Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun Badan) Qeybtii 18aad
Published on December 9, 2012 by admin · 1 Comment
Waxaa Aqristay:8971
Nairobi: (V.O.N):-Marki aan dhahay Hooyo waa gabdhadii ooyon beey la dhacday iaydoo ileh hooyo m alooneed xageed ka baxaday iyo su’aalo kale oo lama filaan ah.
Waxaan ku iri hooyo isdeji waan noolahay waxaan joogaa xeruyaha anaaku sheekeenayo oo caawo ku soo wacaayo arinnaa i qabsatay.
Subaxdii kale ayaan wacay hooyadeey waxaana u sheegay in wiil aan jeclahay uu ku xirnaa Xabsiga magaalada Gaarisa,islamarkaan dartiis u aan u maqnaa hadana u i qabo lagana soo daayay xabsiga.
Inataasi kadib markii aan hooyo u sheegay ayeey si naxdin iyo caro ku jiro igu iti yaah “Nayaa maxaad sheegaty ku celi bal wuu i qabaa aaah nayaa ma sheekadaas baad ii Keentay ? aaway asagii hada ma kula joogaa gartay u sheeg in cidisa uu la yimaado berrito adigana hada waa in aad soo baxdaa” iyo erayo kale oo canaan ah beey iga horkeentay hooyadeey.
Xaalka wuu igu xumaaday !! waa cusub baa igu kor baryay magaranaayo wax aan sameeyo gacaliyheyga kama tagi karo waalidkeey amar beey i dul dhigeyn yaah toloow Maxaan sameeyaa!!!!!!!!!!!?.
Durbadiba waxaan bilaabay in kaligeey aan isla sheekeesto oo an isla hadlo su’aalo kadin oo an nafteyda weydiiyayu waxaan isku qanciyay in hooyo aan ku celiyo teleefoonka aan u sheego in aan soo baxayo sedex maalmood kadib waayo safar hada uma diyaarsaneyn waxaan rabay o kaliya in xaalka aan la socdsiiyo ,muran iyo dood kadin waan ku qanciyay hooyadeey in aan imaado sedex maalmood kadib.
Arrinkii waxan u soo bandhigay jaceylkeyga qaaliga ah Mahad Yare ,wuxuuna ii sheegay in uu xalinayo barjaamijkeena ,islamarkaana uu raadinayo numberka adeerkiis o hantiile ah kuna sugan magaalada Nairobi,hal;kaasi oo ay ku nool yihiin reerkeyga.
La Soco Axada Dambe Hadii Allah Ogolaado Qeybta 19aad.
——————————————————————————————————————
Wixii Talo Dhaliil ama Caabasho ah Noogu Soo Hagaaji
Email:Codkaqaranka@gmail.com
Xafiiska Warqabadka Radio Codka Qaranka
Nairobi-Kena
Voice Of The Nation
Share
May 13, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Warbaahinta Dalka India ayaa waxa ay hadal heysaa Dhacdo Saddax maalin kahor ka dhacday Deegan ku yaalla ...
May 4, 2013
Muqdisho:(V.O.N):-Ogow Qaar ka Mid ah Siraha Haweenka ku Culus Oo Aanay Jeclayn In Marnaba Raggu Ay Ogaadaan
May 1, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Sida ay jariirada u sheegtay haweenaydani, waxa marka ay subaxdii toosto aragtaa, tobanaan shay oo ay xalay ...
April 22, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Gabar Saxafiyad Ah oo u dhalatay Dalka Shiinaha Oo Lagu Magacabo Chen Ying Ayaa Ka Dhax Boodaty ...
February 6, 2013
Deeganka Midvale ee duleedka magalldda Salt Lake ee dalka Maraykanka, ayaa waxay gacanta ku dhigeen nin lagu magacaabo ...
January 26, 2013
Nairobi: (N.O.N):-Waxaa halkaan tahniyaaaaad Dhakasho Farxad leh Ka dirayo Asxaabta iyo ehelada kala ah.
1.Hooyo Qadro Ahmed Tuwad
2.Aabo Suleman ...
January 25, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Waxaa Halkaan Tarniyad Aroos Farxad leh ka dirayo Asxaabta Kala ah.
1-Aabo Cabdi Cisman.
2-Hooyo Khaadija Idiris
3-Aabo Sheikh Xassan ...
January 24, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Fananada da'da Soomaaliyeed Samiira Naaji ,kana tirsan Fanaaniinta Ku nool Qurbaha gaar ahaan Dalka Jarmalka ayaa si ...
January 23, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Xiliga uu socdo Xirrika u dhaxeeyo lamaanha ,waxaa dhaca qaladada am aisfahan daro ka dhex dhalatao lamaanha ...
January 23, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Tuug Iska Soo Iloobey Maasgaradii Wejiga Oo Qaab Xeeladeesan Wax u Dhacayo
January 22, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Inta badan Guurku waa mid ku dhisan Kalsooni & is aaminaad dhex marta labada lamaane ee nolol ...
January 16, 2013
Lamaanaha Soomaalidu waa kuwa badankoodu ku kala nool dalal kala gadisan magaalooyin kala duwan, waxaase muhiim ah in ...
January 10, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Waxaa inoo suurta gashay In aan idiiin soo gudbino Ila qosolkii aduunka ugu yaabka Badneed oo la Ssoo ...
January 3, 2013
Nairobi: (V.O.N):- Naag Mudo 3 Sano ah la qabay ayaa mar qura waxeey isku bedeshay nin ,kadib markii ...
December 24, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Arimo badan ayaa jira oo haweeneyda si xogan uga careysiiya balse la yaabku waxa uu yahay inta ...
October 7, 2012
Nairobi: (V.O.N): Gabadhii saaxiibteey eheed waxaan sugaba Subadii ...
September 30, 2012
Nairobi: (V.O.N):Gabdhii ayaa kaarar keenii gudaha la gashay ...
September 23, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii Maxamed Qadar jaamac oo ka shaqeynayay ...
September 16, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Waxaan soo baraarugay iyadoo dhinacyadeeyda ay taagan ...
September 9, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Askartii wey naga diideen In gacaliyehegii Mahad ...
September 2, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Subaxdii labaad ee aan ku suganahay Xerada ...
August 26, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Maalintii Labaad wxaan ku dheelmanay Xafiiskii Hay’ada ...
August 18, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii aan soo gaarnay Xerada IFO ee ...
August 12, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Makii ay qoarxdu dhacay Hoteelkiina Lacgtiisa aanan ...
August 5, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii uu wlalakiisa ii ogolaaday in uu ...
Sheeko waxaan sugaynay dhowr qeeybood oo baaqatay hadaa nahay asxaabta webka waxaan sugnaa qeeybaha dhiman mahadsanidiin