxsan+SAWIRO

January 13, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Warbaahinta Israel ayaa baahisay in Magaalada madaxda Dalkaasi uu ku dhashay Wiil yar oo leh Hal il, ...
akshay-katrina-4

8-Da Jilaa Ee Ugu Dheesha Wanaagsanaa Bollywoodka.

January 1, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Akhristayaasha Sharafta leh ee Shabakadan Wardaye.com waxaan Aalaba usoo gudbineynaa Wararka ugu Xiisaha badan Dunida Sida Siyaasadda ...
15-300x225

Arin Naxdin Leh Oo Ka Dhaxday Muqdisho+Sawiro

December 31, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Maamulka Cusbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee Banaadir ayaa Faah Faahin ka bixiyay laba Caruur Mataano ah oo ...
download12

Naxdin:Daawo Sheekh Umal Oo Yaab Leh Uga Jawaabay Galmada Afka

December 30, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Sheekh Umal oo ka mid ah Culimada aqoonta durugsan u leh ayaa waxaa la weydiiyay Su’aalo badan ...
1

Caruus Ka Dhuuntay Xaaskiisa In Lagu Guda jiray Xafladii Arooska

November 27, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Caruuskii ayaa ka dib dhacay in uu yimaado xafladii Guri gaynynta , durbana mid ka mida martida ...
1

DAAWO: Sawirada Ninka Dunida ugu Ilkaha Adag

November 11, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Andariis Jaardayn oo ah 64 jir ayaa loo aqoonsaday ninka ugu ilkaha adag waxaana ka mid noqday ...
sawir Mucjiso

Dalka Thailand Oo Lagu Arkay Arin Mucjiyo Ah+SAWIRO

November 11, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Wadanka Thailand oo dhaca bariga fog ee Qaarada Aasiya ayaa waxa uu ka dhacday Arin mucjiso ah,kadib ...
images

FADEEXAD:Agaasime Musuqmaasuqay Mushaaraadka Shaqaalihiisa

November 9, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Agaasime Xasan Cali Geeseey oo ah Rugcadaa Saxaafdeed , ka soo shaqeeyay qaar ka mid ah Idaaccadaha ...
Hore

Daawo Video: Qaladkii Ugu Weynaa Ee Uu galo Wariye TV Ka Howlgala Taariikhda

November 5, 2013
London : (V.O.N):- Inta Badan Wariyaasha calamka ayaa  Qaladaad gala iyagoo warka Akhrinaya Sida wariyaasha Soomaalidaba  Qaladadka U galaan. Hadaba ...
%d bloggers like this: