Wednesday, April 16th, 2014

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 13aad

Published on October 7, 2012 by   ·   4 Comments Waxaa Aqristay:34542

cryNairobi: (V.O.N): Gabadhii saaxiibteey eheed waxaan sugaba Subadii dambe aroortii ayeey igu soo dheelmatay waxeeyna itiri “Abaayo isdiyaari waxaan aadeynaa Xafiiska UN ka,ninkeyga xalay baan ka dhaadhiciyay in uu ku caawiyo ,hadana wuxuu nagu sugayaa xafiiskiisa”.

Intaan si haleel ah u soo boodahy baan ku dhahay”Allah abaayo Mahadsanid abaalkaaga maxaan ku gudaa waad iga farxisay Walaahi  soo gal abaayo gudaha hal daqiiqo i dul qaado si aan isku diyaariyo”!!!!!!!!

Markii aan labistay waan israacnay aniga iyo gabdhii deriskeeyga eheed oo aan ku saaxiibnay gurigii ay Hay’ada UNHCR naga siisay Xerada qaxootiga Xagardheer ee gobolka Woqooii Bari Kenya,waxaan si toos ah u soo wajahnay Xaruntii UN-ka,gudaha baan u galnay Xafiiska uu ka shaqeeyo saaxiibteey ninkeeda oo qaabilsan Arimahaan.

Si wanaagsan ayuu noo qaabilay wuxuuna iga wareeytay sida ay wax u dheceen iyo qaabka loo xiray Jaceylkeyga,waan uga sheekeeyay oo waxba ka qarin ,waayo xili wax la qariyo ma joogno, xitaa waxaan uga soo sheekeeyay dhibaatadii wiilka ugu dhacday darteey iyo rafaadkii aan soo marnay wadada intaan ku soo jirnay.

Saaxiibteey ninkeeda wuxuu ahaa qof aad u naxariis badan oo bini’aadanimada ku wanaagsan runtii wuu isbedelay markii aan uga sheekeeyay dhibaatada xanuunka badan eynu soo marnay aniga iyo Jceylkeyga,wuxuna ii sheegay in aan isdejiyo arrintaasi uu wax ka qabanayo 24 saac gudahood.

Wauxuu iqa qortay Namaberkeyga,isagoona ii sheegay in uu i sopo wici dooono 24 saac gudahood ,anigana aan fikirin islamrkaan aan ismadadaaliyo.

Runtii aniga aad baan u farxay markii uu Intaasi ii sheegay,waayo ma garaneyn meel aan wax ka bilaabo,haseyeeshee waxaan noqday qof  murugada la saaxiiba ah waayo Murug l labaad waxaa igu noqaday reerkeygii oo aan ka soo dhuuntay markii labaad anigoo xitaa aan u sheegin qorsheheyga iyo dhibaatada i heysato.

 

La  Soco Axada Dambe Hadii Allah Ogolaado  Qeybta 13aad.

——————————————————————————————————————

Wixii Talo Dhaliil ama Caabasho ah Noogu Soo Hagaaji

Email:Codkaqaranka@gmail.com

Xafiiska Warqabadka Radio Codka Qaranka 

Nairobi-Kena

Voice Of The Nation

Share

Readers Comments (4)

  1. saambi says:

    Walalayal haladadajiyo fadlan hana labadiyo

  2. marwo says:

    waxan idinka codsanaya bahda webka in ad shekadan badisan madama todobadkiiba mar aytahay hadana maahan in ad labo bargaraf kaliya ku kobtan wa in wax
    laga dhargi karo ay ahata.

  3. sahra says:

    noo badiya noooooooooooooooh see cml heeeeeeeeeeeeeeee timeka ayaa naka dhuminosaaan



Arrimaha Bulshada

Ok

DAAWO:Barnaamijy Qiiro Leh “U Hiili Boqor Iyo Bartamaha By:Maryan Seylac

March 24, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Barnaamijka Bulsho ee ka Baxa Royal TV- ayaa shalayto waxaa soo-saaraha iyo soo-jeediyaha barnaamijkaasi, Maryan Saylac ay ...
ganaax_1

DAAWO:Arin Yaab Leh Oo Dhexmartay Gabar Yar Oo Sedex Jir ah Iyo Boliiska Mareykanka

March 20, 2014
Florida: (V.O.N):-Sheeko layaab leh oo ka dhacday Magaalada Florida ee Dalka Mareykanka ayaa soo jiidatay Warbaahinta Caalamka kadib ...
Cawaale22

DHAGEYSO:Al-Fanaan Cawaale Aadan Oo Ka Hadlay Arimo Xasaasi ah

March 1, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Fanaanka Caanka ee Reer Jabuuti Cawaale Aadan oo ku Sugan Dalka Canada ayaa Ka sheekeeyay taariikhdiisa Dhanka ...
Guulled Adan

QISO Xanuunbadan:Bur Burkii Jaceylkeyga Waxaa Gacan Weyn Ka Geystay Saaxiibkeyga Qeybtii 2aad

February 27, 2014
   Muqdisho: (V.O.N):-Qisadaani ayaa ah mid cajiib oo marka aan diyaarinaye runtii dareen  badan igu abuurtay ayaan waxaan ka ...
guuled 3

(Guuleed Aadan Muuse):- Bur Burkii Jaceylkeyga Waxaa Gacan Weyn Ka Geystay Saaxiibkeyga (Qiso Jaceyl Oo Xanuun Badan Qeybtii 1 Kowaad)

February 11, 2014
waxaan salaamayaa aqristayaasha Sharafta leh salaan qaali ah salaan iyo bariido dabadeed ereyadaan waa kuwo kasoo burqanaayo qalibi nusqaamay ...
Abdifitah

DAAWO:Fanaan Caan Ah Oo Shaaciyay Inuu Fanka Isaga Baxay Codsadayna In Loo Duceeyo

January 19, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Fanaanka da'da yar ee sida weyn loo Taageero alfanaan Cabdifatah Axmed Tacabir (Cabdifitax Yare) ayaa sheegay inuu isaga ...
imagesCAIM9619

Cunug Mucjiso Ah Oo Ku Dhashay Israa’iil, Iyo Yahuuda Oo Ka Argagaxsan+SAWIRO

January 13, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Warbaahinta Israel ayaa baahisay in Magaalada madaxda Dalkaasi uu ku dhashay Wiil yar oo leh Hal il, ...
akshay-katrina-4

8-Da Jilaa Ee Ugu Dheesha Wanaagsanaa Bollywoodka.

January 1, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Akhristayaasha Sharafta leh ee Shabakadan Wardaye.com waxaan Aalaba usoo gudbineynaa Wararka ugu Xiisaha badan Dunida Sida Siyaasadda ...
15-300x225

Arin Naxdin Leh Oo Ka Dhaxday Muqdisho+Sawiro

December 31, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Maamulka Cusbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee Banaadir ayaa Faah Faahin ka bixiyay laba Caruur Mataano ah oo ...
download12

Naxdin:Daawo Sheekh Umal Oo Yaab Leh Uga Jawaabay Galmada Afka

December 30, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Sheekh Umal oo ka mid ah Culimada aqoonta durugsan u leh ayaa waxaa la weydiiyay Su’aalo badan ...
1

Caruus Ka Dhuuntay Xaaskiisa In Lagu Guda jiray Xafladii Arooska

November 27, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Caruuskii ayaa ka dib dhacay in uu yimaado xafladii Guri gaynynta , durbana mid ka mida martida ...
1

DAAWO: Sawirada Ninka Dunida ugu Ilkaha Adag

November 11, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Andariis Jaardayn oo ah 64 jir ayaa loo aqoonsaday ninka ugu ilkaha adag waxaana ka mid noqday ...
sawir Mucjiso

Dalka Thailand Oo Lagu Arkay Arin Mucjiyo Ah+SAWIRO

November 11, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Wadanka Thailand oo dhaca bariga fog ee Qaarada Aasiya ayaa waxa uu ka dhacday Arin mucjiso ah,kadib ...
images

FADEEXAD:Agaasime Musuqmaasuqay Mushaaraadka Shaqaalihiisa

November 9, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Agaasime Xasan Cali Geeseey oo ah Rugcadaa Saxaafdeed , ka soo shaqeeyay qaar ka mid ah Idaaccadaha ...
Hore

Daawo Video: Qaladkii Ugu Weynaa Ee Uu galo Wariye TV Ka Howlgala Taariikhda

November 5, 2013
London : (V.O.N):- Inta Badan Wariyaasha calamka ayaa  Qaladaad gala iyagoo warka Akhrinaya Sida wariyaasha Soomaalidaba  Qaladadka U galaan. Hadaba ...
%d bloggers like this: