Madaxweynihii Hore Sh.Shariif iyo Sam Ongeri Oo Wada Beeniyay Hadal Ay Warbaahinta Qaar
Published on September 18, 2012 by admin · 1 Comment
Waxaa Aqristay:2047
Nairobi: (V.O.N):-Wasiirka Arimaha Dibadda Kenya Prof .Sam Ongeri oo maanta Warbaahinta kula hadlay Magaalada Nairobi ayuu beeniyay hadal ay si weyn u baahiyeen qaar ka tirsan warbaahinta Caalamka ,kaasoo ahaa in Madaxweynihii hore Sh.Shariif uu wax ka ogaa labo qarax oo ismiidaamin ahaa kuwaasi oo 13kii Bishaan lala beegsaday Hotel Jazeera ee Magaalada Muqdisho xili ay shir ku jireen Madaxweynaha Soomaaliya Prof. San Sh.Maxuud iyo Wasiirka Arimaha Dibada Kenya Sam Ongeri.
Wasiirka Arimaha Dibada Kenya Sam Ongeri ayaa sheegay in hadalkaasi eedeynta ah uu yahay mid aanan waxba ka jirin isla markaan sal iyo raad uusan leheyn, waxuunta intaasi ku daray in hadalkiisa si qaldan loo turjuntay.
Mr. Ongeri ayaa sidoo kale shaagay in ay sharciga la tiigsan doonaan Warbaahintaasi sida qaldan hadalkiisa u tarjumay ayna ka been abuurteen uyna cadaalada hor keeni doonaan waqtiyada soo socda.
Wasiirka ayaa Sheekh Shariif ku tilmaamay in uu yahay shaqsi Muwaadin ah ku dayasho mudan oo aad u wanaagsan ayna jecel yihiin sahqsiyadiis islamarkaana xiriir wanaagsan kala dhaxeeyay Dowladda Kenya xiliga uu hayay xilka Madaxtinimada Soomaaliya.
Dhanka Kale Madxweyhii Hore Soomaaliya Sh.shariif Sh.Axmed ayaa maanta Shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho isagoona Jawaab kulul ka bixiyay hadalkaasi ka soo yeeray Wasiirka Arrimaha Dibadda kenya Sam Ongeri,wuxuuna sheegay in inuu aad uga xun yahay hadalka ka soo yeeray Sam Ongeri isagoona ku tilmaamay mid gef iyo meel ka dhac ku ah sumcaddiisa iyo tan dowladda Kenya.
Madaxweyne Sh.Shariif ayaa intaasi ku daray in dowladda Kenya uu ka filayay inay taageerto dowladda cusub ee Soomaaliya , balse ay Kenya muujisay cuqdad iyo cadaawad ay u hayso dowladda Cusub ee Soomaaliya.
Ugu dambeytii Sh.Shariif ayaa sheegay in Mas’uuliyadda qaraxyadaasi ay sheegatay Kooxda Al-Shabaab , isla markaana aaneyn jirin sabab asaga loogu eedeeyo.
Share
May 13, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Warbaahinta Dalka India ayaa waxa ay hadal heysaa Dhacdo Saddax maalin kahor ka dhacday Deegan ku yaalla ...
May 4, 2013
Muqdisho:(V.O.N):-Ogow Qaar ka Mid ah Siraha Haweenka ku Culus Oo Aanay Jeclayn In Marnaba Raggu Ay Ogaadaan
May 1, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Sida ay jariirada u sheegtay haweenaydani, waxa marka ay subaxdii toosto aragtaa, tobanaan shay oo ay xalay ...
April 22, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Gabar Saxafiyad Ah oo u dhalatay Dalka Shiinaha Oo Lagu Magacabo Chen Ying Ayaa Ka Dhax Boodaty ...
February 6, 2013
Deeganka Midvale ee duleedka magalldda Salt Lake ee dalka Maraykanka, ayaa waxay gacanta ku dhigeen nin lagu magacaabo ...
January 26, 2013
Nairobi: (N.O.N):-Waxaa halkaan tahniyaaaaad Dhakasho Farxad leh Ka dirayo Asxaabta iyo ehelada kala ah.
1.Hooyo Qadro Ahmed Tuwad
2.Aabo Suleman ...
January 25, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Waxaa Halkaan Tarniyad Aroos Farxad leh ka dirayo Asxaabta Kala ah.
1-Aabo Cabdi Cisman.
2-Hooyo Khaadija Idiris
3-Aabo Sheikh Xassan ...
January 24, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Fananada da'da Soomaaliyeed Samiira Naaji ,kana tirsan Fanaaniinta Ku nool Qurbaha gaar ahaan Dalka Jarmalka ayaa si ...
January 23, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Xiliga uu socdo Xirrika u dhaxeeyo lamaanha ,waxaa dhaca qaladada am aisfahan daro ka dhex dhalatao lamaanha ...
January 23, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Tuug Iska Soo Iloobey Maasgaradii Wejiga Oo Qaab Xeeladeesan Wax u Dhacayo
January 22, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Inta badan Guurku waa mid ku dhisan Kalsooni & is aaminaad dhex marta labada lamaane ee nolol ...
January 16, 2013
Lamaanaha Soomaalidu waa kuwa badankoodu ku kala nool dalal kala gadisan magaalooyin kala duwan, waxaase muhiim ah in ...
January 10, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Waxaa inoo suurta gashay In aan idiiin soo gudbino Ila qosolkii aduunka ugu yaabka Badneed oo la Ssoo ...
January 3, 2013
Nairobi: (V.O.N):- Naag Mudo 3 Sano ah la qabay ayaa mar qura waxeey isku bedeshay nin ,kadib markii ...
December 24, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Arimo badan ayaa jira oo haweeneyda si xogan uga careysiiya balse la yaabku waxa uu yahay inta ...
October 7, 2012
Nairobi: (V.O.N): Gabadhii saaxiibteey eheed waxaan sugaba Subadii ...
September 30, 2012
Nairobi: (V.O.N):Gabdhii ayaa kaarar keenii gudaha la gashay ...
September 23, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii Maxamed Qadar jaamac oo ka shaqeynayay ...
September 16, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Waxaan soo baraarugay iyadoo dhinacyadeeyda ay taagan ...
September 9, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Askartii wey naga diideen In gacaliyehegii Mahad ...
September 2, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Subaxdii labaad ee aan ku suganahay Xerada ...
August 26, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Maalintii Labaad wxaan ku dheelmanay Xafiiskii Hay’ada ...
August 18, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii aan soo gaarnay Xerada IFO ee ...
August 12, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Makii ay qoarxdu dhacay Hoteelkiina Lacgtiisa aanan ...
August 5, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii uu wlalakiisa ii ogolaaday in uu ...
baqdi markii hore maxaa u leetahay sidaaa ma adigow xawash xun ah ayaa rabtaa inaa somalia oo isla dhaladay isku dirdo baasdar stoped