Maxaad Ku Garan Kartaa In Lamaanhaaga Uu Been Kuu Sheego?

Published on August 25, 2012 by   ·   9 Comments Waxaa Aqristay:21059
Nairobi: (V.O.N):-Hablooy  haddii aad dooneysaan in aad si fudud ku ogaataan  xiliga ninkaaga uu ku sheekeynayo in warkiisa uu sax yahay ama been yahay, Waxaad raacdaa habkaan hadaad ku aragto ogaaw been ayuu ku sheegayaa.
1-Indhaha been ma Sheegaan: marka uu wax ku leeyahay si wacan oo toos ah u fiiri indhihiisa haddii uu been sheegayo waxad arkeysa isaga oo si deg deg ah kaaga jee-jeedinaya indhihiisa.
2-Fiiri Dhaq-dhaqaaqa Cagahiisa: Haddii uu ku sheekeynayo cagahiisana ay sameynayaan dhaq-dhaqaaq ah in marba cag cagta kale saaro ama kala war wareejiyo ogaaw been ayuu shegaya ama wax aan soconeyn ayuu kaa dhaadhicinayaa.
3-Hadii Uu Dhabarka Kuu Jediyo: haddii aa aragto marka uu hadalka kuu bilaabo in durba garabkiisa ku soo aadinayo ogaaw wax ayuu kaa qarinayaa wajigiisa maadama beenta laga garto wajiga.
4-Su`aal Kedis ah weydii: weydii su`aal kedis ah oo sahal oo uusan fileyn tusaale , xalay intee jirtay ama yaad la qaxweeysay , waxaad fiirisaa jawaabta uu ku siinayo hadii aad aragto in gacmihisa uu jeebka giliyay ogaaw waxa uu isku dayayaa in uu wax ka qariyo maxaa yeelay been ayuu sheegayaa.

Wixii Talo Dhaliil ama Caabasho ah Noogu Soo Hagaaji

Email:Codkaqaranka@gmail.com

Xafiiska Warqabadka Radio Codka Qaranka 

Nairobi-Kenya

Voice Of The Nation

Share

Readers Comments (9)

  1. Geelle says:

    War nimanyahow illhay kacabsada oo qoysaska haduminina ogaada hadii ay naagtaydu inac walaahi idinka ayaan idiin haystaaa bena waligay uma sheegin lasocda taas codkaqaranka joogiya waxa aad adaan

  2. shacbaan says:

    Haleesku dheelo miyaaaa sheekadiina asaxaabta codka qaranka shekadaaan waaa mid badal ah mahan mid soconeeyso wayo ragga oo dhan isku midmahan fikirkaana mahan mid shaqeynayo eee bil axsaanig wax kabadala hadiikale maxkamada shacabka ayaaan idiin sareeynaaa kacabsada shacabka

  3. Yarkasanadka says:

    K.k.k.k.k.Been badnidinaa warye codkina mxaan dhahaa

  4. Wah wah waxaas ayaa kaa mooduuc ah runti ani ilmo ayan ahay xaas ma lihi lkn waa iga talo guri kal gacel ku dhisan yaa.nan lagudumin ereyo basiid ah wadna mahad.santihin ..k.k.k.k.k.k.,lkn ka hadla shekoyin jcl iyo qisoyin kale oo farxad leh guri waa la.dhisaa moye lama dumiyo.hadi aan kula gafay iga raali noqo waxan ahay ilmo fikirkeyga ayaa sidan ah mahadsanidin

  5. Waaw mahadsanidin srunti moduc qatar ah weye lkn guryo baa dumaya waxa kujira arima badan oo culeys ku ah lamaamaha isla jira waa fikradeyda qaladna wey noqon kartaa waayo waxan ahay ilmo okey codsi nosoo gudbiya shekoyin iyo qisoyin jcl and moduuc aad ii farxad galiya mahadsanidin gud by.

  6. samatar cadde says:

    runti wan la yaabay markan arkay mowducan lkn asxabey ogaada dumarka waa caruur laga yaabe inay ku dhaqman ama ay baraweyan sidasne waxay ku wayn kartaa xajikeda marka waxa iga talo ah inad iska daysan

  7. haange says:

    War sheydaanka la sheegayo xagan ka raadi hada 80%. Guurkii wuu halaabay. Ama dad baa dumiyey raga iyo dumarkana badankooda guurkooda ma ha gaago. Maxaa yeelay. Dad baa isku dira waana sheydaanka la sheegayo laakiin waxaa ka fakata tii iimaan. Iyo caqli ilaahey siiyey diintana ku. Fiican. Hore loo yiri diinteeda ku guursada. Salaam

  8. Walalaya hadi nagihi aad intan dhan u shegten xage loga baxsaneya sideban naga kale ku gursaneyna ilen hora waxaa lo yiri naga benba lagu so xera geliya runa waa lagu dhaqaa

  9. Astur says:

    Asc k k k k k k k k k k k k k k k raga runta yaan lagaxanaqin




Arrimaha Bulshada

fgfyty-110x90

Hooyo u Dhalatay Dalka India Oo Canugeeda Ku Iibsatay Lacag Dhan 6$ dollar.

May 13, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Warbaahinta Dalka India ayaa waxa ay hadal heysaa Dhacdo Saddax maalin kahor ka dhacday Deegan ku yaalla ...
codkaqaranka

Ogow Qaar ka Mid ah Siraha Haweenka ku Culus Oo Aanay Jeclayn In Marnaba Raggu Ay Ogaadaan

May 4, 2013
Muqdisho:(V.O.N):-Ogow Qaar ka Mid ah Siraha Haweenka ku Culus Oo Aanay Jeclayn In Marnaba Raggu Ay Ogaadaan
22

DAAWO SAWIRADDA: Haweeney iyadoo Hurdaysa Cunto Karsaneysa

May 1, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Sida ay jariirada u sheegtay haweenaydani, waxa marka ay subaxdii toosto aragtaa, tobanaan shay oo ay xalay ...
caweyska

DAAWO:Gabar Wariye Ah Oo Xafladii Arooskeeda Ka Carartay Si Ay Usoo Duubto ………….

April 22, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Gabar Saxafiyad Ah oo u  dhalatay Dalka Shiinaha Oo Lagu Magacabo Chen Ying Ayaa Ka Dhax Boodaty ...
qiso-dhab-ah

Nin Gabar Uuu Jeclaa Laga Guursaday Oo Gaari Xamuul Ku Weeraray Gawaaridii Gelbiska Loo Diyaariyay

February 6, 2013
Deeganka Midvale ee duleedka magalldda Salt Lake ee dalka Maraykanka, ayaa waxay gacanta ku dhigeen nin lagu magacaabo ...
hambalyo-dhalasho2

Hambalyo Dhalasho Farxad Leh:Qadro Ahmed Tuwad Iyo Seygeeda C/Casis Aaden Gaaba Oo Wiil Ugu Dhashay Kismaayo

January 26, 2013
Nairobi: (N.O.N):-Waxaa halkaan tahniyaaaaad Dhakasho Farxad leh Ka dirayo Asxaabta iyo ehelada kala ah. 1.Hooyo Qadro  Ahmed  Tuwad 2.Aabo Suleman  ...
tahniyad

Tahniyad Aroos Farxad Leh Oo LOo Dirayo Lamaanaha Cali Sheikh Xassan Iyo Deeqo Cabdi Cisman.

January 25, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Waxaa Halkaan Tarniyad Aroos Farxad leh ka dirayo Asxaabta Kala ah. 1-Aabo Cabdi Cisman. 2-Hooyo Khaadija Idiris 3-Aabo Sheikh Xassan ...
385220_467166633330438_187659575_n

Fanaanada Samiira Naaji Oo Ka Caabaneyso Wabsite-yo Xog Been ah Ka Qoray

January 24, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Fananada da'da Soomaaliyeed Samiira Naaji ,kana tirsan Fanaaniinta Ku nool Qurbaha gaar ahaan Dalka Jarmalka ayaa si ...
timthumb.php

6 Qodob Oo Ragga Ku Kalifta In Haweenka Ay Been u Sheegaan

January 23, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Xiliga uu socdo Xirrika u dhaxeeyo lamaanha ,waxaa dhaca qaladada am aisfahan daro ka dhex dhalatao lamaanha ...
TUUG

DAAWO:Tuug Iska Soo Iloobey Maasgaradii Wejiga Oo Qaab Xeeladeesan Wax u Dhacayo

January 23, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Tuug Iska Soo Iloobey Maasgaradii Wejiga Oo Qaab Xeeladeesan Wax u Dhacayo
timthumb.php

Astaamaha Lagu Kala Garan Karo Gabar Iyo Garoob!!!!!

January 22, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Inta badan Guurku waa mid ku dhisan Kalsooni & is aaminaad dhex marta labada lamaane ee nolol ...
naag

Sir Culus:Baro Qaabka Ugu Fudud Ay Ku Raaxeysan Karaan Lamaane Kala Fog

January 16, 2013
Lamaanaha Soomaalidu waa kuwa badankoodu ku kala nool dalal kala gadisan magaalooyin kala duwan, waxaase muhiim ah in ...
Muuqaal

DAAWO:Ila Qosolkii Aduunka Ugu Yaabka Badneed Oo La Soo Bandhigay

January 10, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Waxaa inoo suurta gashay In aan idiiin soo gudbino Ila qosolkii aduunka ugu yaabka Badneed oo la Ssoo ...
qaliin

DAAWO: Naaga 3 Sano La Qabay Kadibna Isku Bedeshay Nin {Mucjiso}

January 3, 2013
Nairobi: (V.O.N):- Naag Mudo 3 Sano ah la qabay ayaa mar qura waxeey isku bedeshay nin ,kadib markii ...
Xaaxo Macaan

Dumarka Raga Kama Cafimayaan Qodobadaan Xiliga Galmada

December 24, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Arimo badan ayaa jira oo haweeneyda si xogan uga careysiiya balse la yaabku waxa uu yahay inta ...

SHEEKOOYINKA

cry

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 13aad

October 7, 2012
Nairobi: (V.O.N): Gabadhii saaxiibteey eheed waxaan sugaba Subadii ...
cry

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 12aad

September 30, 2012
Nairobi: (V.O.N):Gabdhii ayaa kaarar keenii gudaha la gashay ...
cry

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 11aad

September 23, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii Maxamed Qadar jaamac oo ka shaqeynayay ...
cry

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 10aad

September 16, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Waxaan soo baraarugay iyadoo dhinacyadeeyda ay taagan ...
crying-600x5361-300x26811

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 9aad

September 9, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Askartii wey naga diideen In gacaliyehegii Mahad ...
crying-600x5361-300x26811

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 8aad

September 2, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Subaxdii labaad ee aan ku suganahay Xerada ...
crying-600x5361-300x2681

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 7aad

August 26, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Maalintii Labaad wxaan ku dheelmanay Xafiiskii Hay’ada ...
crying-600x5361-300x268

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 6aad

August 18, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii aan soo gaarnay Xerada IFO ee ...
crying-600x536

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 5aad

August 12, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Makii ay qoarxdu dhacay Hoteelkiina Lacgtiisa aanan ...
crying-600x536

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 4aad

August 5, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii uu wlalakiisa ii ogolaaday in uu ...