Monday, April 21st, 2014

Nin Sarqaansan Oo Galay Goob Waxbarasho,Kana Geestay Dhacdo Layaab leh+ Sawiro

Published on September 14, 2012 by   ·   No Comments Waxaa Aqristay:8855

Nairobi: (V.O.N):-Dhacdadan layaabka leh ayaa ka dhacay dalka  Guatemala  ee Latiin Ameerika kadib markii nin cabsan uu guadaha u galay goob wax lagu barto oo ku taalo waqooyida dalkaasi.

Ninkaasn oo 35-sano jir  ah laguna Magcacaabo Julio Saquil ayaa gudaha u galay xili u cabsanaa goob wax lagu barto kadibna uu dab qabadsiiyay iskuulka, waxaana ka dhsay  dhimashada 2 Arday.

Wasiirka Arimaha gudaha dalkaas Mauricio Lopez Bonilla ayaa sheegay in ninkan u galay Xarun wax lagu barto  isagoo cabsanoo lu taal kuyaal gobolka waqooyiga dalkaas kuyaal ee Alta Verapaz, waxuuna dab qabadsiiyay dhismihii xaruntaasi.

“Waxaan Marayay wadad gaar ahaan  dhinaca daaqadaha iskuulka waxaan arkay wiil 13- jir ah iyo gabar 8-jir ah oo ay oo gubanaya waxaan isku dayay in aad gurmad u fidiye balse albaabka wuu xirnaa haseyeeshee Boliiska ayaa si deg deg ah ugu wargeliyay dhacdaaasi” sidaasi waxaa sheegtay gabar mareysay wado dhinac marta Iskuulka.

Sargaal u hadlay  kooxda Amaanka dalkaasi ayaa sheegay in ninkan falka sameeyay uu ahaa qamriyo cab inta badan sameeya falal kufsasho ah, hase ahaatee ma aysan cadayn nooca uu danbigaas u gaystay.

Tv-ga Fox News ayaa soo wariyay in dad badan ay isugu soo baxeen dalkaas si ay danbigiisa ugu qaadaan ninka falkaas naxdinta leh gaystay.

Arday shilkaasi ku dhimatay ayaa lagu sheegay in ay kala ahaayeen Evelyn Yanisa Saquij Bin oo  8 jir ah iyo Juan Armando Coy Cal oo 13 jir ah oo ay ka muuqdeen dhaawac aad uxoogan,ciidamada Booliska oo ka qeyb qadanaya ciqabta lagu dilayay ninka gacan  ku dhiig laha ah.

Ninkan ayaa lagu xiray geed waxaana garaacaya dhamaan dadka shacabka ah ,iyagoona shaqooyinkoodii uga soo tagay in ay cadaalada tasoo ah dhaqan soo jireen u aheed,ninkii dhiabaato u geesto dad shacab ah in geed weyn lagu xiro kadibna ay dadka shacabka ah ciqaabtiisa marsiiyaan.

Horror: A child looks at a crime scene in a classroom of a primary school after two children, a 8-year-old and a 13-year-old, were killed by a man with a machete in Tactic, in Alta Verapaz region
Mid kamid ah Fasaladda iskuulkaas ayaa waxaa ku dhintay labo caruur ah “8-jir  iyo 13-jir 
Scene: A woman walks past the blood stain of a man who was lynched and burnt alive by a mob after killing two children
Mid kamid ah haweenka dalkaas oo maraysay daqada iskuulka ay arintaas ka dhacday ayaa aragtay waxa meesha ka jira iy caruurta labada ah ee la dilayRough justice: A woman hits a man with a stick after he is accused of theft - with the baying mob urging more punishment
Wadadii Cadaaladda: Haweenay ayaa garaacaycaysa Ninkii falkaas gaystay
Attacked: A woman uses a pair of scissors to cut the face of a man who was accused of theft in TacticRetribution: This man was tied up and beaten by the villagers of Tactic who are taking out their own forms of justice in the wake of a double child-killingHefty: This woman delivers a clubbing blow on the suspected thief's headTake that: Despite the police presence, this man connects with a right hook on the would-be thiefRescued: Bloodied and bruised after their beatings, the men are arrested and led away by the police

Wixii Talo Dhaliil ama Caabasho ah Noogu Soo Hagaaji

Email:Codkaqaranka@gmail.com

Xafiiska Warqabadka Radio Codka Qaranka 

Nairobi-Kenya

Voice Of The Nation

Share

Readers Comments (0)



Arrimaha Bulshada

Ok

DAAWO:Barnaamijy Qiiro Leh “U Hiili Boqor Iyo Bartamaha By:Maryan Seylac

March 24, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Barnaamijka Bulsho ee ka Baxa Royal TV- ayaa shalayto waxaa soo-saaraha iyo soo-jeediyaha barnaamijkaasi, Maryan Saylac ay ...
ganaax_1

DAAWO:Arin Yaab Leh Oo Dhexmartay Gabar Yar Oo Sedex Jir ah Iyo Boliiska Mareykanka

March 20, 2014
Florida: (V.O.N):-Sheeko layaab leh oo ka dhacday Magaalada Florida ee Dalka Mareykanka ayaa soo jiidatay Warbaahinta Caalamka kadib ...
Cawaale22

DHAGEYSO:Al-Fanaan Cawaale Aadan Oo Ka Hadlay Arimo Xasaasi ah

March 1, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Fanaanka Caanka ee Reer Jabuuti Cawaale Aadan oo ku Sugan Dalka Canada ayaa Ka sheekeeyay taariikhdiisa Dhanka ...
Guulled Adan

QISO Xanuunbadan:Bur Burkii Jaceylkeyga Waxaa Gacan Weyn Ka Geystay Saaxiibkeyga Qeybtii 2aad

February 27, 2014
   Muqdisho: (V.O.N):-Qisadaani ayaa ah mid cajiib oo marka aan diyaarinaye runtii dareen  badan igu abuurtay ayaan waxaan ka ...
guuled 3

(Guuleed Aadan Muuse):- Bur Burkii Jaceylkeyga Waxaa Gacan Weyn Ka Geystay Saaxiibkeyga (Qiso Jaceyl Oo Xanuun Badan Qeybtii 1 Kowaad)

February 11, 2014
waxaan salaamayaa aqristayaasha Sharafta leh salaan qaali ah salaan iyo bariido dabadeed ereyadaan waa kuwo kasoo burqanaayo qalibi nusqaamay ...
Abdifitah

DAAWO:Fanaan Caan Ah Oo Shaaciyay Inuu Fanka Isaga Baxay Codsadayna In Loo Duceeyo

January 19, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Fanaanka da'da yar ee sida weyn loo Taageero alfanaan Cabdifatah Axmed Tacabir (Cabdifitax Yare) ayaa sheegay inuu isaga ...
imagesCAIM9619

Cunug Mucjiso Ah Oo Ku Dhashay Israa’iil, Iyo Yahuuda Oo Ka Argagaxsan+SAWIRO

January 13, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Warbaahinta Israel ayaa baahisay in Magaalada madaxda Dalkaasi uu ku dhashay Wiil yar oo leh Hal il, ...
akshay-katrina-4

8-Da Jilaa Ee Ugu Dheesha Wanaagsanaa Bollywoodka.

January 1, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Akhristayaasha Sharafta leh ee Shabakadan Wardaye.com waxaan Aalaba usoo gudbineynaa Wararka ugu Xiisaha badan Dunida Sida Siyaasadda ...
15-300x225

Arin Naxdin Leh Oo Ka Dhaxday Muqdisho+Sawiro

December 31, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Maamulka Cusbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee Banaadir ayaa Faah Faahin ka bixiyay laba Caruur Mataano ah oo ...
download12

Naxdin:Daawo Sheekh Umal Oo Yaab Leh Uga Jawaabay Galmada Afka

December 30, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Sheekh Umal oo ka mid ah Culimada aqoonta durugsan u leh ayaa waxaa la weydiiyay Su’aalo badan ...
1

Caruus Ka Dhuuntay Xaaskiisa In Lagu Guda jiray Xafladii Arooska

November 27, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Caruuskii ayaa ka dib dhacay in uu yimaado xafladii Guri gaynynta , durbana mid ka mida martida ...
1

DAAWO: Sawirada Ninka Dunida ugu Ilkaha Adag

November 11, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Andariis Jaardayn oo ah 64 jir ayaa loo aqoonsaday ninka ugu ilkaha adag waxaana ka mid noqday ...
sawir Mucjiso

Dalka Thailand Oo Lagu Arkay Arin Mucjiyo Ah+SAWIRO

November 11, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Wadanka Thailand oo dhaca bariga fog ee Qaarada Aasiya ayaa waxa uu ka dhacday Arin mucjiso ah,kadib ...
images

FADEEXAD:Agaasime Musuqmaasuqay Mushaaraadka Shaqaalihiisa

November 9, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Agaasime Xasan Cali Geeseey oo ah Rugcadaa Saxaafdeed , ka soo shaqeeyay qaar ka mid ah Idaaccadaha ...
Hore

Daawo Video: Qaladkii Ugu Weynaa Ee Uu galo Wariye TV Ka Howlgala Taariikhda

November 5, 2013
London : (V.O.N):- Inta Badan Wariyaasha calamka ayaa  Qaladaad gala iyagoo warka Akhrinaya Sida wariyaasha Soomaalidaba  Qaladadka U galaan. Hadaba ...
%d bloggers like this: