Riinka Ka Baxa Dumarka Xiliga Galmada Oo Raga ay Ka Helaan Raaxo Waali ah
Published on September 18, 2012 by admin · 24 Comments
Waxaa Aqristay:61363
Nairobi: (V.O.N):-Ragga ayaa la ogaaday in ay raaxo wali ah ka helaan codka hoose ee loo yaqaan riinka kaasoo ay sameeyaan dumarka Xiliga loo diyaar garoobayo galamada oo ay socato baashida ama istiminta.
Dumarka intooda badan ayaa aaminsan in ay ceeyb tahay haddii ninkeedu uu maqlo iyadoo sameeneyso codka hoose ee loo yaqaan riinka kaasoo ka dhasha Macaansiga baashida ama galmada ,balse ay ragu ay ka helaan dareen xoogan oo dhaliya in uu kordho jaceylka uu qaadayo Lamaanihiisa.
Dumarka arrinkan aamisan ayaa intooda badan isku celiya naqaska isna caburiya xiliga ay socato baashida ama galamada kana been sheega dareenkooda nafeed ,iyagoo dareemamaya raaxo aad u macaan oo ay ku nafiseyaan oo kaliya in ay sameeyaan codka hoose ee riinka,balse aynu u sameyn karin Xoshood jira dartiisa.
Marka laga fiiriyo dhanka Caafimaadka uma wanaagsana in ay dareenka isku celiyaan waayo arrinkaas cuduro ayaa laga qada dhinaca galmada ah oo waxaa xanibaad galaya dareenwadayaasha xiligaas u diyaarka ah Macaansiga falgalka labada xubnood marka ay is taabtaan.
F.G:Hadii uu ninkaagu arko adoo sidii Alwaaxii iska yaala Sariira isna uu dadaal ugi jiro in uu kugu qanciyo in aad hesho raaxo macaan adna adaan muujin sida ad ugu macaansaneyso shaqada Lamaanahaaga , taasi waxeey keeni kartaa in uu iska dhaadhiciyo in uu yahay qof wax-matare mar ah,waxaan aka dhalan karo niyad jab ku yimaado in uu nolosha kula sii qeyb sado ama uu iska dhaadhiciyo waxyaabo dhaawici karo mustaqbalkiina.
Dumaryahow ogaada in raggiinu ay jecelyihiin xiliga galmada xalaasha ah in ay maqalaan riinka ka dhsha macaanciga galamada iyo sida dareen ahaan aad u macaansanaynsaan shaqadiisa .
W/D:Mohamed Ali Abdi (Royter)
Emailka: royter24@gmail.com
—————————————————————————————–
Wixii Talo Dhaliil ama Caabasho ah Noogu Soo Hagaaji
Email:Codkaqaranka@gmail.com
Xafiiska Warqabadka Radio Codka Qaranka
Nairobi-Kenya
Voice of The Nation
Share
May 13, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Warbaahinta Dalka India ayaa waxa ay hadal heysaa Dhacdo Saddax maalin kahor ka dhacday Deegan ku yaalla ...
May 4, 2013
Muqdisho:(V.O.N):-Ogow Qaar ka Mid ah Siraha Haweenka ku Culus Oo Aanay Jeclayn In Marnaba Raggu Ay Ogaadaan
May 1, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Sida ay jariirada u sheegtay haweenaydani, waxa marka ay subaxdii toosto aragtaa, tobanaan shay oo ay xalay ...
April 22, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Gabar Saxafiyad Ah oo u dhalatay Dalka Shiinaha Oo Lagu Magacabo Chen Ying Ayaa Ka Dhax Boodaty ...
February 6, 2013
Deeganka Midvale ee duleedka magalldda Salt Lake ee dalka Maraykanka, ayaa waxay gacanta ku dhigeen nin lagu magacaabo ...
January 26, 2013
Nairobi: (N.O.N):-Waxaa halkaan tahniyaaaaad Dhakasho Farxad leh Ka dirayo Asxaabta iyo ehelada kala ah.
1.Hooyo Qadro Ahmed Tuwad
2.Aabo Suleman ...
January 25, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Waxaa Halkaan Tarniyad Aroos Farxad leh ka dirayo Asxaabta Kala ah.
1-Aabo Cabdi Cisman.
2-Hooyo Khaadija Idiris
3-Aabo Sheikh Xassan ...
January 24, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Fananada da'da Soomaaliyeed Samiira Naaji ,kana tirsan Fanaaniinta Ku nool Qurbaha gaar ahaan Dalka Jarmalka ayaa si ...
January 23, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Xiliga uu socdo Xirrika u dhaxeeyo lamaanha ,waxaa dhaca qaladada am aisfahan daro ka dhex dhalatao lamaanha ...
January 23, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Tuug Iska Soo Iloobey Maasgaradii Wejiga Oo Qaab Xeeladeesan Wax u Dhacayo
January 22, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Inta badan Guurku waa mid ku dhisan Kalsooni & is aaminaad dhex marta labada lamaane ee nolol ...
January 16, 2013
Lamaanaha Soomaalidu waa kuwa badankoodu ku kala nool dalal kala gadisan magaalooyin kala duwan, waxaase muhiim ah in ...
January 10, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Waxaa inoo suurta gashay In aan idiiin soo gudbino Ila qosolkii aduunka ugu yaabka Badneed oo la Ssoo ...
January 3, 2013
Nairobi: (V.O.N):- Naag Mudo 3 Sano ah la qabay ayaa mar qura waxeey isku bedeshay nin ,kadib markii ...
December 24, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Arimo badan ayaa jira oo haweeneyda si xogan uga careysiiya balse la yaabku waxa uu yahay inta ...
October 7, 2012
Nairobi: (V.O.N): Gabadhii saaxiibteey eheed waxaan sugaba Subadii ...
September 30, 2012
Nairobi: (V.O.N):Gabdhii ayaa kaarar keenii gudaha la gashay ...
September 23, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii Maxamed Qadar jaamac oo ka shaqeynayay ...
September 16, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Waxaan soo baraarugay iyadoo dhinacyadeeyda ay taagan ...
September 9, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Askartii wey naga diideen In gacaliyehegii Mahad ...
September 2, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Subaxdii labaad ee aan ku suganahay Xerada ...
August 26, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Maalintii Labaad wxaan ku dheelmanay Xafiiskii Hay’ada ...
August 18, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii aan soo gaarnay Xerada IFO ee ...
August 12, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Makii ay qoarxdu dhacay Hoteelkiina Lacgtiisa aanan ...
August 5, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii uu wlalakiisa ii ogolaaday in uu ...
asc. tan ani no idia wayan taganahay, sabbto ah wax kama ogi haba yarate.
anigu hadii aan nin iiraaxeeya lahaan lahaa waan dareemi lahaa raaxadaa waxaanan ka helaa istiimiska faraha badan…waxaan gabadh dhalinyar oon weli aran …runtii dareenbadan ayaan dareemay
Kkkkkkkkk caadi maaha sadaa wax u wadan
caaadi ma ahan waa wax loo bahan yahay in lasheeko marka xikata waxaba jirin qof isku caburikara raxada uu helaayo markasna riinka kabaxayo nagaha kalikoodna ma aha in uu kabaxo riinka rag iyo dumar wee kasiman yihiin qaraabooy qof walba waxee ku xirantahay raxada uu helaayo mana leeska keeni karo riinka raxa la aan marka ragoo isku daya dumarkiina in aad raxo dhamees tiran siisaan si aad u dareentaan raxada ee kaheshay hana isdhihin tan wa alwaax ee ma ehee adee kahilin raaxo kkk marka rinka waa raaxda ladareemo ayuu yimadaa
kkkkkkkkkk
KKKKKKKKKKKKKKKK SAHRO MACALIMAD WENBA TAHAY DAMCAN
awoow awoow dumarow ku dadaale hee riinka ragow idinkana sido kale
ASCWW.WAXAAN DUMARKEENA KU OGNAHAY IN HADII ADD SI KASTA UGU RAAXYSID AYNA DAREENBA LAHAYN WAAYO WAA LAGA XAALUFIYAY. MARKA HABA ISKU DAYIN IN AAD KU QANCISO WAXYAALO QIYAALIYA IYO WAY IS CUBURIYAAN.
Asc radio cadka run ahanti arintani waa arin in laga hadlo u bahneed wadna ku mahadsantihin hadaan codkeyga ka dhiibto waxaan dhihi lahaa riinka yaan lesku celin gabdhoow
kkkkkkkkk dumarku waaaaaaa in ay dhahaaaaan oooooooh yeeeeeeeeeh ooooooh yeeeeeeeeh kkkkkkkk saaaas le waaye Waxa nolo shegayo
qofba sibuu kahelaa
RUNTI ANG WXN KA HELAA GBDHAHA RAXAD JCL GAR AHAAN KUWA TIMAHA CADADA LEH.
Qofku waxa fican inurabitankisa shegto wa iney naagtuna kaxishon ninkeda ooy darensiso inuu uraaxeynayo
Waa inleys darensiyo inlawada raaxeysanayo on lakala xishon
K k k k k k ar meeshaaaaaaaanaaaaa waleee meeeel ma aha cml raaaaaxo aaaaaaa apaaw apaaw ani magoo maku jiri reeer codka qaranka gacanaaa idiiin taagy wlhi
aniga waxan dhihilahaaa maxey naagaha riimaan mabadaremayaan inaad uraxeyneysid iyo inkale maxaa yeelay xubintii ugumuhiimsaneed ayaa ba lagajaray hadey lo daynlahaa wey daremilaheed raxada weyna riimi laheed
Dareenka raxada ragga iyo dumarka galmada si mcn u wada qatan ayu riinka ku yimada raga xita way riiman ruux aan waqtiga galmada. Dareen mcn iyo dhawaq dareen xanbarsan ku hadaqin.
Waaaw wixii loo baahnaa waxaa naga haqabtirey codka qaranka hadaba dumaroow lasocda waxa la idiin sheegaayo w/l waa run ninku wuxu jcl yahay naagta wax un dareento marka lagu jiro xiliga galmada waana arin ina wada an faceyso dhamaanteen
Run ahanti wxan dhihi arintas raxada kusabsan gar ahan markan kahadlo rai geyga wxey itusi karta raxada in ay tahay wx jirto xiliga la istiminayo xaskaga wa inad kadarento dabka iney qadaneyso sifa kusabsan xaga jcelka
riinka waaraxada markas jerta aniga waaba waayey nin elafahmo
meeshan lagu baay maxay ahayd oo marka dambana waxaad soo galin doontaan sidaan u galmoonaa ta labaad kana soo qoraaya qormada ma fataalbaa mise waa dhagayste daqaha u istaaga dadka mise naagtiisa ayay dhibtu ka haystaa dhamaan intiina kalena waxaan idinkula talin lahaa garaa ahaan habalaha xishooda dumarka xishood ayaa lagu ogaaaye waxay istiimkana iyo waxan aad ka sheekaynaysaan naag walba iyo nin walba waa in uu ku qanacsandaa lamanihiisa dhalintana waxaan idinkula talin lahaa iska daaya dhaqan xumaad inta aad helaysaan calafkaaga kan meesha wax ku soo qorayna waxaan odhan lahaa waxaad aad leedahay saynis yahan ayaa qoray waxaad ku soo badashaaa axdiista ilahay waxa aya ka yidhadeen dhaqan xuamada
Runtii waa arin muhim ah hadan fikirkeyga kahadlo labada lamaano wxy kuwada riimi karaan ayagoon kala xishon markey galmo sameyan lkn hadi ninka kaliya raaxada wado ama nagta kaliya waa raashin cusbo & salid laga reebay fikirkeygu waa tan kore hadaan dhuuqo tan hoose dhuuq adna waa in gacmaha afka lugaha & ximnaha taran kaba lagu wada tartamo markaa ayaa laheli karaa raaxo dhameystiran lkn haday marwada iska taalo ninkana godka la,eegto kagaarsii ,intey imaan cml waa leys nacayaa taaso aakhiran keento waxaan afka qaban iney inanta kudacwooto sida wax igama taro, imadamco iwm arkina meyso dhibka inuu keenay xaqiraadeda intey leedahay armuu kulayaabaa iwm kuma fikirto iney cadeyn uthy rínka hawsha socoto marka waa inleyskaalmeystaa xalka sidaasaa lagu gaari karaa weeye fikirkeyga asc by
Bilaash xishoodka nuucaan ku imaanaya muxuu yahay waa mid ay ku qasaareen dumarku is macnays weeye malaha
Asc wani salamay adhaman waxan dhihe lahay gabdhahen somaliyed qarkod daren mawa lahan xididka raxa aya laga jaray ado ku dhoneysid ayey xanjo rogayan marka sono god aya raxo taqano ninka and nag way usiman yihen