Saturday, April 19th, 2014

Magaalada Kismaayo Oo Weji Cusub Gashay iyo Gurmad Xoogan Oo Soo Gaaray

Published on September 20, 2012 by   ·   1 Comment Waxaa Aqristay:2972

Muqdisho: (V.O.N):-Waraka saaka laga helayo Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka Jubada Hoose ayaa sheegayo in Magalaada  ay soo gaareen ciidmo farabadan oo gurmad ah,kuwaasi oo ka tirsan Kooxda Al-shaaab.

Wararka waxeey intaasi ku darayaan in shalay gelinkii dambe ilaa xalay ay soo gaarayeen Gudamaha magaalada gurmad xoogan oo ka soo gaaray dhinaca gobolka jubada dhexe,waxaana lagu soo waramyaa in shalay saraakisha kooxd Al-shabab ee ku sugan magaalada Kismaayo in ay goob faraare ah ay kula hadleen Shacabka reer Kismaayo ,iyagoona sheegay in ay difaacanayaan magaalada Kismaayo.

Dhanaka kale ciidamada Huwanta ayaa lagu soo sheegyaa in ay dib u garasho sameeyeen xili ay magaalada Kismaayo ay u jirto wax ka yar 30 KM, inkastoo wali xiisado dagaal ay ka jiraan duleedka magaalada Kismaayo.

Magaalada Kismaayo ayaa haatan ku sugn Jawi cusub kadib Markii Kooxda Al-shabaab oo la filayay in ay isaga baxaan Magaalada Kismaayo aya heleen gurmada xooogan oo ay ku sheegn in ay difaacayaan Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose.

Wixii Talo Dhaliil ama Caabasho ah Noogu Soo Hagaaji

Email:Codkaqaranka@gmail.com

Xafiiska Warqabadka Radio Codka Qaranka

Muqdisho-Soomaaliya

Voice of The Nation

Share

Readers Comments (1)

  1. mire says:

    allahu akbar alahu ahkabar ale ayaa awood leh . Isagana lagu mahdiyaa waxey idacdaha galda ushaqeya warar ben ah ka tabiyan mujahidinta mata wey fashilmen iyo kuwi gala racyda oo meley kulabtan lasan . Waa mid aad logu farxo ilhyow mujahidinta koryel kufartana jabi , allahu akbar alahu akbar, waxan ushegi laha dadka saxfada galda ushaqeya sida shabelle iyo kuwa dabdhaq yada kenya insha alah alah ayaa idinka awood badan wax kasto ood katabisan mujahidinta dalkoda iyo dintoda dofacaya , oo hadana benta ah , marnaba la idinkama rumeysanayo kufarta iyo adinka waxba isma dhanta insha allah maxkad inla isaaro kuwa saxafadaha o dhan? Insha allah.



Arrimaha Bulshada

Ok

DAAWO:Barnaamijy Qiiro Leh “U Hiili Boqor Iyo Bartamaha By:Maryan Seylac

March 24, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Barnaamijka Bulsho ee ka Baxa Royal TV- ayaa shalayto waxaa soo-saaraha iyo soo-jeediyaha barnaamijkaasi, Maryan Saylac ay ...
ganaax_1

DAAWO:Arin Yaab Leh Oo Dhexmartay Gabar Yar Oo Sedex Jir ah Iyo Boliiska Mareykanka

March 20, 2014
Florida: (V.O.N):-Sheeko layaab leh oo ka dhacday Magaalada Florida ee Dalka Mareykanka ayaa soo jiidatay Warbaahinta Caalamka kadib ...
Cawaale22

DHAGEYSO:Al-Fanaan Cawaale Aadan Oo Ka Hadlay Arimo Xasaasi ah

March 1, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Fanaanka Caanka ee Reer Jabuuti Cawaale Aadan oo ku Sugan Dalka Canada ayaa Ka sheekeeyay taariikhdiisa Dhanka ...
Guulled Adan

QISO Xanuunbadan:Bur Burkii Jaceylkeyga Waxaa Gacan Weyn Ka Geystay Saaxiibkeyga Qeybtii 2aad

February 27, 2014
   Muqdisho: (V.O.N):-Qisadaani ayaa ah mid cajiib oo marka aan diyaarinaye runtii dareen  badan igu abuurtay ayaan waxaan ka ...
guuled 3

(Guuleed Aadan Muuse):- Bur Burkii Jaceylkeyga Waxaa Gacan Weyn Ka Geystay Saaxiibkeyga (Qiso Jaceyl Oo Xanuun Badan Qeybtii 1 Kowaad)

February 11, 2014
waxaan salaamayaa aqristayaasha Sharafta leh salaan qaali ah salaan iyo bariido dabadeed ereyadaan waa kuwo kasoo burqanaayo qalibi nusqaamay ...
Abdifitah

DAAWO:Fanaan Caan Ah Oo Shaaciyay Inuu Fanka Isaga Baxay Codsadayna In Loo Duceeyo

January 19, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Fanaanka da'da yar ee sida weyn loo Taageero alfanaan Cabdifatah Axmed Tacabir (Cabdifitax Yare) ayaa sheegay inuu isaga ...
imagesCAIM9619

Cunug Mucjiso Ah Oo Ku Dhashay Israa’iil, Iyo Yahuuda Oo Ka Argagaxsan+SAWIRO

January 13, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Warbaahinta Israel ayaa baahisay in Magaalada madaxda Dalkaasi uu ku dhashay Wiil yar oo leh Hal il, ...
akshay-katrina-4

8-Da Jilaa Ee Ugu Dheesha Wanaagsanaa Bollywoodka.

January 1, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Akhristayaasha Sharafta leh ee Shabakadan Wardaye.com waxaan Aalaba usoo gudbineynaa Wararka ugu Xiisaha badan Dunida Sida Siyaasadda ...
15-300x225

Arin Naxdin Leh Oo Ka Dhaxday Muqdisho+Sawiro

December 31, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Maamulka Cusbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee Banaadir ayaa Faah Faahin ka bixiyay laba Caruur Mataano ah oo ...
download12

Naxdin:Daawo Sheekh Umal Oo Yaab Leh Uga Jawaabay Galmada Afka

December 30, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Sheekh Umal oo ka mid ah Culimada aqoonta durugsan u leh ayaa waxaa la weydiiyay Su’aalo badan ...
1

Caruus Ka Dhuuntay Xaaskiisa In Lagu Guda jiray Xafladii Arooska

November 27, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Caruuskii ayaa ka dib dhacay in uu yimaado xafladii Guri gaynynta , durbana mid ka mida martida ...
1

DAAWO: Sawirada Ninka Dunida ugu Ilkaha Adag

November 11, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Andariis Jaardayn oo ah 64 jir ayaa loo aqoonsaday ninka ugu ilkaha adag waxaana ka mid noqday ...
sawir Mucjiso

Dalka Thailand Oo Lagu Arkay Arin Mucjiyo Ah+SAWIRO

November 11, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Wadanka Thailand oo dhaca bariga fog ee Qaarada Aasiya ayaa waxa uu ka dhacday Arin mucjiso ah,kadib ...
images

FADEEXAD:Agaasime Musuqmaasuqay Mushaaraadka Shaqaalihiisa

November 9, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Agaasime Xasan Cali Geeseey oo ah Rugcadaa Saxaafdeed , ka soo shaqeeyay qaar ka mid ah Idaaccadaha ...
Hore

Daawo Video: Qaladkii Ugu Weynaa Ee Uu galo Wariye TV Ka Howlgala Taariikhda

November 5, 2013
London : (V.O.N):- Inta Badan Wariyaasha calamka ayaa  Qaladaad gala iyagoo warka Akhrinaya Sida wariyaasha Soomaalidaba  Qaladadka U galaan. Hadaba ...
%d bloggers like this: