Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 8aad

Published on September 2, 2012 by   ·   7 Comments Waxaa Aqristay:11443

Nairobi: (V.O.N):-Subaxdii labaad ee aan ku suganahay Xerada Qaxootiga Xagardheer waxaan go’aansaday in aan la hadlo waalidkeey ,Maadaama aan markii hore ka soo dhuuntay oo aan waxba u sheegin.

Moobeelka ayaan si halhaleel ah u soo qabsaday anigoo ay iga muuqato baqtin xoogan oo aan ka qabo waxa waalikeyga  kala kulmidoono,sikastaba ha ahaatee waxaan wacay Numberkii hooyadeey Qamar, markii uu ii dhacay waxaa si dhaqsi ah iiga qabtay walaakeey Xasan Maxamed Shiikh,markii aan codkiisa maqlay waan ku naxay taleefankii waan jaray.

Qadar  daqiiqado ah kadib Waxaan niyadeeyda iska dhahay ma ku cunaa mise waad isla Jooogtaan, isku sheeg in aad tahay Ayaan Maxmed Sheekh.

Mar labaad ayaan ku celiyay Numberkii Hooyadeey,waxaa iga qabtay Hooyo Qamar waxaan ku iri” Hooyo Macaanto waa Ayaan Maxamed  waa gabadhaadii, hooyo xaalada kawaran?”

Hooyo ayaa durbadiiba la soo booday Hooyo ma nooshay xageed Joogtaa? Hooyo ma nabadqabtaa? iyo su’aalo kale.

Hooyo markii ay codkeyga maqashay oo ay hubsatay qofka lahadlayo in  aan ahay gabadheda Ayaan ,waxeey la dhacaday oohin, waayo ma aysan aamin saneen in aan noolahay waxaana iigu war dambeysay mudo labo bilood ah kahor.

Hooyadeey waxba uma sheegin,waxaana ugu sheekeeyay in aan Soomaaliya aaday oo aan ku fikiray hal bil oo hawo gedis ah,hase yeeshee ay igu adkaatay in aan dhaqso ku soo laabtao.

Hooyadeey markii aan u dhameeyay sheekada waxeey igu amartay in aan berito aan tick u soo jarto Magaalada Nairobi  ayna ii soo direyso lacag .

Go’aanka Hooyadeey kuma qancin,waayo hadii aan tick soo jarto waxeey noqanee in gacaliyeheyga Mahad aan ka soo tago,taasina waa mid igu adag.

Maalintii labaad Duhurkeedii ,waxaa i soo wacaday Hooyadeey waxeey ii sheegtay in ay ii soo dirtay lacagtii,iyadoona igu amartay in aan soo jarto tick-ka aana soo raaco baska soo baxayo galabtaas casirkeeda.

Waxaan aaday shirkada si aan u soo qaato lacagtii waxaana ay noqatay $50 oo kaliya mana nagu filno in aan ku  soo jid marno aniga iyo gacaliyeheyga Mahad waayo Mahad ma lahan wax sharci ah oo wuxuu u baahan yahay in lacag lagu bixiyo oo uu muqalas wada soo marsiiyo. Isla galabtii waxaa soogooye 2 tick-kid mid aniga ah iyo mid nolashadayda ah.

Waxaana raadiye muqalas wada soo marsiiyo nolashayda. Waxaa lii tilmaamay muqalasha ugu fiicnaay, markii aan utagay oo aan usheegay sida aan wax urabo waxuu igu dhahay “ taas way fududahay, waana shaqadayda, waadna igu ogtahay in aan keeyo Nairobi isaga iyo waxuu wato oo waxba kahalaabin, laakiin waxaa bixinaysaa lacag dhan $30” waxaa dhahay walaal taas way igu adag tahay ee wax iga dhin fadlan. Waxuu dhahay “walaal taas wax lagama dhimi karo, sidaan ayaa kugu naxariiste madaama aa tahay gabar soomaaliyeed”, waxaa dhahay aniga mabixin karo lacagtaas ee haday sidaas tahay ina adeeroow bye!

Waxuu idhahay muqalaskii “waad ku qasban tahay in aad bixiso lacagtaas oo waliba hada isiiso hadii aadan yeelina hada ayaa wacayaa askarta oo kuushegayaa, markaasna waxaad bixin doontaa lacag kabadan intaa aad hada diidayso”, markuu sidaas dhahay waxaa dareemay cabsi waxaana si dag dag ah kubixiye lacagtii.

Kadib waxaan aaday guriga si aan ula tashado jaceyleyga Mahad oo wixii dhacayna ugu sheego. Mudo gaaban kadib waxaan isku afgaranay in aan is raacno oo aan kala harin. Waxaan si wada jir ah u soo aadnay Boosteejada laga raaco basaska aada Magaalada Nairobi.

Waxaan soo soconaba waxaa soo gaarne buuntada magaalada Gaariso, waxaa la istaajiye gaarigii, isla markiiba waxaa dag dag kusoogalay askari kaas oo dadka waydinaaye Kiaandho, markii ugu danbayse waxuu nagu yimid aniga iyo gacaliyahayga. Isla markiiba aniga waxaa taagte kibaandhhaygii, waxuu isku fiiriye aniga iyo kibaandhaha, kadibna waa uu isiiye, aniga kibaandhaha waxaa kasoogooste Siyelow markii aan joogay Nairobi. Gacaliyahaygii ayaa ladhahay keen kibaandhada, nasiib daro waa uu fahmi waaye waxa ladhahay, aniga ayaa kulahadlay afsomali oo dhahay dhiib kibaandhada, isla markii uu eraga kasoobaxaye afkayga askarigii ayaa igu dhifte dharbaaxo oo idhahay aamus.

Mahad waxaa lagu dhahay  udag hoos, waxaana loo siidhiibay askari kale oo la aaday qol yar oo lagu haayo dadka aan lahayn sharciga inta aan loo siigudbin xabsiga wayn. Aniga horay ayaa kasoodagay waxaana udhaqaaqay mesha lageegaye gacaliyahayga. Waxaa isku daynay aniga iyo muqalakiiba in aan bixino lacag laakiin wa ay naga diidayn, waxyna dhahay “ninkaan xabsiga yaa ugudbineena ee iska taga yuusan gaariga idin katagine”

Itaasi Kadib Mahad Muxuu  Kala Kulmay Askarta? Mala Xiray Aayaan Ma ka tagatay ?

La  Soco Axada Dambe Hadii Allah Ogolaado  Qeybta 8aad.

——————————————————————————————————————

Wixii Talo Dhaliil ama Caabasho ah Noogu Soo Hagaaji

Email:Codkaqaranka@gmail.com

Xafiiska Warqabadka Radio Codka Qaranka 

Nairobi-Kena

Voice Of The Nation

 

 

 

 

 

 

 

 

Share

Readers Comments (7)

  1. Amina ali says:

    aaaay meel qatara ey maree shekada yaaqey noo badiya shekada aan idiin duceynee kkkkkkkkkkk

  2. Saambi says:

    Walalayaal shekada maala dhameystiro naxdin hanagu dilina runti waa sheko xiso leh thanks

  3. Saambi says:

    Maxay tahay cayartan shekada ma ladhameystiro intan kabadan masugi karno maxa lobilabey marka hore macamisha hala xiririyo thanks

  4. Kkkkk war ilma adera yalow wamaxay ciyarta nucaana noo dhameya shekada waba qaraxat Galiyee

  5. Liban c/lahi. says:

    Kkkkkkkk
    waa sheeko xiiso badan lkn fadlan noo dhamaystira thanks

  6. Hooyada nasiibka says:

    Asc walalayal.wad nagu tacdisen away shekada macan dhameys tirkeda?

  7. Anisa says:

    Walaalayaal waat nagu tacadiseen sheekada meel fiican iyadoo mareysa aat jarteen away qeybtiikale fadlan codsigeena idinkoo tex gelinaayo noosoo daaya qeybahakale waacodsi




Arrimaha Bulshada

fgfyty-110x90

Hooyo u Dhalatay Dalka India Oo Canugeeda Ku Iibsatay Lacag Dhan 6$ dollar.

May 13, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Warbaahinta Dalka India ayaa waxa ay hadal heysaa Dhacdo Saddax maalin kahor ka dhacday Deegan ku yaalla ...
codkaqaranka

Ogow Qaar ka Mid ah Siraha Haweenka ku Culus Oo Aanay Jeclayn In Marnaba Raggu Ay Ogaadaan

May 4, 2013
Muqdisho:(V.O.N):-Ogow Qaar ka Mid ah Siraha Haweenka ku Culus Oo Aanay Jeclayn In Marnaba Raggu Ay Ogaadaan
22

DAAWO SAWIRADDA: Haweeney iyadoo Hurdaysa Cunto Karsaneysa

May 1, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Sida ay jariirada u sheegtay haweenaydani, waxa marka ay subaxdii toosto aragtaa, tobanaan shay oo ay xalay ...
caweyska

DAAWO:Gabar Wariye Ah Oo Xafladii Arooskeeda Ka Carartay Si Ay Usoo Duubto ………….

April 22, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Gabar Saxafiyad Ah oo u  dhalatay Dalka Shiinaha Oo Lagu Magacabo Chen Ying Ayaa Ka Dhax Boodaty ...
qiso-dhab-ah

Nin Gabar Uuu Jeclaa Laga Guursaday Oo Gaari Xamuul Ku Weeraray Gawaaridii Gelbiska Loo Diyaariyay

February 6, 2013
Deeganka Midvale ee duleedka magalldda Salt Lake ee dalka Maraykanka, ayaa waxay gacanta ku dhigeen nin lagu magacaabo ...
hambalyo-dhalasho2

Hambalyo Dhalasho Farxad Leh:Qadro Ahmed Tuwad Iyo Seygeeda C/Casis Aaden Gaaba Oo Wiil Ugu Dhashay Kismaayo

January 26, 2013
Nairobi: (N.O.N):-Waxaa halkaan tahniyaaaaad Dhakasho Farxad leh Ka dirayo Asxaabta iyo ehelada kala ah. 1.Hooyo Qadro  Ahmed  Tuwad 2.Aabo Suleman  ...
tahniyad

Tahniyad Aroos Farxad Leh Oo LOo Dirayo Lamaanaha Cali Sheikh Xassan Iyo Deeqo Cabdi Cisman.

January 25, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Waxaa Halkaan Tarniyad Aroos Farxad leh ka dirayo Asxaabta Kala ah. 1-Aabo Cabdi Cisman. 2-Hooyo Khaadija Idiris 3-Aabo Sheikh Xassan ...
385220_467166633330438_187659575_n

Fanaanada Samiira Naaji Oo Ka Caabaneyso Wabsite-yo Xog Been ah Ka Qoray

January 24, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Fananada da'da Soomaaliyeed Samiira Naaji ,kana tirsan Fanaaniinta Ku nool Qurbaha gaar ahaan Dalka Jarmalka ayaa si ...
timthumb.php

6 Qodob Oo Ragga Ku Kalifta In Haweenka Ay Been u Sheegaan

January 23, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Xiliga uu socdo Xirrika u dhaxeeyo lamaanha ,waxaa dhaca qaladada am aisfahan daro ka dhex dhalatao lamaanha ...
TUUG

DAAWO:Tuug Iska Soo Iloobey Maasgaradii Wejiga Oo Qaab Xeeladeesan Wax u Dhacayo

January 23, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Tuug Iska Soo Iloobey Maasgaradii Wejiga Oo Qaab Xeeladeesan Wax u Dhacayo
timthumb.php

Astaamaha Lagu Kala Garan Karo Gabar Iyo Garoob!!!!!

January 22, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Inta badan Guurku waa mid ku dhisan Kalsooni & is aaminaad dhex marta labada lamaane ee nolol ...
naag

Sir Culus:Baro Qaabka Ugu Fudud Ay Ku Raaxeysan Karaan Lamaane Kala Fog

January 16, 2013
Lamaanaha Soomaalidu waa kuwa badankoodu ku kala nool dalal kala gadisan magaalooyin kala duwan, waxaase muhiim ah in ...
Muuqaal

DAAWO:Ila Qosolkii Aduunka Ugu Yaabka Badneed Oo La Soo Bandhigay

January 10, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Waxaa inoo suurta gashay In aan idiiin soo gudbino Ila qosolkii aduunka ugu yaabka Badneed oo la Ssoo ...
qaliin

DAAWO: Naaga 3 Sano La Qabay Kadibna Isku Bedeshay Nin {Mucjiso}

January 3, 2013
Nairobi: (V.O.N):- Naag Mudo 3 Sano ah la qabay ayaa mar qura waxeey isku bedeshay nin ,kadib markii ...
Xaaxo Macaan

Dumarka Raga Kama Cafimayaan Qodobadaan Xiliga Galmada

December 24, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Arimo badan ayaa jira oo haweeneyda si xogan uga careysiiya balse la yaabku waxa uu yahay inta ...

SHEEKOOYINKA

cry

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 13aad

October 7, 2012
Nairobi: (V.O.N): Gabadhii saaxiibteey eheed waxaan sugaba Subadii ...
cry

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 12aad

September 30, 2012
Nairobi: (V.O.N):Gabdhii ayaa kaarar keenii gudaha la gashay ...
cry

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 11aad

September 23, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii Maxamed Qadar jaamac oo ka shaqeynayay ...
cry

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 10aad

September 16, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Waxaan soo baraarugay iyadoo dhinacyadeeyda ay taagan ...
crying-600x5361-300x26811

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 9aad

September 9, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Askartii wey naga diideen In gacaliyehegii Mahad ...
crying-600x5361-300x26811

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 8aad

September 2, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Subaxdii labaad ee aan ku suganahay Xerada ...
crying-600x5361-300x2681

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 7aad

August 26, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Maalintii Labaad wxaan ku dheelmanay Xafiiskii Hay’ada ...
crying-600x5361-300x268

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 6aad

August 18, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii aan soo gaarnay Xerada IFO ee ...
crying-600x536

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 5aad

August 12, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Makii ay qoarxdu dhacay Hoteelkiina Lacgtiisa aanan ...
crying-600x536

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 4aad

August 5, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii uu wlalakiisa ii ogolaaday in uu ...