Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 6aad
Published on August 18, 2012 by admin · 3 Comments
Waxaa Aqristay:7657
Nairobi: (V.O.N):-Markii aan soo gaarnay Xerada IFO ee dalka Kenya,lacagtii baa naga go’day ,waxaana iska dhiibnay Hay’ada Qaxootiga ee UNHCR si aan u helno cuno iyo meel aan ku sii nagaano,inta ay bisha ka dhamaneyso waayo maalintaasi Bisha waxeey ku beegneed taariikh 11 .
Subaxdii marka uu waaga baryay Aniga Iyo gacliyyehyga Mahad ,Waxaan ku dheel manay Xafiiska dib u dejinta qaxootiga ee UN ka ay ku leeyihiin Xerada IFO,Albaabka weyn ayaa garaacnay ,waxaa albaabka naga furtay gabar Soomaali ah oo noo sheegtay in ay meesha ka shaqeyso ahna Tarjumaan.
Waxaan ku iri Abaayo Xagee la iska diiwabna geliyaa? waxaan nahay qaxooti cxusub oo xalay Soomaaliya ka yimid meeshaana cidna kama na qaano?
Gabadhii Tarjumaanka heed ayaa noogu jawaabtay Abaayo maanta oo kale wax lama diiwaan geliyo ee soo noqo berrito aroortii!!!!
Intaan yaabay baan ku iri abaayo maad na caawisid ? Meeshaan qof kama naqaano lacag aan Hoteel ku kireysano ma heysano ee isku day in aad nacaawiso.
Gabadhii Tarjumaanka eheed baa igu tiri isuga maamulka aan ka soo codsanayaa in caawo hooy la’idin siiyo.
Qadar daqiiqado ah kadib wey nagu soo laabatay gabadhii,waxeeyna noo sheegtay in berrito aan soo noqano oo maanta aan nala qaabili karin,haseyeeshee gabdhii ayaa na kexeysay waxeey na geysay Hoteel ,iyadoona naga dhiibtay lacagtii Jifka iyo raashinkii aan ku cunay maalintaasi.
Subaxdii labaad baan ku dheelmanay Xafiiskii UNka,Waxaana na ka xeysay gabdhii Soomaalida ee meesha tarjumanaka ka eheed,waxaan gudaha u galnay dhismaha xarunta,waxeeyna nagu tiri hal;kaan leen ka gala si la idiin diiwaan geliyo.
Nasiib darro maalintaasi si toos ah,naloma diiwan gelin,waayo wxaab goobtii soo buux dhaafiyay qaxooti farabadan oo Soomaali ah ,wxaana na siiyay warqado balan ah.
Yaab badanaa Aduunkaan!!!!!!!!!
La Soco Axada Dambe hadii arbi idmo Qeybta 7aad.
——————————————————————————————————————
Wixii Talo Dhaliil ama Caabasho ah Noogu Soo Hagaaji
Email:Codkaqaranka@gmail.com
Xafiiska Warqabadka Radio Codka Qaranka
Nairobi-Kena
Voice Of The Nation
Share
May 13, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Warbaahinta Dalka India ayaa waxa ay hadal heysaa Dhacdo Saddax maalin kahor ka dhacday Deegan ku yaalla ...
May 4, 2013
Muqdisho:(V.O.N):-Ogow Qaar ka Mid ah Siraha Haweenka ku Culus Oo Aanay Jeclayn In Marnaba Raggu Ay Ogaadaan
May 1, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Sida ay jariirada u sheegtay haweenaydani, waxa marka ay subaxdii toosto aragtaa, tobanaan shay oo ay xalay ...
April 22, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Gabar Saxafiyad Ah oo u dhalatay Dalka Shiinaha Oo Lagu Magacabo Chen Ying Ayaa Ka Dhax Boodaty ...
February 6, 2013
Deeganka Midvale ee duleedka magalldda Salt Lake ee dalka Maraykanka, ayaa waxay gacanta ku dhigeen nin lagu magacaabo ...
January 26, 2013
Nairobi: (N.O.N):-Waxaa halkaan tahniyaaaaad Dhakasho Farxad leh Ka dirayo Asxaabta iyo ehelada kala ah.
1.Hooyo Qadro Ahmed Tuwad
2.Aabo Suleman ...
January 25, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Waxaa Halkaan Tarniyad Aroos Farxad leh ka dirayo Asxaabta Kala ah.
1-Aabo Cabdi Cisman.
2-Hooyo Khaadija Idiris
3-Aabo Sheikh Xassan ...
January 24, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Fananada da'da Soomaaliyeed Samiira Naaji ,kana tirsan Fanaaniinta Ku nool Qurbaha gaar ahaan Dalka Jarmalka ayaa si ...
January 23, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Xiliga uu socdo Xirrika u dhaxeeyo lamaanha ,waxaa dhaca qaladada am aisfahan daro ka dhex dhalatao lamaanha ...
January 23, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Tuug Iska Soo Iloobey Maasgaradii Wejiga Oo Qaab Xeeladeesan Wax u Dhacayo
January 22, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Inta badan Guurku waa mid ku dhisan Kalsooni & is aaminaad dhex marta labada lamaane ee nolol ...
January 16, 2013
Lamaanaha Soomaalidu waa kuwa badankoodu ku kala nool dalal kala gadisan magaalooyin kala duwan, waxaase muhiim ah in ...
January 10, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Waxaa inoo suurta gashay In aan idiiin soo gudbino Ila qosolkii aduunka ugu yaabka Badneed oo la Ssoo ...
January 3, 2013
Nairobi: (V.O.N):- Naag Mudo 3 Sano ah la qabay ayaa mar qura waxeey isku bedeshay nin ,kadib markii ...
December 24, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Arimo badan ayaa jira oo haweeneyda si xogan uga careysiiya balse la yaabku waxa uu yahay inta ...
October 7, 2012
Nairobi: (V.O.N): Gabadhii saaxiibteey eheed waxaan sugaba Subadii ...
September 30, 2012
Nairobi: (V.O.N):Gabdhii ayaa kaarar keenii gudaha la gashay ...
September 23, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii Maxamed Qadar jaamac oo ka shaqeynayay ...
September 16, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Waxaan soo baraarugay iyadoo dhinacyadeeyda ay taagan ...
September 9, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Askartii wey naga diideen In gacaliyehegii Mahad ...
September 2, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Subaxdii labaad ee aan ku suganahay Xerada ...
August 26, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Maalintii Labaad wxaan ku dheelmanay Xafiiskii Hay’ada ...
August 18, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii aan soo gaarnay Xerada IFO ee ...
August 12, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Makii ay qoarxdu dhacay Hoteelkiina Lacgtiisa aanan ...
August 5, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii uu wlalakiisa ii ogolaaday in uu ...
Fadlan nodhamestira sheega ?
P/z an p/z nodhamestira shegada
fadlan waxa soo dadajiya ama iska daaya dad ayaa idin sugayee .waa mugiim inaad soo dadajiso