Afhayeenka Baarlamaanka Djibouti Oo Soo Gaaray Muqdisho
Published on December 12, 2012 by admin · No Comments
Waxaa Aqristay:871
Muqdisho (V.O.N):-Wafdi uu hoggaaminaayo afhayeenka baarlamaanka Djibouti Idiris Arnaa,uud Cali ayaa maanta yimid magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya.
Wafdiga ayaa ka qeyb galay kulankii maanta ka dhacay xarunta golaha shacabka ee Muqdisho waxaana kulanka baarlamanka soo xaadiray 182 mudane, iyadoona ajandaha kulanka uu ahaa sidii loo soo dhaweyn lahaa mas’uuliyiinta ka socotay dowladda Jabuuti.
“Booqashada uu halkan ku yimid guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya waa tii ugu horreysay oo guddoomiye baarlamaan oo ka socda dalalka dariska ah uu ku yimaado Muqdisho,” ayuu yiri guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya oo ka mid ahaa xubnihii soo dhaweeyay wafdigan.
Safarka wafdiga Jabuuti ayaa la xiriira sidii loo xoojin lahaa xiriirka ka dhaxeeya labada baarlamaan, waxaa sidaasi lagu sheegay kulan wafdiga Jabuuti uu huteelka City Palace ee magaalada Muqdisho kula qaatay dhiggiisa Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.
Waa safarkii ugu horreeyay oo afhayeenka baarlamaanka Jabuuti uu ku tago magaalada Muqdisho, wuxuuna sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay booqashadiisa.
Sidoo kale Gudoomiyaha baarlamaanka jabuuti Idiris Arnaa’uud Cali ayaa isaguna u jeediyay mudanayasha hadallo u badan guubaabo iyo mahadcelin waxa uunu ku baraarujiyay xubnaha golaha shcabka in ay ka shaqeeyaan wax walba oo lagu hormarinayo dalka Soomaaliya.
Dalka Jabuuti ayaa waxaa Soomaaliya kaga sugan ciidammo qayb ka ah kuwa AMISOM, kuwasoo ka howgalaya gobolka Hiiraan, waxaana dowladda Jabuuti oo daris la ah Soomaaliya ay dhowr jeer oo hore isku day-day inay xal u hesho dhibaatada Soomaaliya ka taagan.
Radio Codka Qaranka
Mogadishu Somalia
Share
Tags: Afhayeenka baarlamaanka Djibouti oo soo gaaray Muqdisho
May 13, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Warbaahinta Dalka India ayaa waxa ay hadal heysaa Dhacdo Saddax maalin kahor ka dhacday Deegan ku yaalla ...
May 4, 2013
Muqdisho:(V.O.N):-Ogow Qaar ka Mid ah Siraha Haweenka ku Culus Oo Aanay Jeclayn In Marnaba Raggu Ay Ogaadaan
May 1, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Sida ay jariirada u sheegtay haweenaydani, waxa marka ay subaxdii toosto aragtaa, tobanaan shay oo ay xalay ...
April 22, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Gabar Saxafiyad Ah oo u dhalatay Dalka Shiinaha Oo Lagu Magacabo Chen Ying Ayaa Ka Dhax Boodaty ...
February 6, 2013
Deeganka Midvale ee duleedka magalldda Salt Lake ee dalka Maraykanka, ayaa waxay gacanta ku dhigeen nin lagu magacaabo ...
January 26, 2013
Nairobi: (N.O.N):-Waxaa halkaan tahniyaaaaad Dhakasho Farxad leh Ka dirayo Asxaabta iyo ehelada kala ah.
1.Hooyo Qadro Ahmed Tuwad
2.Aabo Suleman ...
January 25, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Waxaa Halkaan Tarniyad Aroos Farxad leh ka dirayo Asxaabta Kala ah.
1-Aabo Cabdi Cisman.
2-Hooyo Khaadija Idiris
3-Aabo Sheikh Xassan ...
January 24, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Fananada da'da Soomaaliyeed Samiira Naaji ,kana tirsan Fanaaniinta Ku nool Qurbaha gaar ahaan Dalka Jarmalka ayaa si ...
January 23, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Xiliga uu socdo Xirrika u dhaxeeyo lamaanha ,waxaa dhaca qaladada am aisfahan daro ka dhex dhalatao lamaanha ...
January 23, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Tuug Iska Soo Iloobey Maasgaradii Wejiga Oo Qaab Xeeladeesan Wax u Dhacayo
January 22, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Inta badan Guurku waa mid ku dhisan Kalsooni & is aaminaad dhex marta labada lamaane ee nolol ...
January 16, 2013
Lamaanaha Soomaalidu waa kuwa badankoodu ku kala nool dalal kala gadisan magaalooyin kala duwan, waxaase muhiim ah in ...
January 10, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Waxaa inoo suurta gashay In aan idiiin soo gudbino Ila qosolkii aduunka ugu yaabka Badneed oo la Ssoo ...
January 3, 2013
Nairobi: (V.O.N):- Naag Mudo 3 Sano ah la qabay ayaa mar qura waxeey isku bedeshay nin ,kadib markii ...
December 24, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Arimo badan ayaa jira oo haweeneyda si xogan uga careysiiya balse la yaabku waxa uu yahay inta ...
October 7, 2012
Nairobi: (V.O.N): Gabadhii saaxiibteey eheed waxaan sugaba Subadii ...
September 30, 2012
Nairobi: (V.O.N):Gabdhii ayaa kaarar keenii gudaha la gashay ...
September 23, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii Maxamed Qadar jaamac oo ka shaqeynayay ...
September 16, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Waxaan soo baraarugay iyadoo dhinacyadeeyda ay taagan ...
September 9, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Askartii wey naga diideen In gacaliyehegii Mahad ...
September 2, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Subaxdii labaad ee aan ku suganahay Xerada ...
August 26, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Maalintii Labaad wxaan ku dheelmanay Xafiiskii Hay’ada ...
August 18, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii aan soo gaarnay Xerada IFO ee ...
August 12, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Makii ay qoarxdu dhacay Hoteelkiina Lacgtiisa aanan ...
August 5, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii uu wlalakiisa ii ogolaaday in uu ...