Wednesday, April 23rd, 2014

DHAGEYSO:Gudoomiyaha Kooxda Waayaha Cusub Oo Ka Hadlay Safarkiisa Mareykanka

Published on August 16, 2012 by   ·   8 Comments Waxaa Aqristay:6338

Nairobi: (V.O.N):-Gudoomiyaha Kooxda Caanka ah ee Waayaha Cusub Maxamed Shiine Aqayaar ayaa waxaa uu ka hadalay Safarkiisa Gaarka ah uu ku tagay Dalka Mareykanka.

Shiine Aqyaar ayaa sidoo kale ka warbixiyay qaabka uu ku tagay dalka Mareykanka,isagoona Xusay  in casuumaad uu kahelay Wasaarada Music iyo Hanuuninta iyaga iyo dalka Mareykanka .

Halaan Hoose ka Dhageyso

[Audio:http://codkaqaranka.com/wp-content/uploads/2012/08/Wareysi-shiine-aqayaar-hee.mp3]

Wixii Talo Dhaliil ama Caabasho ah Noogu Soo Hagaaji

Email:Codkaqaranka@gmail.com

Xafiiska Warqabadka Radio Codka Qaranka 

Nairobi-Kena

Voice Of The Nation

 

Share

Readers Comments (8)

  1. Farxaan says:

    Marka hore waxan salaamaya qorayaasha webkan midda kale ninkan wejiga sheeydaanka leh ee mar walbo islaamka aflagaadeynayo haduu tagay u.s.a wuxu u tagay inuu fasahaadkuu ku jiray sii 2 laabo marka allah kusuo hanuuniyo ayan ku oran lahaa shiine sheeydaan

  2. waxaan hal kaan kasalaa mayaa dhamaan
    dhaamaa fanaaniinta waayaha cusub meel kasto oo aay joogaa waad slm tihiin
    waxaan isnka cod sanaa inaad sii laba jibaartaan aflagaadad aad aflagaadeeneesa
    kooxda lagu shaqeeata yaasha ah ee afka duubaan sidii habri hii ookalee oo
    umada baa,abshay /midkaan dadka aflagaa deenaayo waa wecelasii shabaab ka,haray wecel kastoo shabaab kacaray sidaan ayuu dadka u aflagaadeeyaa qeer ayaan idiin rajeenaa group of waayha cusub good byyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyy

  3. HODAN says:

    shiino noolowo waaliigaa waalalo cadoow gaa haajabo waadani dhab ah gafurr duub iyo wiixii difaacayaa ha dhacanoo aamiin soomali somaliaa leh hanolaato nabad iyo kaladanbeen alahaa nasiiyo

  4. Asc walaalayaal waxaad u daba dhaqaysaan waa mufsid kaan munkarka hor kacayo ilaahna wuxuu na amray inaan iska reebno waxaad af lagaadada kula taageerteena waa mujaahidiinta dhufaysyada ku difaacaya shareecada islaamka wlh ma ahan wax xujo idiin noqon doono bari mujaahidiintana hadkiina uma aabayeelayaan anagaa taageersan jaamiciyiina ah wlh juhaalbaa tihiin ee wax barta intaad music udaba dhaqi lahaydeen

  5. Dhalxa says:

    Allahu akbar allahu akbar allahu akbar mahadasanid amaal cumalada gaalada&shahaado ladiriryasha waligod waxan duli ahayn ku nolan mayan nololna waxay taala hooska towxiidka waxan adiin leyahay tagerayasha qalada intu dhulkena joogo gaal mujaahid daali mayo har&hawen

  6. raxmo says:

    Farxaan AAMUS ha caayin fanaanka muwaadinka ah. Diinta aad sheegaysid ma mida shabaabku haystaanbaa? Waaba kabaxnay diinta kuwaasu haystaan. Isku xishood ha caayin nin muwaadin ah

  7. taqwa says:

    asc dhamaan waxaan salaamayaa uma islaamka ah gaar ahaan umasa soomaaliyeed meel kasto oo ay joogaan mida kale raxmo waxa ay sheegtay in ay diinta alle ka baxday war ilaahay ka baq walaaleey oo alle u toobad keen waxaad gashay danbi weeyne

  8. Qasbaaye says:

    asc dhamaan waxay ila tahay dadka wixii dariiqa ilaahay haysta ilaahay ha u siyadiyo wixii kalena ilaahay ha soo hanuuniyo lkn ogow aflagaadada in ilaahay danbi kaaga qorayo markas dhallinyaro diintu waxay ina ledahay amus ama wax khayr leh ku hadal w b tawfiiq



Arrimaha Bulshada

Ok

DAAWO:Barnaamijy Qiiro Leh “U Hiili Boqor Iyo Bartamaha By:Maryan Seylac

March 24, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Barnaamijka Bulsho ee ka Baxa Royal TV- ayaa shalayto waxaa soo-saaraha iyo soo-jeediyaha barnaamijkaasi, Maryan Saylac ay ...
ganaax_1

DAAWO:Arin Yaab Leh Oo Dhexmartay Gabar Yar Oo Sedex Jir ah Iyo Boliiska Mareykanka

March 20, 2014
Florida: (V.O.N):-Sheeko layaab leh oo ka dhacday Magaalada Florida ee Dalka Mareykanka ayaa soo jiidatay Warbaahinta Caalamka kadib ...
Cawaale22

DHAGEYSO:Al-Fanaan Cawaale Aadan Oo Ka Hadlay Arimo Xasaasi ah

March 1, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Fanaanka Caanka ee Reer Jabuuti Cawaale Aadan oo ku Sugan Dalka Canada ayaa Ka sheekeeyay taariikhdiisa Dhanka ...
Guulled Adan

QISO Xanuunbadan:Bur Burkii Jaceylkeyga Waxaa Gacan Weyn Ka Geystay Saaxiibkeyga Qeybtii 2aad

February 27, 2014
   Muqdisho: (V.O.N):-Qisadaani ayaa ah mid cajiib oo marka aan diyaarinaye runtii dareen  badan igu abuurtay ayaan waxaan ka ...
guuled 3

(Guuleed Aadan Muuse):- Bur Burkii Jaceylkeyga Waxaa Gacan Weyn Ka Geystay Saaxiibkeyga (Qiso Jaceyl Oo Xanuun Badan Qeybtii 1 Kowaad)

February 11, 2014
waxaan salaamayaa aqristayaasha Sharafta leh salaan qaali ah salaan iyo bariido dabadeed ereyadaan waa kuwo kasoo burqanaayo qalibi nusqaamay ...
Abdifitah

DAAWO:Fanaan Caan Ah Oo Shaaciyay Inuu Fanka Isaga Baxay Codsadayna In Loo Duceeyo

January 19, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Fanaanka da'da yar ee sida weyn loo Taageero alfanaan Cabdifatah Axmed Tacabir (Cabdifitax Yare) ayaa sheegay inuu isaga ...
imagesCAIM9619

Cunug Mucjiso Ah Oo Ku Dhashay Israa’iil, Iyo Yahuuda Oo Ka Argagaxsan+SAWIRO

January 13, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Warbaahinta Israel ayaa baahisay in Magaalada madaxda Dalkaasi uu ku dhashay Wiil yar oo leh Hal il, ...
akshay-katrina-4

8-Da Jilaa Ee Ugu Dheesha Wanaagsanaa Bollywoodka.

January 1, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Akhristayaasha Sharafta leh ee Shabakadan Wardaye.com waxaan Aalaba usoo gudbineynaa Wararka ugu Xiisaha badan Dunida Sida Siyaasadda ...
15-300x225

Arin Naxdin Leh Oo Ka Dhaxday Muqdisho+Sawiro

December 31, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Maamulka Cusbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee Banaadir ayaa Faah Faahin ka bixiyay laba Caruur Mataano ah oo ...
download12

Naxdin:Daawo Sheekh Umal Oo Yaab Leh Uga Jawaabay Galmada Afka

December 30, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Sheekh Umal oo ka mid ah Culimada aqoonta durugsan u leh ayaa waxaa la weydiiyay Su’aalo badan ...
1

Caruus Ka Dhuuntay Xaaskiisa In Lagu Guda jiray Xafladii Arooska

November 27, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Caruuskii ayaa ka dib dhacay in uu yimaado xafladii Guri gaynynta , durbana mid ka mida martida ...
1

DAAWO: Sawirada Ninka Dunida ugu Ilkaha Adag

November 11, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Andariis Jaardayn oo ah 64 jir ayaa loo aqoonsaday ninka ugu ilkaha adag waxaana ka mid noqday ...
sawir Mucjiso

Dalka Thailand Oo Lagu Arkay Arin Mucjiyo Ah+SAWIRO

November 11, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Wadanka Thailand oo dhaca bariga fog ee Qaarada Aasiya ayaa waxa uu ka dhacday Arin mucjiso ah,kadib ...
images

FADEEXAD:Agaasime Musuqmaasuqay Mushaaraadka Shaqaalihiisa

November 9, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Agaasime Xasan Cali Geeseey oo ah Rugcadaa Saxaafdeed , ka soo shaqeeyay qaar ka mid ah Idaaccadaha ...
Hore

Daawo Video: Qaladkii Ugu Weynaa Ee Uu galo Wariye TV Ka Howlgala Taariikhda

November 5, 2013
London : (V.O.N):- Inta Badan Wariyaasha calamka ayaa  Qaladaad gala iyagoo warka Akhrinaya Sida wariyaasha Soomaalidaba  Qaladadka U galaan. Hadaba ...
%d bloggers like this: