Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 5aad
Published on August 12, 2012 by admin · 8 Comments
Waxaa Aqristay:11882
Nairobi: (V.O.N):-Makii ay qoarxdu dhacay Hoteelkiina Lacgtiisa aanan heynin ,Walalkeeyna uu igu yiri bisha marklii ay dhamaato baan lacg kuu soo dirayaa ,Waxaan go’aansaday in aan ku laabto hoteelklii aan degneed labii maalmood ee la soo dhaafay.
Markii aan lug saarat Albaabka qolkeyga Waxaan la kulamay Milkiilhii Hotelka oo Alaabtii Banaanka noo soo dhigan uuna ku hanjabaayo in uu na xiri doono Aniga iyo Jeceylkeygii Mahad oo ahaa dhibane darteey u waashay.
Xaalka aad buu noogu xumaaday intaan iscelin waayay baan Milkiilihii Hoteelka ku iri “Fiiri Adiga Ma Lacag wax ka badan baad nagu leeday ? Waa Maya waan kusineynaa ee qeylada ka dhaaf wiilka”
Waxaan go’aansaday in aan iibiyo dhago dahab ah oo aan watay ,Maadaama na loo heesto lacagtii Hoteelka,waxaan si haleel ah u aadaay meel ganacsi oo lagu iibiyo dahabka,waxaana soo soo fduray dhageheygii dahabka ahaa waxaa la iga siiyay qiimo aad u jaban madaama meesha aan joogno ay tahay meel uu san ka jirin ganacsi sidaasi u weyn oo tahay magaalo ku taalo xad kala teedo labo dal.
Lacgtii baan soo qaatay anigoo aad u faraxsan ,waxaan u tagay Milkilhii Hoteelka oo askar wato islamarkaana doonayana in u xiro gacaliyehyga Mahad,nasiib Wanaag waxaan u awaday lacgtiisa gacanta yaan ka saaray sidaasi ayaana ku badbaadnay.
Lacacta aan ku soo iibiyay dahabkeygii ma ahan mid nagu filan in aan maalmo sii joogno ee wxaan durbadiiba so jaranay tiketkii lagu raaci lahaa gaariga,si aan u gaarno ilaa Xeryaha qaxiitiga Dhabaab.
Aroornimadi Suabaxda Xigtay Habeenkaasi ayaan u soo gudubnay Xadka Kenya,anogo wax dhib ah la kulmin baan soo gaarnay Xerada IFO.
Maxaa Dhacay Intaas Kadib ? Mala Lacag beey heleen Mise UN ka Beey Iska Dhiibeen?
Dhamaan Su’aalahaan Jawaabtooda Kala Soco Axada Dambe Qeybta 6aad.
——————————————————————————————————————
Wixii Talo Dhaliil ama Caabasho ah Noogu Soo Hagaaji
Email:Codkaqaranka@gmail.com
Xafiiska Warqabadka Radio Codka Qaranka
Nairobi-Kena
Voice Of The Nation
Share
May 13, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Warbaahinta Dalka India ayaa waxa ay hadal heysaa Dhacdo Saddax maalin kahor ka dhacday Deegan ku yaalla ...
May 4, 2013
Muqdisho:(V.O.N):-Ogow Qaar ka Mid ah Siraha Haweenka ku Culus Oo Aanay Jeclayn In Marnaba Raggu Ay Ogaadaan
May 1, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Sida ay jariirada u sheegtay haweenaydani, waxa marka ay subaxdii toosto aragtaa, tobanaan shay oo ay xalay ...
April 22, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Gabar Saxafiyad Ah oo u dhalatay Dalka Shiinaha Oo Lagu Magacabo Chen Ying Ayaa Ka Dhax Boodaty ...
February 6, 2013
Deeganka Midvale ee duleedka magalldda Salt Lake ee dalka Maraykanka, ayaa waxay gacanta ku dhigeen nin lagu magacaabo ...
January 26, 2013
Nairobi: (N.O.N):-Waxaa halkaan tahniyaaaaad Dhakasho Farxad leh Ka dirayo Asxaabta iyo ehelada kala ah.
1.Hooyo Qadro Ahmed Tuwad
2.Aabo Suleman ...
January 25, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Waxaa Halkaan Tarniyad Aroos Farxad leh ka dirayo Asxaabta Kala ah.
1-Aabo Cabdi Cisman.
2-Hooyo Khaadija Idiris
3-Aabo Sheikh Xassan ...
January 24, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Fananada da'da Soomaaliyeed Samiira Naaji ,kana tirsan Fanaaniinta Ku nool Qurbaha gaar ahaan Dalka Jarmalka ayaa si ...
January 23, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Xiliga uu socdo Xirrika u dhaxeeyo lamaanha ,waxaa dhaca qaladada am aisfahan daro ka dhex dhalatao lamaanha ...
January 23, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Tuug Iska Soo Iloobey Maasgaradii Wejiga Oo Qaab Xeeladeesan Wax u Dhacayo
January 22, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Inta badan Guurku waa mid ku dhisan Kalsooni & is aaminaad dhex marta labada lamaane ee nolol ...
January 16, 2013
Lamaanaha Soomaalidu waa kuwa badankoodu ku kala nool dalal kala gadisan magaalooyin kala duwan, waxaase muhiim ah in ...
January 10, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Waxaa inoo suurta gashay In aan idiiin soo gudbino Ila qosolkii aduunka ugu yaabka Badneed oo la Ssoo ...
January 3, 2013
Nairobi: (V.O.N):- Naag Mudo 3 Sano ah la qabay ayaa mar qura waxeey isku bedeshay nin ,kadib markii ...
December 24, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Arimo badan ayaa jira oo haweeneyda si xogan uga careysiiya balse la yaabku waxa uu yahay inta ...
October 7, 2012
Nairobi: (V.O.N): Gabadhii saaxiibteey eheed waxaan sugaba Subadii ...
September 30, 2012
Nairobi: (V.O.N):Gabdhii ayaa kaarar keenii gudaha la gashay ...
September 23, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii Maxamed Qadar jaamac oo ka shaqeynayay ...
September 16, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Waxaan soo baraarugay iyadoo dhinacyadeeyda ay taagan ...
September 9, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Askartii wey naga diideen In gacaliyehegii Mahad ...
September 2, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Subaxdii labaad ee aan ku suganahay Xerada ...
August 26, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Maalintii Labaad wxaan ku dheelmanay Xafiiskii Hay’ada ...
August 18, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii aan soo gaarnay Xerada IFO ee ...
August 12, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Makii ay qoarxdu dhacay Hoteelkiina Lacgtiisa aanan ...
August 5, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii uu wlalakiisa ii ogolaaday in uu ...
waan kaqiiroodoy day qisadii
wax jira mahan qiso lama dhihi karo xaraadii ayaad nagu kale goysiin fadlan 6 aad soo dedajiyah KKKKKKKKKKKKKKKKKkk
Waqti waxwalbo waa uu ku barayaa jaceylka waa mid xabarsan murugu & farxad
yoh qisadaani xanuunka ayaa ka baday cml
Aragtaye maxad oran wa qiso xanun badan fadlan qisoyinka axad ma sugi karno e cadi nugo so si daya lamanahas hadey naso garen dib ma arkayan wayo rer kenya jacelka ad ayey u qadiriyan bye funny boyz star 44
Nagta maxaa ka kenay walidkeda dumarka jiro jacelkoda dartisa wey u haligan naftoda sidas ma ahan
sheekadaan caadi maaha eee masoo socotaa qeybta 6xaad
ada ayaan uuga xumadaya sheekada sorry doublle sorry