Friday, April 25th, 2014

Ragga Oo Ka Hela In Loo Sameeyo Qodobadaan Xiliga Galamada

Published on September 1, 2012 by   ·   22 Comments Waxaa Aqristay:66230

Nairobi: (V.O.N):-Raga ayaa la ogaaday in ay jecelyihiin in loosameeyo qodobo dhowr ah  Xiliga  loo diyaar garoobayo Ciyaarta  Sariirta ee Galmada.

Waxaa hubaal ah hadii aad ku dhaqantid gabar yahay qodobadaan soo socdo in aad awood u heli doontid in lamaanahaaga uusan kaa caajisan ama uusan naag kale kula guursan.

Waana xirfada u Muhiin ah dumarka si ay ragooda ugu sameeyaan soo jiidasho iyo kalgaceel fara badan.

Qodobada ay Raga Jecelyihiin Xiliga Diyaargarowga Galamada .

1-In Haweeyda ay soo xirto dhar qafiif ah oo muujinayao qaab dhisameedka Jirkeeda  (Body attraction) ayna had iyo jeer isqurxisaa ,iyadoo isticmaaleyso Sida Indha Kuusha ,Rooseetada,iyo kareemo fududu oo soo saarayo bilicda midabakeeda.

2- In Haweeneyda ay Isticmaasho Ereyo macaan oo soo jiidasho leh ,kuwaasi oo ninka ku dhalin karo daren kal gacal leh ……………………………….IWM.

3-In Haeeneyda ay Timaheeda Inta badan  qaab cusub u soo hagaajisato ,iyadoo isticmaaleysa waxyaabaha  carfiyaha timaha.

4-In Haweeneyda ay lacunteeso lamaaneheeda ayna sugto xitaa hadii uu meel ku maqanyahay Ilaa waqti macquul ah,islamarkaana isku daydo in ay afka  u geliso cunatada Hal marba ha noqatee , waana u himm sheekadaada inta uu cunteenayo lamaanahaaga.

5-In Haweeneda ay qiimeyso Jawiga Lamaaneheeda Xiliga uu ka yimaado Shaqada, hadii ay ka dareento xanaaq ama daal farabadan waa in  ay isku daydo in marka hore aydejiso niyadda lamaaneheed,iyadoo adeegsaneyso erayo dabacsan oo ay ku dheehan tahay naxariis,inaasi kadib waa in  ay u diyaariso qubeys dabadeedna ay u sameyso masaajo ,waxaa hubaal ah in uu hilmaamayo dhibaatadii ka soo gaartay shaqada uuna helayo farxad iyo awood dheerai ah.

6- In haweeneyda aysan ka qarin lamaaneheeda rabitaanka,iyo weliba qaabka ay jeceshahan in uu ugu raaxeeyo.

Wixii Talo Dhaliil ama Caabasho ah Noogu Soo Hagaaji

Email:Codkaqaranka@gmail.com

Xafiiska Warqabadka Radio Codka Qaranka 

Nairobi-Kenya

Voice Of The Nation

 

 

Share

Readers Comments (22)

  1. Asc aqayaarta wat mahat san tihiin aniga in ta at sheegten 1 ntaan ka eheyn hal kama helo inta kale wan ka helaaa midka an ka helin waa roo seetedha wwww thanks aqayaaaaaarta

  2. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk beeeeen tiiiiiiinnnnn waaaaaye

  3. Xasan kaafi says:

    K k k k k wey waasheen

  4. Cukaash says:

    Wow! Cadi mahan kaqaleya aqyarey

  5. shacbaan says:

    Asc aqyarta sharafta mudan eee wepka. Tankale waxaan leyahay arintaaan waaa mid fican waayo dumar badan oo eey canfaceeyso ayaa jirto arintaan marka u kordhiya ayaan idin leyahay thngs

  6. Maxamed cali karaani says:

    Kkkkkkk.intaba wan kahela kkkkk

  7. kkkkkkkkkkkkk waad mahadsantiihiin webka codkaqaranka waxaa umaleynaa gabdho badan iney ka faa,iideysdeen qodob badaani aana caadika ahayn

  8. daadirjeey says:

    asc
    waxaan kudarsanaa
    haweenka in aay nimankooda
    ka ilaaliyaan qeylada iyo gafuurtaaga
    maxaayeelay nimanka majeclo
    naagaha qeylada badan iyo kuwa
    gafuurka taago qeeylo waxbeeku
    dheeshaa ma ahanee wax matoosiso
    aqyaarta adinkane waadku mahad santihiin

  9. Hadi an heli laha naag intan dhan wax ka qatana adunyadu wax kale aan uga bahan laha ma jirto markan aqristey inta ay halkan ku so qortey idaacada codka qaranka jeceyl aya igaley waxan jeclahayna ma ogi cidan jeclahayna ma ogi

    • Farxiyo says:

      Waan kuugu raacsanahay Aadan, waayo inta uu soo qoray waa wax qof walba uu tabayo waana nolosha barkeeda waana furihii mustaqbalka reerka isqaba runtii qofkii intaa hela kuna darsada ilaahay cibaadadiisa nolol aduun wuu haystaa:-))

  10. Samiir nasri says:

    Asc dhamaan aqayaarta ciyalka xafada sxbayaal aniga qurba joogta ayan ka mid ahay marka aqayaarata hal qof oo baari ah haleygu soo hagaajiyo raxadana waxan u jecelahay qofka wax ila wada marka aan ciyareyno kubadana ii soo baasi karo dhaq dhaqaaq iyo hadalka layaqan ku hadlo qofkaas cidi ii heydo ha iigu soo hagaajiso mdibadyara111@ kkkkkkk by

  11. H.Nuur Sh. says:

    asc, akhyarta mamulka iyo akhriste yashow, arimahan way jiran badan kodana wan aqon jiray balsn waxa faido ah inay hada gabdho badan inta kafaidaysan donan. Teda kale aniga ahan majecli rosetada. Mahadsanidin.

  12. Nairobi says:

    Wa o k arinkan xitii diinka sidas qabo wa iney ka fa ideystan hawenka

  13. Nairobi says:

    Tankale rosetada wey banantahay wax walbo gabadha ninkeda iskugu qurxineyso wa ja iz

  14. kamas cumar says:

    Kkkkkkkkkkk absulte waaa lala dhacaye in this topic reallly any way lkn gabdha waxano dhan iyo waliba ilahaye adecada ilahaye ha ka dhigo ama ha nasiyo

  15. Axmad says:

    Ron ahanti naagta ninkeda iney isu qurxiso aya fican

  16. habib says:

    Wow somaalidu maanta way isbadashay ,mise waa riyo . Runti jacayl ayaa mar qura igalay.

  17. Astur says:

    Asc akhyarta wad kumahadsantihin wanaga aad wadaan

  18. Mursal says:

    Idaacada qaranka dad muslimka waxey uso bandhigaysa wax anshax daraah mustaqbal kana wadanka kalabyo ine kafuran wa macqul becouse qof walbo wu garan kara inesan wanaksanen umad muslina barnamijyadan nucan okala

  19. Waya arag says:

    Waaba mida logu jecelyahay allaha noga wada dhigo sidaas oo kale

  20. Axmed ustaad says:

    Asc walaala waxaad sheegteen waxaa ka mu hiim san qofku inaw ku dhaqmo sharee cada islaam ka ayadaa waxwalba ka hada shay intaadaan ka had lin adinku waad mahad san tihiin



Arrimaha Bulshada

Ok

DAAWO:Barnaamijy Qiiro Leh “U Hiili Boqor Iyo Bartamaha By:Maryan Seylac

March 24, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Barnaamijka Bulsho ee ka Baxa Royal TV- ayaa shalayto waxaa soo-saaraha iyo soo-jeediyaha barnaamijkaasi, Maryan Saylac ay ...
ganaax_1

DAAWO:Arin Yaab Leh Oo Dhexmartay Gabar Yar Oo Sedex Jir ah Iyo Boliiska Mareykanka

March 20, 2014
Florida: (V.O.N):-Sheeko layaab leh oo ka dhacday Magaalada Florida ee Dalka Mareykanka ayaa soo jiidatay Warbaahinta Caalamka kadib ...
Cawaale22

DHAGEYSO:Al-Fanaan Cawaale Aadan Oo Ka Hadlay Arimo Xasaasi ah

March 1, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Fanaanka Caanka ee Reer Jabuuti Cawaale Aadan oo ku Sugan Dalka Canada ayaa Ka sheekeeyay taariikhdiisa Dhanka ...
Guulled Adan

QISO Xanuunbadan:Bur Burkii Jaceylkeyga Waxaa Gacan Weyn Ka Geystay Saaxiibkeyga Qeybtii 2aad

February 27, 2014
   Muqdisho: (V.O.N):-Qisadaani ayaa ah mid cajiib oo marka aan diyaarinaye runtii dareen  badan igu abuurtay ayaan waxaan ka ...
guuled 3

(Guuleed Aadan Muuse):- Bur Burkii Jaceylkeyga Waxaa Gacan Weyn Ka Geystay Saaxiibkeyga (Qiso Jaceyl Oo Xanuun Badan Qeybtii 1 Kowaad)

February 11, 2014
waxaan salaamayaa aqristayaasha Sharafta leh salaan qaali ah salaan iyo bariido dabadeed ereyadaan waa kuwo kasoo burqanaayo qalibi nusqaamay ...
Abdifitah

DAAWO:Fanaan Caan Ah Oo Shaaciyay Inuu Fanka Isaga Baxay Codsadayna In Loo Duceeyo

January 19, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Fanaanka da'da yar ee sida weyn loo Taageero alfanaan Cabdifatah Axmed Tacabir (Cabdifitax Yare) ayaa sheegay inuu isaga ...
imagesCAIM9619

Cunug Mucjiso Ah Oo Ku Dhashay Israa’iil, Iyo Yahuuda Oo Ka Argagaxsan+SAWIRO

January 13, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Warbaahinta Israel ayaa baahisay in Magaalada madaxda Dalkaasi uu ku dhashay Wiil yar oo leh Hal il, ...
akshay-katrina-4

8-Da Jilaa Ee Ugu Dheesha Wanaagsanaa Bollywoodka.

January 1, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Akhristayaasha Sharafta leh ee Shabakadan Wardaye.com waxaan Aalaba usoo gudbineynaa Wararka ugu Xiisaha badan Dunida Sida Siyaasadda ...
15-300x225

Arin Naxdin Leh Oo Ka Dhaxday Muqdisho+Sawiro

December 31, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Maamulka Cusbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee Banaadir ayaa Faah Faahin ka bixiyay laba Caruur Mataano ah oo ...
download12

Naxdin:Daawo Sheekh Umal Oo Yaab Leh Uga Jawaabay Galmada Afka

December 30, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Sheekh Umal oo ka mid ah Culimada aqoonta durugsan u leh ayaa waxaa la weydiiyay Su’aalo badan ...
1

Caruus Ka Dhuuntay Xaaskiisa In Lagu Guda jiray Xafladii Arooska

November 27, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Caruuskii ayaa ka dib dhacay in uu yimaado xafladii Guri gaynynta , durbana mid ka mida martida ...
1

DAAWO: Sawirada Ninka Dunida ugu Ilkaha Adag

November 11, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Andariis Jaardayn oo ah 64 jir ayaa loo aqoonsaday ninka ugu ilkaha adag waxaana ka mid noqday ...
sawir Mucjiso

Dalka Thailand Oo Lagu Arkay Arin Mucjiyo Ah+SAWIRO

November 11, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Wadanka Thailand oo dhaca bariga fog ee Qaarada Aasiya ayaa waxa uu ka dhacday Arin mucjiso ah,kadib ...
images

FADEEXAD:Agaasime Musuqmaasuqay Mushaaraadka Shaqaalihiisa

November 9, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Agaasime Xasan Cali Geeseey oo ah Rugcadaa Saxaafdeed , ka soo shaqeeyay qaar ka mid ah Idaaccadaha ...
Hore

Daawo Video: Qaladkii Ugu Weynaa Ee Uu galo Wariye TV Ka Howlgala Taariikhda

November 5, 2013
London : (V.O.N):- Inta Badan Wariyaasha calamka ayaa  Qaladaad gala iyagoo warka Akhrinaya Sida wariyaasha Soomaalidaba  Qaladadka U galaan. Hadaba ...
%d bloggers like this: