Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 7aad
Published on August 26, 2012 by admin · 5 Comments
Waxaa Aqristay:11517
Nairobi: (V.O.N):-Maalintii Labaad wxaan ku dheelmanay Xafiiskii Hay’ada Qaxootiga ee UNHCR,Waxaan wadanay Warqadii Balanta ee nalagu diiwaan gelinayay ,Aniga Iyo gacliyeheyga Mahad,waxaa nala geliyay qol si la noo wareesto.
Markii aan ka sheekeeay sida xaalku yahay iyo dhibaatada dheer aan soo marnay Madaxdii Hay’ada ee Wareysiga nala yeelatay wey noo garwaaqdaseed dhibaatadeena,iygoona noo sheegay in maalinta berito ah nala siin doono guri aan sii degno,Waxaan habeenkaasi nala seexiyay qol ku yaalo Xafiisyada Hay’ada aniga iyo sedex gabdhood oo kale ,gacaliyeheygana waxaa lala jiifiyay dhalinyaro nala mid ah oo UN ka ay ku hayeen Xeradooda.
Subaxdii marka uu waaga baryay qiyaastii 8:00 am Subaxnimo,waxaa naloo keenay quraac,waxaana naloo sheeegay in la diyaariyay guryihii aan ku noolan leheen,Waxaa naloo soo qaaday Xerada Xagardheer halksso oo nalaga dejiyay guri cusub oo xitaa ay ku dhan tahay raashinka iyo agabkii wax lagu karsan lahaa.
UN ka Waxaan u sheegay in Mahad uu yahay Ninkeyga oo dhibaato ay ku qabsatay Soomaaliya,waxaana na loo ogolaaday in Mahad lagu daweeyo Isptaalka ay Ha’yda Qaxootiga ku leedahay Xeryaha Dhadhaab.
Murugdii ayaa xoogaa iga yaraatay,inkastoo waalidiinteyda ay welwel xoogan igu hayeen,waayo markii aan soo baxay waan ka soo dhuuntay,waloow aan jeclahaa in aan la xiriiro oo aan runta u sheego ,hadane xaalaka ma aheen mid sahlan,waxkasta dunida wey dhwacaan waana in aan waco waalidkeey una sheego sida ay wax u jiraan iyo meesha aan ku noolahay.
Intaasi Kadib Maxeey Waalidiinteeda Kala Kulantay? Mala Caawiyay Mise waa lagu deeriyay?
La Soco Axada Dambe Hadii Allah Ogolaado Qeybta 8aad.
——————————————————————————————————————
Wixii Talo Dhaliil ama Caabasho ah Noogu Soo Hagaaji
Email:Codkaqaranka@gmail.com
Xafiiska Warqabadka Radio Codka Qaranka
Nairobi-Kena
Voice Of The Nation
Share
May 13, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Warbaahinta Dalka India ayaa waxa ay hadal heysaa Dhacdo Saddax maalin kahor ka dhacday Deegan ku yaalla ...
May 4, 2013
Muqdisho:(V.O.N):-Ogow Qaar ka Mid ah Siraha Haweenka ku Culus Oo Aanay Jeclayn In Marnaba Raggu Ay Ogaadaan
May 1, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Sida ay jariirada u sheegtay haweenaydani, waxa marka ay subaxdii toosto aragtaa, tobanaan shay oo ay xalay ...
April 22, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Gabar Saxafiyad Ah oo u dhalatay Dalka Shiinaha Oo Lagu Magacabo Chen Ying Ayaa Ka Dhax Boodaty ...
February 6, 2013
Deeganka Midvale ee duleedka magalldda Salt Lake ee dalka Maraykanka, ayaa waxay gacanta ku dhigeen nin lagu magacaabo ...
January 26, 2013
Nairobi: (N.O.N):-Waxaa halkaan tahniyaaaaad Dhakasho Farxad leh Ka dirayo Asxaabta iyo ehelada kala ah.
1.Hooyo Qadro Ahmed Tuwad
2.Aabo Suleman ...
January 25, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Waxaa Halkaan Tarniyad Aroos Farxad leh ka dirayo Asxaabta Kala ah.
1-Aabo Cabdi Cisman.
2-Hooyo Khaadija Idiris
3-Aabo Sheikh Xassan ...
January 24, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Fananada da'da Soomaaliyeed Samiira Naaji ,kana tirsan Fanaaniinta Ku nool Qurbaha gaar ahaan Dalka Jarmalka ayaa si ...
January 23, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Xiliga uu socdo Xirrika u dhaxeeyo lamaanha ,waxaa dhaca qaladada am aisfahan daro ka dhex dhalatao lamaanha ...
January 23, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Tuug Iska Soo Iloobey Maasgaradii Wejiga Oo Qaab Xeeladeesan Wax u Dhacayo
January 22, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Inta badan Guurku waa mid ku dhisan Kalsooni & is aaminaad dhex marta labada lamaane ee nolol ...
January 16, 2013
Lamaanaha Soomaalidu waa kuwa badankoodu ku kala nool dalal kala gadisan magaalooyin kala duwan, waxaase muhiim ah in ...
January 10, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Waxaa inoo suurta gashay In aan idiiin soo gudbino Ila qosolkii aduunka ugu yaabka Badneed oo la Ssoo ...
January 3, 2013
Nairobi: (V.O.N):- Naag Mudo 3 Sano ah la qabay ayaa mar qura waxeey isku bedeshay nin ,kadib markii ...
December 24, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Arimo badan ayaa jira oo haweeneyda si xogan uga careysiiya balse la yaabku waxa uu yahay inta ...
October 7, 2012
Nairobi: (V.O.N): Gabadhii saaxiibteey eheed waxaan sugaba Subadii ...
September 30, 2012
Nairobi: (V.O.N):Gabdhii ayaa kaarar keenii gudaha la gashay ...
September 23, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii Maxamed Qadar jaamac oo ka shaqeynayay ...
September 16, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Waxaan soo baraarugay iyadoo dhinacyadeeyda ay taagan ...
September 9, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Askartii wey naga diideen In gacaliyehegii Mahad ...
September 2, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Subaxdii labaad ee aan ku suganahay Xerada ...
August 26, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Maalintii Labaad wxaan ku dheelmanay Xafiiskii Hay’ada ...
August 18, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii aan soo gaarnay Xerada IFO ee ...
August 12, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Makii ay qoarxdu dhacay Hoteelkiina Lacgtiisa aanan ...
August 5, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii uu wlalakiisa ii ogolaaday in uu ...
walal yaal sheekadu waxay ledahy xiiso lkn wax yar ayaad keenaysan ,,,every week
shekada xoogaa badiya halsadar bes waa yartahay scm idinka kkkkkkkkkkkkkkk
allaa! Sheeko mcn weeye laakin inoo soo badiya aan ka faa idaysanee waad ku mahadsan tihiin
sheeekadani waa mid aad iyo add uxiiso badan laakiin waxaan jeclaanlaheyn iniyo saxiibayaashay inaad soo dadajisaan oobadisaan
walaala yaal waad ku mahad santihiine sheekada soobadiya halki mar ood soo qortaan ama soo dadaji