Suxufiyiinta Ka Howlgala Puntland Oo Ka Soo Horjeedsaday Xeer Cusub Oo Wasaaradda Warfaafinta Soo Saartay
Published on December 5, 2012 by admin · No Comments
Waxaa Aqristay:865
Garowe (V.O.N) Suxufiyiinta ka howlgala maamulka Puntland ayaa ka soo horjeestay xeer cusub oo Wasaaradda Warfaafinta maamulka Puntland ayaa doonayso in ay ku maamusho warbaahinta.
Xeerkan ayaa la sheegay in la hor geen doono baarlamaanka maamulka Puntland si ay u meel mariyaan, kaddib lagu dhaqo Warbaahinta ka howlgasha deegannada Puntland.
Xeerkan cusub ka soo horjeestay isla markaana ku tilmaamay wax qalqal galin kara warbaahinta wariyaasha ka howgala maamulka Puntland kuwaasoo sheegay in Xeerkan uu yahay mid ku kooban Wasaaradda uu Madaxa ka yahay Maxamuud Caydiid Dirir balse aysan iyagu shaqo iyo talo midna ku lahayn.
Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ ahna Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta Puntland Burhaan Axmed Daahir oo Saxaafadda la hadlay ayaa sheegay Xeerka ay Wasaaraddu watado uu yahay mid Suxufiyiinta Puntland wax shaqo ah ku lahayn.
Haddaba halka hoose ka akhriso qoddobada uu ka kooban yahay xeerka cusub ee wasaaradda warfaafinta Puntland soo saartay



Wixii Talo Dhaliil ama Caabasho ah Noogu Soo Hagaaji
Email:Codkaqaranka@gmail.com
Xafiiska Warqabadka Radio Codka Qaranka
Muqdisho-Soomaaliya
Voice Of The Nation
Share
Tags: Suxufiyiinta Ka Howlgala Puntland Oo Ka Soo Horjeedsaday Xeer Cusub Oo Wasaaradda Warfaafintu Dooneyso In Ay Ku Maamusho Warbaahinta
May 13, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Warbaahinta Dalka India ayaa waxa ay hadal heysaa Dhacdo Saddax maalin kahor ka dhacday Deegan ku yaalla ...
May 4, 2013
Muqdisho:(V.O.N):-Ogow Qaar ka Mid ah Siraha Haweenka ku Culus Oo Aanay Jeclayn In Marnaba Raggu Ay Ogaadaan
May 1, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Sida ay jariirada u sheegtay haweenaydani, waxa marka ay subaxdii toosto aragtaa, tobanaan shay oo ay xalay ...
April 22, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Gabar Saxafiyad Ah oo u dhalatay Dalka Shiinaha Oo Lagu Magacabo Chen Ying Ayaa Ka Dhax Boodaty ...
February 6, 2013
Deeganka Midvale ee duleedka magalldda Salt Lake ee dalka Maraykanka, ayaa waxay gacanta ku dhigeen nin lagu magacaabo ...
January 26, 2013
Nairobi: (N.O.N):-Waxaa halkaan tahniyaaaaad Dhakasho Farxad leh Ka dirayo Asxaabta iyo ehelada kala ah.
1.Hooyo Qadro Ahmed Tuwad
2.Aabo Suleman ...
January 25, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Waxaa Halkaan Tarniyad Aroos Farxad leh ka dirayo Asxaabta Kala ah.
1-Aabo Cabdi Cisman.
2-Hooyo Khaadija Idiris
3-Aabo Sheikh Xassan ...
January 24, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Fananada da'da Soomaaliyeed Samiira Naaji ,kana tirsan Fanaaniinta Ku nool Qurbaha gaar ahaan Dalka Jarmalka ayaa si ...
January 23, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Xiliga uu socdo Xirrika u dhaxeeyo lamaanha ,waxaa dhaca qaladada am aisfahan daro ka dhex dhalatao lamaanha ...
January 23, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Tuug Iska Soo Iloobey Maasgaradii Wejiga Oo Qaab Xeeladeesan Wax u Dhacayo
January 22, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Inta badan Guurku waa mid ku dhisan Kalsooni & is aaminaad dhex marta labada lamaane ee nolol ...
January 16, 2013
Lamaanaha Soomaalidu waa kuwa badankoodu ku kala nool dalal kala gadisan magaalooyin kala duwan, waxaase muhiim ah in ...
January 10, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Waxaa inoo suurta gashay In aan idiiin soo gudbino Ila qosolkii aduunka ugu yaabka Badneed oo la Ssoo ...
January 3, 2013
Nairobi: (V.O.N):- Naag Mudo 3 Sano ah la qabay ayaa mar qura waxeey isku bedeshay nin ,kadib markii ...
December 24, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Arimo badan ayaa jira oo haweeneyda si xogan uga careysiiya balse la yaabku waxa uu yahay inta ...
October 7, 2012
Nairobi: (V.O.N): Gabadhii saaxiibteey eheed waxaan sugaba Subadii ...
September 30, 2012
Nairobi: (V.O.N):Gabdhii ayaa kaarar keenii gudaha la gashay ...
September 23, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii Maxamed Qadar jaamac oo ka shaqeynayay ...
September 16, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Waxaan soo baraarugay iyadoo dhinacyadeeyda ay taagan ...
September 9, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Askartii wey naga diideen In gacaliyehegii Mahad ...
September 2, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Subaxdii labaad ee aan ku suganahay Xerada ...
August 26, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Maalintii Labaad wxaan ku dheelmanay Xafiiskii Hay’ada ...
August 18, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii aan soo gaarnay Xerada IFO ee ...
August 12, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Makii ay qoarxdu dhacay Hoteelkiina Lacgtiisa aanan ...
August 5, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii uu wlalakiisa ii ogolaaday in uu ...