Wednesday, April 16th, 2014

Ra’iisal Wasaare Shirdoon Oo Soo Dhameystiray Golaha Wasiirradiisa (Akhriso magacyada)

Published on December 13, 2012 by   ·   3 Comments Waxaa Aqristay:2529

astaanta_qaranka13Muqdisho (V.O.N):-Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cabdi Faarx Shirdoon ayaa maanta oo Khamiis ah dhameestiray golaha wasiiradda xukuumaddiisa.

Ra’iisal wasaaraha ayaa ku dhawaaqay 20 wasiir ku xigeen iyo shan wasiiru dowleyaal.

Haddaba halka ka akhriso magacyada wasiiro ku xigeenada iyo wasiiru dowlayaasha cusub:-

1- Faarax  Cabduadir  :Waxa loo magacaabay Wasiiru dowladaha madaxtooyada

2-Dr  Maxamed  Nuur Gacal Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibada

3-Mahdi Maxamuud Cali Wasiiru Dowlaha Arrimaha Gudaha

4-Maxamed Rashiid Sheekh Daahir Wasiiru Dowlaha Maaliyada

5-Maxamuud Ismaaciil Barqadle Wasiiru Dowlaha Horumarinta Iyo Adeega Bulshada

Magacyada 20 ka Wasiir ku Xigeen

1-Eng Maxamed Aadan Axmed  Wasiir Ku xigeenka Arrimaha Dibada

2 Jamaal Axmed Barrow Wasiir ku Xigeenka Arrimaha Dibada

3 Xasan Ibraahim Maxamed Wasiir Ku Xigen Arrimaha Gudaha

4 Jaamac Axmed Maxamed Wasiir Ku Xigen Arrimaha Gudaha

5 Maxamed Xasan Aadan Wasiir Ku Xigenka Maaliyada

6 Abuukar Xasan Cali Wasiir Ku Xigenka Maaliyada

7 Bashiir Maxamed jaamac W/ ku xigeenka horumarinta

8 Maxamuud Macalin Yaxye Wasiir Ku Xigeenka Hormarinta

9 Fahmo Axmed Nuur Wasiir Ku Xigen Cadaalada

10 Xasan Maxamed Jimcaale Wasiir Ku Xigen Cadaalada

11 Nadiifo Maxamed Cusmaan Wasiir Ku Xigeenka Howlaha Guud

12 Cali Shekh Maxamed Wasiir Ku Xigeenka Howlaha Guud iyo Gaadiika

13 Siciido Xasan Cusmaan Wasiir Ku Xigeenka Qeyraadka

14 C/raxmaan Maxamed Geedi Wasiir Ku Xigeenka Qeyraadka

15 Axmed Maxamed Maxamuud Wasiir Ku Xigeenka  Gaashaandhiga.

16 C/raxman kulmiye Xirsi Wasiir Ku Xigeenka  Gaashaandhiga

17 C/qadir Sheekh Ismaacil Wasiir Ku Xigeenka Ganacsiga

18 Maxamed Cali Xagaa Wasiir Ku Xigeenka Ganacsiga

19 C/shakuur Cali Mire Wasiir Ku Xigeenka Warfaafinta

20 Ibraahim Isaaq Yaroow Wasiir Ku Xigeenka Warfaafinta

 Radio Codka Qaranka

Mogadishu Somalia

Share

Tags:

Readers Comments (3)

  1. wa TESTE waxa an ni sheekh Baarlamanka xildhibaanada anig kon aha teste qof kasat oo aha xildhibaanada 100 doolor iska aruriya dadka iyo dalka waxa uqada hadi aad tahin xildhibaanada aha iska aruuriya hadi kale dadka saxa aha hadi 1 baarlamanka somaliya / ama somaliya baarlamanka/ kee saxa aha / wadai baarlaman iyo dalka somaliya haddi aa tahin saxa qofkasad oo aha xildibaanada waxa seemesi 100 doolor/ waxa tahin 200 qof xildhaanada aha waxa waa 100.ooo doolor aha waye ama haddi ad tahin / 275 qof haddi tahin qofkasad 100/ 27.7000 doolor waye waxa kasa ta wadanika waxa qawansa / wa TESTE/ wakan num 00 44 79 602 10 704 / 079 602 10 704 mahadsan/ MR GUDOOMIYAHA BARLAMANKA OO AHA ninka SAXA AHA waxaye mahadsan

  2. dowlad somaliya waxa an usheekh in dadka somaliya oo ku nolo wadanka ingiriika dadka si oo aha ku weeren ingiriiska dowlda dadka ku nolo uk tikit a u so dir / wiilasha somaliya oo xabasi ee ku baben iyo amerika dadka tikit ha lo so dir haddi ee tahay dowlad saxa aha hasameeyan waxa aa ku sheek wa teste

  3. asc wa teste waye mrshirdoon waxa an ku shee addiko radaha magacyad wasiirad oo aha dowlada oo lo sameya wasiir ma wasiiro saxa miya mase xukumadda wa xukumadda saxa aha wasiiro miya mase wa wasiiro lamiinokaro miya wa teste num 00 44 79 602 10704



Arrimaha Bulshada

Ok

DAAWO:Barnaamijy Qiiro Leh “U Hiili Boqor Iyo Bartamaha By:Maryan Seylac

March 24, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Barnaamijka Bulsho ee ka Baxa Royal TV- ayaa shalayto waxaa soo-saaraha iyo soo-jeediyaha barnaamijkaasi, Maryan Saylac ay ...
ganaax_1

DAAWO:Arin Yaab Leh Oo Dhexmartay Gabar Yar Oo Sedex Jir ah Iyo Boliiska Mareykanka

March 20, 2014
Florida: (V.O.N):-Sheeko layaab leh oo ka dhacday Magaalada Florida ee Dalka Mareykanka ayaa soo jiidatay Warbaahinta Caalamka kadib ...
Cawaale22

DHAGEYSO:Al-Fanaan Cawaale Aadan Oo Ka Hadlay Arimo Xasaasi ah

March 1, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Fanaanka Caanka ee Reer Jabuuti Cawaale Aadan oo ku Sugan Dalka Canada ayaa Ka sheekeeyay taariikhdiisa Dhanka ...
Guulled Adan

QISO Xanuunbadan:Bur Burkii Jaceylkeyga Waxaa Gacan Weyn Ka Geystay Saaxiibkeyga Qeybtii 2aad

February 27, 2014
   Muqdisho: (V.O.N):-Qisadaani ayaa ah mid cajiib oo marka aan diyaarinaye runtii dareen  badan igu abuurtay ayaan waxaan ka ...
guuled 3

(Guuleed Aadan Muuse):- Bur Burkii Jaceylkeyga Waxaa Gacan Weyn Ka Geystay Saaxiibkeyga (Qiso Jaceyl Oo Xanuun Badan Qeybtii 1 Kowaad)

February 11, 2014
waxaan salaamayaa aqristayaasha Sharafta leh salaan qaali ah salaan iyo bariido dabadeed ereyadaan waa kuwo kasoo burqanaayo qalibi nusqaamay ...
Abdifitah

DAAWO:Fanaan Caan Ah Oo Shaaciyay Inuu Fanka Isaga Baxay Codsadayna In Loo Duceeyo

January 19, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Fanaanka da'da yar ee sida weyn loo Taageero alfanaan Cabdifatah Axmed Tacabir (Cabdifitax Yare) ayaa sheegay inuu isaga ...
imagesCAIM9619

Cunug Mucjiso Ah Oo Ku Dhashay Israa’iil, Iyo Yahuuda Oo Ka Argagaxsan+SAWIRO

January 13, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Warbaahinta Israel ayaa baahisay in Magaalada madaxda Dalkaasi uu ku dhashay Wiil yar oo leh Hal il, ...
akshay-katrina-4

8-Da Jilaa Ee Ugu Dheesha Wanaagsanaa Bollywoodka.

January 1, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Akhristayaasha Sharafta leh ee Shabakadan Wardaye.com waxaan Aalaba usoo gudbineynaa Wararka ugu Xiisaha badan Dunida Sida Siyaasadda ...
15-300x225

Arin Naxdin Leh Oo Ka Dhaxday Muqdisho+Sawiro

December 31, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Maamulka Cusbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee Banaadir ayaa Faah Faahin ka bixiyay laba Caruur Mataano ah oo ...
download12

Naxdin:Daawo Sheekh Umal Oo Yaab Leh Uga Jawaabay Galmada Afka

December 30, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Sheekh Umal oo ka mid ah Culimada aqoonta durugsan u leh ayaa waxaa la weydiiyay Su’aalo badan ...
1

Caruus Ka Dhuuntay Xaaskiisa In Lagu Guda jiray Xafladii Arooska

November 27, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Caruuskii ayaa ka dib dhacay in uu yimaado xafladii Guri gaynynta , durbana mid ka mida martida ...
1

DAAWO: Sawirada Ninka Dunida ugu Ilkaha Adag

November 11, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Andariis Jaardayn oo ah 64 jir ayaa loo aqoonsaday ninka ugu ilkaha adag waxaana ka mid noqday ...
sawir Mucjiso

Dalka Thailand Oo Lagu Arkay Arin Mucjiyo Ah+SAWIRO

November 11, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Wadanka Thailand oo dhaca bariga fog ee Qaarada Aasiya ayaa waxa uu ka dhacday Arin mucjiso ah,kadib ...
images

FADEEXAD:Agaasime Musuqmaasuqay Mushaaraadka Shaqaalihiisa

November 9, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Agaasime Xasan Cali Geeseey oo ah Rugcadaa Saxaafdeed , ka soo shaqeeyay qaar ka mid ah Idaaccadaha ...
Hore

Daawo Video: Qaladkii Ugu Weynaa Ee Uu galo Wariye TV Ka Howlgala Taariikhda

November 5, 2013
London : (V.O.N):- Inta Badan Wariyaasha calamka ayaa  Qaladaad gala iyagoo warka Akhrinaya Sida wariyaasha Soomaalidaba  Qaladadka U galaan. Hadaba ...
%d bloggers like this: