Friday, April 25th, 2014

DAAWO:Muuqal Naxdin Leh Oo Laga Soo Duubay Gabar Soomaaliyeed Oo u Baahan Caawinaad

Published on December 13, 2012 by   ·   5 Comments Waxaa Aqristay:13509

1Nairobi: (V.O.N):-Deeqo Cabdi Axmed Waa gabar Soomaaliyeed ooku Dhiobaateysan Isbitaalka Lagu Magacaabo Kijabi Hospital ee ku yaal duleedka  Magalaada Nairobi.

Deeqo Waxaa Qaliin looga sameeyey dhinaca daanka ,iyadoo halkaasi ay kaga soo baxday buroweyn oo qarisay wejigeega oo dhan ilaa Indhaha,waxeyna isbitaalka ay ku jirtaa ku dhwaad mudo 4 Bilood ah.

Waxaan haatan loo heestaa qarashkii ku baxay qaliinkaasi ilaa inta ay ku jirtay Isbitaalka ,Gabdhaasi dhibanaha ah wax ehel ah uma joogo Magalada Nairobi marka laga reebo wiil dhalin yaro ah oo walaalkeed ah ,Wuxuuna islahaa qaraabada ayaad garab ka heli doontaa haseyeeshee wax caawinaad ah kama helin ehelkiisa xitaa kun doolarba  oo kaliya ,waxaan loo heeestaa lacag dhan @5000 ( Shan Kun Oo doolar)

Deeqo haatan waxeey ku xanibantahay qeyb  ka mid ah Isbitaalka oo Kaniidsanad ay leedahay ,halaaksi oo Shalay aan ku booqday aan  indhahyga ku soo arkay gabar Soomaali ah iyo mid kale oo u dhalay Dalka Jarmarka oo ku hadlaysa Afka Soomaaliga ,kuwaasi oo gabdha ku dhahy waan ku caawineynaa hadii aad diinta islaamka ka baxaeyso.

Hadaba qofkasta oo Muslim ah Gabdhaasi hasoo caawiyo oo aan ka bixino Isbitaalkaasi si aan daruufta jirto looga Faa’iideysan in diinta looga saaro.

Gabadhaasi hataan waxaeey u baahan tahay waa qarash yar oo gaarayo Shan Kun oo Doolar o hataan lagu leyahay iyo weliba qaliin labaad oo loo celiyo kadibna lagubayo goobta ay burada ka soo baxday si mardambe aanu uu soo laaban waxana ku baxayo qaliinkasi labaad ilaa Labo Kun oo Doolar.

Fadlan Nala Daawo Muuqaalkaasi  Naxdinta leh.

 width=

Gabdha Dhibanaha Ah  Deeqo Cabdi Axmed Waxaad kala Xiriiri Kartaan

Tel:+254708671925 ama Walalkeed Bishaar Cabdi Axmed

Tel:+254702199996

FG:Fadlan Cid aan Dhibanaha ama Walalkeed eheen waxba yaan loogu Dirin toos Ula Xiriira.

—————————————————————————————————-

Wixii Talo Dhaliil ama Caabasho ah Noogu Soo Hagaaji
Email:Codkaqaranka@gmail.com

Xafiiska Warqabadka Radio Codka Qaranka
Nairobi-Kena
Voice Of The Nation

Share

Readers Comments (5)

  1. moos cune says:

    ilaahay ha ukaalmeeyo aamiin maamiin aamiin

  2. Leila says:

    Allaha sida ha.u dhamo

  3. Faduma galaal says:

    Yaa allaah ilaahy haka nastaho xumaanta ay gaaladu ladamacsantahy inantaas waana waajib na saaran ee walaala aal aan u gurmano ilaaahy dartiis

  4. mumin says:

    ilhay haku hagarab galo isagaa qaniyee dayntana alle hakaa gudo hana ku cafiye aamin

  5. abdi said farah says:

    ilaah waxaan uga baryayaa inuu cafimaad dagdag ah uu siiyo.



Arrimaha Bulshada

Ok

DAAWO:Barnaamijy Qiiro Leh “U Hiili Boqor Iyo Bartamaha By:Maryan Seylac

March 24, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Barnaamijka Bulsho ee ka Baxa Royal TV- ayaa shalayto waxaa soo-saaraha iyo soo-jeediyaha barnaamijkaasi, Maryan Saylac ay ...
ganaax_1

DAAWO:Arin Yaab Leh Oo Dhexmartay Gabar Yar Oo Sedex Jir ah Iyo Boliiska Mareykanka

March 20, 2014
Florida: (V.O.N):-Sheeko layaab leh oo ka dhacday Magaalada Florida ee Dalka Mareykanka ayaa soo jiidatay Warbaahinta Caalamka kadib ...
Cawaale22

DHAGEYSO:Al-Fanaan Cawaale Aadan Oo Ka Hadlay Arimo Xasaasi ah

March 1, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Fanaanka Caanka ee Reer Jabuuti Cawaale Aadan oo ku Sugan Dalka Canada ayaa Ka sheekeeyay taariikhdiisa Dhanka ...
Guulled Adan

QISO Xanuunbadan:Bur Burkii Jaceylkeyga Waxaa Gacan Weyn Ka Geystay Saaxiibkeyga Qeybtii 2aad

February 27, 2014
   Muqdisho: (V.O.N):-Qisadaani ayaa ah mid cajiib oo marka aan diyaarinaye runtii dareen  badan igu abuurtay ayaan waxaan ka ...
guuled 3

(Guuleed Aadan Muuse):- Bur Burkii Jaceylkeyga Waxaa Gacan Weyn Ka Geystay Saaxiibkeyga (Qiso Jaceyl Oo Xanuun Badan Qeybtii 1 Kowaad)

February 11, 2014
waxaan salaamayaa aqristayaasha Sharafta leh salaan qaali ah salaan iyo bariido dabadeed ereyadaan waa kuwo kasoo burqanaayo qalibi nusqaamay ...
Abdifitah

DAAWO:Fanaan Caan Ah Oo Shaaciyay Inuu Fanka Isaga Baxay Codsadayna In Loo Duceeyo

January 19, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Fanaanka da'da yar ee sida weyn loo Taageero alfanaan Cabdifatah Axmed Tacabir (Cabdifitax Yare) ayaa sheegay inuu isaga ...
imagesCAIM9619

Cunug Mucjiso Ah Oo Ku Dhashay Israa’iil, Iyo Yahuuda Oo Ka Argagaxsan+SAWIRO

January 13, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Warbaahinta Israel ayaa baahisay in Magaalada madaxda Dalkaasi uu ku dhashay Wiil yar oo leh Hal il, ...
akshay-katrina-4

8-Da Jilaa Ee Ugu Dheesha Wanaagsanaa Bollywoodka.

January 1, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Akhristayaasha Sharafta leh ee Shabakadan Wardaye.com waxaan Aalaba usoo gudbineynaa Wararka ugu Xiisaha badan Dunida Sida Siyaasadda ...
15-300x225

Arin Naxdin Leh Oo Ka Dhaxday Muqdisho+Sawiro

December 31, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Maamulka Cusbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee Banaadir ayaa Faah Faahin ka bixiyay laba Caruur Mataano ah oo ...
download12

Naxdin:Daawo Sheekh Umal Oo Yaab Leh Uga Jawaabay Galmada Afka

December 30, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Sheekh Umal oo ka mid ah Culimada aqoonta durugsan u leh ayaa waxaa la weydiiyay Su’aalo badan ...
1

Caruus Ka Dhuuntay Xaaskiisa In Lagu Guda jiray Xafladii Arooska

November 27, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Caruuskii ayaa ka dib dhacay in uu yimaado xafladii Guri gaynynta , durbana mid ka mida martida ...
1

DAAWO: Sawirada Ninka Dunida ugu Ilkaha Adag

November 11, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Andariis Jaardayn oo ah 64 jir ayaa loo aqoonsaday ninka ugu ilkaha adag waxaana ka mid noqday ...
sawir Mucjiso

Dalka Thailand Oo Lagu Arkay Arin Mucjiyo Ah+SAWIRO

November 11, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Wadanka Thailand oo dhaca bariga fog ee Qaarada Aasiya ayaa waxa uu ka dhacday Arin mucjiso ah,kadib ...
images

FADEEXAD:Agaasime Musuqmaasuqay Mushaaraadka Shaqaalihiisa

November 9, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Agaasime Xasan Cali Geeseey oo ah Rugcadaa Saxaafdeed , ka soo shaqeeyay qaar ka mid ah Idaaccadaha ...
Hore

Daawo Video: Qaladkii Ugu Weynaa Ee Uu galo Wariye TV Ka Howlgala Taariikhda

November 5, 2013
London : (V.O.N):- Inta Badan Wariyaasha calamka ayaa  Qaladaad gala iyagoo warka Akhrinaya Sida wariyaasha Soomaalidaba  Qaladadka U galaan. Hadaba ...
%d bloggers like this: