Wednesday, April 16th, 2014

Lionel Messi Oo Ku Guuleystay Abaalmarinta FIFA Ballon d’Or,

Published on January 7, 2013 by   ·   No Comments Waxaa Aqristay:4635

MessiCiyaaryahan Lionel Messi ayaa ku guuleystay markii afaraad oo isku xigta xiddiga ugu fiican sannadka kubada cagta adduunka ee abaalmarinta FIFA Ballon d’Or ka dib xaflad caawa ka dhacday Zurich.

Messi ayaa abaalmarintan ka qaaday xiddiga kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo iyo saaxiibkiisa kooxda Barcelona Andres Iniesta.

Lionel Messi ayaa helay codadka ugu badan ee codadkii ay dhiibteen tababarayaasha xulalka qaranka iyo kabtanada xulalka qaranka iyo waliba joornaaliistayaal ay soo xuleen majalada France Football.

Messi ayaa abaalmarinta Ballon d’Or iyo Fifa World Player of the Year isku qaaday 2009kii, 2010kii waxa uu qaaday labada abaalmarin oo la isku daray lagana dhigay Fifa Ballon d’Or, 2011 mar kale ayuu ku ceshtay abaalmarinta xiddiga sannadka adduunka, 2012 ayaana haatan mar kale loo caleemo saaray xiddiga ugu fiican sannadka kubada cagta caalamka taasoo ah rikoor cusub.

Messi ayaa sannadkii dhamaaday ku riyaaqay isagoo jabiyay rikooro ciidaas ka badan, waxaana laga soo qaadan karaa rikoorkii muddo 40 sannadood uu hayay Gerd Muller ee uu jabiyay kaasoo ahaa goolasha ugu badan ee hal sanno uu ciyaaryahan dhaliyo, waxaana Messi uu dhigay rikoor cusub isagoo dhaliyay sannadii 2012 91 gool.

2012 sidoo kale waxa uu noqday ciyaaryahanka abid ugu goolasha badan kooxda Barcelona isagoo jabiyay rikoorkii Cesar Rodriguez.

2012 waxa uu sidoo kale noqday ciyaaryahankii ugu horeeyay ee shan gool ka dhaliya tartanka koobka kooxaha horyaalada Yurub intii loo bixiyay Champions League iyadoo Barca ay kulankaas 7-1 ku garaacday Bayer Leverkusen.

Lionel Messi ayaana haatan markii afaraad oo isku xigta ah laacibka sannadka adduunka.

Xigasho: Laacib.net

Share

Readers Comments (0)



Arrimaha Bulshada

Ok

DAAWO:Barnaamijy Qiiro Leh “U Hiili Boqor Iyo Bartamaha By:Maryan Seylac

March 24, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Barnaamijka Bulsho ee ka Baxa Royal TV- ayaa shalayto waxaa soo-saaraha iyo soo-jeediyaha barnaamijkaasi, Maryan Saylac ay ...
ganaax_1

DAAWO:Arin Yaab Leh Oo Dhexmartay Gabar Yar Oo Sedex Jir ah Iyo Boliiska Mareykanka

March 20, 2014
Florida: (V.O.N):-Sheeko layaab leh oo ka dhacday Magaalada Florida ee Dalka Mareykanka ayaa soo jiidatay Warbaahinta Caalamka kadib ...
Cawaale22

DHAGEYSO:Al-Fanaan Cawaale Aadan Oo Ka Hadlay Arimo Xasaasi ah

March 1, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Fanaanka Caanka ee Reer Jabuuti Cawaale Aadan oo ku Sugan Dalka Canada ayaa Ka sheekeeyay taariikhdiisa Dhanka ...
Guulled Adan

QISO Xanuunbadan:Bur Burkii Jaceylkeyga Waxaa Gacan Weyn Ka Geystay Saaxiibkeyga Qeybtii 2aad

February 27, 2014
   Muqdisho: (V.O.N):-Qisadaani ayaa ah mid cajiib oo marka aan diyaarinaye runtii dareen  badan igu abuurtay ayaan waxaan ka ...
guuled 3

(Guuleed Aadan Muuse):- Bur Burkii Jaceylkeyga Waxaa Gacan Weyn Ka Geystay Saaxiibkeyga (Qiso Jaceyl Oo Xanuun Badan Qeybtii 1 Kowaad)

February 11, 2014
waxaan salaamayaa aqristayaasha Sharafta leh salaan qaali ah salaan iyo bariido dabadeed ereyadaan waa kuwo kasoo burqanaayo qalibi nusqaamay ...
Abdifitah

DAAWO:Fanaan Caan Ah Oo Shaaciyay Inuu Fanka Isaga Baxay Codsadayna In Loo Duceeyo

January 19, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Fanaanka da'da yar ee sida weyn loo Taageero alfanaan Cabdifatah Axmed Tacabir (Cabdifitax Yare) ayaa sheegay inuu isaga ...
imagesCAIM9619

Cunug Mucjiso Ah Oo Ku Dhashay Israa’iil, Iyo Yahuuda Oo Ka Argagaxsan+SAWIRO

January 13, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Warbaahinta Israel ayaa baahisay in Magaalada madaxda Dalkaasi uu ku dhashay Wiil yar oo leh Hal il, ...
akshay-katrina-4

8-Da Jilaa Ee Ugu Dheesha Wanaagsanaa Bollywoodka.

January 1, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Akhristayaasha Sharafta leh ee Shabakadan Wardaye.com waxaan Aalaba usoo gudbineynaa Wararka ugu Xiisaha badan Dunida Sida Siyaasadda ...
15-300x225

Arin Naxdin Leh Oo Ka Dhaxday Muqdisho+Sawiro

December 31, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Maamulka Cusbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee Banaadir ayaa Faah Faahin ka bixiyay laba Caruur Mataano ah oo ...
download12

Naxdin:Daawo Sheekh Umal Oo Yaab Leh Uga Jawaabay Galmada Afka

December 30, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Sheekh Umal oo ka mid ah Culimada aqoonta durugsan u leh ayaa waxaa la weydiiyay Su’aalo badan ...
1

Caruus Ka Dhuuntay Xaaskiisa In Lagu Guda jiray Xafladii Arooska

November 27, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Caruuskii ayaa ka dib dhacay in uu yimaado xafladii Guri gaynynta , durbana mid ka mida martida ...
1

DAAWO: Sawirada Ninka Dunida ugu Ilkaha Adag

November 11, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Andariis Jaardayn oo ah 64 jir ayaa loo aqoonsaday ninka ugu ilkaha adag waxaana ka mid noqday ...
sawir Mucjiso

Dalka Thailand Oo Lagu Arkay Arin Mucjiyo Ah+SAWIRO

November 11, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Wadanka Thailand oo dhaca bariga fog ee Qaarada Aasiya ayaa waxa uu ka dhacday Arin mucjiso ah,kadib ...
images

FADEEXAD:Agaasime Musuqmaasuqay Mushaaraadka Shaqaalihiisa

November 9, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Agaasime Xasan Cali Geeseey oo ah Rugcadaa Saxaafdeed , ka soo shaqeeyay qaar ka mid ah Idaaccadaha ...
Hore

Daawo Video: Qaladkii Ugu Weynaa Ee Uu galo Wariye TV Ka Howlgala Taariikhda

November 5, 2013
London : (V.O.N):- Inta Badan Wariyaasha calamka ayaa  Qaladaad gala iyagoo warka Akhrinaya Sida wariyaasha Soomaalidaba  Qaladadka U galaan. Hadaba ...
%d bloggers like this: