Monday, April 21st, 2014

Magaalada Nairobi Oo Saaka Siweyn Looga Ciiday+Sawiro

Published on August 19, 2012 by   ·   2 Comments Waxaa Aqristay:1503

Nairobi: (V.O.N):-Munaasabadda Ciidul Fidriga ayaa maanta si weyn Looga ciiday Magaalada Nairobi ee xarinta dalka Kenya, iyadoona boqolaal ruub oo ah Soomaalida ku dhaqan Magalada Nairobi gaar ahaan Islii ay salaad Ciidul Fidriga ay  ku soo dukadeen goobo fagaaro ah.

Goobaha sida weyn maanta laaga muujinay Munaasbadda Ciidul Fidriga ,waxaa ka mid eheed barxadda weyn ee  Sir Ali Muslin Club halkaasi oo si aad ah u buux dhaafiyeen muslmiinta ku dhaqan Magaalada Nairobi ee dalka kenya, kuwaasi oo isuga jiray Rag, Dumar, Dhalinyaro, iyo Caruur ,waxana halkaasi ku dukadeen labadii rakacadood ee Salaada Ciidul Fidriga.

Garoonka Pangani Primiry School  yaa sagana sidoo kale Kumanaan aof oo Muslimiin ah ku oogeen Salaadii Ciidul Fidriga kuwaasi oo si aad ah uga qeyb qaatay takbiirta iyo salaadda Ciida, waxaana Salaada Tujinayay Sh.Maxuud Shibile oo ah Sheekh si weyn looga yaqaano Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya.

Dhanka kele Wadooyinka waaweyn Magalaad Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa Saaka  waxaa ka muuqdo  dada aad u farabadan oo ay ka muuqato damaashaadka Ciidul Fidriga ,waxaan cariiri iyo mashquul badan lada radfeemayaa wa sooyinka waaweyn ee Magaalada Nairobi,iyadoona dadkii iyo gawaaridii ay aad isugu dhib qabaan marista wadooyinka.

Farxadda weyn ee Maalinta aadka u weyn ee Ciidul Fidriga  laga dareemayaa Muslimiinka ku nool Magaalada Nairobi ee dalka Kenya, iyadoona dadkii magaalada oo dhan isugu soo baxeen waddooyink, qaarkoodna ay magaalooyinka fog fog damaashaadka ciida u aadeen.

Mar aynu wadda Dheere ee Ushrikada ilaa iyo Jaamka isku xirta socod gaaban ay ku soo martay ayaa waxay wadooyinka kula kullantay qaar ka mid ah dhalinta Ururka Somali Youth Contact SYC ,Iyagoona Hambalyo u diray Dhamaan Umadda Soomaaliyeed meelkasoo ay dunida ka joogaaan.

Sh.Maxamud Shibile oo aqrinayo Qudbadii Salaada Ciida

Gudoomiyha Somali Youth Contact oo Ka Qeyb qaadanayao Damaashaadaka Ciida

Wixii Talo Dhaliil ama Caabasho ah Noogu Soo Hagaaji

Email:Codkaqaranka@gmail.com

Xafiiska Warqabadka Radio Codka Qaranka 

Nairobi-Kena

Voice Of The Nation

 

 

Share

Readers Comments (2)

  1. mashaa allah hambalyo hambalyo dhamaan umada muslimiinta ah waxaa sidoo kale oo laka ciiday dal koofun africa maanta ciid wanaagsan dhamaan umada muslimiinta iyo asxaabteyda reer karaan iyo kuwa aan iskula noolnahay south africa ciid wanaagsan mar kale

  2. masha alaah hambahlyo hambalyopo dahamaan umada soomaliyeed eee muslimiinta ah meel walba ay jogaaan dahnkale waxaa maaanta si sidaa la mid ah laga ciiday dalka uganda casuimada koowaad ec ampala farxad nagula iida dhamaaan shacab somaliyed iyo muslimiinta dhamaaan



Arrimaha Bulshada

Ok

DAAWO:Barnaamijy Qiiro Leh “U Hiili Boqor Iyo Bartamaha By:Maryan Seylac

March 24, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Barnaamijka Bulsho ee ka Baxa Royal TV- ayaa shalayto waxaa soo-saaraha iyo soo-jeediyaha barnaamijkaasi, Maryan Saylac ay ...
ganaax_1

DAAWO:Arin Yaab Leh Oo Dhexmartay Gabar Yar Oo Sedex Jir ah Iyo Boliiska Mareykanka

March 20, 2014
Florida: (V.O.N):-Sheeko layaab leh oo ka dhacday Magaalada Florida ee Dalka Mareykanka ayaa soo jiidatay Warbaahinta Caalamka kadib ...
Cawaale22

DHAGEYSO:Al-Fanaan Cawaale Aadan Oo Ka Hadlay Arimo Xasaasi ah

March 1, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Fanaanka Caanka ee Reer Jabuuti Cawaale Aadan oo ku Sugan Dalka Canada ayaa Ka sheekeeyay taariikhdiisa Dhanka ...
Guulled Adan

QISO Xanuunbadan:Bur Burkii Jaceylkeyga Waxaa Gacan Weyn Ka Geystay Saaxiibkeyga Qeybtii 2aad

February 27, 2014
   Muqdisho: (V.O.N):-Qisadaani ayaa ah mid cajiib oo marka aan diyaarinaye runtii dareen  badan igu abuurtay ayaan waxaan ka ...
guuled 3

(Guuleed Aadan Muuse):- Bur Burkii Jaceylkeyga Waxaa Gacan Weyn Ka Geystay Saaxiibkeyga (Qiso Jaceyl Oo Xanuun Badan Qeybtii 1 Kowaad)

February 11, 2014
waxaan salaamayaa aqristayaasha Sharafta leh salaan qaali ah salaan iyo bariido dabadeed ereyadaan waa kuwo kasoo burqanaayo qalibi nusqaamay ...
Abdifitah

DAAWO:Fanaan Caan Ah Oo Shaaciyay Inuu Fanka Isaga Baxay Codsadayna In Loo Duceeyo

January 19, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Fanaanka da'da yar ee sida weyn loo Taageero alfanaan Cabdifatah Axmed Tacabir (Cabdifitax Yare) ayaa sheegay inuu isaga ...
imagesCAIM9619

Cunug Mucjiso Ah Oo Ku Dhashay Israa’iil, Iyo Yahuuda Oo Ka Argagaxsan+SAWIRO

January 13, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Warbaahinta Israel ayaa baahisay in Magaalada madaxda Dalkaasi uu ku dhashay Wiil yar oo leh Hal il, ...
akshay-katrina-4

8-Da Jilaa Ee Ugu Dheesha Wanaagsanaa Bollywoodka.

January 1, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Akhristayaasha Sharafta leh ee Shabakadan Wardaye.com waxaan Aalaba usoo gudbineynaa Wararka ugu Xiisaha badan Dunida Sida Siyaasadda ...
15-300x225

Arin Naxdin Leh Oo Ka Dhaxday Muqdisho+Sawiro

December 31, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Maamulka Cusbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee Banaadir ayaa Faah Faahin ka bixiyay laba Caruur Mataano ah oo ...
download12

Naxdin:Daawo Sheekh Umal Oo Yaab Leh Uga Jawaabay Galmada Afka

December 30, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Sheekh Umal oo ka mid ah Culimada aqoonta durugsan u leh ayaa waxaa la weydiiyay Su’aalo badan ...
1

Caruus Ka Dhuuntay Xaaskiisa In Lagu Guda jiray Xafladii Arooska

November 27, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Caruuskii ayaa ka dib dhacay in uu yimaado xafladii Guri gaynynta , durbana mid ka mida martida ...
1

DAAWO: Sawirada Ninka Dunida ugu Ilkaha Adag

November 11, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Andariis Jaardayn oo ah 64 jir ayaa loo aqoonsaday ninka ugu ilkaha adag waxaana ka mid noqday ...
sawir Mucjiso

Dalka Thailand Oo Lagu Arkay Arin Mucjiyo Ah+SAWIRO

November 11, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Wadanka Thailand oo dhaca bariga fog ee Qaarada Aasiya ayaa waxa uu ka dhacday Arin mucjiso ah,kadib ...
images

FADEEXAD:Agaasime Musuqmaasuqay Mushaaraadka Shaqaalihiisa

November 9, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Agaasime Xasan Cali Geeseey oo ah Rugcadaa Saxaafdeed , ka soo shaqeeyay qaar ka mid ah Idaaccadaha ...
Hore

Daawo Video: Qaladkii Ugu Weynaa Ee Uu galo Wariye TV Ka Howlgala Taariikhda

November 5, 2013
London : (V.O.N):- Inta Badan Wariyaasha calamka ayaa  Qaladaad gala iyagoo warka Akhrinaya Sida wariyaasha Soomaalidaba  Qaladadka U galaan. Hadaba ...
%d bloggers like this: