Thursday, April 17th, 2014

Zamzam Maxamed Faraax Iyo Maxamed Xasan Maxamed Oo Maanta Iska Dhiibay Dalka Ingariiska (Xog Hoose)

Published on August 10, 2012 by   ·   18 Comments Waxaa Aqristay:12684

Nairobi: (V.O.N):-Zamzam Maxamed Faraax Iyo Maxamed Xasan Maxamed oo Soomaliya Ugu qeyb galayay Ciyaaraha Olompic-da Aduunka ayaa lagu soo waramayaa in  maanta ay iska dhiibeen dalka Ingariiska,Iyagoona Dalbay in aan Soomaaliya lagu celin .

Labadaan Ciyaaryahan ayaa sheegay in ay u cabsanayaan Amaakooda,maadaama ay magac weyn ku yesheen Ciyaaraha Olompic-da Aduunka,Islamrkaaan ay ka soo muuqdeen Warbaahinta Caalamka iyo weliba tan Soomaalida.

Ilo Wareedyo Hoose oo ku dhow Labada Ciyaaryahan oo  ku sugan Magaalada Landon ayaa Warbaahinta Codkaqaranka u Xaqiijiyay in Zamzam Maxamed Faraax Iyo Maxamed Xasan Maxamed  ay Dowladda Ingariska ka dalbadeen in aan Soomaaliya lagu celin,balse aynu  Dowladda Ingariiska weli wax jwaab ah ka bixin Dalabka Ciyaartoydaasi.

Wixii Talo Dhaliil ama Caabasho ah Noogu Soo Hagaaji

Email:Codkaqaranka@gmail.com

W/D:Maxamed Nuur Axmed Fanax

Xafiiska Warqabadka Radio Codka Qaranka 

Nairobi-Kena

Voice Of The Nation

Share

Readers Comments (18)

  1. Aniga wey ila saxanyihiin waayo dowlad amaankooda balanqaadeyso meesha ma joogto waana caanbexeen oo ma dhuuman karaan

  2. Walaal Aniga Ma aaminsani in ay iska dhiibaan dal shisheeye,waayo waxeey ku ciyaarahaan mustaqbalka ciyaartooyda dambe in la aamino

  3. Nadar Xaaji says:

    Aniga Waxeey iila muuqataa in ay ku qaldan yihiin isdhiibida

  4. abdul says:

    Waa qalad in ay iska dhibaan uk xata. Hadey is dhiibayaan ha iska dhiiben wadamada yurubta kale yay jabinin balanta ku cad fiisaha taso ah ka qeybgalaka ciyaraha hadi kale waxa nalo gelinaya malafka waxana adkanaya si ay u helaan fiiso ciyartoy somaliyed oo danbe.

    • wafaa abdi says:

      waxay sameyeen waaxa qaldan man ficna sabaabta oo ah waxan aheen qaran oo kasoqebgalay ciyaraha olompic-da aduunka mahen in eey sharaf tena eey dhulka lagalan
      hada kadibna kal solidaro waye man naa abinayo ee haka noqdan wixi calaf uu galay ayaay cunayan

  5. Guled says:

    awalba way muuqatay in ay dawladu dadkan qandaras kusoowaday maxayelay gabadhu maba aqoon orod marka wasubcad xumo somaliya oo la aamino aya dhamanayso

  6. asc dhaman asxbta walalayal aniga wn kaxumahay arinka wayo waxan nahay wadan haday is dhibn hadhow ya olanbikada ka qeyb galayo twaxn leyahay sharafta wadankena haku ciyarine wa anigo cnur husen cilmi o jogo s?africo

  7. abukar sahal cilmi says:

    kkkkkkkkk

  8. abukar sahal cilmi says:

    hadan kahadlo fikirkeyka ku aadan zamzam iyo mohamed awalba natiijo lakama sugeynin waxey rabeyn iney isdhiiban oo ciyaaraha olambikada ku gabadan waxas waxa ka danbeeyo madaxda wado ayaga taasi waxey sharaftaro ku tahay umada somaliyed oo u soo hoyen natiijada xumada wadanka hadana ku marmarsiyoodan cml wadankeyna nabad malahan cml wa nala dilaya

  9. asad says:

    natiijo xumo miyey hadana raban in ay ku darsadan foolxumo, way ila saxanyihin kulaha haday isdhibitan rabeen maxay qaran wax matalayo iskaga dhigahayen, mida kle ninki isdhiibid iyo waxushnimadas rabo muu soo tahriibo, yunan qaran ku qaraban waxan wa wuxuush walahi madax xanun kugu ridayan

  10. sadeq says:

    awalba meesha orad oma imaan ee in ay is dhiban bey u yimadeen naga daaya

  11. mouna hassan says:

    wanku racsanahay in ay is dhoban waayo hadiikale ALSHABAB BAA Ku cidaysa ciida am wala dili doona marka haday imiak isdhibeen wah lag yaba in ay xitaa tababar fiican ku helan xagan uk mustaqbalkooduna ku ficnado

  12. ali says:

    Kkkk yaa Somali dambe aaminaa ee Inteey noqdaa kisto way heleen muqalas cash way haystane haso noqdano waa ceeb hadeey jirto bari Sun newspaper waa ku qoranyihiin tiidheereeyd ayuu kudhigaa

  13. yaso says:

    kkkkkk;oo dawankii ay lahayd waan u dhimanayaa,heesele nagu soo gashay markii hore,lkn kolayba way isdhiibay u timid e may ciyaaraha sugto hadhamaadaane,kkkkk

    • hani says:

      abdi bile bilaasha uma diidin in uu calka qaado waa ogaa in aay samcad xumo ka danbayso wadankooda baay meela ugu dhaceena qoxooti nimo baay ka doorteena cajiiba

  14. saamiya says:

    asc aqayaarta waa idinsalaamay salaan kadib wadn keen awaa nabada wax ka jira majiraan dadka siyaasadu dhex martaya baa is carsanaaya daawalada malahan oo waa runa lakiin wax samzam iyo maxmed cida raadsanaysa haday hada laabtaan majiraan dad ka caansan ka cilmi badan ka lacaga badan baa jooga ka yaan meela looga dhicin wadanka meela yaa u jeeda xamar sadex meelooda markii loo dhigo halmeel xitaa ma oga in aay haljiiro soo galeena ayagan caan baay ka hadlaayaan samcada soomliad meela ha uga dhicina dantiina ba meesha u timaadeena bilaasha u ma uusan diidin abdi bile in uu calnka qaado taas buu diidanaa in aay dhacado dad dhana oo qaran ka yimida oo u soo saftay oo maanta qoxootinimo isku dhiibaya waa yaaaba

  15. saxafi yare says:

    aniga waxay ilatahay waa qaldameen labada
    wiil ee ciyaaraha uga qaybgalay somaliya
    waxaan u arkaa daldumisyo qatileen qayaa
    no qaran gashay olonbikada somaliyeed haka
    fiirsadeen dadka meelahaas ookale loodirayo

  16. Xasan says:

    Kkkkkk wlh waxa xaqiq ah in dadka madaxda u ah ay yihin muqalasin waliba olimpikada somaliyed waayo waxaa jiro dad samsam iyo maxamed ka orod bdn o laga reebay marka awalba qabil aa lagu wadaye hano so labaninee meshaad doontan ka baxa



Arrimaha Bulshada

Ok

DAAWO:Barnaamijy Qiiro Leh “U Hiili Boqor Iyo Bartamaha By:Maryan Seylac

March 24, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Barnaamijka Bulsho ee ka Baxa Royal TV- ayaa shalayto waxaa soo-saaraha iyo soo-jeediyaha barnaamijkaasi, Maryan Saylac ay ...
ganaax_1

DAAWO:Arin Yaab Leh Oo Dhexmartay Gabar Yar Oo Sedex Jir ah Iyo Boliiska Mareykanka

March 20, 2014
Florida: (V.O.N):-Sheeko layaab leh oo ka dhacday Magaalada Florida ee Dalka Mareykanka ayaa soo jiidatay Warbaahinta Caalamka kadib ...
Cawaale22

DHAGEYSO:Al-Fanaan Cawaale Aadan Oo Ka Hadlay Arimo Xasaasi ah

March 1, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Fanaanka Caanka ee Reer Jabuuti Cawaale Aadan oo ku Sugan Dalka Canada ayaa Ka sheekeeyay taariikhdiisa Dhanka ...
Guulled Adan

QISO Xanuunbadan:Bur Burkii Jaceylkeyga Waxaa Gacan Weyn Ka Geystay Saaxiibkeyga Qeybtii 2aad

February 27, 2014
   Muqdisho: (V.O.N):-Qisadaani ayaa ah mid cajiib oo marka aan diyaarinaye runtii dareen  badan igu abuurtay ayaan waxaan ka ...
guuled 3

(Guuleed Aadan Muuse):- Bur Burkii Jaceylkeyga Waxaa Gacan Weyn Ka Geystay Saaxiibkeyga (Qiso Jaceyl Oo Xanuun Badan Qeybtii 1 Kowaad)

February 11, 2014
waxaan salaamayaa aqristayaasha Sharafta leh salaan qaali ah salaan iyo bariido dabadeed ereyadaan waa kuwo kasoo burqanaayo qalibi nusqaamay ...
Abdifitah

DAAWO:Fanaan Caan Ah Oo Shaaciyay Inuu Fanka Isaga Baxay Codsadayna In Loo Duceeyo

January 19, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Fanaanka da'da yar ee sida weyn loo Taageero alfanaan Cabdifatah Axmed Tacabir (Cabdifitax Yare) ayaa sheegay inuu isaga ...
imagesCAIM9619

Cunug Mucjiso Ah Oo Ku Dhashay Israa’iil, Iyo Yahuuda Oo Ka Argagaxsan+SAWIRO

January 13, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Warbaahinta Israel ayaa baahisay in Magaalada madaxda Dalkaasi uu ku dhashay Wiil yar oo leh Hal il, ...
akshay-katrina-4

8-Da Jilaa Ee Ugu Dheesha Wanaagsanaa Bollywoodka.

January 1, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Akhristayaasha Sharafta leh ee Shabakadan Wardaye.com waxaan Aalaba usoo gudbineynaa Wararka ugu Xiisaha badan Dunida Sida Siyaasadda ...
15-300x225

Arin Naxdin Leh Oo Ka Dhaxday Muqdisho+Sawiro

December 31, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Maamulka Cusbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee Banaadir ayaa Faah Faahin ka bixiyay laba Caruur Mataano ah oo ...
download12

Naxdin:Daawo Sheekh Umal Oo Yaab Leh Uga Jawaabay Galmada Afka

December 30, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Sheekh Umal oo ka mid ah Culimada aqoonta durugsan u leh ayaa waxaa la weydiiyay Su’aalo badan ...
1

Caruus Ka Dhuuntay Xaaskiisa In Lagu Guda jiray Xafladii Arooska

November 27, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Caruuskii ayaa ka dib dhacay in uu yimaado xafladii Guri gaynynta , durbana mid ka mida martida ...
1

DAAWO: Sawirada Ninka Dunida ugu Ilkaha Adag

November 11, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Andariis Jaardayn oo ah 64 jir ayaa loo aqoonsaday ninka ugu ilkaha adag waxaana ka mid noqday ...
sawir Mucjiso

Dalka Thailand Oo Lagu Arkay Arin Mucjiyo Ah+SAWIRO

November 11, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Wadanka Thailand oo dhaca bariga fog ee Qaarada Aasiya ayaa waxa uu ka dhacday Arin mucjiso ah,kadib ...
images

FADEEXAD:Agaasime Musuqmaasuqay Mushaaraadka Shaqaalihiisa

November 9, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Agaasime Xasan Cali Geeseey oo ah Rugcadaa Saxaafdeed , ka soo shaqeeyay qaar ka mid ah Idaaccadaha ...
Hore

Daawo Video: Qaladkii Ugu Weynaa Ee Uu galo Wariye TV Ka Howlgala Taariikhda

November 5, 2013
London : (V.O.N):- Inta Badan Wariyaasha calamka ayaa  Qaladaad gala iyagoo warka Akhrinaya Sida wariyaasha Soomaalidaba  Qaladadka U galaan. Hadaba ...
%d bloggers like this: