Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 15aad

Published on October 28, 2012 by   ·   4 Comments Waxaa Aqristay:9367

cryNairobi: (V.O.N):-Saaxiibteey oo aad uga xun in ay naga harto markii aan aadeynay goobta uu ku xirnaa gacaliyeheyga Mahada ayaa iigu jawaabtay Maya macaanto xaafada baan idinku sugaa qado baan idiin sii diyaarinaa caruurta qof aan uga tagto ma heesto Allaha idin garab galo.

Markii ay saaxiibteey sidaasi iigu jawaabtay ayaan  ku iri Macaanto Macsalaama waan baxeynaa insha”allah waan ku soo wacaa markaan gaarno xabsiga,kadibna waxaan u dhaqaaqay dhankaa iyo Xafiiskii UNHCR,halkaasi oo igu sugaayay saaxiibteey ninkeeda oo aan isku raci rabno Xabsiga uu ku jiro jaceylkeyga qaaliga ah Mahad.

Intaasi kadib waxaan gaaray Xafiiskii Hay’adda Misne waxaa hortaagan gaari cad oo ay ku buufsantahay calaamadda hay’adda UNHCR .

Waxaa na albaabka hore taagnaa Saaxiibteey Ninkeeda,wuuna ii wacay markii uu i arkay wuxuna igu dhahay gaarigaan gal waan baxeynaa hal daqiiqo kadib .

Daqiiqado Kadib Garigii wuu dhaqaaqay ,waxaan u dhaqaaqnay dhanaka Magaalada Gaarisa halkaasi uu ku xirnaa gacaliyeheyga Mahad.

Waxaan socanoba 4 saac kadib waxaan soo gaarnay Magaalada Gaarisa,anagoo nasan ayaan si toos ah u abaarnay Xabsiga weyn ee Magaalada Gaarisa si na loogu wareejiyo Mahad oo kiis kiisa ay damiin ka noqatay Hay’adda UNHCR.

Gaarigii baan si wada jir ah uga soo deganay Aniga ,iyo saaxiibteey ninkeeda oo ah shaqsiga Hay’dda u qaabilsan in uu Mahad soo daayo iyo weliba darawalkii gaariga,gudha ayaan u soo galnay xabsiga ,waxaana la kulanay ninka heysto Xabsiga oo na sugayay madaama horay loogu sheegay in kiiska Mahad ay damiinatay UNHCR sidaasi daraadeedna ay muhiin tahay in la sii daayo Mahad.

Markii aan la kulanay oo Madaxdii Hay’adda UNHCR uu saxiisay in kiiska Mahad ay la wareegaty Hay’adda UNHCR ayaa na loo ogolaaday in Mahad saacadaas laga bilaabo uu yahay qof xor ah ,askari baa loo yeeray waxaana loo dhiibay Magaca Mahada iyo Filkiisii si uu uga soo daayo qolka uu ku jiray.

Daqiiqad kadib waxaa na loo keenay gacaliyeheygii Mahad oo runtii midabkii iyo muuqaalkiisaba aan aad uga naxay sababtoo ah aad beey isku  bedeleen.

Islamarkiiba gacliyeheyga waxaan sii yay dhar cusub oo aan horay ugu soo iibaiyay ,waxaan ku iri “Gacaliye oradoo suliga gal dharkaana ku soo labiso,weynu baxeynaa”

Mahad oo weli jahwareersan ayaa igu yiri “Macaanto xageen aadeynaa ma Soomaaliya mise Nairobi’ waxaan ku iri Macaane waxaan hada aadeyhaa Xerada Xagar dheer ,todobaad kadibna ayaan soo aadeynaa Nairobi ,waxaana na soo qaadayo Gaariha Hay’adda UNHCR.

La  Soco Axada Dambe Hadii Allah Ogolaado  Qeybta 16aad.

——————————————————————————————————————

Wixii Talo Dhaliil ama Caabasho ah Noogu Soo Hagaaji

Email:Codkaqaranka@gmail.com

Xafiiska Warqabadka Radio Codka Qaranka 

Nairobi-Kena

Voice Of The Nation

Share

Readers Comments (4)

  1. Mohamud Abdi Bulle says:

    Akhyarey shekada dadajiya, badiya si’an u’ogano shekada noxurkeda wayo ciwankeda aya xanon bdn

  2. Duqa duqeyda somaliyed says:

    Codsi waxan raba inan soban dhigo dhacdoyin layable o ay aqrista yasha kuqanci donan ee haley galado bosishin an waqtigega kuso hagajiyo walalahayow

  3. saambi says:

    walalayalow fadlan shekada wa ladahiyey dadkana weyka xisi raban marka no bobsiya sona badiya ilen muqal ma aha




Arrimaha Bulshada

fgfyty-110x90

Hooyo u Dhalatay Dalka India Oo Canugeeda Ku Iibsatay Lacag Dhan 6$ dollar.

May 13, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Warbaahinta Dalka India ayaa waxa ay hadal heysaa Dhacdo Saddax maalin kahor ka dhacday Deegan ku yaalla ...
codkaqaranka

Ogow Qaar ka Mid ah Siraha Haweenka ku Culus Oo Aanay Jeclayn In Marnaba Raggu Ay Ogaadaan

May 4, 2013
Muqdisho:(V.O.N):-Ogow Qaar ka Mid ah Siraha Haweenka ku Culus Oo Aanay Jeclayn In Marnaba Raggu Ay Ogaadaan
22

DAAWO SAWIRADDA: Haweeney iyadoo Hurdaysa Cunto Karsaneysa

May 1, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Sida ay jariirada u sheegtay haweenaydani, waxa marka ay subaxdii toosto aragtaa, tobanaan shay oo ay xalay ...
caweyska

DAAWO:Gabar Wariye Ah Oo Xafladii Arooskeeda Ka Carartay Si Ay Usoo Duubto ………….

April 22, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Gabar Saxafiyad Ah oo u  dhalatay Dalka Shiinaha Oo Lagu Magacabo Chen Ying Ayaa Ka Dhax Boodaty ...
qiso-dhab-ah

Nin Gabar Uuu Jeclaa Laga Guursaday Oo Gaari Xamuul Ku Weeraray Gawaaridii Gelbiska Loo Diyaariyay

February 6, 2013
Deeganka Midvale ee duleedka magalldda Salt Lake ee dalka Maraykanka, ayaa waxay gacanta ku dhigeen nin lagu magacaabo ...
hambalyo-dhalasho2

Hambalyo Dhalasho Farxad Leh:Qadro Ahmed Tuwad Iyo Seygeeda C/Casis Aaden Gaaba Oo Wiil Ugu Dhashay Kismaayo

January 26, 2013
Nairobi: (N.O.N):-Waxaa halkaan tahniyaaaaad Dhakasho Farxad leh Ka dirayo Asxaabta iyo ehelada kala ah. 1.Hooyo Qadro  Ahmed  Tuwad 2.Aabo Suleman  ...
tahniyad

Tahniyad Aroos Farxad Leh Oo LOo Dirayo Lamaanaha Cali Sheikh Xassan Iyo Deeqo Cabdi Cisman.

January 25, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Waxaa Halkaan Tarniyad Aroos Farxad leh ka dirayo Asxaabta Kala ah. 1-Aabo Cabdi Cisman. 2-Hooyo Khaadija Idiris 3-Aabo Sheikh Xassan ...
385220_467166633330438_187659575_n

Fanaanada Samiira Naaji Oo Ka Caabaneyso Wabsite-yo Xog Been ah Ka Qoray

January 24, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Fananada da'da Soomaaliyeed Samiira Naaji ,kana tirsan Fanaaniinta Ku nool Qurbaha gaar ahaan Dalka Jarmalka ayaa si ...
timthumb.php

6 Qodob Oo Ragga Ku Kalifta In Haweenka Ay Been u Sheegaan

January 23, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Xiliga uu socdo Xirrika u dhaxeeyo lamaanha ,waxaa dhaca qaladada am aisfahan daro ka dhex dhalatao lamaanha ...
TUUG

DAAWO:Tuug Iska Soo Iloobey Maasgaradii Wejiga Oo Qaab Xeeladeesan Wax u Dhacayo

January 23, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Tuug Iska Soo Iloobey Maasgaradii Wejiga Oo Qaab Xeeladeesan Wax u Dhacayo
timthumb.php

Astaamaha Lagu Kala Garan Karo Gabar Iyo Garoob!!!!!

January 22, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Inta badan Guurku waa mid ku dhisan Kalsooni & is aaminaad dhex marta labada lamaane ee nolol ...
naag

Sir Culus:Baro Qaabka Ugu Fudud Ay Ku Raaxeysan Karaan Lamaane Kala Fog

January 16, 2013
Lamaanaha Soomaalidu waa kuwa badankoodu ku kala nool dalal kala gadisan magaalooyin kala duwan, waxaase muhiim ah in ...
Muuqaal

DAAWO:Ila Qosolkii Aduunka Ugu Yaabka Badneed Oo La Soo Bandhigay

January 10, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Waxaa inoo suurta gashay In aan idiiin soo gudbino Ila qosolkii aduunka ugu yaabka Badneed oo la Ssoo ...
qaliin

DAAWO: Naaga 3 Sano La Qabay Kadibna Isku Bedeshay Nin {Mucjiso}

January 3, 2013
Nairobi: (V.O.N):- Naag Mudo 3 Sano ah la qabay ayaa mar qura waxeey isku bedeshay nin ,kadib markii ...
Xaaxo Macaan

Dumarka Raga Kama Cafimayaan Qodobadaan Xiliga Galmada

December 24, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Arimo badan ayaa jira oo haweeneyda si xogan uga careysiiya balse la yaabku waxa uu yahay inta ...

SHEEKOOYINKA

cry

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 13aad

October 7, 2012
Nairobi: (V.O.N): Gabadhii saaxiibteey eheed waxaan sugaba Subadii ...
cry

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 12aad

September 30, 2012
Nairobi: (V.O.N):Gabdhii ayaa kaarar keenii gudaha la gashay ...
cry

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 11aad

September 23, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii Maxamed Qadar jaamac oo ka shaqeynayay ...
cry

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 10aad

September 16, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Waxaan soo baraarugay iyadoo dhinacyadeeyda ay taagan ...
crying-600x5361-300x26811

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 9aad

September 9, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Askartii wey naga diideen In gacaliyehegii Mahad ...
crying-600x5361-300x26811

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 8aad

September 2, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Subaxdii labaad ee aan ku suganahay Xerada ...
crying-600x5361-300x2681

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 7aad

August 26, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Maalintii Labaad wxaan ku dheelmanay Xafiiskii Hay’ada ...
crying-600x5361-300x268

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 6aad

August 18, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii aan soo gaarnay Xerada IFO ee ...
crying-600x536

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 5aad

August 12, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Makii ay qoarxdu dhacay Hoteelkiina Lacgtiisa aanan ...
crying-600x536

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 4aad

August 5, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii uu wlalakiisa ii ogolaaday in uu ...