Wasiirrada Arrimaha Dibedda Iyo Gaashandhiga Oo Baarlamanka Hortagay Islamarkaana Su’aallo Uga Jawaabay
Published on December 11, 2012 by admin · 1 Comment
Waxaa Aqristay:1171
Muqdisho (V.O.N):-Waxaa maanta oo Talaado ah xarunta golaha baarlamaanka Soomaaliya su’aallo lagu weydiiyay ra’iisal wasaare ku-xigeenka Soomaaliya ahna wasiirka arrimaha dibedda Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan iyo wasiirka gaashandhiga C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi.
Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa su’aallo weydiiyay labadan wasiir, iyagan jawaabo ayey ka bixinaayeen.
Kulankii maanta oo shir guddoominaayay afhayeenka afhayeenka baarlamaanka Prof Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari”.
Afhayeenka baarlamaanka ayaa sheegay in ajandaha baarlamaanka ee maanta uu yahay mid su’aallo lagu weydiinayay wasiirrada arrimaha dibadda iyo Gaashaandhiga.
Ugu horreynna ra’iisal wasaare ku xigeenka Soomaaliya ahna wasiirka arrimaha dibada ayey weydiiyeen xildhibaannada labo su’aal oo kala ahaa maxaa kalifay in la kireeyo rugta safaaradda Soomaaliya ee talyaaniga? Maxuusa yahay sababta kireynta xarunta safaradda Soomaaliya ee Rooma?
Wasiiradda ayaa sheegtay in ay raali galin ka bixinayaan arrintaasi inkasta oo aanan si cad loo ogeyn waxyaabahaas balse ay jiraan gudi loo xilsaaray hantida dowladda ee jirta dalka dibadiisa.
Waxa intaas kaddib isna su’aallo la weydiiyay wasiirka gaashandhiga xukuumadda Soomaaliya C/xakiin Maxamuud Xaaji fiqi waxa la weydiiyay seddax su’aal oo kala ahaa:- maxaa kalifay in maxkamadda ciidammada ay xuraydiisa ka qaado muwaadin wariye Ibraahim Maxamed Aadan oo ka tirsan idaacadda BBC-da qeybteeda afka Soomaaliga ah? waa maxay mowqifka xukuumadda ee ku aadan xariga wariyahaasi? goorme ayaana xuriyadiisa loo soo celinayaa?
Wasiirka ayaa yiri” In wariyaha uu sii daayay warbixin taas oo ka hadleysay in maxkamadda ay dishay nin aanan loo qaban qareen balse mas’uuliyiin ka socoto BBC-da ay yimaadeen Muqdisho ayna ka bixiyeen raaligalin balse haatan dib loogu celiyay xoriyadiisi.
Sidaas ayuu kulankii maanta ee baarlamaanka Soomaaliya uu ku soo xirmay.
Radio Codka Qaranka
Mogadishu Somalia
Share
Tags: Wasiirrada arrimaha dibedda iyo gaashandhiga oo baarlamanka hortagay isla markaana su’aallo uga jawaabay
May 13, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Warbaahinta Dalka India ayaa waxa ay hadal heysaa Dhacdo Saddax maalin kahor ka dhacday Deegan ku yaalla ...
May 4, 2013
Muqdisho:(V.O.N):-Ogow Qaar ka Mid ah Siraha Haweenka ku Culus Oo Aanay Jeclayn In Marnaba Raggu Ay Ogaadaan
May 1, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Sida ay jariirada u sheegtay haweenaydani, waxa marka ay subaxdii toosto aragtaa, tobanaan shay oo ay xalay ...
April 22, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Gabar Saxafiyad Ah oo u dhalatay Dalka Shiinaha Oo Lagu Magacabo Chen Ying Ayaa Ka Dhax Boodaty ...
February 6, 2013
Deeganka Midvale ee duleedka magalldda Salt Lake ee dalka Maraykanka, ayaa waxay gacanta ku dhigeen nin lagu magacaabo ...
January 26, 2013
Nairobi: (N.O.N):-Waxaa halkaan tahniyaaaaad Dhakasho Farxad leh Ka dirayo Asxaabta iyo ehelada kala ah.
1.Hooyo Qadro Ahmed Tuwad
2.Aabo Suleman ...
January 25, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Waxaa Halkaan Tarniyad Aroos Farxad leh ka dirayo Asxaabta Kala ah.
1-Aabo Cabdi Cisman.
2-Hooyo Khaadija Idiris
3-Aabo Sheikh Xassan ...
January 24, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Fananada da'da Soomaaliyeed Samiira Naaji ,kana tirsan Fanaaniinta Ku nool Qurbaha gaar ahaan Dalka Jarmalka ayaa si ...
January 23, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Xiliga uu socdo Xirrika u dhaxeeyo lamaanha ,waxaa dhaca qaladada am aisfahan daro ka dhex dhalatao lamaanha ...
January 23, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Tuug Iska Soo Iloobey Maasgaradii Wejiga Oo Qaab Xeeladeesan Wax u Dhacayo
January 22, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Inta badan Guurku waa mid ku dhisan Kalsooni & is aaminaad dhex marta labada lamaane ee nolol ...
January 16, 2013
Lamaanaha Soomaalidu waa kuwa badankoodu ku kala nool dalal kala gadisan magaalooyin kala duwan, waxaase muhiim ah in ...
January 10, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Waxaa inoo suurta gashay In aan idiiin soo gudbino Ila qosolkii aduunka ugu yaabka Badneed oo la Ssoo ...
January 3, 2013
Nairobi: (V.O.N):- Naag Mudo 3 Sano ah la qabay ayaa mar qura waxeey isku bedeshay nin ,kadib markii ...
December 24, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Arimo badan ayaa jira oo haweeneyda si xogan uga careysiiya balse la yaabku waxa uu yahay inta ...
October 7, 2012
Nairobi: (V.O.N): Gabadhii saaxiibteey eheed waxaan sugaba Subadii ...
September 30, 2012
Nairobi: (V.O.N):Gabdhii ayaa kaarar keenii gudaha la gashay ...
September 23, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii Maxamed Qadar jaamac oo ka shaqeynayay ...
September 16, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Waxaan soo baraarugay iyadoo dhinacyadeeyda ay taagan ...
September 9, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Askartii wey naga diideen In gacaliyehegii Mahad ...
September 2, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Subaxdii labaad ee aan ku suganahay Xerada ...
August 26, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Maalintii Labaad wxaan ku dheelmanay Xafiiskii Hay’ada ...
August 18, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii aan soo gaarnay Xerada IFO ee ...
August 12, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Makii ay qoarxdu dhacay Hoteelkiina Lacgtiisa aanan ...
August 5, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii uu wlalakiisa ii ogolaaday in uu ...
Asc dhamaan saxibiyaal runti maanta waxaa noomugda dowlad demokhradi ah maxa yeeley waziirka kaashankika ayaa hortakey barlamanka sifo sualo looweydiyo