Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun Badan) Qeybtii 16aad
Published on November 4, 2012 by admin · 7 Comments
Waxaa Aqristay:12769
Nairobi: (V.O.N):-Markiiba waxaa banaanka na loo soo saaray gacaliyeheyga Mahad jahwareersan ayaa igu yiri “Macaanto xageen aadeynaa ma Soomaaliya mise Nairobi’ waxaan ku iri Macaane waxaan hada aadeyhaa Xerada Xagar dheer ,todobaad kadibna ayaan soo aadeynaa Nairobi ,waxaana na soo qaadayo gaariha Hay’adda UNHCR.
Intaasi kadib waxaan si wada jir ah usoo raacnay gaarigii Hay’adda UNHRC ,waxaana u soo dhaqaaqnay Dhankaa iyo Xerada qaxootiga Xagardheer ,halkaasi oo markii hore aan ka soo tagnay,markii aan soo gaaranay Xerada Xagar dheer ,waxaan si toos ah u soo wajhnay gurigii saaxiibteey qaali ah oo ku mashquulsaned qado ay noo diyaarisay naiga Mahad,iyo weliga duqeeda oo ahaa ninkii soo daayay gacaliyeheyga Mahad.
Gurigii saaxiibteey baan soo gaarnay,waxaan ka doogenay gaarigii ,kidibna albaabkii guriga waxaa noo gaaraacay saaxiibteey ninkeeda oo aan marti u nahay.
Waxaa albaabkii naga furtay Saaxiibteey mrkii ay indhaha qac igu siisay ayeey igu soo booday oo ay hab isiisay ,xitaa iyadoon salaamin ninkeeda waxeeyna tiri”Saaxiib macaanto hambalyo maasha’llah ,Allah farxad badanaa aaway mahad aan arkee” Waxaan ku iri waa kaas la taagan darawalka gaariga ,dubadiina waan u wacay si aan isku baro.
Mahad markii uu ii yimd baan ku iri macaanto waa kanaa Mahad barasho wanaagsan,marki aan isbaray saaxiibteey iyo gacaliyeheyga Mahad waxaan u soo gudubnay gudaha guriga ,waxaan fariisanay qolka fadhiga ah,saaxiibteey ayaa noo keentay cabitaan qabow oo aad u macaan madaama aan soo galnay safar dheer.
Qadar daqiiqado sheeko ah oo ay farxad balaaran ay ku dheehantahay kadib waxaa naloo keenay qado cajiib ah o ay noo diyaarisay saaxiibteey qaali ah ,runtii gabdhaasi ma i loobi doono abaalka ayno gashay mana gudi karo waayo xitaa marki aan imaanay nagama harin oo waxeey noo sameysay Martiqaad aan weligeey arag.
La Soco Axada Dambe Hadii Allah Ogolaado Qeybta 17aad.
——————————————————————————————————————
Wixii Talo Dhaliil ama Caabasho ah Noogu Soo Hagaaji
Email:Codkaqaranka@gmail.com
Xafiiska Warqabadka Radio Codka Qaranka
Nairobi-Kena
Voice Of The Nation
Share
May 13, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Warbaahinta Dalka India ayaa waxa ay hadal heysaa Dhacdo Saddax maalin kahor ka dhacday Deegan ku yaalla ...
May 4, 2013
Muqdisho:(V.O.N):-Ogow Qaar ka Mid ah Siraha Haweenka ku Culus Oo Aanay Jeclayn In Marnaba Raggu Ay Ogaadaan
May 1, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Sida ay jariirada u sheegtay haweenaydani, waxa marka ay subaxdii toosto aragtaa, tobanaan shay oo ay xalay ...
April 22, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Gabar Saxafiyad Ah oo u dhalatay Dalka Shiinaha Oo Lagu Magacabo Chen Ying Ayaa Ka Dhax Boodaty ...
February 6, 2013
Deeganka Midvale ee duleedka magalldda Salt Lake ee dalka Maraykanka, ayaa waxay gacanta ku dhigeen nin lagu magacaabo ...
January 26, 2013
Nairobi: (N.O.N):-Waxaa halkaan tahniyaaaaad Dhakasho Farxad leh Ka dirayo Asxaabta iyo ehelada kala ah.
1.Hooyo Qadro Ahmed Tuwad
2.Aabo Suleman ...
January 25, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Waxaa Halkaan Tarniyad Aroos Farxad leh ka dirayo Asxaabta Kala ah.
1-Aabo Cabdi Cisman.
2-Hooyo Khaadija Idiris
3-Aabo Sheikh Xassan ...
January 24, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Fananada da'da Soomaaliyeed Samiira Naaji ,kana tirsan Fanaaniinta Ku nool Qurbaha gaar ahaan Dalka Jarmalka ayaa si ...
January 23, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Xiliga uu socdo Xirrika u dhaxeeyo lamaanha ,waxaa dhaca qaladada am aisfahan daro ka dhex dhalatao lamaanha ...
January 23, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Tuug Iska Soo Iloobey Maasgaradii Wejiga Oo Qaab Xeeladeesan Wax u Dhacayo
January 22, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Inta badan Guurku waa mid ku dhisan Kalsooni & is aaminaad dhex marta labada lamaane ee nolol ...
January 16, 2013
Lamaanaha Soomaalidu waa kuwa badankoodu ku kala nool dalal kala gadisan magaalooyin kala duwan, waxaase muhiim ah in ...
January 10, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Waxaa inoo suurta gashay In aan idiiin soo gudbino Ila qosolkii aduunka ugu yaabka Badneed oo la Ssoo ...
January 3, 2013
Nairobi: (V.O.N):- Naag Mudo 3 Sano ah la qabay ayaa mar qura waxeey isku bedeshay nin ,kadib markii ...
December 24, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Arimo badan ayaa jira oo haweeneyda si xogan uga careysiiya balse la yaabku waxa uu yahay inta ...
October 7, 2012
Nairobi: (V.O.N): Gabadhii saaxiibteey eheed waxaan sugaba Subadii ...
September 30, 2012
Nairobi: (V.O.N):Gabdhii ayaa kaarar keenii gudaha la gashay ...
September 23, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii Maxamed Qadar jaamac oo ka shaqeynayay ...
September 16, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Waxaan soo baraarugay iyadoo dhinacyadeeyda ay taagan ...
September 9, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Askartii wey naga diideen In gacaliyehegii Mahad ...
September 2, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Subaxdii labaad ee aan ku suganahay Xerada ...
August 26, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Maalintii Labaad wxaan ku dheelmanay Xafiiskii Hay’ada ...
August 18, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii aan soo gaarnay Xerada IFO ee ...
August 12, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Makii ay qoarxdu dhacay Hoteelkiina Lacgtiisa aanan ...
August 5, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii uu wlalakiisa ii ogolaaday in uu ...
sheekada waaa gaagaabiseen xoogaa ku soo dara nooh scm idinka kk
waaaa sasaaa sxb hala badiyooo
Fadlan Af-soomaaligga jajebbiska ka daaya. Qorraggani wuxuu u baahan yahay calmin ama barrasho naxwaha Af-soomaaligga. Sheekadanna waa innad ku dartaa sida jawiggu ahaa, say meeshu u eekayd, iyo dareenka dadka oo dhammays tirran.
Masha.allah shekad wey na jacajisay ee noo siyadiyad aqyarey
Maxaaaa shekada maleyskadhafey malaso dayo 14 ayaa laga jogaa naga daya sidann shekada dad ayaa lasocdo saan hana yeelina
Waxaan kacodsanaa codka qaranka inay noosheegaan sheekadaan bilowgeeda meeshaan kaheli lahayn mahadsaniin
Maa sha alaah sheekadaan waa sheeko qatar ah codka qaranka waxaan kacodsanaynaa sheekooyin kale oo mcn badan