Thursday, April 24th, 2014

Al-shabab Oo Xukun Toogasho ah Dul Dhigtay Sargaalkii Faransiiska Dennis Allex+Warsaxafadeed

Published on January 16, 2013 by   ·   No Comments Waxaa Aqristay:3864

Dennis AllexMuqdisho: (V.O.N):-Xarakada ka Soo Baxay Maleeshiyaadka Kooxda Al-Shabaab ayaa lagu shaacisay in go’aan aan adag la dul dhigay Sarkaalka sirdoonka Faransiiska ee lagu magacaabo Dennis Allex kaas oo gacanta ay ku hayeen Maleeshiyaadka Kooxda Al-shabaab tan iyo bishii July ee sanaddii 2009-kii, sidaasi waxaana bayaan kaasi l asoo dhigay  barta ay kooxda alshabab ku leedahay Tiwitterka ee Tiwitter-ka @HSMPress Office.

Warsaxaafadeedka

Bayaanka Al-shabaab ayaa intaasi ku daray in maamulka Faransiiska uu ku qamaaray noloshii Sargaalkooda Allex isla markaana ay muujineyso sida ay xukuumadda Farancka aysan waxba uga soo qaadin dhiigga muwaadiniinta Faransiiska.

 

“Mujaahidiinta ayaa go’aankan gaaray ka dib muddo 3 sanadood ah oo ay gacanta ku hayeen Dennis Allex, dadaal buuxana lagu bixiyay wadahadal in lagu dhameeyo arrinka, balse Faransiiska ayaa laba wajileyn ku dhaqmayay mudadaasi, sidaas oo ay tahayna maaheyn kaliya iney qiyaanayeen Mujaahidiinta balse waxey ku qamaarayeen nolosha Allex” sidaasi waxaa lagu yiri bayaanka Mujaahidiinta.

Bayaanka ka soo baxay Xarakada ayaa meesha ka saaray hadallo saraakiisha Faransiiska ay ku sheegeen in go’aanka weerarka fashilmay ay gaareen ka dib markii wadahadalkii ay la lahaayeen Mujaahidiinta uu fashilmay, waxaana lagu sheegay bayaanka in xiriirkii u danbeeyay ee Mujaahidiinta iyo Faransiiska uu ahaa hal todobaad ka hor weerarkii Buula Mareer, iyadoona Faransiisku uu waqtigaas dalbanayay fursad dheeraad ah in la siiyo balse laga warqabay dhagartii ay maleegayeen.

“Ka dib isku daygii badaadinta ee fashilmay, Faransiisku waxey sidaasi dhimasho ugu xukumeen Allex, ka dib fashilkoodii “Le Drian” (Wasiirka Gaashaan dhigga Faransiiska) wuu ka warqabay warcelinta ugu haboon ee khiyaanadoodu iney tahay dilka Allex, balse isaga aya ka sii hordhacay oo sheegay Allex in la dilay xittaa iyadoo uu nool yahay oo meel aamin ah lagu hayo” sidaasi waxaa lagu yiri bayaanka.

Bayaanka Mujaahidiinta ayaan sheegin qaabka loo fulinayo xukunka dilka ah iyo waqtiga uu dhacayo, balse waxaan shaki ku jirin in Sarkaalka Faransiiska uu la kulmayo

————–Dhamaad————

Wixii Talo Dhaliil ama Caabasho ah Noogu Soo Hagaaji

Email:Codkaqaranka@gmail.com

Xafiiska Warqabadka Radio Codka Qaranka 

Muqdisho-Soomaaliya

Voice Of The Nation

 

Share

Readers Comments (0)



Arrimaha Bulshada

Ok

DAAWO:Barnaamijy Qiiro Leh “U Hiili Boqor Iyo Bartamaha By:Maryan Seylac

March 24, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Barnaamijka Bulsho ee ka Baxa Royal TV- ayaa shalayto waxaa soo-saaraha iyo soo-jeediyaha barnaamijkaasi, Maryan Saylac ay ...
ganaax_1

DAAWO:Arin Yaab Leh Oo Dhexmartay Gabar Yar Oo Sedex Jir ah Iyo Boliiska Mareykanka

March 20, 2014
Florida: (V.O.N):-Sheeko layaab leh oo ka dhacday Magaalada Florida ee Dalka Mareykanka ayaa soo jiidatay Warbaahinta Caalamka kadib ...
Cawaale22

DHAGEYSO:Al-Fanaan Cawaale Aadan Oo Ka Hadlay Arimo Xasaasi ah

March 1, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Fanaanka Caanka ee Reer Jabuuti Cawaale Aadan oo ku Sugan Dalka Canada ayaa Ka sheekeeyay taariikhdiisa Dhanka ...
Guulled Adan

QISO Xanuunbadan:Bur Burkii Jaceylkeyga Waxaa Gacan Weyn Ka Geystay Saaxiibkeyga Qeybtii 2aad

February 27, 2014
   Muqdisho: (V.O.N):-Qisadaani ayaa ah mid cajiib oo marka aan diyaarinaye runtii dareen  badan igu abuurtay ayaan waxaan ka ...
guuled 3

(Guuleed Aadan Muuse):- Bur Burkii Jaceylkeyga Waxaa Gacan Weyn Ka Geystay Saaxiibkeyga (Qiso Jaceyl Oo Xanuun Badan Qeybtii 1 Kowaad)

February 11, 2014
waxaan salaamayaa aqristayaasha Sharafta leh salaan qaali ah salaan iyo bariido dabadeed ereyadaan waa kuwo kasoo burqanaayo qalibi nusqaamay ...
Abdifitah

DAAWO:Fanaan Caan Ah Oo Shaaciyay Inuu Fanka Isaga Baxay Codsadayna In Loo Duceeyo

January 19, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Fanaanka da'da yar ee sida weyn loo Taageero alfanaan Cabdifatah Axmed Tacabir (Cabdifitax Yare) ayaa sheegay inuu isaga ...
imagesCAIM9619

Cunug Mucjiso Ah Oo Ku Dhashay Israa’iil, Iyo Yahuuda Oo Ka Argagaxsan+SAWIRO

January 13, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Warbaahinta Israel ayaa baahisay in Magaalada madaxda Dalkaasi uu ku dhashay Wiil yar oo leh Hal il, ...
akshay-katrina-4

8-Da Jilaa Ee Ugu Dheesha Wanaagsanaa Bollywoodka.

January 1, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Akhristayaasha Sharafta leh ee Shabakadan Wardaye.com waxaan Aalaba usoo gudbineynaa Wararka ugu Xiisaha badan Dunida Sida Siyaasadda ...
15-300x225

Arin Naxdin Leh Oo Ka Dhaxday Muqdisho+Sawiro

December 31, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Maamulka Cusbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee Banaadir ayaa Faah Faahin ka bixiyay laba Caruur Mataano ah oo ...
download12

Naxdin:Daawo Sheekh Umal Oo Yaab Leh Uga Jawaabay Galmada Afka

December 30, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Sheekh Umal oo ka mid ah Culimada aqoonta durugsan u leh ayaa waxaa la weydiiyay Su’aalo badan ...
1

Caruus Ka Dhuuntay Xaaskiisa In Lagu Guda jiray Xafladii Arooska

November 27, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Caruuskii ayaa ka dib dhacay in uu yimaado xafladii Guri gaynynta , durbana mid ka mida martida ...
1

DAAWO: Sawirada Ninka Dunida ugu Ilkaha Adag

November 11, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Andariis Jaardayn oo ah 64 jir ayaa loo aqoonsaday ninka ugu ilkaha adag waxaana ka mid noqday ...
sawir Mucjiso

Dalka Thailand Oo Lagu Arkay Arin Mucjiyo Ah+SAWIRO

November 11, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Wadanka Thailand oo dhaca bariga fog ee Qaarada Aasiya ayaa waxa uu ka dhacday Arin mucjiso ah,kadib ...
images

FADEEXAD:Agaasime Musuqmaasuqay Mushaaraadka Shaqaalihiisa

November 9, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Agaasime Xasan Cali Geeseey oo ah Rugcadaa Saxaafdeed , ka soo shaqeeyay qaar ka mid ah Idaaccadaha ...
Hore

Daawo Video: Qaladkii Ugu Weynaa Ee Uu galo Wariye TV Ka Howlgala Taariikhda

November 5, 2013
London : (V.O.N):- Inta Badan Wariyaasha calamka ayaa  Qaladaad gala iyagoo warka Akhrinaya Sida wariyaasha Soomaalidaba  Qaladadka U galaan. Hadaba ...
%d bloggers like this: