DHAGEYSO:Sh.Maxamuud Cabdulla Ow Cariif “Hilibka Waraabaha Waa Xaaran”

Published on August 15, 2012 by   ·   24 Comments Waxaa Aqristay:15817

Nairobi: (V.O.N):-Sh.Maxauud Cabdulle Ow Cafiif oo ka mid ah Cilimaa’udiinka ugu waaweyn Soomaaliya ayaa ka jawaabay hadal  dhawaantaan la isla dhexmarayay ,kaasoo ahaa in cimista Hilibka Waraabaha uu xalaal yahay.

Hadlka Sheekha ayaa imaanaya kadib markii Kooxda Al-shabaab ay xalaaleeyeen cunista hilibka Waraabaha ,iyadoona uu  Magaalada Kismaayo heerkii ugu sareyay ka marayo qiimaha lagu kala iibsado hilibka Waraabaha.

Halkaan Hoose Ka Dhageyso

[Audio:http://codkaqaranka.com/wp-content/uploads/2012/08/Sh.Max_.uud-Ow-Cabdulle-Cariif-.mp3]

Wixii Talo Dhaliil ama Caabasho ah Noogu Soo Hagaaji

Email:Codkaqaranka@gmail.com

Xafiiska Warqabadka Radio Codka Qaranka 

Nairobi-Kena

Voice Of The Nation

 

 

Share

Readers Comments (24)

  1. warsame says:

    Arrinta ku saabsan cunida hilibka waraabaha oo laba sheekh ka hadleen ayaa mid waliba si gooni ah uuga hadlay. Markaa waxay illatahay hadii laxalaalaystay in hilibka waraabaha lacuno waxaa ku xigi doonta in hilibka dadka lacuno oo somalidu noqotaa ugaadhsade iyo la’ ugaadhsade. Hadii laysku haleeyo zamaanu jaahiligii carabta waxaa dhici karta in waxyaalihii ay sameyn jireen wakhtiyadaa maanta somalidu samayso waa ayaan daro iyo jaahilnimo anaga oo joogna qornigii 21.Xadiiska uu sheekh umal soo qaatay wuxuu qeexayaa in nabi maxamad laga soo wariyay ani wuxuu shiki iiga galay xadiisyadda laftooda.Science xawayaanka ka hadlaa waxay ku kala sheegaan duurt joogta ama ugaadha qaar dooga cuna iyo qaar hilibka cuna sidda Carnivore and Herbivore. Diinta islamku siddaa ma u kala saartaa mise waa isku jir xayawaanka duur joogta ah?

    • moha says:

      diinta islaku waxaysan ka hadlin ma jiran abti hadii adigu aad carab wax ay samayso aad diidayso iyadaa wax walba ku soo garsiisa ee adiga isku day in aad wax badan radisaa insha alh wana ska hagagaysaa warabe mahane wax badan oo xalala ayaa ku jira meel walbo lkn somalidu ma cunto hada ayaaba malayga xataa la baray soamalida in ay cunaan waliba dad ayanba cunin wana xalaal marka culimada iyaga ha wada hadlano dadkana haaka dhiciyan wixii qaldan wanu sugaynaa culimadii kitab baris ayaya ku jirane yan laga walin bahasha insha alh asc

  2. Asc codka qaranka Hilipka waraapaha waa xaraan lama cunikaro/ hada culimadii ayaa is qilaafi rapo mid waxu leyahay waxalaal mid neh waa xaraan inte la,aadaa marka ani waxan qapaa hilipkas wa xaraaan cad

  3. Ani hilipka warapaha wan cunaa mcn lee kismayo ayan jogaa c/fitax maxamed dhaqane

  4. mahad hashi says:

    waa sheekadii takfiirka waxaad moodaa ayaantaan inay ceebahooda soo baxayaan maalinba meel ayay ku fashilmayaan hilibka dadku waa xalaal ayay soowadaan ee la socda waayo fitno ayay ka shaqaynayan waxii lala yaabo ayay baneeyaan oo meel kaste la istaagaan waxii laysku raacsanyahayne waaka gaabsadaan

  5. ali says:

    waa yaab somalida waxaa kasoo dhow sida shiinaha wax walba inay cunaa
    oo eeyaha iyo dooliga waa la cuni karaa ayaan sugaynaa

  6. maxamed taaksay says:

    hilibkaas waraabaha waa xaaraan taas cidi dood ka qabta ama ka murmeyso waxey raban iney ku xad gudbaan xuduuda ilaaheey lkn naar ayey shaqeysanayaan

  7. moha says:

    shekha qayr alah siyee waba ka hadlay arinkane muuu si wanagsan uga hadlo ayad iyo xadiith midna ma kenayo marka siden ku aminaynaa warkiisa anba waa dhihi karaa sida uu u hadlaya.lkn shekh umal markuu ka hadlayaya wan dhagaystay waa wax la qadan karo meel ayuu u yelayaa arinkane meel ha loo yelo asc

  8. Muhammag gas says:

    Marka hore asc runtii ilama ahan in hilibka warabaha uuu xalalyahay inkasto uu shiiq ku shegaaay inu xalayna shiiq kalana uu beniyey marka wadada meel aan u raaco ma aqaan wax cadna uma jeedo marka waxan dhihi laha wrabaha asaga ayaa wax cuna wax waxcunana oo aan bada ku jirin marka ilama ahan inuu xalalyahay ee dadka masakinta ah wax aan wanagsanen ha cunsiinina

  9. 4 mi point of view i belif dat hyena meat z haram..diz pple r mad 2moro dey want 2 tel us pork meat z halal….yahooo..sighns of qiyama….Oh God sef us frm JIDAL

  10. Ibrahim says:

    Waraabaha waxaa xalaaleeyey cidii xalaaleysatey dhiiga islaamka oo cunijirtey hilibka dadka oona qalanjirtey ma is weydiiseen dadow in ay dey nayaan waraabaha xilibkiisa ileyn gaalku waad aragtey wax kaxaaran ah majiro markaa insidaa lagu doodo ama looraadiyo mas alo saa u weyn oo culimada toosan lagu mashquuliyo ilama ahan Jawaabta ayaa waxaa ah qofkii dhiiga aadanaha xalaaleystey waraabe muxuu u yahay

  11. wlh taqofkasta ayay ocadahay qofke iska indhaxeraro waconikaraa lakin helibkas waxaran hadana wa wax nankowanagsanin wax asagaba inow waxcono wabo sedid oconta hadana waxlacono miyaa nagoyar ilah halaga cabsado

  12. SAADAQ says:

    Ninka UMAL la dhaho hada ka hor wuxuu sharciyaynayay is-qarxinta , wuxuu kaloo banaynayay SIIGADA, maantana in waraabaha la cuni karo ayuu banaynayaa marka ninkii dhagaysan jiray ayay dhibtaa, in uusan sheekh ahayn waan ogayn .

  13. nasir says:

    Aniga lama yabani midkan diinta ilahay kabeen shega Malin walba ee umul layirahdo Lakin waxan layabanahay qofka mantay kadhagaysanayo warabe hilibkisa ayaa lacuni karaa that’s so stupit and no body is gone buy it

  14. maariya555 says:

    walaahi waa wax lala yaabo waraabaha hilibkiisa gormuu noqay xalaal waayo waraabaha dadkuu cunaa iyo dhiig bini adam may kula tahay inuu xalaal noqonaayo waxan shekhyada somaliyed ka codsanayaa inay ka dayaan musliminta benta ay shegayan wayo waxaan wada nahnay walalo ilama wanaagsano beenta insha alah waraba hilibkiisana wa xaraan allshababka way bvaneeyen in la cuno hilibka waraabaha waa casri jahilnimo adunkana qarniga ugu dambeeyaa la marooyaa wax walba waa lagu arkaa waxaan ka aheen ilaahay wejigiiisa marka walaalayaal ka daya musliminta benta aad u sheegaysaan insha alah thnx

  15. Sidee daba warabaha wuu jogi jiray lamana cuni jirin lamana shegi jirin marka ma manta ayuu noqday xalal waa waxan aqliga galen ee hadi ay sax tahay umulow warabaha lagama ibinayo durka ayu jogaye marka hore adiga umula qudhada intad soqabato umada horteda kuqalo e adiga iska bilow cunida kadibna carurtada sii hadi ow hadalkada run yahay

  16. cabdirashid says:

    ASALAMUCALEYKUM.
    ANIGU LABADA SHIIKHBA WAAN DHEGEYSTEY
    SHIKH UMAL WUXU KENEY DALIL LAKIIN SHIIKH CAFIIF DALIKA SHAKH WAX KAMA ORAN
    MARKA ILLA IYO WAA 1 poiant OO SHIKH UMAL 00 OO SHIKH CAFIIF AH:

  17. MAXAMED MAXAMUUD SHIIKHAALOOW says:

    ASALAAM CALEEYKUM WARXMATULLAH
    WAXAAN RABAA INAAN UMMADA U SHEEGO IN ARINTA AAY KU DOODAYAAN LABADA SHEEYKH AAYNAAN AHEYN MID DOOD LAGELIN KARO LAAKIIN AAY KU JIRTO JAAHILNIMO MIDKOOD SABATU WAXAY TAHAY XALAAL IYO XARAAN MEESHA MA TAALO WAXA MESHA YAALO WAXA WEEYE MALA CUNI KARAA MASE LAMA CUNI KARO
    HADII QURAANKA BANEEYAY IN LA CUNI KARO HALA CUNO LAAKIIN SOOMAALIDU DHAQAN MA U LAHEEYD CUNITAAN DHURWAA? MASE JIRTAA QOLO HOREY U CUNI JIRTAY? HADII REER KISMAAYO LA GU AMRAY INEEY CUNAAN WAA MID UGAAR AH IYAGA HADII AAY DURUUFI KU KALIFTAY INEEY CUNAAN HADII KALE WAA KIRAAHIYAD MAAHA XAARAAN ILAAHEEY QURAANKISA MEEL UGA MA TAALO XALASHIISA AMA XAARAANTIISA LAAKIIN WAA SHEY MAKRUUH AH CUNITAANKIISA.
    WAA SIDA LIBAAXA OO KALE WAA MAKRUUH CUNITAANKIISA LAAKIIN XAARAAN MAAHA MARKA WAXAA WANAAGSAN IN LAKALA SAARO MAKRUUH IYO XAARAAN.
    LAXMAL KHINZIIR DAM MEEYTAT WAA INTA LAGU SHEEGAY QURAANKA KARIIMKA.
    N.B
    HADII AAN SI KALE IDINKU SHEEGO WALAALAYAAL WAA MASIIBO KA TIMI XAGGA ILLAAHEY IN SOOMAALIYA OO ILAAHEEY KU MANEEYSTAY XOOLO XALAAL AH INEEY MAANTA CUNTO XAYAWAAN AANAN LOO BAAHNEEYN CUNITAANKIISA MAADAAMA UU YAHAY MID XOOLAHA IYO DADKABA CUNA.

  18. maryan says:

    walalayaalow waan idin salamay waxaan idiin sheegayaa diinteena ma ahan waxeey ila tahay iyo waa ilka weeyn yahay iyo hore looma cunin sheeq umal xadiis buu sheegay sheeqaw adna keen meel lagu xaraan timeeyay waxa rasuulka idiin keenay qata waxuu idinka reebayna ka hara buu ilaa yiri waa xalaal baa lagu yiri adiga hadaa rabtid ha cunin cid kuguma qasbeyso lkn wax rasuulka xalaleyay waa xaraan ha dhihin

  19. abuukar mualim cumar says:

    asc muliminta soomaliyeed salaan kadib waxaa mahadin udirayaa shekh maxamuud ow cadule cariif waxaana didanahay in oow xalal yahay hilibka waraabaha waxana leyahay wa xaraam cad xalaal kasokoow qofki cunay beer adkaa meeshi xaraan lagu sameyo alle halaag ayow kuridaa aanu ka dhur sugno asc

  20. Elmi says:

    Asc. Aniga waxan u shegi laha umul iyo wixi laqabo kunitanka warebaha iney fahman hadithka nabiga(ASw) o aha min husni islami mari tarkuhu mala yacnihi marka wa maxay faida da kujirta kahadalka wax yabaha shaki kujira kaso tagtasi umul warabaha lacuni karo u shegayo wa ke? Sida kutubta eyno qoreso

  21. cabdiraxiin says:

    ALLAHA AJIR KA SIIYO SHIKH MAXAMUUD OW CABDULA CARIIR NINKA BANEYNAAYO HILIBKA WARAABAHA WAA TAGFIIR HILIBKA WARAABAHANE MALA CUNI KARO XADIIS MALESKA SO DALIISHANAA

  22. Nasriin says:

    Ugu horayn waxan salamay labada sheq waxan aad u tagersanahay sh/maxamud majirto baahi lo cuno warabe xalasha kale aya ka badan

  23. asc walahay somaliyee ooqaliga ahow waxan adiin shekahayaa in aad iska ilaalisan wax uu idiin shekay takiir nin kajiri hilibka warabaha yiri waxalaa waa takfiir midka kali wasbin akhiir waxaa sobadanahayo dadka xun xun ee halaga dig tonaado tagfiir asc




Arrimaha Bulshada

fgfyty-110x90

Hooyo u Dhalatay Dalka India Oo Canugeeda Ku Iibsatay Lacag Dhan 6$ dollar.

May 13, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Warbaahinta Dalka India ayaa waxa ay hadal heysaa Dhacdo Saddax maalin kahor ka dhacday Deegan ku yaalla ...
codkaqaranka

Ogow Qaar ka Mid ah Siraha Haweenka ku Culus Oo Aanay Jeclayn In Marnaba Raggu Ay Ogaadaan

May 4, 2013
Muqdisho:(V.O.N):-Ogow Qaar ka Mid ah Siraha Haweenka ku Culus Oo Aanay Jeclayn In Marnaba Raggu Ay Ogaadaan
22

DAAWO SAWIRADDA: Haweeney iyadoo Hurdaysa Cunto Karsaneysa

May 1, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Sida ay jariirada u sheegtay haweenaydani, waxa marka ay subaxdii toosto aragtaa, tobanaan shay oo ay xalay ...
caweyska

DAAWO:Gabar Wariye Ah Oo Xafladii Arooskeeda Ka Carartay Si Ay Usoo Duubto ………….

April 22, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Gabar Saxafiyad Ah oo u  dhalatay Dalka Shiinaha Oo Lagu Magacabo Chen Ying Ayaa Ka Dhax Boodaty ...
qiso-dhab-ah

Nin Gabar Uuu Jeclaa Laga Guursaday Oo Gaari Xamuul Ku Weeraray Gawaaridii Gelbiska Loo Diyaariyay

February 6, 2013
Deeganka Midvale ee duleedka magalldda Salt Lake ee dalka Maraykanka, ayaa waxay gacanta ku dhigeen nin lagu magacaabo ...
hambalyo-dhalasho2

Hambalyo Dhalasho Farxad Leh:Qadro Ahmed Tuwad Iyo Seygeeda C/Casis Aaden Gaaba Oo Wiil Ugu Dhashay Kismaayo

January 26, 2013
Nairobi: (N.O.N):-Waxaa halkaan tahniyaaaaad Dhakasho Farxad leh Ka dirayo Asxaabta iyo ehelada kala ah. 1.Hooyo Qadro  Ahmed  Tuwad 2.Aabo Suleman  ...
tahniyad

Tahniyad Aroos Farxad Leh Oo LOo Dirayo Lamaanaha Cali Sheikh Xassan Iyo Deeqo Cabdi Cisman.

January 25, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Waxaa Halkaan Tarniyad Aroos Farxad leh ka dirayo Asxaabta Kala ah. 1-Aabo Cabdi Cisman. 2-Hooyo Khaadija Idiris 3-Aabo Sheikh Xassan ...
385220_467166633330438_187659575_n

Fanaanada Samiira Naaji Oo Ka Caabaneyso Wabsite-yo Xog Been ah Ka Qoray

January 24, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Fananada da'da Soomaaliyeed Samiira Naaji ,kana tirsan Fanaaniinta Ku nool Qurbaha gaar ahaan Dalka Jarmalka ayaa si ...
timthumb.php

6 Qodob Oo Ragga Ku Kalifta In Haweenka Ay Been u Sheegaan

January 23, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Xiliga uu socdo Xirrika u dhaxeeyo lamaanha ,waxaa dhaca qaladada am aisfahan daro ka dhex dhalatao lamaanha ...
TUUG

DAAWO:Tuug Iska Soo Iloobey Maasgaradii Wejiga Oo Qaab Xeeladeesan Wax u Dhacayo

January 23, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Tuug Iska Soo Iloobey Maasgaradii Wejiga Oo Qaab Xeeladeesan Wax u Dhacayo
timthumb.php

Astaamaha Lagu Kala Garan Karo Gabar Iyo Garoob!!!!!

January 22, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Inta badan Guurku waa mid ku dhisan Kalsooni & is aaminaad dhex marta labada lamaane ee nolol ...
naag

Sir Culus:Baro Qaabka Ugu Fudud Ay Ku Raaxeysan Karaan Lamaane Kala Fog

January 16, 2013
Lamaanaha Soomaalidu waa kuwa badankoodu ku kala nool dalal kala gadisan magaalooyin kala duwan, waxaase muhiim ah in ...
Muuqaal

DAAWO:Ila Qosolkii Aduunka Ugu Yaabka Badneed Oo La Soo Bandhigay

January 10, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Waxaa inoo suurta gashay In aan idiiin soo gudbino Ila qosolkii aduunka ugu yaabka Badneed oo la Ssoo ...
qaliin

DAAWO: Naaga 3 Sano La Qabay Kadibna Isku Bedeshay Nin {Mucjiso}

January 3, 2013
Nairobi: (V.O.N):- Naag Mudo 3 Sano ah la qabay ayaa mar qura waxeey isku bedeshay nin ,kadib markii ...
Xaaxo Macaan

Dumarka Raga Kama Cafimayaan Qodobadaan Xiliga Galmada

December 24, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Arimo badan ayaa jira oo haweeneyda si xogan uga careysiiya balse la yaabku waxa uu yahay inta ...

SHEEKOOYINKA

cry

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 13aad

October 7, 2012
Nairobi: (V.O.N): Gabadhii saaxiibteey eheed waxaan sugaba Subadii ...
cry

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 12aad

September 30, 2012
Nairobi: (V.O.N):Gabdhii ayaa kaarar keenii gudaha la gashay ...
cry

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 11aad

September 23, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii Maxamed Qadar jaamac oo ka shaqeynayay ...
cry

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 10aad

September 16, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Waxaan soo baraarugay iyadoo dhinacyadeeyda ay taagan ...
crying-600x5361-300x26811

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 9aad

September 9, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Askartii wey naga diideen In gacaliyehegii Mahad ...
crying-600x5361-300x26811

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 8aad

September 2, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Subaxdii labaad ee aan ku suganahay Xerada ...
crying-600x5361-300x2681

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 7aad

August 26, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Maalintii Labaad wxaan ku dheelmanay Xafiiskii Hay’ada ...
crying-600x5361-300x268

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 6aad

August 18, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii aan soo gaarnay Xerada IFO ee ...
crying-600x536

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 5aad

August 12, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Makii ay qoarxdu dhacay Hoteelkiina Lacgtiisa aanan ...
crying-600x536

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 4aad

August 5, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii uu wlalakiisa ii ogolaaday in uu ...