Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 4aad
Published on August 5, 2012 by admin · 4 Comments
Waxaa Aqristay:8045
Nairobi: (V.O.N):-Markii uu wlalakiisa ii ogolaaday in uu ila sii joogo ,aniguna aan go’aansaday in aan u kexeeyo meeshii aan ku noolaa ee Magaalada Nairobi,intaasi Kaddib waxaan isu diyaariyey safar qarsoodi ah .
Waxaana kaga ambabaxanay magaalada Muqdisho safar dhinaca dhulka ah ,anagoo sii raacay gaari u socday Gobolka J/hoose xaruntiisa Kismaayo, markii aan tagnayna waxaan ka sii raacnay gaari ilaa Nairoobi.
Waxaana galnay Safar dheer oo aad u rafaad badan,waxaan wadada ku sii jiornoba,waxaan gaarnaya Magaalada Dhoobleey ee Xadka Soomaaliya iyo Kenya.
Nasiib daro qarashkii baa naga go’ay maadaam aanan horay ugu soo talo gelin in aan soo kexeeyo gacaliyeheygii Mahad balse markii aan arkay nolosha uu jiro iyo qaabka uu u noolyahay,waan u adkeysan waayay ,taasoo keentay in aan u soo kaxeeyo Magaalada Nairobi si halkaasi loogu dabiibo dhibaato dhanka maskaxda ka soo gaartay.
Waxaan wacay walalkeey oo ku noolaa dalka Ingariiska ,waxaan ku iri Abooow waan Xanuunsanahay ee ii soo dir lacag aan isku daweeyo ,waayo uma sheegi karin in aan Soomaaliya Joogo,wuxuu iigu maqnaa leen dacwo ah.
Markii aan sidaasi ku iri wuxuu ii sheegay in hada uu san heyn wax lacag ah balse uu bisha markeey dhamaato ii soo diri doono lacag 300 doolar.
Dhibka Jiro ayaa ah hada ma heysano wax qarash ah oo aan ku kreysano Hoteel iyo Cuno,iskaba daa lacag aan gaari ku raacnee,xaalka baa nagu xumaaday yaab iyo amakaag baa iga soo haray ,gacaliyeheega hadana wuxuu nagu hayaa meesha naga kexee macaanto.
Waxaa horay loo yiri Labo kala Bariday kala War la’ Waayo Mahada lama socdo halka uu xaalka Marayo,Anigana uma sheegin oo waxaan ka cabsaday in dhibaato kale ay maskaxdiisa gasho.
Hoteelkii baan iska deganahay habeenkii labaad anagoo wax lacag ah dhiibin,balse Milkiilaha Hoteelka aan ku qanciyay in Maamilnta Berito ah la ii soo dirayo lacg aana isku dhiibi doono labada maalmood qarashka aan isticmaaleynay ee ah Cuntada iyo Jiifka labadeena.
Gaabalkii baa soo dhawaaday ninkii Hoteelkana waan u balansanahay in aan lacgtiisa u keeno galabta ,waxna faraha kuma haayo,murugo baa i soo wajahsaday muuqaalkeygii oo dhan baa isbedelay naxdin iyo ceeb ,Hoteelkii baan aaday maadaama uu gabalka dhacay lacagna aanan heyn.
Maxaa Dhacay Intaas Kadib ? Mala Xiray? Mise Waa La Xirtay?
Dhamaan Su’aalahaan Jawaabtooda Kala Soco Axada Dambe Qeybta 5aad.
——————————————————————————————————————
Wixii Talo Dhaliil ama Caabasho ah Noogu Soo Hagaaji
Email:Codkaqaranka@gmail.com
Xafiiska Warqabadka Radio Codka Qaranka
Nairobi-Kena
Voice Of The Nation
Share
May 13, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Warbaahinta Dalka India ayaa waxa ay hadal heysaa Dhacdo Saddax maalin kahor ka dhacday Deegan ku yaalla ...
May 4, 2013
Muqdisho:(V.O.N):-Ogow Qaar ka Mid ah Siraha Haweenka ku Culus Oo Aanay Jeclayn In Marnaba Raggu Ay Ogaadaan
May 1, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Sida ay jariirada u sheegtay haweenaydani, waxa marka ay subaxdii toosto aragtaa, tobanaan shay oo ay xalay ...
April 22, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Gabar Saxafiyad Ah oo u dhalatay Dalka Shiinaha Oo Lagu Magacabo Chen Ying Ayaa Ka Dhax Boodaty ...
February 6, 2013
Deeganka Midvale ee duleedka magalldda Salt Lake ee dalka Maraykanka, ayaa waxay gacanta ku dhigeen nin lagu magacaabo ...
January 26, 2013
Nairobi: (N.O.N):-Waxaa halkaan tahniyaaaaad Dhakasho Farxad leh Ka dirayo Asxaabta iyo ehelada kala ah.
1.Hooyo Qadro Ahmed Tuwad
2.Aabo Suleman ...
January 25, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Waxaa Halkaan Tarniyad Aroos Farxad leh ka dirayo Asxaabta Kala ah.
1-Aabo Cabdi Cisman.
2-Hooyo Khaadija Idiris
3-Aabo Sheikh Xassan ...
January 24, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Fananada da'da Soomaaliyeed Samiira Naaji ,kana tirsan Fanaaniinta Ku nool Qurbaha gaar ahaan Dalka Jarmalka ayaa si ...
January 23, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Xiliga uu socdo Xirrika u dhaxeeyo lamaanha ,waxaa dhaca qaladada am aisfahan daro ka dhex dhalatao lamaanha ...
January 23, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Tuug Iska Soo Iloobey Maasgaradii Wejiga Oo Qaab Xeeladeesan Wax u Dhacayo
January 22, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Inta badan Guurku waa mid ku dhisan Kalsooni & is aaminaad dhex marta labada lamaane ee nolol ...
January 16, 2013
Lamaanaha Soomaalidu waa kuwa badankoodu ku kala nool dalal kala gadisan magaalooyin kala duwan, waxaase muhiim ah in ...
January 10, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Waxaa inoo suurta gashay In aan idiiin soo gudbino Ila qosolkii aduunka ugu yaabka Badneed oo la Ssoo ...
January 3, 2013
Nairobi: (V.O.N):- Naag Mudo 3 Sano ah la qabay ayaa mar qura waxeey isku bedeshay nin ,kadib markii ...
December 24, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Arimo badan ayaa jira oo haweeneyda si xogan uga careysiiya balse la yaabku waxa uu yahay inta ...
October 7, 2012
Nairobi: (V.O.N): Gabadhii saaxiibteey eheed waxaan sugaba Subadii ...
September 30, 2012
Nairobi: (V.O.N):Gabdhii ayaa kaarar keenii gudaha la gashay ...
September 23, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii Maxamed Qadar jaamac oo ka shaqeynayay ...
September 16, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Waxaan soo baraarugay iyadoo dhinacyadeeyda ay taagan ...
September 9, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Askartii wey naga diideen In gacaliyehegii Mahad ...
September 2, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Subaxdii labaad ee aan ku suganahay Xerada ...
August 26, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Maalintii Labaad wxaan ku dheelmanay Xafiiskii Hay’ada ...
August 18, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii aan soo gaarnay Xerada IFO ee ...
August 12, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Makii ay qoarxdu dhacay Hoteelkiina Lacgtiisa aanan ...
August 5, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii uu wlalakiisa ii ogolaaday in uu ...
Shekada meel fican baaad ku jareeysaaanmarka naga soo dadajiya tan kale isku daya in aad beegka soo badisaaan
Shekada cadi mahan qeybtan 4 aadbey umurugo badan tahay waxan sugeynaa wixi kadanbeyo saa ugu bogono by
Wa qisa yaableh
kkkkkkk