DHAGEYSO Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ‘Raga Wey Is Guursan Karaan Waana ilbaxnimo’
Published on December 4, 2012 by admin · 8 Comments
Waxaa Aqristay:5845
Muqdisho (V.O.N) Xildhibaan Daahir amiin Jeesow oo ka tirsan dolwda federaalka Soomaaliyaayaa ayaa ka dhaqaajiyay hadal dad badan qaracan ku riday isagoo ka jawaabayay su’aalo la weydiiyay .
Xildhibaan Jeesow ayaa ka dhawaajiyay in ay is guursan karaan raga soomaaliyeed sidoo kalana durmaka ay iyagana is guursan karaan waan ilbaxnimo ka maqan Umada Soomaaliyeed waa sida uu hadalka u dhigay Xildhibaan Jeesowsida uu hadalka u dhigay isagoo waliba ku tilmaayay ilbaxnimo ka dhiman

Wixii Talo Dhaliil ama Caabasho ah Noogu Soo Hagaaji
Email:Codkaqaranka@gmail.com
Xafiiska Warqabadka Radio Codka Qaranka
Muqdisho-Soomaaliya
Voice Of The Nation
Share
May 13, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Warbaahinta Dalka India ayaa waxa ay hadal heysaa Dhacdo Saddax maalin kahor ka dhacday Deegan ku yaalla ...
May 4, 2013
Muqdisho:(V.O.N):-Ogow Qaar ka Mid ah Siraha Haweenka ku Culus Oo Aanay Jeclayn In Marnaba Raggu Ay Ogaadaan
May 1, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Sida ay jariirada u sheegtay haweenaydani, waxa marka ay subaxdii toosto aragtaa, tobanaan shay oo ay xalay ...
April 22, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Gabar Saxafiyad Ah oo u dhalatay Dalka Shiinaha Oo Lagu Magacabo Chen Ying Ayaa Ka Dhax Boodaty ...
February 6, 2013
Deeganka Midvale ee duleedka magalldda Salt Lake ee dalka Maraykanka, ayaa waxay gacanta ku dhigeen nin lagu magacaabo ...
January 26, 2013
Nairobi: (N.O.N):-Waxaa halkaan tahniyaaaaad Dhakasho Farxad leh Ka dirayo Asxaabta iyo ehelada kala ah.
1.Hooyo Qadro Ahmed Tuwad
2.Aabo Suleman ...
January 25, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Waxaa Halkaan Tarniyad Aroos Farxad leh ka dirayo Asxaabta Kala ah.
1-Aabo Cabdi Cisman.
2-Hooyo Khaadija Idiris
3-Aabo Sheikh Xassan ...
January 24, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Fananada da'da Soomaaliyeed Samiira Naaji ,kana tirsan Fanaaniinta Ku nool Qurbaha gaar ahaan Dalka Jarmalka ayaa si ...
January 23, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Xiliga uu socdo Xirrika u dhaxeeyo lamaanha ,waxaa dhaca qaladada am aisfahan daro ka dhex dhalatao lamaanha ...
January 23, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Tuug Iska Soo Iloobey Maasgaradii Wejiga Oo Qaab Xeeladeesan Wax u Dhacayo
January 22, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Inta badan Guurku waa mid ku dhisan Kalsooni & is aaminaad dhex marta labada lamaane ee nolol ...
January 16, 2013
Lamaanaha Soomaalidu waa kuwa badankoodu ku kala nool dalal kala gadisan magaalooyin kala duwan, waxaase muhiim ah in ...
January 10, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Waxaa inoo suurta gashay In aan idiiin soo gudbino Ila qosolkii aduunka ugu yaabka Badneed oo la Ssoo ...
January 3, 2013
Nairobi: (V.O.N):- Naag Mudo 3 Sano ah la qabay ayaa mar qura waxeey isku bedeshay nin ,kadib markii ...
December 24, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Arimo badan ayaa jira oo haweeneyda si xogan uga careysiiya balse la yaabku waxa uu yahay inta ...
October 7, 2012
Nairobi: (V.O.N): Gabadhii saaxiibteey eheed waxaan sugaba Subadii ...
September 30, 2012
Nairobi: (V.O.N):Gabdhii ayaa kaarar keenii gudaha la gashay ...
September 23, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii Maxamed Qadar jaamac oo ka shaqeynayay ...
September 16, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Waxaan soo baraarugay iyadoo dhinacyadeeyda ay taagan ...
September 9, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Askartii wey naga diideen In gacaliyehegii Mahad ...
September 2, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Subaxdii labaad ee aan ku suganahay Xerada ...
August 26, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Maalintii Labaad wxaan ku dheelmanay Xafiiskii Hay’ada ...
August 18, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii aan soo gaarnay Xerada IFO ee ...
August 12, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Makii ay qoarxdu dhacay Hoteelkiina Lacgtiisa aanan ...
August 5, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii uu wlalakiisa ii ogolaaday in uu ...
war waa DULINIMO WAXAAS WAANA GAALIMO RAG BAA IS GURSADA DIINTEE BAA SHEEGTAY MISE WAA RAGKEE BAYDHABO KULAAH KANIISADA DIINTEENA MAQABTO RAG ISGUURSADA IYO NAAG ISGUURSADAH NACALAD AH KUGU DHACDO DULIYAHOW
walee ninkani ku tilmaamay dimuqraadiyad laba nin is guursatay iyo ilbaxnimo , hadalkaasi si aqoon dari ah uguma hadlin balse isaga ayaa ah homesexual ama qaniis , waxuu ku hadlay maba ahan xataa wax diinta karistaanka qabto oo dimuqraadiyad ku tilmaamay , ,, marka waxaan leeyahay waa in laga saaraa golaha xilbaanada dalka iyo dadka somaliyeed , qaniis qarsoon inuu ku dhex jiro ma ahan , hey’ada ugu saraysay dalka ,
subxaana Laah maantana mawaxaakeenteen wax aan shareecda laam ka ku banaanayn waxaas wax qof caqli leh ku hadlo maahane Ilaah haloo toobo keeno waa wixii qawmu luud lagu halaagay maanta miyaa diinteeni dhaqan keenii labadalayaa oo wiliba lagu leeya hay waxaa yiri xilibaan qofkii warkaa yiri naclatulaah calayk umada soomaaliyeed waxaan ka cod sanaa in ay suuliyaan wax yaabahaan oo kale qof kii arkaa waa mun kar wayn waa qof walboow naclad ku rid oo cambaaree arintaas waa shay cadiim ah oo shaydaan ku lug leeyahay war asagu ma qaniisbaa mala waydiiyay bal
Fikirkega
waxan dhihilaha kaas ladhahayo umada allaha kadhax bixiya meel gaban shabab Allaha kusaladu Duli weye jesow wawa qanis wacel marki hore ayaa Xaran lagu dhalay war waxas wadulinima cidamada qaranka kaas dila duliga kana saara barlamanka
Kan Xildhibaanka isku sheegayo waa wax waalan baarlamaanka halaga saaro
waxaa hala dilo fauck waayo maxuu ku hadlay qaniiska
Beel-Daajiyihii ama madax beeleedki/ beeshii Khaniiska ku soo daray liiska Baarlamaan-ka ayaa dambigaas leh.
Adduunow xaalqaado, ani kan uma jawabaya lkn waxan idin shegaya cunug yar oon dhalay oo shan jir ah ayaan udiray schoolka ilmaha wadan kan fasalka kowaad kahor waxay dhigtan wax an ugu wacno kidergaden cunugi,cunugyar ooy isku claas ahayen ayaa yiri wan kushuminaa, oo cadaan ah wilkaygina wlh inanan idin fanayn dharbaaxuu uga soqday markas bay macaliadi tiri wey udharbaxday markas buyiri I’m not a grile he wants kis me my mouth then halkas aya kikale lagu ganaxay marka kan kale isna waxay ka ahayd un wuxu hooyadi iyo abihi ka arkay iyo t.vgaba kaygana waaa cunug somaliyed dee raganimadana ilah kuhibeyyay oo nin manka yaran iyo weynan ba ilah ba siyay heybad gooniya wixii duli ah ayagaa nafsiyan duli u ah,