Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 9aad

Published on September 9, 2012 by   ·   7 Comments Waxaa Aqristay:15247

Nairobi: (V.O.N):-Askartii wey naga diideen In gacaliyehegii Mahad aan ka sii deyno ,Waxeeyna noo sheegeen In Mahad loo dhaadhicinayo Xabsiga weyn ee Magaalada Gaarisa.

Xaalada aad beey iigu adkaatay ,waayo wax aan sameeyo maba garaanayo toloow  gaariga ma iska fasaxdaa ? mise intaad aado gur

eyga baan lacag u soo qaadaa ? !!! Maya Maya macquul maahan waa in aan iska fasaxaa gaariga,waayo suurta gal ma’ahan in meel cidlo ah aan uga tago jaceylkeyga.

Qadar daqiiqado ah oo aan isla sheekeeysanayay kadb,waxaan go’aan ku gaaray in aan la joogo Mahad inta arrintiisa ay meel uga dhaceyso.

Mahad waxaa loo gudbiyay xabsiga  waxaan loo sheegay in Sedex maalmood gudahood lagu soo taagi doono Maxkamad.

Aniga waxaan Mahad la galay xabsiga si uu san u dareemin cidlo, inkastoo aniga aan ahaa qof xor ah hadane qabiga ayaan uga jiray xabsiga.

Waxaan ku kala jirnay labo qol oo isku dhegan ku waasi oo lagu kala xiro raga iyo dumar,Muuqaalka xabsiga wuxu ahaa mid aad u yar oo ku dhisan jiingad ,Magaaladna aad beey u kulushay runtii gacaliyeheyga Mahad yare wuxuu maray ciqaab adag taasoo sababteedu aan anigu leeyahay.

Sedex Maalin kadib waxaa Mahad loo ka xeeyay Maxkamadda,Waxaana lagu soo oogay dacawad ah in ninkaan la soo qabtay isgoo dalka si sharci daro ah ku gelaayo ,islamarkaana looga shakisan yahay in uu ka mid yahay dagaalyahandii kooxda Al-shabaab.

Markii ay soo dhamaaday dhageysiga dacwadii lagu soo oogay Jaceylkeyga Mahad,Waxaa hadalkii qaatay Qaadiga Maxkamdda si uu xukun u dul dhigo Mahad,wuxuuna ku xukumay lacag dhan 40,000 K.Sh ama in uu xabsiga ku qaato 2 Bilod o Xariga ah,kadib la Musaafiriyo.

Talo faraheyga wey ka baxaday wax aan sameeyona ma garanayaao xitaa markii uu xukunka adag ku dhacay Mahad waan miir daboolmay waxaan soo baraarugay Mahada iyo Askartoo oo i dul taagan,Mahad ayaa igi dhahay gacaliso na keen waaxaa la’ ii wadaa xabsigii la igu xiri lahaa xukunkii wuu dhacay.

Aaaaaaaaaaaaah Alla maxaan Sameeyaaaaaaaaaa Magaraayo wax aan sameeyo,waan israacanay Asakartii iyi Mahad iyo Aniga si aan u soo arko xabsiga uu galayo gacaliyheyga Mahad Yare,Askartii baan ka codsaday in la’ i siiyo qadar 1 daqiiqo ah oo aan kula hadlo Mahad waan la ii ogolaaday.

Waxaana u sheegay in Mahad uu isdejiyo waxaana ay u qadarnaayeen, inkastoo aan aniga sasabteedu lahaa in ciqabtaasi adag aad marto,Galaciliye Mahad Dulqaado hana walwalin anigaa kuu maqan meehsaan waxbadan kuma sii jiri doontid.

Intaasi kadib Waxaan si haleel ah u aaday Bosteeda waxaan too jartay Tiketkii gaariga lagu raaci lahaa waxcaan  helay gaari soo baxayo 2 Saacadoood kadib wxaan codsaday in gaarikaas la igu qoro si aan dhaqso u gaaro hoygii aan ka degnaa Magaalada Nairobi.

Markii aan imid gurigeyna waa Albaabka iga furtay Hooyadeey  habayaan i si siinay oowaan  aan isku dul ooynay Maadaama mudo dheer aan ismoogeen waxaan is marxabeynaba waalidka iyo walaalahey wxaan ala ii geeyay biyo qubey suuliga si aan u soo qubeesto.

Markii aan soo qubeestay  waa la iisoo saftay waalidkeey iyo dhmaan walaalheey si aan uga sheekeeyo qaabka ay wax u dhaceen iyo meesha aan ku maqnaa mudadaasi 3 da bilood ah,balse aniga ma sheekeyn karin ,waxaan ku marmarsiyooday in uu i hayi daal iyo rafaad fara badan oo aan u sheekeyn doono berrito haduu Alle idmo.

Murugadii baa igu badatay waxaa la ii keenay raashid iyio cabitaan maadaama aan ahay qof hada safar ka soo gashay walee adunkaan yaa war isku ahayo hee awaraf iyo Shimbir War iskuma hayaan ayuu xaalka marayaa maxaan cuni karaa murugio baan la daalaa dhacayaa?,waxaan ku iri waxana hada ma cuni karo waan daalanahay lalabo ayaa i heyso waan jiifanayaa ee hadoow i kiciya markaas baan qadeynayaa.

La  Soco Axada Dambe Hadii Allah Ogolaado  Qeybta 8aad.

——————————————————————————————————————

Wixii Talo Dhaliil ama Caabasho ah Noogu Soo Hagaaji

Email:Codkaqaranka@gmail.com

Xafiiska Warqabadka Radio Codka Qaranka 

Nairobi-Kena

Voice Of The Nation

 

 

 

Share

Readers Comments (7)

  1. Amina ali says:

    xanuun waaye shkadaan tolow maxy ku danbeyn doontaaa

  2. aaaaaaah aaaah adbey uxanuun badantahay runtii maka waxaan mahad ucelineynaa shaqaalalaha cdka qaranka

  3. shacbaan says:

    Mucjiso iyo dhib badanaaa shekadaan plz ha I dhihina leeee mahad ayaa gabadha ku jisaari doonaa hadhoow kkkkkk

  4. Saambi says:

    Ina lilah tolow mahad amu fikrad qaladan amina waa sheko xanun ah fadlan hala bobsiyo

  5. Saambi says:

    Fadlan sheekada halawado maxa yeley intan kabadan murug maheyn karno

  6. Qoslaaye says:

    Waa sheko xanun badan runti

  7. shuriye says:

    wlh waaaaa sheko hanun baaadan. Waaaankahumahay




Arrimaha Bulshada

fgfyty-110x90

Hooyo u Dhalatay Dalka India Oo Canugeeda Ku Iibsatay Lacag Dhan 6$ dollar.

May 13, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Warbaahinta Dalka India ayaa waxa ay hadal heysaa Dhacdo Saddax maalin kahor ka dhacday Deegan ku yaalla ...
codkaqaranka

Ogow Qaar ka Mid ah Siraha Haweenka ku Culus Oo Aanay Jeclayn In Marnaba Raggu Ay Ogaadaan

May 4, 2013
Muqdisho:(V.O.N):-Ogow Qaar ka Mid ah Siraha Haweenka ku Culus Oo Aanay Jeclayn In Marnaba Raggu Ay Ogaadaan
22

DAAWO SAWIRADDA: Haweeney iyadoo Hurdaysa Cunto Karsaneysa

May 1, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Sida ay jariirada u sheegtay haweenaydani, waxa marka ay subaxdii toosto aragtaa, tobanaan shay oo ay xalay ...
caweyska

DAAWO:Gabar Wariye Ah Oo Xafladii Arooskeeda Ka Carartay Si Ay Usoo Duubto ………….

April 22, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Gabar Saxafiyad Ah oo u  dhalatay Dalka Shiinaha Oo Lagu Magacabo Chen Ying Ayaa Ka Dhax Boodaty ...
qiso-dhab-ah

Nin Gabar Uuu Jeclaa Laga Guursaday Oo Gaari Xamuul Ku Weeraray Gawaaridii Gelbiska Loo Diyaariyay

February 6, 2013
Deeganka Midvale ee duleedka magalldda Salt Lake ee dalka Maraykanka, ayaa waxay gacanta ku dhigeen nin lagu magacaabo ...
hambalyo-dhalasho2

Hambalyo Dhalasho Farxad Leh:Qadro Ahmed Tuwad Iyo Seygeeda C/Casis Aaden Gaaba Oo Wiil Ugu Dhashay Kismaayo

January 26, 2013
Nairobi: (N.O.N):-Waxaa halkaan tahniyaaaaad Dhakasho Farxad leh Ka dirayo Asxaabta iyo ehelada kala ah. 1.Hooyo Qadro  Ahmed  Tuwad 2.Aabo Suleman  ...
tahniyad

Tahniyad Aroos Farxad Leh Oo LOo Dirayo Lamaanaha Cali Sheikh Xassan Iyo Deeqo Cabdi Cisman.

January 25, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Waxaa Halkaan Tarniyad Aroos Farxad leh ka dirayo Asxaabta Kala ah. 1-Aabo Cabdi Cisman. 2-Hooyo Khaadija Idiris 3-Aabo Sheikh Xassan ...
385220_467166633330438_187659575_n

Fanaanada Samiira Naaji Oo Ka Caabaneyso Wabsite-yo Xog Been ah Ka Qoray

January 24, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Fananada da'da Soomaaliyeed Samiira Naaji ,kana tirsan Fanaaniinta Ku nool Qurbaha gaar ahaan Dalka Jarmalka ayaa si ...
timthumb.php

6 Qodob Oo Ragga Ku Kalifta In Haweenka Ay Been u Sheegaan

January 23, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Xiliga uu socdo Xirrika u dhaxeeyo lamaanha ,waxaa dhaca qaladada am aisfahan daro ka dhex dhalatao lamaanha ...
TUUG

DAAWO:Tuug Iska Soo Iloobey Maasgaradii Wejiga Oo Qaab Xeeladeesan Wax u Dhacayo

January 23, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Tuug Iska Soo Iloobey Maasgaradii Wejiga Oo Qaab Xeeladeesan Wax u Dhacayo
timthumb.php

Astaamaha Lagu Kala Garan Karo Gabar Iyo Garoob!!!!!

January 22, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Inta badan Guurku waa mid ku dhisan Kalsooni & is aaminaad dhex marta labada lamaane ee nolol ...
naag

Sir Culus:Baro Qaabka Ugu Fudud Ay Ku Raaxeysan Karaan Lamaane Kala Fog

January 16, 2013
Lamaanaha Soomaalidu waa kuwa badankoodu ku kala nool dalal kala gadisan magaalooyin kala duwan, waxaase muhiim ah in ...
Muuqaal

DAAWO:Ila Qosolkii Aduunka Ugu Yaabka Badneed Oo La Soo Bandhigay

January 10, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Waxaa inoo suurta gashay In aan idiiin soo gudbino Ila qosolkii aduunka ugu yaabka Badneed oo la Ssoo ...
qaliin

DAAWO: Naaga 3 Sano La Qabay Kadibna Isku Bedeshay Nin {Mucjiso}

January 3, 2013
Nairobi: (V.O.N):- Naag Mudo 3 Sano ah la qabay ayaa mar qura waxeey isku bedeshay nin ,kadib markii ...
Xaaxo Macaan

Dumarka Raga Kama Cafimayaan Qodobadaan Xiliga Galmada

December 24, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Arimo badan ayaa jira oo haweeneyda si xogan uga careysiiya balse la yaabku waxa uu yahay inta ...

SHEEKOOYINKA

cry

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 13aad

October 7, 2012
Nairobi: (V.O.N): Gabadhii saaxiibteey eheed waxaan sugaba Subadii ...
cry

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 12aad

September 30, 2012
Nairobi: (V.O.N):Gabdhii ayaa kaarar keenii gudaha la gashay ...
cry

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 11aad

September 23, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii Maxamed Qadar jaamac oo ka shaqeynayay ...
cry

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 10aad

September 16, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Waxaan soo baraarugay iyadoo dhinacyadeeyda ay taagan ...
crying-600x5361-300x26811

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 9aad

September 9, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Askartii wey naga diideen In gacaliyehegii Mahad ...
crying-600x5361-300x26811

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 8aad

September 2, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Subaxdii labaad ee aan ku suganahay Xerada ...
crying-600x5361-300x2681

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 7aad

August 26, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Maalintii Labaad wxaan ku dheelmanay Xafiiskii Hay’ada ...
crying-600x5361-300x268

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 6aad

August 18, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii aan soo gaarnay Xerada IFO ee ...
crying-600x536

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 5aad

August 12, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Makii ay qoarxdu dhacay Hoteelkiina Lacgtiisa aanan ...
crying-600x536

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 4aad

August 5, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii uu wlalakiisa ii ogolaaday in uu ...