Marwooyinka Madaxda Ugu Sareesa Dowladda Soomaaliya Oo Maanta Deeqo u Qaybiyay Ciidamada Naafada ee Deggan Isbitaalka Martiini
Published on December 10, 2012 by admin · No Comments
Waxaa Aqristay:2137
Muqdisho (V.O.N) Seddaxda marwo ee ay qabaan madaxda ugu sareesa dowladda Soomaaliya ayaa maanta booqday ciidamada naafada ee ku jira isbitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho.
Waxa hoggaaminaayay marwada labaad ee madaxweynaha Soomaaliya Sahro Cumar Xasan , taasoo sheegtay in ay ku faraxsan tahay in maanta ay booqato qaar ka mid ah ciidamadii ku waayay lixaadkooda xoreenta dalka sida ay hadalka u dhigtay.
Waxa ay sheegtay in u jeedada ay u booqdeen isbitaalka Martiini oo ay ku jiraan naafada ciidamada qalabka sida in ay uga golee yihiin siddii loo oggaan lahaa xaalladda dadka wax u taray waddanka.
Madaxda dalka ayaa maanta booqasho ku tagay Isbitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho iyagoona naafada dagan Isbitaalka ay deeq u qeybiyeen.
Sidoo kale, xaaska ra’iisal wasaaraha Soomaaliya marwo Caasho Xaaji Cilmi ayaa iyana sheegtay in ay gaarsiiyeen Isbitaalka deeq isugu jirto Hilib, Bariis, Caano iyo lacag loogu tala galay ciidamada naafada ee kujirto isbitaalka Martiina.
Ugu dambeyn waxa ka hadashay goobta marwada guddoomiyaha baarlamanka Soomaaliya marwo Xaawo iyana daaha ka rogtay in deeqda ay maanta gaarsiiyeen ciidanada naafada Soomaaliya ayna noqon doonin deeqdii ugu dambeysay balse ay ku dadaalayaan sidii ay u caawin lahaayeen naafada.
Waa markii ugu horreysay ee oo seddaxda maro ay qabaan madaxweynaha, guddoomiyaha baarlamaanka iyo ra’iisal wasaaraha si wadajir ah deeq u gaarsiiyaan ciidamada naafada Soomaaliyeed ee ku jira Isbitaalka Martiini ee degmada Xamarwayne ee magaalada Muqdisho.
Radio Codka Qaranka
Muqdisho
Share
Tags: Marwooyinka madaxda ugu sareesa dowladda Soomaaliya oo maanta deeqo u qaybiyay ciidamada naafada ee degganka Isbitaalka Martiini
May 13, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Warbaahinta Dalka India ayaa waxa ay hadal heysaa Dhacdo Saddax maalin kahor ka dhacday Deegan ku yaalla ...
May 4, 2013
Muqdisho:(V.O.N):-Ogow Qaar ka Mid ah Siraha Haweenka ku Culus Oo Aanay Jeclayn In Marnaba Raggu Ay Ogaadaan
May 1, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Sida ay jariirada u sheegtay haweenaydani, waxa marka ay subaxdii toosto aragtaa, tobanaan shay oo ay xalay ...
April 22, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Gabar Saxafiyad Ah oo u dhalatay Dalka Shiinaha Oo Lagu Magacabo Chen Ying Ayaa Ka Dhax Boodaty ...
February 6, 2013
Deeganka Midvale ee duleedka magalldda Salt Lake ee dalka Maraykanka, ayaa waxay gacanta ku dhigeen nin lagu magacaabo ...
January 26, 2013
Nairobi: (N.O.N):-Waxaa halkaan tahniyaaaaad Dhakasho Farxad leh Ka dirayo Asxaabta iyo ehelada kala ah.
1.Hooyo Qadro Ahmed Tuwad
2.Aabo Suleman ...
January 25, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Waxaa Halkaan Tarniyad Aroos Farxad leh ka dirayo Asxaabta Kala ah.
1-Aabo Cabdi Cisman.
2-Hooyo Khaadija Idiris
3-Aabo Sheikh Xassan ...
January 24, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Fananada da'da Soomaaliyeed Samiira Naaji ,kana tirsan Fanaaniinta Ku nool Qurbaha gaar ahaan Dalka Jarmalka ayaa si ...
January 23, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Xiliga uu socdo Xirrika u dhaxeeyo lamaanha ,waxaa dhaca qaladada am aisfahan daro ka dhex dhalatao lamaanha ...
January 23, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Tuug Iska Soo Iloobey Maasgaradii Wejiga Oo Qaab Xeeladeesan Wax u Dhacayo
January 22, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Inta badan Guurku waa mid ku dhisan Kalsooni & is aaminaad dhex marta labada lamaane ee nolol ...
January 16, 2013
Lamaanaha Soomaalidu waa kuwa badankoodu ku kala nool dalal kala gadisan magaalooyin kala duwan, waxaase muhiim ah in ...
January 10, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Waxaa inoo suurta gashay In aan idiiin soo gudbino Ila qosolkii aduunka ugu yaabka Badneed oo la Ssoo ...
January 3, 2013
Nairobi: (V.O.N):- Naag Mudo 3 Sano ah la qabay ayaa mar qura waxeey isku bedeshay nin ,kadib markii ...
December 24, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Arimo badan ayaa jira oo haweeneyda si xogan uga careysiiya balse la yaabku waxa uu yahay inta ...
October 7, 2012
Nairobi: (V.O.N): Gabadhii saaxiibteey eheed waxaan sugaba Subadii ...
September 30, 2012
Nairobi: (V.O.N):Gabdhii ayaa kaarar keenii gudaha la gashay ...
September 23, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii Maxamed Qadar jaamac oo ka shaqeynayay ...
September 16, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Waxaan soo baraarugay iyadoo dhinacyadeeyda ay taagan ...
September 9, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Askartii wey naga diideen In gacaliyehegii Mahad ...
September 2, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Subaxdii labaad ee aan ku suganahay Xerada ...
August 26, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Maalintii Labaad wxaan ku dheelmanay Xafiiskii Hay’ada ...
August 18, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii aan soo gaarnay Xerada IFO ee ...
August 12, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Makii ay qoarxdu dhacay Hoteelkiina Lacgtiisa aanan ...
August 5, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii uu wlalakiisa ii ogolaaday in uu ...