Wednesday, April 16th, 2014

Dumarka Oo La Ogaaday Xiliyga Ay u Jecelyihiin Galmada

Published on September 17, 2012 by   ·   22 Comments Waxaa Aqristay:337211

Nairobi: (V.O.N):-Cilimi baaris lagu sameeyay xiliga ay dumarka ugu jecelyihiin raaxada ayaa lagu sheegay  in dumarka ay raaxada ugu Jeceylyihiin marka ay gaaraan da’da 30 sano, inkastoo uu muran ka jiro oo Qubarada qaar ee ku taqasusay cilmiga Jinsig ay qabaan in dumarka ay ugu jeceylyihiin Raxaada iyo galmada xiliga ay dhalmo gooyaan,waxaana lagu qiyaasaa da’da u dhaxeyso 40—45 Sano.

Daraasda ayaa lagu sheegay in dumarka dareenkeeda hoose aad u kordho xiliyadaasi, waxay noqodaan kuwaaan xitaa aan ka xishoonin galmada waxayna la soo baxaysaa qibrado badan iyo farsamooyin aan caadi eheen.

Sidoo kale waxaa daraasdaan lagu sheegy in dumarka marka ay joogaan xiliyadaasi aysan ka helin galmada degdeg ah, waxay jecel yihiin in loo raaxeeyo ku dhwaad 25 daqiiqo markaasi kaddib waxay u baahanyihiin  galmo culus .

Dhinaca kale daraasadeen ayaa sameyn weyn ku yaalatay dumarka Soomaalida ah oo inta badan loo guday qaabka lagu magcaabo Fircooniga,iyadoo laga jaray xubinta kintirka oo lagu sheegay in raaxo waali ah laga helo.

Dumarka loo gudo qaabka firconiga ah ayaa la sheegay in macaansiga raaxada iyo galmada ay u bilaabato marka ay  gaaran 30 ka sano ama ay dhalmo gooyaa,waxayna dareemaan rabitaanka galmada waayo da’dan marka ay gaaraan farjiga murqihiisa ayay ka dareemaan galmada .

Ugu dambeytii daarasada ayaa raga ugu baaqaday in dumarka ay si wanagsan ugu raaxeeyaan xiliga ay gaaraan 30-45  Sano  ayna ka haqabtiraan baahida galmada.

Wixii Talo Dhaliil ama Caabasho ah Noogu Soo Hagaaji

Email:Codkaqaranka@gmail.com

Xafiiska Warqabadka Radio Codka Qaranka 

Nairobi-Kena

Voice Of The Nation

Share

Readers Comments (22)

  1. subxaana'Allah says:

    War wax kasta malagu garlic ama la qori. HABLAHA SOMALI EE AAN LA GUDIN IYO KUWA KU LA GUDAY WAX WAYN IS MA DHEERA….WAXAYNA KU XIRAN TAHAYSHSQSIYSAAD.

  2. H.Nuur Sh. says:

    Asc….Horta aniga waxan aminsanahay, xiliga da’ada ee lashegi inusan wax kajirin, marki lagaso gudbo dabecada qof walba khaska u ah, hadana waxay kuxirantahay barashada iyo isfahanka kadhexeya lamaneheda wayo, hadi usan qofka nolosha lawadagaya uu asaguba yahay qof lajecel ama marwalba isku daya inu kahaqabtiro bahidas, markas waxa dhici karta inay mar walba damacdo daremaheduna ay fududadan, waxa kale o jirta hadi qoftu aysan ahayn mid furfuran, waxa dhacaysan inaysan marwalba kudhawayn lamaneheda tasina ay keni karto in rabitan kedu yarado. Rabitanka iyo jeclanta galmada waxay kuxirantahay darenka, darenkuna wuxu kuxiran yahay isku dhawanshaha iyo xirirka kala dhexeya lamaneheda, qof intay yartahay xirir fican kala dhaxaynina markay waynato kalmo jaceyl dartis uma dhex mari karo.

  3. Qoslaaye says:

    Kkkkkkkkkkkkkkk waa warey gomeydhacdayne arninkaas

  4. deeq s m says:

    waxay ilathay aniga waa baxali alle bixiyo dareenka ruuxa lakiin waxay ku xirantahay halka aa joogto gabadhu sida reer galbeedka ama africa somalia hadii aay joogto reer galbeedka gabadhu waa isku mid tan yare iyo tan ween ba mana dalaan lakiin ah somalia hadii aay joogto waa sax 40 years iyo waxii kabadan ba raxada helaan

  5. irshaad lixle says:

    kkkkkkkk sxbayaaaal warkaaasna. gorma lashegayay

  6. Axmed cadawe says:

    Kkkk ani waxay ila thy dumarku inay ugu darenbadanyihin da,da 15-20

  7. Mascuud says:

    Asc aniga waxan aminsanahay gabdhahena hadaba sidad oladhaqanto ayu kuxirantahay darenkoda e lama oran karo kintirka lagajaray darem malahan iyo waxkalaba

  8. Acs. Than Anigu waxaan odhan lahaa horta iskuma dhawa hablaha gudniinka fircooniga ah iyo kuwa sunaha aha ee hada lagu dhaqmo hadaba waxaan odhan karnaa hablaha guday waxa la jarjaray xubnihii dareemada waayo maaantoo dhan hadii aad si kasta u gacan mariso wax walaala wax dareena kama helaysid waa rabadh waa indho ku dhowri adiguun baa cidlo ka daalaya taasi waa mid tan kale inantaa aad hal mar indhihiinu isku dhacaan ayey dareenkeedu 80% wuuu kacayaaa. Tan da’da waxaan odhan lahaa horta inantui hadii aysoo martay nin oo ay carmar tahay waa ta ugu jecel galmada faraha badan Anigu waxaan odhan lahaa da’da 25-40 yaa igu raacsan arinkaa

  9. Full man says:

    Niko waa nin uyo naag oo ninka ayaa nabaro waawey hadii la isku noogana naagtaa nuukaxyen badan waxaas oo dhan niiko lee ku xirantahay

  10. Ashley says:

    Asc dhaman inta jcl arimaha galmada&inta aan jaclayn ugu horeen hadan fikirkeyga ka dhiibto waa jiraan hablo da’daas dareemo kacsi saaid ah haba ugu badnaadaane hablaha fircooniga in kastoo ay iyagan labo u qaybsamaan waxayna ka thy waxaa jiro hablo fircooni ah oo ka kacsi bdn kuwa sunada u gudan taas waxaa loo sababeeyaa qaar waxaa jiro kintirka raaxada ka qaato&kuwo jirka raaxada ka qaato marka kuwa jirka raaxada ka qaato waxay nasiib u lee yhn inaysan dareemin ka jaritaankii laga jaray kintirka lkn kuwa raaxada ka qaato kintirka hadana laga jaray waxaa dhib ku noqoneyso inay wax dareeman maxaa yeelay meeshi ay wax ka dareemi lahaayen ayaaba maqan waana kuwaas kuwa dareenkoodu soo noqdo marka ay gaaraan 30sano marka aniga sidaas ayaan qabaan py
    Nimbuz=theplues@nimbuzz.com

  11. haala says:

    Axmed cadawe says:

    September 21, 2012 at 12:29 am

    Kkkk ani waxay ila thy dumarku inay ugu darenbadanyihin da,da 15-20

    Reply

    wxaa tahay child malester dulli aya tahay benale ah

  12. Asc dhamaan aqiyaar shardat leh lee walibo aad ka joogtaa dunida dacaladeeda gaar ahaan inta soo qortay comment ga iyo inta keentay sheekadaaan oo cajiibka badan aniga hadaan nahay somaali waxaan u badanahay in aan. U la dhaqano gabdhaha gudniin ka farcooniga maxaa yeelay gabdhah heena aniga ayaa ka jirnay xibinta taranka maxaa sababy furiinka oo fara batay maxaa keenay in ee ku soo af celiso ninkeeda maxaa keenay in ka dambeynin ninkeeda waxaas oo dhan waxaan keenay waa gudnini ka fcniga waxii tahay wey tagee lkn hada waxii ka bilaawdo waan in aan ka ilaalino. Gudninkaaas waxaabo badan ayaa burburyaa gudninikaas waxaa faafaahin ha ii gusoo hagaajiya. Eamil keyga hadaan qaladanay BY wadani 143

  13. Mulla says:

    Dumark ninka qobo ha u raaxeyo

  14. Rohosafi says:

    Asc kkkkkkkk waaa yaaaab

  15. Rohosafi says:

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk yahuuuu waa yaaaaaab

  16. calixasan says:

    aaaheeeey waxaaasaaa imaraaaaya waaa raaxada e

  17. Waxaasa igusocda yakhe

  18. zakariye gesey says:

    waawar wcn iyo darasen macan wana lodadaa la beelo waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa sidhabah

  19. duniyo says:

    aniga waxee ila tahay darenka inoo kuxerantahay labada qufod sidee isku yihiin



Arrimaha Bulshada

Ok

DAAWO:Barnaamijy Qiiro Leh “U Hiili Boqor Iyo Bartamaha By:Maryan Seylac

March 24, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Barnaamijka Bulsho ee ka Baxa Royal TV- ayaa shalayto waxaa soo-saaraha iyo soo-jeediyaha barnaamijkaasi, Maryan Saylac ay ...
ganaax_1

DAAWO:Arin Yaab Leh Oo Dhexmartay Gabar Yar Oo Sedex Jir ah Iyo Boliiska Mareykanka

March 20, 2014
Florida: (V.O.N):-Sheeko layaab leh oo ka dhacday Magaalada Florida ee Dalka Mareykanka ayaa soo jiidatay Warbaahinta Caalamka kadib ...
Cawaale22

DHAGEYSO:Al-Fanaan Cawaale Aadan Oo Ka Hadlay Arimo Xasaasi ah

March 1, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Fanaanka Caanka ee Reer Jabuuti Cawaale Aadan oo ku Sugan Dalka Canada ayaa Ka sheekeeyay taariikhdiisa Dhanka ...
Guulled Adan

QISO Xanuunbadan:Bur Burkii Jaceylkeyga Waxaa Gacan Weyn Ka Geystay Saaxiibkeyga Qeybtii 2aad

February 27, 2014
   Muqdisho: (V.O.N):-Qisadaani ayaa ah mid cajiib oo marka aan diyaarinaye runtii dareen  badan igu abuurtay ayaan waxaan ka ...
guuled 3

(Guuleed Aadan Muuse):- Bur Burkii Jaceylkeyga Waxaa Gacan Weyn Ka Geystay Saaxiibkeyga (Qiso Jaceyl Oo Xanuun Badan Qeybtii 1 Kowaad)

February 11, 2014
waxaan salaamayaa aqristayaasha Sharafta leh salaan qaali ah salaan iyo bariido dabadeed ereyadaan waa kuwo kasoo burqanaayo qalibi nusqaamay ...
Abdifitah

DAAWO:Fanaan Caan Ah Oo Shaaciyay Inuu Fanka Isaga Baxay Codsadayna In Loo Duceeyo

January 19, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Fanaanka da'da yar ee sida weyn loo Taageero alfanaan Cabdifatah Axmed Tacabir (Cabdifitax Yare) ayaa sheegay inuu isaga ...
imagesCAIM9619

Cunug Mucjiso Ah Oo Ku Dhashay Israa’iil, Iyo Yahuuda Oo Ka Argagaxsan+SAWIRO

January 13, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Warbaahinta Israel ayaa baahisay in Magaalada madaxda Dalkaasi uu ku dhashay Wiil yar oo leh Hal il, ...
akshay-katrina-4

8-Da Jilaa Ee Ugu Dheesha Wanaagsanaa Bollywoodka.

January 1, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Akhristayaasha Sharafta leh ee Shabakadan Wardaye.com waxaan Aalaba usoo gudbineynaa Wararka ugu Xiisaha badan Dunida Sida Siyaasadda ...
15-300x225

Arin Naxdin Leh Oo Ka Dhaxday Muqdisho+Sawiro

December 31, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Maamulka Cusbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee Banaadir ayaa Faah Faahin ka bixiyay laba Caruur Mataano ah oo ...
download12

Naxdin:Daawo Sheekh Umal Oo Yaab Leh Uga Jawaabay Galmada Afka

December 30, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Sheekh Umal oo ka mid ah Culimada aqoonta durugsan u leh ayaa waxaa la weydiiyay Su’aalo badan ...
1

Caruus Ka Dhuuntay Xaaskiisa In Lagu Guda jiray Xafladii Arooska

November 27, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Caruuskii ayaa ka dib dhacay in uu yimaado xafladii Guri gaynynta , durbana mid ka mida martida ...
1

DAAWO: Sawirada Ninka Dunida ugu Ilkaha Adag

November 11, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Andariis Jaardayn oo ah 64 jir ayaa loo aqoonsaday ninka ugu ilkaha adag waxaana ka mid noqday ...
sawir Mucjiso

Dalka Thailand Oo Lagu Arkay Arin Mucjiyo Ah+SAWIRO

November 11, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Wadanka Thailand oo dhaca bariga fog ee Qaarada Aasiya ayaa waxa uu ka dhacday Arin mucjiso ah,kadib ...
images

FADEEXAD:Agaasime Musuqmaasuqay Mushaaraadka Shaqaalihiisa

November 9, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Agaasime Xasan Cali Geeseey oo ah Rugcadaa Saxaafdeed , ka soo shaqeeyay qaar ka mid ah Idaaccadaha ...
Hore

Daawo Video: Qaladkii Ugu Weynaa Ee Uu galo Wariye TV Ka Howlgala Taariikhda

November 5, 2013
London : (V.O.N):- Inta Badan Wariyaasha calamka ayaa  Qaladaad gala iyagoo warka Akhrinaya Sida wariyaasha Soomaalidaba  Qaladadka U galaan. Hadaba ...
%d bloggers like this: