Ragga Oo La Ogaaday In Raaxo Waali ah Ay Ka Qaadaan Galmada Waqtiyada …….
Published on August 31, 2012 by admin · 8 Comments
Waxaa Aqristay:52153
Nairobi: (V.O.N):-Cilimi baaris qota dheer oo ay sameestay Hay’ad ka Shaqeysa Cilimiga Jinsiyada oo ku taalo dalka Jarmalka ayaa dhowaan shaachasay in xiliga ugu wanaagsan galmada ay tahay xiliyada qabowga, iyadoo arintaasina raga ay raaxo waali ah ka helaaan waqtiyada qaboobaha.
Daraasada ayaa sidoo kale lagu tilmaamay in raga 70% ay neceb yihiin Galmada xiliyada kuleylaha ,waxeyna daraasada haweenka caalamka kula dar daarantay in ay yareeyaan dalabka ragooda xilga uu jiro kuleylaha.
Macheal Mrunge oo ah madaxa Hay’adaasi islamarkaana ah xeel dheere ku taqasusay Cilimiga Jinsiyadda ayaa sheegay in waqti dheer ay baaris ku sameyeen ayna ogaadeen in xitaa raga galmada badsada xiliga kuleylaha 60% aysan helin raaxo ku fialan.
Qabiirka ayaa sidoo kale xusay in haweenka ay iska ilaaliyaan galmada faraha badan xiliga kuleylaha taasoo la sheegay in ay keeni karto hoos u dhac ku yimaada dareenka xubinta tmmaranka iyo weliba muuqaalka qofka.
Ugu danbeyntii Macheal Mrunge ayaa sheegay in raga ay raaxo waali ah ka qaadaan haweenka markii ay timahooda soo marsadaan waxyaabaha carfa, ayna soo furfuraan timahooda, taasoo uu qabiirka ku sheegay in badan oo haweenka caalamka ah in aysan ku baraarugsaneen .
Wixii Talo Dhaliil ama Caabasho ah Noogu Soo Hagaaji
Email:Codkaqaranka@gmail.com
Xafiiska Warqabadka Radio Codka Qaranka
Nairobi-Kenya
Voice of The Nation
Share
May 13, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Warbaahinta Dalka India ayaa waxa ay hadal heysaa Dhacdo Saddax maalin kahor ka dhacday Deegan ku yaalla ...
May 4, 2013
Muqdisho:(V.O.N):-Ogow Qaar ka Mid ah Siraha Haweenka ku Culus Oo Aanay Jeclayn In Marnaba Raggu Ay Ogaadaan
May 1, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Sida ay jariirada u sheegtay haweenaydani, waxa marka ay subaxdii toosto aragtaa, tobanaan shay oo ay xalay ...
April 22, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Gabar Saxafiyad Ah oo u dhalatay Dalka Shiinaha Oo Lagu Magacabo Chen Ying Ayaa Ka Dhax Boodaty ...
February 6, 2013
Deeganka Midvale ee duleedka magalldda Salt Lake ee dalka Maraykanka, ayaa waxay gacanta ku dhigeen nin lagu magacaabo ...
January 26, 2013
Nairobi: (N.O.N):-Waxaa halkaan tahniyaaaaad Dhakasho Farxad leh Ka dirayo Asxaabta iyo ehelada kala ah.
1.Hooyo Qadro Ahmed Tuwad
2.Aabo Suleman ...
January 25, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Waxaa Halkaan Tarniyad Aroos Farxad leh ka dirayo Asxaabta Kala ah.
1-Aabo Cabdi Cisman.
2-Hooyo Khaadija Idiris
3-Aabo Sheikh Xassan ...
January 24, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Fananada da'da Soomaaliyeed Samiira Naaji ,kana tirsan Fanaaniinta Ku nool Qurbaha gaar ahaan Dalka Jarmalka ayaa si ...
January 23, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Xiliga uu socdo Xirrika u dhaxeeyo lamaanha ,waxaa dhaca qaladada am aisfahan daro ka dhex dhalatao lamaanha ...
January 23, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Tuug Iska Soo Iloobey Maasgaradii Wejiga Oo Qaab Xeeladeesan Wax u Dhacayo
January 22, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Inta badan Guurku waa mid ku dhisan Kalsooni & is aaminaad dhex marta labada lamaane ee nolol ...
January 16, 2013
Lamaanaha Soomaalidu waa kuwa badankoodu ku kala nool dalal kala gadisan magaalooyin kala duwan, waxaase muhiim ah in ...
January 10, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Waxaa inoo suurta gashay In aan idiiin soo gudbino Ila qosolkii aduunka ugu yaabka Badneed oo la Ssoo ...
January 3, 2013
Nairobi: (V.O.N):- Naag Mudo 3 Sano ah la qabay ayaa mar qura waxeey isku bedeshay nin ,kadib markii ...
December 24, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Arimo badan ayaa jira oo haweeneyda si xogan uga careysiiya balse la yaabku waxa uu yahay inta ...
October 7, 2012
Nairobi: (V.O.N): Gabadhii saaxiibteey eheed waxaan sugaba Subadii ...
September 30, 2012
Nairobi: (V.O.N):Gabdhii ayaa kaarar keenii gudaha la gashay ...
September 23, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii Maxamed Qadar jaamac oo ka shaqeynayay ...
September 16, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Waxaan soo baraarugay iyadoo dhinacyadeeyda ay taagan ...
September 9, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Askartii wey naga diideen In gacaliyehegii Mahad ...
September 2, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Subaxdii labaad ee aan ku suganahay Xerada ...
August 26, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Maalintii Labaad wxaan ku dheelmanay Xafiiskii Hay’ada ...
August 18, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii aan soo gaarnay Xerada IFO ee ...
August 12, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Makii ay qoarxdu dhacay Hoteelkiina Lacgtiisa aanan ...
August 5, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii uu wlalakiisa ii ogolaaday in uu ...
Waru qoraalkaan anaa hada qoraalkaan qoraal lamid ah hada kahor siyaya ha adaan lasheegay cidii doonaysa faah faah kusaabsan wasmada ama raaxada fadlanm igalasooxriira geelle22@nimbuzz.com
Geelle222@.com waa saas igalasoo xariira mahadsanidiii
Waan khaldey waa geelle222@nimbuzz.com
Midas ben mahan xiliga kulelaha ahi wax unbey u dhinta shepka qofka tabar dari darana wey kenta midas aniga hada ka hor arkey xili qabobaha dal iska dhafe xita ma dooneysid inad kala jojisi nikada qabirkana hadalkan run ayu ka shegey
Wad mahad santihin ani waxba iga bilaban arima raxada qabi ana kutahay an isleya gaar ahan intada galin waxa kahoreya istiiminta wad arkaysa an umalay qolada webka asaga igala soxirira pablic mcqul mahan
maqaalkan waxa ku xusan 99% waa qof kasta dareen gaaray fahmi karo, sidas wxaa wanaagsan maqaalada iney noqdaan kuwa xamaasad leh waxaan ula jeedaa wax cusb soo kaordhinaa . thnkz
Wara kuwan qaran maha wa mustaqbak kalabya somalia halaga hortago yan la dhayalsan plz all somali boy and all ppl
Wara kuwan qaran maha wa mustaqbak kalaabyada somalia wa shinemo halaga hortago yan la dhayalsan plz all somali boy and all ppl