Kooxda Qaranka Soomaaliya Oo Ka Hartay Koobka Bariga Iyo Bartamaha Africa Ee CECAFA
Published on December 2, 2012 by admin · 2 Comments
Waxaa Aqristay:47341
Kampala (V.O.N) Kooxda Qaranka Soomaaliya ayaa ka hartay tartanka kubadda cagta bariga iyo bartamaha Africa, kaddib markii shaley galab ciyaartii seddaxaad laga badiyay.
Ciyaartii shaley waxay ku dhammaatay 7 iyo 0 oo looga adkaaday kooxda matalaysay waddanka Soomaaliya.
Ciyaartii shaley oo la yeesheen dhigooda waddanka Tanzania, ayaa kooxda Soomaaliya aad looga ciyaar fiicnaa sida ay sheegeen wariyihii ku sugnaa garoonka kubadda Namboole Stadium ee ku yaalla caasimada Kampala.
Ciyaarta ayaa qeybtii koobaad ku bilaabatay dar-dar iyo weerrar, taasoo keentay in kooxda Soomaaliya laga dhaliyo 4 gool.
Markii qaybta labaad la isugu soo haray ayaa kooxda Soomaaliya haddana waxa loogu daray 3-gool taasoo aakhirkii ku dhammaatay 7 iyo 0 oo looga adkaaday kooxda waddanka Soomaaliya.
Si kastaba ha ahaatee, kooxda Soomaaliya ayaa seddaxdii ciyaar waxa laga dhaliyay 13-gool halka ay iyana dhaliyee gool qura.
Haddaba waxa koobka hadda la soo gaaray wareegii labaad oo ay iskugu soo harreen illaa siddeed koox oo kala:
Group A: waxaa ka soo baxay Kenya, Uganda iyo Ethiopia.
Group B: waxaa ka soo gudbay Tanzania iyo Burundi.
Group C: waxaa ka soo baxay Ruwanda, Malawi iyo Zanzibar.
Sida ay sheegeen saraakiisha ciyaaraha bariga iyo bartamaha Africa, ciyaarahan waxay dib u furmi doonaan maalinta berri oo bisha December ay tahay 3 , waxana ciyaarta ugu horreysa isku arki doona Rwanda vs Tanzania iyo Uganda vs Ethiopia.
Ciyaarta labaad waxa isku food-saari donna kooxaha Burundi iyo Zanzibar iyo Kenya iyo Malawi waxana ay cayaari doonan 4-ta December.
Semi Finalka ayaa la cayaari doonaa 6-da December, halka cayaarta kama dambeysta ah ee Final-ka la qaban doono 8-da December 2012.
Codka Qaranka
Xafiiska Wararka Kampala
Share
Tags: Kooxda Qaranka Soomaaliya Oo Ka Hartay Koobka Bariga Iyo Bartamaha Africa Ee CECAFA
May 13, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Warbaahinta Dalka India ayaa waxa ay hadal heysaa Dhacdo Saddax maalin kahor ka dhacday Deegan ku yaalla ...
May 4, 2013
Muqdisho:(V.O.N):-Ogow Qaar ka Mid ah Siraha Haweenka ku Culus Oo Aanay Jeclayn In Marnaba Raggu Ay Ogaadaan
May 1, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Sida ay jariirada u sheegtay haweenaydani, waxa marka ay subaxdii toosto aragtaa, tobanaan shay oo ay xalay ...
April 22, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Gabar Saxafiyad Ah oo u dhalatay Dalka Shiinaha Oo Lagu Magacabo Chen Ying Ayaa Ka Dhax Boodaty ...
February 6, 2013
Deeganka Midvale ee duleedka magalldda Salt Lake ee dalka Maraykanka, ayaa waxay gacanta ku dhigeen nin lagu magacaabo ...
January 26, 2013
Nairobi: (N.O.N):-Waxaa halkaan tahniyaaaaad Dhakasho Farxad leh Ka dirayo Asxaabta iyo ehelada kala ah.
1.Hooyo Qadro Ahmed Tuwad
2.Aabo Suleman ...
January 25, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Waxaa Halkaan Tarniyad Aroos Farxad leh ka dirayo Asxaabta Kala ah.
1-Aabo Cabdi Cisman.
2-Hooyo Khaadija Idiris
3-Aabo Sheikh Xassan ...
January 24, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Fananada da'da Soomaaliyeed Samiira Naaji ,kana tirsan Fanaaniinta Ku nool Qurbaha gaar ahaan Dalka Jarmalka ayaa si ...
January 23, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Xiliga uu socdo Xirrika u dhaxeeyo lamaanha ,waxaa dhaca qaladada am aisfahan daro ka dhex dhalatao lamaanha ...
January 23, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Tuug Iska Soo Iloobey Maasgaradii Wejiga Oo Qaab Xeeladeesan Wax u Dhacayo
January 22, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Inta badan Guurku waa mid ku dhisan Kalsooni & is aaminaad dhex marta labada lamaane ee nolol ...
January 16, 2013
Lamaanaha Soomaalidu waa kuwa badankoodu ku kala nool dalal kala gadisan magaalooyin kala duwan, waxaase muhiim ah in ...
January 10, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Waxaa inoo suurta gashay In aan idiiin soo gudbino Ila qosolkii aduunka ugu yaabka Badneed oo la Ssoo ...
January 3, 2013
Nairobi: (V.O.N):- Naag Mudo 3 Sano ah la qabay ayaa mar qura waxeey isku bedeshay nin ,kadib markii ...
December 24, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Arimo badan ayaa jira oo haweeneyda si xogan uga careysiiya balse la yaabku waxa uu yahay inta ...
October 7, 2012
Nairobi: (V.O.N): Gabadhii saaxiibteey eheed waxaan sugaba Subadii ...
September 30, 2012
Nairobi: (V.O.N):Gabdhii ayaa kaarar keenii gudaha la gashay ...
September 23, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii Maxamed Qadar jaamac oo ka shaqeynayay ...
September 16, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Waxaan soo baraarugay iyadoo dhinacyadeeyda ay taagan ...
September 9, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Askartii wey naga diideen In gacaliyehegii Mahad ...
September 2, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Subaxdii labaad ee aan ku suganahay Xerada ...
August 26, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Maalintii Labaad wxaan ku dheelmanay Xafiiskii Hay’ada ...
August 18, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii aan soo gaarnay Xerada IFO ee ...
August 12, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Makii ay qoarxdu dhacay Hoteelkiina Lacgtiisa aanan ...
August 5, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii uu wlalakiisa ii ogolaaday in uu ...
Waxan salamaya dhamaan ciyartoyda qaran wanka xumahay guldarada naga so gartaay ciyaraha bartamaha africa lakin wali kama qusaneyna inshaallah wan iso dhiso dona yan lo bixiin aqayarta sharata leh wa noo ciyarta na xigta iyo rajo win or guul byyyyyyyyy
smk Hollister Jeans njq http://www.buy-hollister-sale.com lnf Canada Goose tye http://www.goosejacket-sale.com vor Canada Goose Outlet xdh http://www.gooseoutlet-shop.com psc Canada Goose Parka brt http://www.gooseparka-shops.com sdv Beats By Dre kwg http://www.drdrebeats2013.com qji http://www.xn--porn-s-0xaa.de/index.php/component/blog/comments?pid=279467
http://www.creativecustomtile.com/e107_plugins/forum/forum_viewtopic.php?168801.last
http://www.ch-caninteract.com/forum.php?mod=viewthread&tid=55438
http://wewatch.in.th/blogs/37723
http://www.nextfinger.com/?q=node/3#comment-38868