DHAGEYSO:Sh.Maxamed Cabdi Umal “Waraabaha Hilibkiisa Wuu Bananyahay”

Published on August 15, 2012 by   ·   9 Comments Waxaa Aqristay:7050

Nairobi: (V.O.N):-Waxaaa Maalamahaan Warbaahinta ku soo badanayay in hoogaanka sare ee Maleeshiyada Kooxda Al-shabaab ee Magalaad Kismaayo in ay baneeyeen cunista hilbika Waraabaha,Tasoo keenta muran iyo shaki xoogan oo hareeyey dhamaan Umadda Somaaliyaeed meel kasta oo ay dunida kaga kool yihiin.

Sh.Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah Culima’udiinka Soomaaliyeed oo wax laga weydiiyay Mas’aladaasi ayaa sheegay in cinista hilibka Waraabaha ay tahay mid Xalaal ah o u sugan Diinta Islaamka.

Halkaan Hoose ka Dhageyso Jawaabta Sh.Umal

[Audio:http://codkaqaranka.com/wp-content/uploads/2012/08/warqaad-maqal-iyo-muuqaal.mp3]

Wixii Talo Dhaliil ama Caabasho ah Noogu Soo Hagaaji

Email:Codkaqaranka@gmail.com

Xafiiska Warqabadka Radio Codka Qaranka 

Nairobi-Kena

Voice Of The Nation

 

 

 

 

Share

Readers Comments (9)

  1. Walee hilipka warapaha xalaal ha noqdo ama xaaran hanoqdo ani un macunaayi waxaad raptinshega

  2. sheekheyna umal wuu waashday siduu u sooo socday hilib waraabe aa xalaal ah miyuu keenay war umada ha lu qafiin kun sheekh oo kaa calan san ayaa jiro alshaabaabyahow

  3. Wale wa la yaab sh’ umul diinta wax kama yaqan ninki dhahay soo maaha ma tagta wa lagu tukan karaa wax kama dhagey sanayo shiiq walbo hadu dhaho hala cuno ani ma cunayo wax an horey lo cuni jirin hada la cunayo maxa waye tan kale hadal waye cml qamuska ha lagu daro bey so wadan diinta dhel ma gasho umada ha qaldin umada yan la qaldin umad yahay dinta xifdiya shico bay wax ka dhageysten iyo wax qurun ah

  4. A.Rashid says:

    Akh tuf ha u gafin waa sheekh salafi ah kana mid ah culimada loogu kalsoonyahay meelaha ay soomaalida degta. culimadii horaa taxriif samayn jirtay. xaddiis saxiix ah qufka beeniyana waa halis xaalkiisa

  5. Ajakis says:

    Horta sh.umalow sii u soo socotay waarabe hala cuno maa keentay adlee waye midaas warabe hadii hilib lawaayo xitaa macunaayi

  6. calii sheekh says:

    anigu waxaaqabaa inuu xallal yahay durwaagu waxaad dhikartaa waxaa kahaneysa nafsadeeya laalkin adhin waa xaaraan wax nabigu baneeye hadaa tiraado waxaaraan halis waaye

  7. calii sheekh says:

    walaal markaad dheheso waxaan waaxalall

  8. daadoow says:

    asc walaalaha muslimka ahoo yaan lala yaabin sheikha lkn waxaa yaab mudan in dad muslim ah inta layiraahdo waa xadiith nabi muxamed (scw)ka sugnaaday weliba sanad saxiix ah in layiraahdo waa yaab soow ma ogedin awalba xalaal iyo xaaraam alle iyo rasuul ayaa islaamka u jideeyey hadii taas aadan ku qanacsaneen in waxa aad cuneeso iyo waxaadan cuneen aad ka qaadaneeso diinta islaamka ah waxba ha islugooynin islaamkaagaaba aan guntamin mana aadanba soo gelin islaamnimada

  9. Anas yare says:

    Shekh Umal runtisa wayey warabaha hilibkisa halal weye marka dadka shekh aflagadenhayan halaga dayo wayo wey sugantahay wah sugnen shekh mashegayo hadii hilib la wayo waa lacunikara.




Arrimaha Bulshada

fgfyty-110x90

Hooyo u Dhalatay Dalka India Oo Canugeeda Ku Iibsatay Lacag Dhan 6$ dollar.

May 13, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Warbaahinta Dalka India ayaa waxa ay hadal heysaa Dhacdo Saddax maalin kahor ka dhacday Deegan ku yaalla ...
codkaqaranka

Ogow Qaar ka Mid ah Siraha Haweenka ku Culus Oo Aanay Jeclayn In Marnaba Raggu Ay Ogaadaan

May 4, 2013
Muqdisho:(V.O.N):-Ogow Qaar ka Mid ah Siraha Haweenka ku Culus Oo Aanay Jeclayn In Marnaba Raggu Ay Ogaadaan
22

DAAWO SAWIRADDA: Haweeney iyadoo Hurdaysa Cunto Karsaneysa

May 1, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Sida ay jariirada u sheegtay haweenaydani, waxa marka ay subaxdii toosto aragtaa, tobanaan shay oo ay xalay ...
caweyska

DAAWO:Gabar Wariye Ah Oo Xafladii Arooskeeda Ka Carartay Si Ay Usoo Duubto ………….

April 22, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Gabar Saxafiyad Ah oo u  dhalatay Dalka Shiinaha Oo Lagu Magacabo Chen Ying Ayaa Ka Dhax Boodaty ...
qiso-dhab-ah

Nin Gabar Uuu Jeclaa Laga Guursaday Oo Gaari Xamuul Ku Weeraray Gawaaridii Gelbiska Loo Diyaariyay

February 6, 2013
Deeganka Midvale ee duleedka magalldda Salt Lake ee dalka Maraykanka, ayaa waxay gacanta ku dhigeen nin lagu magacaabo ...
hambalyo-dhalasho2

Hambalyo Dhalasho Farxad Leh:Qadro Ahmed Tuwad Iyo Seygeeda C/Casis Aaden Gaaba Oo Wiil Ugu Dhashay Kismaayo

January 26, 2013
Nairobi: (N.O.N):-Waxaa halkaan tahniyaaaaad Dhakasho Farxad leh Ka dirayo Asxaabta iyo ehelada kala ah. 1.Hooyo Qadro  Ahmed  Tuwad 2.Aabo Suleman  ...
tahniyad

Tahniyad Aroos Farxad Leh Oo LOo Dirayo Lamaanaha Cali Sheikh Xassan Iyo Deeqo Cabdi Cisman.

January 25, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Waxaa Halkaan Tarniyad Aroos Farxad leh ka dirayo Asxaabta Kala ah. 1-Aabo Cabdi Cisman. 2-Hooyo Khaadija Idiris 3-Aabo Sheikh Xassan ...
385220_467166633330438_187659575_n

Fanaanada Samiira Naaji Oo Ka Caabaneyso Wabsite-yo Xog Been ah Ka Qoray

January 24, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Fananada da'da Soomaaliyeed Samiira Naaji ,kana tirsan Fanaaniinta Ku nool Qurbaha gaar ahaan Dalka Jarmalka ayaa si ...
timthumb.php

6 Qodob Oo Ragga Ku Kalifta In Haweenka Ay Been u Sheegaan

January 23, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Xiliga uu socdo Xirrika u dhaxeeyo lamaanha ,waxaa dhaca qaladada am aisfahan daro ka dhex dhalatao lamaanha ...
TUUG

DAAWO:Tuug Iska Soo Iloobey Maasgaradii Wejiga Oo Qaab Xeeladeesan Wax u Dhacayo

January 23, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Tuug Iska Soo Iloobey Maasgaradii Wejiga Oo Qaab Xeeladeesan Wax u Dhacayo
timthumb.php

Astaamaha Lagu Kala Garan Karo Gabar Iyo Garoob!!!!!

January 22, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Inta badan Guurku waa mid ku dhisan Kalsooni & is aaminaad dhex marta labada lamaane ee nolol ...
naag

Sir Culus:Baro Qaabka Ugu Fudud Ay Ku Raaxeysan Karaan Lamaane Kala Fog

January 16, 2013
Lamaanaha Soomaalidu waa kuwa badankoodu ku kala nool dalal kala gadisan magaalooyin kala duwan, waxaase muhiim ah in ...
Muuqaal

DAAWO:Ila Qosolkii Aduunka Ugu Yaabka Badneed Oo La Soo Bandhigay

January 10, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Waxaa inoo suurta gashay In aan idiiin soo gudbino Ila qosolkii aduunka ugu yaabka Badneed oo la Ssoo ...
qaliin

DAAWO: Naaga 3 Sano La Qabay Kadibna Isku Bedeshay Nin {Mucjiso}

January 3, 2013
Nairobi: (V.O.N):- Naag Mudo 3 Sano ah la qabay ayaa mar qura waxeey isku bedeshay nin ,kadib markii ...
Xaaxo Macaan

Dumarka Raga Kama Cafimayaan Qodobadaan Xiliga Galmada

December 24, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Arimo badan ayaa jira oo haweeneyda si xogan uga careysiiya balse la yaabku waxa uu yahay inta ...

SHEEKOOYINKA

cry

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 13aad

October 7, 2012
Nairobi: (V.O.N): Gabadhii saaxiibteey eheed waxaan sugaba Subadii ...
cry

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 12aad

September 30, 2012
Nairobi: (V.O.N):Gabdhii ayaa kaarar keenii gudaha la gashay ...
cry

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 11aad

September 23, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii Maxamed Qadar jaamac oo ka shaqeynayay ...
cry

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 10aad

September 16, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Waxaan soo baraarugay iyadoo dhinacyadeeyda ay taagan ...
crying-600x5361-300x26811

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 9aad

September 9, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Askartii wey naga diideen In gacaliyehegii Mahad ...
crying-600x5361-300x26811

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 8aad

September 2, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Subaxdii labaad ee aan ku suganahay Xerada ...
crying-600x5361-300x2681

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 7aad

August 26, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Maalintii Labaad wxaan ku dheelmanay Xafiiskii Hay’ada ...
crying-600x5361-300x268

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 6aad

August 18, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii aan soo gaarnay Xerada IFO ee ...
crying-600x536

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 5aad

August 12, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Makii ay qoarxdu dhacay Hoteelkiina Lacgtiisa aanan ...
crying-600x536

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 4aad

August 5, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii uu wlalakiisa ii ogolaaday in uu ...