Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 11aad
Published on September 23, 2012 by admin · 3 Comments
Waxaa Aqristay:13735
Nairobi: (V.O.N):-Markii Maxamed Qadar jaamac oo ka shaqeynayay Hay’ada Qaxootiga UNHCR aan uga sheekeeyay Xaalada adag ee i heysata iyo weliba halka uu ku xiran yahay gacaliyeheygii Mahad ayuu ii sheegay Arin aad ii farxad gelisay taasoo eheed in Mahada kiiskiisa aan kala xiriiro Xafiiska UNHCR ee Xerada Xagar dheer ,halkaasi oo Mahada iyo aniga nalaga diiwana geliyay.
Isla subaxdii xigtay maalintaasi waxaan soo jartay Tiket basaska aado Xerada Xagar Dheere ee gobolka Woqooyi Bari Kenya Kenya,waxaan waalidkeey u sheegay in Alaab aan Soomaaliya kala imid ay iga taalo Magaalada Gaariza in aan ka soo qaato haseyeeshee walidkeey wey ogyihiin in u jeedkeygu in uusan elheen laabta sababtoo ah Aniga yaa maalin dhan ku qarwayay Gacaliyeheyga Mahad.
Hooyadeey baan u soo bandhigay in ay isiiso fasax mudo labo Maalmood ah oo kaliye weyna iga diiday waayo hooyo waxaa ku taagnaa Shaki ah in aan u socdo nin ii qarsoon,si kastaba xaalku ha noqdeen waan dhuuntay mar labaad gaarigii baan raacay ,waxaan gaaray Xeradii Qaxootiga ee Xegar dheer ,wxaan si toos ah u abaaray Xafiiska Hay’adda Qaxootiga ee UNHCR.
Waxaan gar garaacay albaabka misne waxaaa iga furtay gabar Soomaali ah oo Xafiiska Qaxootiga Tarjumaan ka ah ,taasoo si weyn ii caawisay markii hore ee aan Xerada iska dhiibeynay,runtii gabadhaasi waxeey eheed gabar qaali ah oo aan isku barany xafiiska Hay’ada markiba wey igu soo booday iyadoona hab isiisay ana sidoo kale hab ayaan siiyay .
Salaan kadib Abaayo waxaan uga sheekeeyay xaaladda adag ee i qabsatay waxeyna i weydiisay kaarar keenii waan u dhibay weliba iyada ayaa kiiska ila dhisatay waayo waxaa nalagu qabsan lahaa Maxaad Xeryaha uga baxdeen ? yaa idin fasaxay? balse waxeey igu tiri hadii lagu weydiiyo Maxaad u baxdeen in aan ku Jawaabo Mahad ayaa aad u xanuunsaday mid ka mid ah eheladiisa baan igu yiri wiilka noogu keen Nairobi si dawooyin aan uga iibineyno Magaalada Nairobi,waxaan islahaa 3 maalmood ku soo noqada ,Sharcigana ma fahansaneed iyo waxyaabo kale oo aan isku digfaaco markii la ihorgeeyo Madaxda hay’ada UNHCR.
Gabdhii ayaa kaarar keenii gudaha la gashay waxeey la kulantay Madaxa Qaxootiga Hay’adaasi ,iyadoona u sheegatay in qaxooti u diiwaan gashan Hay’ada lagu xiray Magaalada Gaarisa,haatan uu la joogi mid kamid ah eheladiisa oo qaxiiti ah.
Muxuu ku dhahay? Mala qaabilay Mise Waa laga diiaday Kiskeedii?
La Soco Axada Dambe Hadii Allah Ogolaado Qeybta 11aad.
——————————————————————————————————————
Wixii Talo Dhaliil ama Caabasho ah Noogu Soo Hagaaji
Email:Codkaqaranka@gmail.com
Xafiiska Warqabadka Radio Codka Qaranka
Nairobi-Kena
Voice Of The Nation
Share
May 13, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Warbaahinta Dalka India ayaa waxa ay hadal heysaa Dhacdo Saddax maalin kahor ka dhacday Deegan ku yaalla ...
May 4, 2013
Muqdisho:(V.O.N):-Ogow Qaar ka Mid ah Siraha Haweenka ku Culus Oo Aanay Jeclayn In Marnaba Raggu Ay Ogaadaan
May 1, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Sida ay jariirada u sheegtay haweenaydani, waxa marka ay subaxdii toosto aragtaa, tobanaan shay oo ay xalay ...
April 22, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Gabar Saxafiyad Ah oo u dhalatay Dalka Shiinaha Oo Lagu Magacabo Chen Ying Ayaa Ka Dhax Boodaty ...
February 6, 2013
Deeganka Midvale ee duleedka magalldda Salt Lake ee dalka Maraykanka, ayaa waxay gacanta ku dhigeen nin lagu magacaabo ...
January 26, 2013
Nairobi: (N.O.N):-Waxaa halkaan tahniyaaaaad Dhakasho Farxad leh Ka dirayo Asxaabta iyo ehelada kala ah.
1.Hooyo Qadro Ahmed Tuwad
2.Aabo Suleman ...
January 25, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Waxaa Halkaan Tarniyad Aroos Farxad leh ka dirayo Asxaabta Kala ah.
1-Aabo Cabdi Cisman.
2-Hooyo Khaadija Idiris
3-Aabo Sheikh Xassan ...
January 24, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Fananada da'da Soomaaliyeed Samiira Naaji ,kana tirsan Fanaaniinta Ku nool Qurbaha gaar ahaan Dalka Jarmalka ayaa si ...
January 23, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Xiliga uu socdo Xirrika u dhaxeeyo lamaanha ,waxaa dhaca qaladada am aisfahan daro ka dhex dhalatao lamaanha ...
January 23, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Tuug Iska Soo Iloobey Maasgaradii Wejiga Oo Qaab Xeeladeesan Wax u Dhacayo
January 22, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Inta badan Guurku waa mid ku dhisan Kalsooni & is aaminaad dhex marta labada lamaane ee nolol ...
January 16, 2013
Lamaanaha Soomaalidu waa kuwa badankoodu ku kala nool dalal kala gadisan magaalooyin kala duwan, waxaase muhiim ah in ...
January 10, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Waxaa inoo suurta gashay In aan idiiin soo gudbino Ila qosolkii aduunka ugu yaabka Badneed oo la Ssoo ...
January 3, 2013
Nairobi: (V.O.N):- Naag Mudo 3 Sano ah la qabay ayaa mar qura waxeey isku bedeshay nin ,kadib markii ...
December 24, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Arimo badan ayaa jira oo haweeneyda si xogan uga careysiiya balse la yaabku waxa uu yahay inta ...
October 7, 2012
Nairobi: (V.O.N): Gabadhii saaxiibteey eheed waxaan sugaba Subadii ...
September 30, 2012
Nairobi: (V.O.N):Gabdhii ayaa kaarar keenii gudaha la gashay ...
September 23, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii Maxamed Qadar jaamac oo ka shaqeynayay ...
September 16, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Waxaan soo baraarugay iyadoo dhinacyadeeyda ay taagan ...
September 9, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Askartii wey naga diideen In gacaliyehegii Mahad ...
September 2, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Subaxdii labaad ee aan ku suganahay Xerada ...
August 26, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Maalintii Labaad wxaan ku dheelmanay Xafiiskii Hay’ada ...
August 18, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii aan soo gaarnay Xerada IFO ee ...
August 12, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Makii ay qoarxdu dhacay Hoteelkiina Lacgtiisa aanan ...
August 5, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii uu wlalakiisa ii ogolaaday in uu ...
noso badiya aqyarey shekada wa eee igu socota wlhi
waa layaab maxa kudhici dona deg deg noga so daya please
asaxaaabeey sheekada waaa sheeka mac lkn waad nagu yareeyseeen eee badiya adinkooo mahdasan