Wednesday, April 23rd, 2014

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 14aad

Published on October 14, 2012 by   ·   No Comments Waxaa Aqristay:17451

cryNairobi: (V.O.N):-Runtii aniga aad baan u farxay markii uu Intaasi uu ii sheegay,waayo ma garaneyn meel aan wax ka bilaabo,haseyeeshee waxaan noqday qof  murugada la saaxiiba ah waayo Murugo labaad waxaa igu noqaday reerkeygii oo aan ka soo dhuuntay markii labaad anigoo xitaa aan u sheegin qorsheheyga iyo dhibaatada i heysato.

Dhinaca kale Bashiir Cab oo ah Ninka qabao gabadha saaxiibteey ahna ninkii i caawinaayay ayaa habeenkii dambe i sooo wacay ,wuxuna ii sheegay in berrito aan imaado xafiiskiisa ,isagoona intaasi ii raaciyay in Mahad berrito la soo doo deynayo Kiiskiisana ay la wareegtay Hay’adda UNHCR oo isugu ka mid yahay madaxda Hay’addaasi.

Neef xoogan baa iga soo fuqday waxaan la dhacay farxad Allah ayaa inbadan u mahadnaqay marka xigtana waxaan u mahadnaqay Saaxiibteeyqaaliga ah  iyo odaygeeda oo lahaa sababta Jaceylkeyga Mahad lagu sii daayay.

Moobeelka ayaan si haleel ah ugu booday anigoo garaacayo numberka saaxiibteey si aan ugu bishaareeyo islamrkaan ay igula qeybsato farxadda,sidii ay horayba igula qeybsatay murugada,haseyeeshee wey iga qaban weysay teleefoonka,waxaan ku celceliayay ilaa 17 Jeer,waxaan dareemay ciil anigoo niyadda iska dhahayo Allah hal  marlee meey iga qabato moobeelka? Ah !!!!!!!!!! Toloow maxaan  sameeyaa ? guriga ma ugu tagtaa ?laga yaabee in aysan taleefoonka  u dhaweyn ama ay ka mashquulsan tahay.

Markii saaxibteey ay iga qaban weysay taleefoonka oo welina farxadu ay igu dhagan tahay ayaan go’aansaday in aan ugu tago gurigeeda,waxaan bilaabay in aan si deg deg ku labisto markii aan labistay guriga ayaan soo xirtay ,kadibna waxaan soo abaaray gurigii saaxiibteey oo an sidaas nooga fogeyn waayo waxaan eheen deris.

Wadada ayaan soo qabtay anigoo wejigeyga ay ka muuqato farxad iyo firfircooni uu qof waliba ka dheehan karo muuqalkeyga,anigoo geli rabo guriga saaxiibteey ayaan maqlay codka saaxiibteey oo iiga yeereyso dukaan ka soo horjeedo gurigeeda oo ay ka adeeganeysay,waxeey i dhahday sii gal guriga waan kaa dama imaanaa caruurta ii sii kala celi.

Waxaan ku iri haye haxiibti oo dhaqso sheeko farxad leh baan kuu hayaa,waxeeyna iigu jawaabtay haye macaanto had baan kuu iimaanaya.

Qadar gaaban kadib Saaxiibteey ayaa albaabka soo gar-garaacaday waan istaagay si aan albaabka uga furo oo cidna aysan iiga hormarin aragtideeda xitaa caruurateeda.

Albaabka markaan furay oon hubsaday in ay qof aan ka furay ay tahay saaxiibteey hab baan siiyay oo laba dhinac baan ka dhunkaday anigoo dhahayo saaxiibeey Bishaarao Mahad Berrito baa la soo deynayaa Bashiir baa hadaaye isoo wacay ,allaha abaayo Abaalkaag amaxaan ku gudaaa iyo ereyo kale oo farxad mujinayo ayaan ku cataabay.

Saaxiibteey Igama yareesan inteey farxadii ka badatay beey igu tiri “Maasha’allah waa farxad macaan hab isii markale iigu celi Allah Farxad Badanaa Illaahoow Waa Kugu Mahad”

Saaxiibteey abaan ku Iri lkn Macaanto Hadaaye maxaad taleefoonka iiga qaban weysay Farxadii baan isku celin wayaay,

Markaas beey igi tiri Allah abaayo meebolke guriga baan uga tagay o debka buu ku jiray waan ka xumahay macaanto waan ku soo lug’gooyay .

Dhib malahab saaxiibeey maanta aad baan u faraxsanahay wlaahi caawo maba jiifan karo farxad darteed nnooh ok laakiin saabeey berrito mana raaci kartaa caruurta qof aad uga  tagato ma heleysaa?

Saaxiinteey oo aad uga xun in ay nag aharto ayaa iigu jawaabtay Maya macaanto xaafada baan idinku sugaa qado baan idiin sii diyaarinaa caruurta qodf aan uga tagto ma heesto Allaha idin garab galo.

La  Soco Axada Dambe Hadii Allah Ogolaado  Qeybta 15aad.

——————————————————————————————————————

Wixii Talo Dhaliil ama Caabasho ah Noogu Soo Hagaaji

Email:Codkaqaranka@gmail.com

Xafiiska Warqabadka Radio Codka Qaranka 

Nairobi-Kena

Voice Of The Nation

 
Share

Readers Comments (0)



Arrimaha Bulshada

Ok

DAAWO:Barnaamijy Qiiro Leh “U Hiili Boqor Iyo Bartamaha By:Maryan Seylac

March 24, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Barnaamijka Bulsho ee ka Baxa Royal TV- ayaa shalayto waxaa soo-saaraha iyo soo-jeediyaha barnaamijkaasi, Maryan Saylac ay ...
ganaax_1

DAAWO:Arin Yaab Leh Oo Dhexmartay Gabar Yar Oo Sedex Jir ah Iyo Boliiska Mareykanka

March 20, 2014
Florida: (V.O.N):-Sheeko layaab leh oo ka dhacday Magaalada Florida ee Dalka Mareykanka ayaa soo jiidatay Warbaahinta Caalamka kadib ...
Cawaale22

DHAGEYSO:Al-Fanaan Cawaale Aadan Oo Ka Hadlay Arimo Xasaasi ah

March 1, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Fanaanka Caanka ee Reer Jabuuti Cawaale Aadan oo ku Sugan Dalka Canada ayaa Ka sheekeeyay taariikhdiisa Dhanka ...
Guulled Adan

QISO Xanuunbadan:Bur Burkii Jaceylkeyga Waxaa Gacan Weyn Ka Geystay Saaxiibkeyga Qeybtii 2aad

February 27, 2014
   Muqdisho: (V.O.N):-Qisadaani ayaa ah mid cajiib oo marka aan diyaarinaye runtii dareen  badan igu abuurtay ayaan waxaan ka ...
guuled 3

(Guuleed Aadan Muuse):- Bur Burkii Jaceylkeyga Waxaa Gacan Weyn Ka Geystay Saaxiibkeyga (Qiso Jaceyl Oo Xanuun Badan Qeybtii 1 Kowaad)

February 11, 2014
waxaan salaamayaa aqristayaasha Sharafta leh salaan qaali ah salaan iyo bariido dabadeed ereyadaan waa kuwo kasoo burqanaayo qalibi nusqaamay ...
Abdifitah

DAAWO:Fanaan Caan Ah Oo Shaaciyay Inuu Fanka Isaga Baxay Codsadayna In Loo Duceeyo

January 19, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Fanaanka da'da yar ee sida weyn loo Taageero alfanaan Cabdifatah Axmed Tacabir (Cabdifitax Yare) ayaa sheegay inuu isaga ...
imagesCAIM9619

Cunug Mucjiso Ah Oo Ku Dhashay Israa’iil, Iyo Yahuuda Oo Ka Argagaxsan+SAWIRO

January 13, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Warbaahinta Israel ayaa baahisay in Magaalada madaxda Dalkaasi uu ku dhashay Wiil yar oo leh Hal il, ...
akshay-katrina-4

8-Da Jilaa Ee Ugu Dheesha Wanaagsanaa Bollywoodka.

January 1, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Akhristayaasha Sharafta leh ee Shabakadan Wardaye.com waxaan Aalaba usoo gudbineynaa Wararka ugu Xiisaha badan Dunida Sida Siyaasadda ...
15-300x225

Arin Naxdin Leh Oo Ka Dhaxday Muqdisho+Sawiro

December 31, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Maamulka Cusbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee Banaadir ayaa Faah Faahin ka bixiyay laba Caruur Mataano ah oo ...
download12

Naxdin:Daawo Sheekh Umal Oo Yaab Leh Uga Jawaabay Galmada Afka

December 30, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Sheekh Umal oo ka mid ah Culimada aqoonta durugsan u leh ayaa waxaa la weydiiyay Su’aalo badan ...
1

Caruus Ka Dhuuntay Xaaskiisa In Lagu Guda jiray Xafladii Arooska

November 27, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Caruuskii ayaa ka dib dhacay in uu yimaado xafladii Guri gaynynta , durbana mid ka mida martida ...
1

DAAWO: Sawirada Ninka Dunida ugu Ilkaha Adag

November 11, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Andariis Jaardayn oo ah 64 jir ayaa loo aqoonsaday ninka ugu ilkaha adag waxaana ka mid noqday ...
sawir Mucjiso

Dalka Thailand Oo Lagu Arkay Arin Mucjiyo Ah+SAWIRO

November 11, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Wadanka Thailand oo dhaca bariga fog ee Qaarada Aasiya ayaa waxa uu ka dhacday Arin mucjiso ah,kadib ...
images

FADEEXAD:Agaasime Musuqmaasuqay Mushaaraadka Shaqaalihiisa

November 9, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Agaasime Xasan Cali Geeseey oo ah Rugcadaa Saxaafdeed , ka soo shaqeeyay qaar ka mid ah Idaaccadaha ...
Hore

Daawo Video: Qaladkii Ugu Weynaa Ee Uu galo Wariye TV Ka Howlgala Taariikhda

November 5, 2013
London : (V.O.N):- Inta Badan Wariyaasha calamka ayaa  Qaladaad gala iyagoo warka Akhrinaya Sida wariyaasha Soomaalidaba  Qaladadka U galaan. Hadaba ...
%d bloggers like this: