Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 10aad
Published on September 16, 2012 by admin · 6 Comments
Waxaa Aqristay:14779
Nairobi: (V.O.N):-Waxaan soo baraarugay iyadoo dhinacyadeeyda ay taagan yihiin walaahaleey iyo waalidiinteeda oo ii weydiinyo Maxaa kugu dhacay? iyo su’aalo kale oo aan aad ula yaabay.
Waayo waxaan ku qarway oo niyadeeda ku jiray gacaliyeheegii Mahad oo ku jira mid ka mid ah xabsiya Magaalada Gaaris ee gobolka Waqaayi Bari Kenya.
Markii aan hurdada ka soo toosay waxaa la ii keenay qadada intii aan cunayay qadada waxaa qolka iigu soo gashay wlaasheey iga yar ‘iyadoo yaaban waxeeyna i weydiisay Abaayo waa kuma Mahad kii aad maanta ku qarweysay.
Hadalkii baan hos isugu dhiganay aniga iyo walaasheey Marwo waxeeyna iiga sheekeysay qaabka ay u dhacday sheekada iyo waxan maanta ku qarway,waxeey ii sheegtay in aan maanta oo dhan aan la dar daarmayay Mahad oo aan ku dhagay “Gacaliye Mahad aniga ayaa kuu maqan ha walwalin” iyo ereyo kale.
Kolkii ay Walaashey ii dhemeysay sheekadii ,waxaan bilaaby in aan ku fikiro wixii aan u sheegi lahaa waalidkeey waayo xaalada Mahad ma’ahan mid la qarin karo,waxaan ku fikiray in aan u sheego waalidkeey,basle uma aan shegi Karin in aan jeclahay nin ,sababtoo ah waxaa ii xareesanaa leen Ingariiska ah.
Anigoo yaaban oo meel aan wax ka bilaabo garaneyn,waxaa gurigeena soo galay Maxamed Qadar Jamac oo ah wiil aan daeris nahay oo aan aad isugu ficneen, islamarkaan u shaqeeyo ha’yada UNHCR,wuxuuna iigu yimid qaraabo salaan maadaama uu maqlay in aan soo laabtay oo aan joogo gurigeena.
Markii uu Maxamed islaamay oo aan dhameysanay Salaantii ayaa uga sheekeeyay Xaalada adah ee i heysata iyo weliba halka uu ku sugan yahay gacaliyeheygii Mahad uuna ku jiro xabsi ku yaalo Magalaada Gaarisa
La Soco Axada Dambe Hadii Allah Ogolaado Qeybta 11aad.
——————————————————————————————————————
Wixii Talo Dhaliil ama Caabasho ah Noogu Soo Hagaaji
Email:Codkaqaranka@gmail.com
Xafiiska Warqabadka Radio Codka Qaranka
Nairobi-Kena
Voice Of The Nation
Share
May 13, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Warbaahinta Dalka India ayaa waxa ay hadal heysaa Dhacdo Saddax maalin kahor ka dhacday Deegan ku yaalla ...
May 4, 2013
Muqdisho:(V.O.N):-Ogow Qaar ka Mid ah Siraha Haweenka ku Culus Oo Aanay Jeclayn In Marnaba Raggu Ay Ogaadaan
May 1, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Sida ay jariirada u sheegtay haweenaydani, waxa marka ay subaxdii toosto aragtaa, tobanaan shay oo ay xalay ...
April 22, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Gabar Saxafiyad Ah oo u dhalatay Dalka Shiinaha Oo Lagu Magacabo Chen Ying Ayaa Ka Dhax Boodaty ...
February 6, 2013
Deeganka Midvale ee duleedka magalldda Salt Lake ee dalka Maraykanka, ayaa waxay gacanta ku dhigeen nin lagu magacaabo ...
January 26, 2013
Nairobi: (N.O.N):-Waxaa halkaan tahniyaaaaad Dhakasho Farxad leh Ka dirayo Asxaabta iyo ehelada kala ah.
1.Hooyo Qadro Ahmed Tuwad
2.Aabo Suleman ...
January 25, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Waxaa Halkaan Tarniyad Aroos Farxad leh ka dirayo Asxaabta Kala ah.
1-Aabo Cabdi Cisman.
2-Hooyo Khaadija Idiris
3-Aabo Sheikh Xassan ...
January 24, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Fananada da'da Soomaaliyeed Samiira Naaji ,kana tirsan Fanaaniinta Ku nool Qurbaha gaar ahaan Dalka Jarmalka ayaa si ...
January 23, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Xiliga uu socdo Xirrika u dhaxeeyo lamaanha ,waxaa dhaca qaladada am aisfahan daro ka dhex dhalatao lamaanha ...
January 23, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Tuug Iska Soo Iloobey Maasgaradii Wejiga Oo Qaab Xeeladeesan Wax u Dhacayo
January 22, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Inta badan Guurku waa mid ku dhisan Kalsooni & is aaminaad dhex marta labada lamaane ee nolol ...
January 16, 2013
Lamaanaha Soomaalidu waa kuwa badankoodu ku kala nool dalal kala gadisan magaalooyin kala duwan, waxaase muhiim ah in ...
January 10, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Waxaa inoo suurta gashay In aan idiiin soo gudbino Ila qosolkii aduunka ugu yaabka Badneed oo la Ssoo ...
January 3, 2013
Nairobi: (V.O.N):- Naag Mudo 3 Sano ah la qabay ayaa mar qura waxeey isku bedeshay nin ,kadib markii ...
December 24, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Arimo badan ayaa jira oo haweeneyda si xogan uga careysiiya balse la yaabku waxa uu yahay inta ...
October 7, 2012
Nairobi: (V.O.N): Gabadhii saaxiibteey eheed waxaan sugaba Subadii ...
September 30, 2012
Nairobi: (V.O.N):Gabdhii ayaa kaarar keenii gudaha la gashay ...
September 23, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii Maxamed Qadar jaamac oo ka shaqeynayay ...
September 16, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Waxaan soo baraarugay iyadoo dhinacyadeeyda ay taagan ...
September 9, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Askartii wey naga diideen In gacaliyehegii Mahad ...
September 2, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Subaxdii labaad ee aan ku suganahay Xerada ...
August 26, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Maalintii Labaad wxaan ku dheelmanay Xafiiskii Hay’ada ...
August 18, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii aan soo gaarnay Xerada IFO ee ...
August 12, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Makii ay qoarxdu dhacay Hoteelkiina Lacgtiisa aanan ...
August 5, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii uu wlalakiisa ii ogolaaday in uu ...
waad nagu yareyseen sheekada
Maxay noqon donta arinta maxamad qadar ma lagarab istagi dona ama wu didi dona .yab badana
War niyow halaso badiyo pageka iyo shekada o isdaba jog ah ayan rabna
waaaa saaa sxb nooo soobadi
xaaaax dee wa bar go agah shekadu macaan badna sido nogu kala goyay qarar badna
Fadlan shekada maxa lo dahiyey hadi larawin ma laiska dhafo macmisha lo xumeyna hala so deyo walibo ayado badan