Wednesday, April 16th, 2014

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 12aad

Published on September 30, 2012 by   ·   1 Comment Waxaa Aqristay:24764

cryNairobi: (V.O.N):Gabdhii ayaa kaarar keenii gudaha la gashay waxeey la kulantay Madaxa Qaxootiga Hay’adada UNHCR ,iyadoona u sheegatay in qaxooti u diiwaan gashan Hay’ada lagu xiray Magaalada Gaarisa,haatan uusan la joogin mid kamid ah eheladiisa .

Gabdhii tarjumaanka eheed ee i caawineysay waxeey maqnaatoba way ii soo laabatay ,waxeeyna ii sheegatay in aan soo laabto maalinta Khamiista ah si loogu gudbiyo qeybta qaabislsan arrimahaasi oo loo yaqaan Protection -ka ah maantana waa isniin,nasiib wanaag weli gurigii nala siiyay lama wareejin oo waxaan watay lacag iyo furihii Guriga.

Anigoo yaaban ayaan iska soo aaday gurigii nalaga siiyay Xerada Xagar Dheer,wan furtay isagoono boor miiran ah ayaan galay waayo mudo 4 todobaad ah lagama shaqeyn wuu iska xirnaa,waan hagaajistay kadibna waxaan la soo baxay Alaabtii oo dhan waan dhaqaday waxaan aaday suuqa si aan u soo iibsado adeegii cuntada,markii aan qadadii karsaday oo ana weli cunin,waxaan ii timid gabar aan deris eheen oo aan isku baranay isla gurigaan ay Hay’adda naga siisay Xeradaan.

Waxeey i weydiisay Abaayo aaway  Ninkaagii? Waxaa iigu dambeysay isagoo xanuunsan ee ma bogsaday? teeda kale adiga xageed aaday oo aad ku maqneed ayaantaaan? iyo su’aalo kale beey i weydiisay gabdhaasi saaxibada aan ku noqanay Xerada.

Intaan qoslay baan ku iri abaayo xaalka ma wanaagsano duqeygina Xabsi ayuu ku jiraa waxaan sameeyona ma garanaayo UN-ka waan tagay saaka waxeey igi dheheen soo noqo maalinta khmiista ah oo ku beegan 2 maalmod kadib? xitaa war uma haayo ayaantaan lama hadlin saaxiibeey Maxaan sameeyaa?

Inteey soo booday ayeey  si naxdin leh u tiri: “Alah Abaayo xaguu ku xiran yahay?!! yaase xiray?!! Soo qaxiitiga kama diiwaan gashaneen”!!!

Waxaan ku iri abaayo haa qaxootiga wuu ka diiwan gashan yahay balse weli ma uusan qaadan Mandate-ka oo ah sharci ay UN-ka bixiyaan?

Gabdhii baa inteey soo booday igu tiri Abaayo Taleefoon lagala xiriiri karo wiilka ma heysaa Aniga aku caawinaayo oo nonkeeyga baa ka shaqeeyo waaxda UN-ka u qaabilsan Arrimahaasi.

Markii ay intaasi ii sheegatya inteey farxadii iga tan badatay baan ku soo booday gabdhii saaxiibteey eheed oo aaan habsiiyay markaas baan ku uri “Allah Abaayo run sheeg waad iga farxisay? |Allah nasiib badaniyaa?!!!!!!!!!!!!!!!.

Waxaan ku iri saaxiibeey Taleefooon lagala xiriiro kama haayo waayo waa qof xabsi ku jiro,waa laga qaaday taleefoonkiisa balse waxaana hayaa numberka  Askari ka shaqeeyo Xabsiga uu ku jiro oo mararka qaar aan kala hadli jiaray.

Waxeey igu dhahday saaxiibteey “Ok isii numberkaas agina ayaa jawaab kuu keenayo ilaa caawo teedaka kale abaayo ii qor numberkaaga caawo baan ku soo wacaa ama waankuu imaanyaa”

 

La  Soco Axada Dambe Hadii Allah Ogolaado  Qeybta 13aad.

——————————————————————————————————————

Wixii Talo Dhaliil ama Caabasho ah Noogu Soo Hagaaji

Email:Codkaqaranka@gmail.com

Xafiiska Warqabadka Radio Codka Qaranka 

Nairobi-Kena

Voice Of The Nation

Share

Readers Comments (1)

  1. omar says:

    Their are emotional balance & inspiranational point in the sense of true love ndd believe of being together without having greed & insane



Arrimaha Bulshada

Ok

DAAWO:Barnaamijy Qiiro Leh “U Hiili Boqor Iyo Bartamaha By:Maryan Seylac

March 24, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Barnaamijka Bulsho ee ka Baxa Royal TV- ayaa shalayto waxaa soo-saaraha iyo soo-jeediyaha barnaamijkaasi, Maryan Saylac ay ...
ganaax_1

DAAWO:Arin Yaab Leh Oo Dhexmartay Gabar Yar Oo Sedex Jir ah Iyo Boliiska Mareykanka

March 20, 2014
Florida: (V.O.N):-Sheeko layaab leh oo ka dhacday Magaalada Florida ee Dalka Mareykanka ayaa soo jiidatay Warbaahinta Caalamka kadib ...
Cawaale22

DHAGEYSO:Al-Fanaan Cawaale Aadan Oo Ka Hadlay Arimo Xasaasi ah

March 1, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Fanaanka Caanka ee Reer Jabuuti Cawaale Aadan oo ku Sugan Dalka Canada ayaa Ka sheekeeyay taariikhdiisa Dhanka ...
Guulled Adan

QISO Xanuunbadan:Bur Burkii Jaceylkeyga Waxaa Gacan Weyn Ka Geystay Saaxiibkeyga Qeybtii 2aad

February 27, 2014
   Muqdisho: (V.O.N):-Qisadaani ayaa ah mid cajiib oo marka aan diyaarinaye runtii dareen  badan igu abuurtay ayaan waxaan ka ...
guuled 3

(Guuleed Aadan Muuse):- Bur Burkii Jaceylkeyga Waxaa Gacan Weyn Ka Geystay Saaxiibkeyga (Qiso Jaceyl Oo Xanuun Badan Qeybtii 1 Kowaad)

February 11, 2014
waxaan salaamayaa aqristayaasha Sharafta leh salaan qaali ah salaan iyo bariido dabadeed ereyadaan waa kuwo kasoo burqanaayo qalibi nusqaamay ...
Abdifitah

DAAWO:Fanaan Caan Ah Oo Shaaciyay Inuu Fanka Isaga Baxay Codsadayna In Loo Duceeyo

January 19, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Fanaanka da'da yar ee sida weyn loo Taageero alfanaan Cabdifatah Axmed Tacabir (Cabdifitax Yare) ayaa sheegay inuu isaga ...
imagesCAIM9619

Cunug Mucjiso Ah Oo Ku Dhashay Israa’iil, Iyo Yahuuda Oo Ka Argagaxsan+SAWIRO

January 13, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Warbaahinta Israel ayaa baahisay in Magaalada madaxda Dalkaasi uu ku dhashay Wiil yar oo leh Hal il, ...
akshay-katrina-4

8-Da Jilaa Ee Ugu Dheesha Wanaagsanaa Bollywoodka.

January 1, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Akhristayaasha Sharafta leh ee Shabakadan Wardaye.com waxaan Aalaba usoo gudbineynaa Wararka ugu Xiisaha badan Dunida Sida Siyaasadda ...
15-300x225

Arin Naxdin Leh Oo Ka Dhaxday Muqdisho+Sawiro

December 31, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Maamulka Cusbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee Banaadir ayaa Faah Faahin ka bixiyay laba Caruur Mataano ah oo ...
download12

Naxdin:Daawo Sheekh Umal Oo Yaab Leh Uga Jawaabay Galmada Afka

December 30, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Sheekh Umal oo ka mid ah Culimada aqoonta durugsan u leh ayaa waxaa la weydiiyay Su’aalo badan ...
1

Caruus Ka Dhuuntay Xaaskiisa In Lagu Guda jiray Xafladii Arooska

November 27, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Caruuskii ayaa ka dib dhacay in uu yimaado xafladii Guri gaynynta , durbana mid ka mida martida ...
1

DAAWO: Sawirada Ninka Dunida ugu Ilkaha Adag

November 11, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Andariis Jaardayn oo ah 64 jir ayaa loo aqoonsaday ninka ugu ilkaha adag waxaana ka mid noqday ...
sawir Mucjiso

Dalka Thailand Oo Lagu Arkay Arin Mucjiyo Ah+SAWIRO

November 11, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Wadanka Thailand oo dhaca bariga fog ee Qaarada Aasiya ayaa waxa uu ka dhacday Arin mucjiso ah,kadib ...
images

FADEEXAD:Agaasime Musuqmaasuqay Mushaaraadka Shaqaalihiisa

November 9, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Agaasime Xasan Cali Geeseey oo ah Rugcadaa Saxaafdeed , ka soo shaqeeyay qaar ka mid ah Idaaccadaha ...
Hore

Daawo Video: Qaladkii Ugu Weynaa Ee Uu galo Wariye TV Ka Howlgala Taariikhda

November 5, 2013
London : (V.O.N):- Inta Badan Wariyaasha calamka ayaa  Qaladaad gala iyagoo warka Akhrinaya Sida wariyaasha Soomaalidaba  Qaladadka U galaan. Hadaba ...
%d bloggers like this: