Amiin Arts Muxuuu Ka Dhahay Cunista Hilibka Waraabaha?
Published on August 17, 2012 by admin · 6 Comments
Waxaa Aqristay:5106
Nairobi: (V.O.N):-Qoraaga sare ee ku caan baxay Sawirada farshaxanka Amiin Caamir oo loo yaqaan Amin Arts ayaa isaguna Muujiayay dareenkiisa ku aadan cunista hilibka Waraabaha ee todobaadyadaanba muran xoogan uu ka taagnaay.
Culimo waaweyn ayaa si yaabio kala gedisan uga hadashay Arrinkaasi,haseyeeshee Amiin Arts oo looga bartay in uu Muqaal ahana uga hadlo Xaalad kasta ee ka jirta dalka ayaa ku cabiray sawir muuqaal ah ,kaaso markaad daawato aad iska qosleysid.
Waxaa meel geed hoostiis ah ku wada kulmay Nin Ay Kooxda Al-shabaab ka gooyeen gacntiisa iyo Waraabe Aabihiisa La Cunay.
Maxaa Dhex Maray ?

Wixii Talo Dhaliil ama Caabasho ah Noogu Soo Hagaaji
Email:Codkaqaranka@gmail.com
Xafiiska Warqabadka Radio Codka Qaranka
Nairobi-Kena
Voice Of The Nation
Share
May 13, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Warbaahinta Dalka India ayaa waxa ay hadal heysaa Dhacdo Saddax maalin kahor ka dhacday Deegan ku yaalla ...
May 4, 2013
Muqdisho:(V.O.N):-Ogow Qaar ka Mid ah Siraha Haweenka ku Culus Oo Aanay Jeclayn In Marnaba Raggu Ay Ogaadaan
May 1, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Sida ay jariirada u sheegtay haweenaydani, waxa marka ay subaxdii toosto aragtaa, tobanaan shay oo ay xalay ...
April 22, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Gabar Saxafiyad Ah oo u dhalatay Dalka Shiinaha Oo Lagu Magacabo Chen Ying Ayaa Ka Dhax Boodaty ...
February 6, 2013
Deeganka Midvale ee duleedka magalldda Salt Lake ee dalka Maraykanka, ayaa waxay gacanta ku dhigeen nin lagu magacaabo ...
January 26, 2013
Nairobi: (N.O.N):-Waxaa halkaan tahniyaaaaad Dhakasho Farxad leh Ka dirayo Asxaabta iyo ehelada kala ah.
1.Hooyo Qadro Ahmed Tuwad
2.Aabo Suleman ...
January 25, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Waxaa Halkaan Tarniyad Aroos Farxad leh ka dirayo Asxaabta Kala ah.
1-Aabo Cabdi Cisman.
2-Hooyo Khaadija Idiris
3-Aabo Sheikh Xassan ...
January 24, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Fananada da'da Soomaaliyeed Samiira Naaji ,kana tirsan Fanaaniinta Ku nool Qurbaha gaar ahaan Dalka Jarmalka ayaa si ...
January 23, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Xiliga uu socdo Xirrika u dhaxeeyo lamaanha ,waxaa dhaca qaladada am aisfahan daro ka dhex dhalatao lamaanha ...
January 23, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Tuug Iska Soo Iloobey Maasgaradii Wejiga Oo Qaab Xeeladeesan Wax u Dhacayo
January 22, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Inta badan Guurku waa mid ku dhisan Kalsooni & is aaminaad dhex marta labada lamaane ee nolol ...
January 16, 2013
Lamaanaha Soomaalidu waa kuwa badankoodu ku kala nool dalal kala gadisan magaalooyin kala duwan, waxaase muhiim ah in ...
January 10, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Waxaa inoo suurta gashay In aan idiiin soo gudbino Ila qosolkii aduunka ugu yaabka Badneed oo la Ssoo ...
January 3, 2013
Nairobi: (V.O.N):- Naag Mudo 3 Sano ah la qabay ayaa mar qura waxeey isku bedeshay nin ,kadib markii ...
December 24, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Arimo badan ayaa jira oo haweeneyda si xogan uga careysiiya balse la yaabku waxa uu yahay inta ...
October 7, 2012
Nairobi: (V.O.N): Gabadhii saaxiibteey eheed waxaan sugaba Subadii ...
September 30, 2012
Nairobi: (V.O.N):Gabdhii ayaa kaarar keenii gudaha la gashay ...
September 23, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii Maxamed Qadar jaamac oo ka shaqeynayay ...
September 16, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Waxaan soo baraarugay iyadoo dhinacyadeeyda ay taagan ...
September 9, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Askartii wey naga diideen In gacaliyehegii Mahad ...
September 2, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Subaxdii labaad ee aan ku suganahay Xerada ...
August 26, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Maalintii Labaad wxaan ku dheelmanay Xafiiskii Hay’ada ...
August 18, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii aan soo gaarnay Xerada IFO ee ...
August 12, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Makii ay qoarxdu dhacay Hoteelkiina Lacgtiisa aanan ...
August 5, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii uu wlalakiisa ii ogolaaday in uu ...
Waxaad ku caan baxdeen in aad mujaahidiinta caydaan aflagaadana u geysataan. Hadana laga yaabo in aad soontaan
xayn waraabe ah oo soo gaaray xeryaha qaxootiga kenya iyagoo ku doodaya shabaab in dad iyo dugaagba ay halis ku yihiin
Anigo ah ogaska besha warabe waxan dhaman ka codsanaya bulshada somaliyed in ay iga qabsadan godane iyo ajanibta u wato maxa yelay wan ka harsan weynay dadkeygi qaxotiyada kenya ayey u qaxen hadi la iga celin wayo wixi ka imado ma ul kama ihi wana iska celineynaa shabab
midkaan mujaaa hid wax laa sheegay leh hadaad adiga tahay qof muslim ah magac yada been abuurkaa admaa iskaleh xaad usoo qoratay hadaase soon wax kataqaan ood soomantahay muslinse tahay maad baratid diintaada ood kala baratid mujaahid iyo khawaajij alle utoowbad keen gafka aad u geeysatay qofka mujaahid la dhuho aad kutilmaamtay qof aan ilaaheeygi abuuraybo kabaqin kanaan xishooneeyn waanba dareemaa qoraalka in aadan wada aqrineeynee kii ina aqrista allaha kaa dhigo
WAXAAN U SHEEGAA KUWA BANEEYE IN LACUNO HILIBKA WARAABAHA WAXAAS WAA WX Q ALAD AH MAALINTA QIYAAMAHAN WALAGULA XISAABTAMI DOONAA IN SHA ALAHA WAXAAS WAX JIRO MAHIN SHACABKA SOOMALIYEED WAXAAN KALA DARDAARMA IN AAN LEESKU CUNIN HILIBKA WARAABAHA WAAN XARAAN DAYIB AH RASUULLKEYNA SCW WAXUU BANEEYE UU SHEEGE IN LA CUNI KARO HILIBKA DAWACADA MIDKA BAHAMKA AH DAWACAD WEY NUUCYA BADANTAHY LKN MID LAXALAAEEYE AA JIRO MAHINE WARAABE MAAHN MIDKA LACUNO UMADA SOOMALIYEED WAXAAN KALA DAR DAARMAA IN AAN LACUNIN HILIBKA W ARAABAHA NINKII CUNO ASNA WARAABE AYUU NOQONAA ILEEN WA WAX DADA CUNO
walalyalow anga diinta islaamka waan kudhalanay waxayna jirtaa 1434 sanno lagasoobilaabo hijradii nabigeena muxammed (CSW) ee u madiina uhijrooday anaga naguma cusba waligay ma maqlin waraabaa xalaal ah dadakan Alshabab laleeyahay horay ayay ubanaysteen dilka dadka muslimiinta ah yaa u baneeyay qof muslim ah in la iskadilo ayad quraan ah ayaa sheegaysa (qofkii qof muslim ah dila hadan si kas ah udila abaalkiisu waa jahanama)
hadana mawaraabe ayay keeneen
ma anagii baa noqonay dad hada lasoo muslimiyay ooy diintu kucusubtahay diinta wankudhanay waana kudhimanaynaa (ILAHAY MOOYEE ILAAH KALE MAJIRO MUXMADANA WAA RASUUL KEENA NABADGALYO IYO NAXARIIS KORKIISA HA AHAATEE)