Thursday, April 24th, 2014

Maxaa Xalay Kala Qabsaday Barcelona Iyo Real Madrid Super Cup?

Published on August 24, 2012 by   ·   5 Comments Waxaa Aqristay:36483

Nairobi: (V.O.N):-Waxaa xalay kulmay  Kooxaha ay aragtida ka dhaxeyso ee Barcelona iyo Real Madrid oo kuwada kulmay mid ka mid ah kulamada loo yaqaano v El Clasico ee Super Cupka.

Lugta Koowaad ee Kaabka Super Cup-ka  xalay  waxaa isku arkay    kooxaha kala qaaday Copa Del Rey iyo Cup-ka Laligaha,Waxeyna Ciyaartsai xalay ka dhacday  garoonka Barca ee Nou Camp .

Kooxda Barcelona ayaa guul ka gaartay Real Madrid kulanka lugta hore ee Spanish Super Cup ka dib markii ay ay 3-2 ku dubteen ciyaar xiiso laheyd oo ka dhacday Guriga Barca ee Camp Nou.

Qeybtii hore ee ciyaarta ayaa waxaa  weeraro isdaba joog ah qaaday kooxda Barcelona halka ay Real Madrid na ku aruurtay Difaac ,hasyesyeehee Barka kuma guuleysan  in agool dhaliso,waxeeyna Barca Lusmis Fursado Qaali ah..

Ciyaarta Qeybtii hore ayaa lagu kala nastay o-0  Heseyeeshee  qeybtii labaad ayay ciyaarta si fiican u noolaatay markii Real Madrid ay hogaanka qabteen iyadoo Cristiano Ronaldo uu hogaanka ugu dhiibay gool madax ahaa.

Lakiin daqiiqad ka dib waxaa Barcelona islamarkiiba u barbareeyay ciyaaryahan Pedro oo kubad deg deg aheyd ku helay.

Waxaana Barcelona ay hogaanka qabatay markii Sergio Ramos uu rigoore ku galay Andres Iniesta, waxaana rigooradaas gool u sarifay ciyaaryahan Lionel Messi oo goolkiisii 14aad ka dhaliyay Real Madrid.

Lugta labaad Spanish Super Cup ayaa waxa ay ka dhici doontaa Santiago Bernabeu arbacada soo socota.

Real Madrid waxa ay u baahnaan doontaa ugu yaraan guul 1-0 ah, halka Barcelona ay ku filan tahay inay barbaro galaan kaliya.

Wixii Talo Dhaliil ama Caabasho ah Noogu Soo Hagaaji

Email:Codkaqaranka@gmail.com

W/Q: Nasra Bashiir Jabiiba

Xafiiska Warqabadka Radio Codka Qaranka 

Nairobi-Kenya

Voice of The Nation

 

Share

Readers Comments (5)

  1. waan kufarax sanahay inee badiso barka inlatumo reyal madrid kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  2. waan kufarax sanahay inee badiso barka inlatumo reyal madrid kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waan rabaaa

  3. waan kufarax sanahay inee badiso barka inlatumo reyal madrid kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waan rabaaa inlatumo

  4. hassan says:

    wakufaraxsa nahay inee badiso barce kkkkkkkkkkkk



Arrimaha Bulshada

Ok

DAAWO:Barnaamijy Qiiro Leh “U Hiili Boqor Iyo Bartamaha By:Maryan Seylac

March 24, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Barnaamijka Bulsho ee ka Baxa Royal TV- ayaa shalayto waxaa soo-saaraha iyo soo-jeediyaha barnaamijkaasi, Maryan Saylac ay ...
ganaax_1

DAAWO:Arin Yaab Leh Oo Dhexmartay Gabar Yar Oo Sedex Jir ah Iyo Boliiska Mareykanka

March 20, 2014
Florida: (V.O.N):-Sheeko layaab leh oo ka dhacday Magaalada Florida ee Dalka Mareykanka ayaa soo jiidatay Warbaahinta Caalamka kadib ...
Cawaale22

DHAGEYSO:Al-Fanaan Cawaale Aadan Oo Ka Hadlay Arimo Xasaasi ah

March 1, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Fanaanka Caanka ee Reer Jabuuti Cawaale Aadan oo ku Sugan Dalka Canada ayaa Ka sheekeeyay taariikhdiisa Dhanka ...
Guulled Adan

QISO Xanuunbadan:Bur Burkii Jaceylkeyga Waxaa Gacan Weyn Ka Geystay Saaxiibkeyga Qeybtii 2aad

February 27, 2014
   Muqdisho: (V.O.N):-Qisadaani ayaa ah mid cajiib oo marka aan diyaarinaye runtii dareen  badan igu abuurtay ayaan waxaan ka ...
guuled 3

(Guuleed Aadan Muuse):- Bur Burkii Jaceylkeyga Waxaa Gacan Weyn Ka Geystay Saaxiibkeyga (Qiso Jaceyl Oo Xanuun Badan Qeybtii 1 Kowaad)

February 11, 2014
waxaan salaamayaa aqristayaasha Sharafta leh salaan qaali ah salaan iyo bariido dabadeed ereyadaan waa kuwo kasoo burqanaayo qalibi nusqaamay ...
Abdifitah

DAAWO:Fanaan Caan Ah Oo Shaaciyay Inuu Fanka Isaga Baxay Codsadayna In Loo Duceeyo

January 19, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Fanaanka da'da yar ee sida weyn loo Taageero alfanaan Cabdifatah Axmed Tacabir (Cabdifitax Yare) ayaa sheegay inuu isaga ...
imagesCAIM9619

Cunug Mucjiso Ah Oo Ku Dhashay Israa’iil, Iyo Yahuuda Oo Ka Argagaxsan+SAWIRO

January 13, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Warbaahinta Israel ayaa baahisay in Magaalada madaxda Dalkaasi uu ku dhashay Wiil yar oo leh Hal il, ...
akshay-katrina-4

8-Da Jilaa Ee Ugu Dheesha Wanaagsanaa Bollywoodka.

January 1, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Akhristayaasha Sharafta leh ee Shabakadan Wardaye.com waxaan Aalaba usoo gudbineynaa Wararka ugu Xiisaha badan Dunida Sida Siyaasadda ...
15-300x225

Arin Naxdin Leh Oo Ka Dhaxday Muqdisho+Sawiro

December 31, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Maamulka Cusbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee Banaadir ayaa Faah Faahin ka bixiyay laba Caruur Mataano ah oo ...
download12

Naxdin:Daawo Sheekh Umal Oo Yaab Leh Uga Jawaabay Galmada Afka

December 30, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Sheekh Umal oo ka mid ah Culimada aqoonta durugsan u leh ayaa waxaa la weydiiyay Su’aalo badan ...
1

Caruus Ka Dhuuntay Xaaskiisa In Lagu Guda jiray Xafladii Arooska

November 27, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Caruuskii ayaa ka dib dhacay in uu yimaado xafladii Guri gaynynta , durbana mid ka mida martida ...
1

DAAWO: Sawirada Ninka Dunida ugu Ilkaha Adag

November 11, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Andariis Jaardayn oo ah 64 jir ayaa loo aqoonsaday ninka ugu ilkaha adag waxaana ka mid noqday ...
sawir Mucjiso

Dalka Thailand Oo Lagu Arkay Arin Mucjiyo Ah+SAWIRO

November 11, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Wadanka Thailand oo dhaca bariga fog ee Qaarada Aasiya ayaa waxa uu ka dhacday Arin mucjiso ah,kadib ...
images

FADEEXAD:Agaasime Musuqmaasuqay Mushaaraadka Shaqaalihiisa

November 9, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Agaasime Xasan Cali Geeseey oo ah Rugcadaa Saxaafdeed , ka soo shaqeeyay qaar ka mid ah Idaaccadaha ...
Hore

Daawo Video: Qaladkii Ugu Weynaa Ee Uu galo Wariye TV Ka Howlgala Taariikhda

November 5, 2013
London : (V.O.N):- Inta Badan Wariyaasha calamka ayaa  Qaladaad gala iyagoo warka Akhrinaya Sida wariyaasha Soomaalidaba  Qaladadka U galaan. Hadaba ...
%d bloggers like this: