Talooyin Ku Wajahan Qaladaadka Ay Galaan Website-yada Iyo Xal Loo Helay

Published on January 10, 2013 by   ·   No Comments Waxaa Aqristay:15973

websitecontenttipsNairobi: (V.O.N):-Waxaa Maalmihii ugu dambeeyey soo badanayay website-yada Aflagaadada qaawan u geesto shaqsiyaadka magaca ku dhex leh Bulshada sida Madaxada Qaranka Soomaaliyeed Saraakiisha Ciidamada Xooga ,Fanaaniinta iyo weliba Habalaha Soomaaliyeed.

Website-yadaasi ayaa intooda badan waxeey aflagaadeeyaan Fanaaniinta iyo Hablaha Soomaaliyeed sidoo kale waxeey soo daabacaan warar been abuur ah oo la xiriiro Madaxda Dowladda Soomaaliyeed iyo Saraakiisha Ciidamada Xooga.

Shaqsiyaadka qora Warbixinada lagu aflagaadeenayo ayaa u muuqada kuwo aan waxba ka garaneyn Ansha tabinta Wararka iyo Xuquuqda dadka ay wax ka qorayaan.

Ujeedka Laga Leeyahay Warbixinada lagu aflagaadenayo Dadka Bulshada magac ku dhex leh .

1-In ay ka helaan Booqasho Faraban.

2-in ay ka helaan Faa’iido Xayeesiinta Google Ads-ka.

3-In ay ku soo caan baxaan Aflagaadada Madaxda Qaranka iyo Shaqsiyaadka Magaca leh.

4-Si Xun u fahanka waxa loo gu yeero (investigation report) daba galaka Warar daahsoon ama in Baaritaano lagu soo sameeyo Warar qarsoon kadibna la soo shaaciyo.

5-In Qoraayaasha qaar aysan garaneyn saameynta Warararka ay daabacayaan.

6-Milkiilayaasha Websityada qaar oo leh Ujeedooyin kala duwan.

7-In aysan jirin hay’ado ay ka baqayaan in Warkooda ay dabagal ku sameyso sida Dowlad IWM.

9-Qoraayaasha Websit-yada qaar oon  soo qaadana tababar Saxaafadeed Madaama aysan jirin wax sharuud ah oo ka hor istaagi karto in uu yeesho website ama uu wax ku qoro.

10-In Hanashada Website-yada ay yihiin ganacsi furn oo aysan jirin wax shuruud ah oo lagu xiro Milkiilayaasha Website-yada.

Dhibaatada iyo Magac dilka ay Website-yada qaar ku ahyaan qeybaha kala duwan ee Bulshada Soomaaliyeed ayaa dhaawici karo Muqtaqbalka Magaca Warbaahinta Soomaalida hadii aan xal waara loo helinm haseyeeshee su’aasha taagan ayaa ah sidee xal loogu heli karaa?

Jawaabata ma .ahan mid si fudud loogu deg degi karo balse fikirka qoraha Warbixintaan ayaa u arko in xalka ugu dhow uu yahay qododobadaan hoos ku xusan.

1-In la helo Hay’ad Mideynkarta Warbaahinta Waaweyn ee Soomaalida .

2-In Wasaarada Warfaafinta ay biloowdao diiwan gelinta Milkiilayaasha Warbaahinta Sida Idacadaha Telefishinada, iyo wabsite-tada Waaweyn.yada.

3-In la helo hay’ad la socato Dhaqdhaqaqa Wabaahinta,islamarkaana abaal aariso wariye kasta waxa uu ku muteesto Khalad am Sax.

4-In tababro la xiriira tabinta ansha Saxaafad iyo Wadaniyada loo helo Warfidiyeenada Soomaaliyeed.

5-In la xadido Macaahida iyo College-yada bixiyo Koorsooyinka Saxaafada lana hubiyaa Manaahijta aya wax kabarayaan Aradayda Hamigoodu yahay in ay ka shaqeeyaan qeybaha kala duwan ee Warbaahinta.

Dhaliilaha Waebsiteiyada Qaar.

1-Qoraal Xumo Dhinaca Naxwaha iyo Ereyada Afka Soomaaliga.

2-Ku Xagudbida Ansha Saxaafada.

3-Dhowris la’aan Dhinaca Xuquuda Qoraha.

4-Adeegsiga Sawirda Dumarka Soomaaliyeed oo si qaldan loo isticmaalo.

5-Tabinta Warar aan la xaqiijin saxnimadooda.

Amaanta Webisite-yada

1-Helista Warar Deg deg ah.

2-Maaweelinta Bulshada Sida Tabinta waxyaabo ay xiiseenayaan.

3-Barista Bulshada waxyaabo aysan Horay u aqoon sida taariikha iyo dhacdooyin hore sida Diinta iyo IWM.

4-Soo bandhigida Xog Daahsoonee ama Qarsaneed.

5-Helista Xog Joogto ah oo ku dhiganbeegan waqtigii loo baahnaay.

—————————————————————————————-

F.G:Qoraalkaan Wuxuu ku dhisan yahay Fikirka Qoraha ,Waxaana Isticmaali karo qeybaha kala duwan ee Warbaahinta .

W/Q:Maxamed Nuur Axmed Fanax

Email:Nuur312@hotmail.com

Tel+254726555190

 

 

 

 

 

Share

Readers Comments (0)




Arrimaha Bulshada

fgfyty-110x90

Hooyo u Dhalatay Dalka India Oo Canugeeda Ku Iibsatay Lacag Dhan 6$ dollar.

May 13, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Warbaahinta Dalka India ayaa waxa ay hadal heysaa Dhacdo Saddax maalin kahor ka dhacday Deegan ku yaalla ...
codkaqaranka

Ogow Qaar ka Mid ah Siraha Haweenka ku Culus Oo Aanay Jeclayn In Marnaba Raggu Ay Ogaadaan

May 4, 2013
Muqdisho:(V.O.N):-Ogow Qaar ka Mid ah Siraha Haweenka ku Culus Oo Aanay Jeclayn In Marnaba Raggu Ay Ogaadaan
22

DAAWO SAWIRADDA: Haweeney iyadoo Hurdaysa Cunto Karsaneysa

May 1, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Sida ay jariirada u sheegtay haweenaydani, waxa marka ay subaxdii toosto aragtaa, tobanaan shay oo ay xalay ...
caweyska

DAAWO:Gabar Wariye Ah Oo Xafladii Arooskeeda Ka Carartay Si Ay Usoo Duubto ………….

April 22, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Gabar Saxafiyad Ah oo u  dhalatay Dalka Shiinaha Oo Lagu Magacabo Chen Ying Ayaa Ka Dhax Boodaty ...
qiso-dhab-ah

Nin Gabar Uuu Jeclaa Laga Guursaday Oo Gaari Xamuul Ku Weeraray Gawaaridii Gelbiska Loo Diyaariyay

February 6, 2013
Deeganka Midvale ee duleedka magalldda Salt Lake ee dalka Maraykanka, ayaa waxay gacanta ku dhigeen nin lagu magacaabo ...
hambalyo-dhalasho2

Hambalyo Dhalasho Farxad Leh:Qadro Ahmed Tuwad Iyo Seygeeda C/Casis Aaden Gaaba Oo Wiil Ugu Dhashay Kismaayo

January 26, 2013
Nairobi: (N.O.N):-Waxaa halkaan tahniyaaaaad Dhakasho Farxad leh Ka dirayo Asxaabta iyo ehelada kala ah. 1.Hooyo Qadro  Ahmed  Tuwad 2.Aabo Suleman  ...
tahniyad

Tahniyad Aroos Farxad Leh Oo LOo Dirayo Lamaanaha Cali Sheikh Xassan Iyo Deeqo Cabdi Cisman.

January 25, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Waxaa Halkaan Tarniyad Aroos Farxad leh ka dirayo Asxaabta Kala ah. 1-Aabo Cabdi Cisman. 2-Hooyo Khaadija Idiris 3-Aabo Sheikh Xassan ...
385220_467166633330438_187659575_n

Fanaanada Samiira Naaji Oo Ka Caabaneyso Wabsite-yo Xog Been ah Ka Qoray

January 24, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Fananada da'da Soomaaliyeed Samiira Naaji ,kana tirsan Fanaaniinta Ku nool Qurbaha gaar ahaan Dalka Jarmalka ayaa si ...
timthumb.php

6 Qodob Oo Ragga Ku Kalifta In Haweenka Ay Been u Sheegaan

January 23, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Xiliga uu socdo Xirrika u dhaxeeyo lamaanha ,waxaa dhaca qaladada am aisfahan daro ka dhex dhalatao lamaanha ...
TUUG

DAAWO:Tuug Iska Soo Iloobey Maasgaradii Wejiga Oo Qaab Xeeladeesan Wax u Dhacayo

January 23, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Tuug Iska Soo Iloobey Maasgaradii Wejiga Oo Qaab Xeeladeesan Wax u Dhacayo
timthumb.php

Astaamaha Lagu Kala Garan Karo Gabar Iyo Garoob!!!!!

January 22, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Inta badan Guurku waa mid ku dhisan Kalsooni & is aaminaad dhex marta labada lamaane ee nolol ...
naag

Sir Culus:Baro Qaabka Ugu Fudud Ay Ku Raaxeysan Karaan Lamaane Kala Fog

January 16, 2013
Lamaanaha Soomaalidu waa kuwa badankoodu ku kala nool dalal kala gadisan magaalooyin kala duwan, waxaase muhiim ah in ...
Muuqaal

DAAWO:Ila Qosolkii Aduunka Ugu Yaabka Badneed Oo La Soo Bandhigay

January 10, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Waxaa inoo suurta gashay In aan idiiin soo gudbino Ila qosolkii aduunka ugu yaabka Badneed oo la Ssoo ...
qaliin

DAAWO: Naaga 3 Sano La Qabay Kadibna Isku Bedeshay Nin {Mucjiso}

January 3, 2013
Nairobi: (V.O.N):- Naag Mudo 3 Sano ah la qabay ayaa mar qura waxeey isku bedeshay nin ,kadib markii ...
Xaaxo Macaan

Dumarka Raga Kama Cafimayaan Qodobadaan Xiliga Galmada

December 24, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Arimo badan ayaa jira oo haweeneyda si xogan uga careysiiya balse la yaabku waxa uu yahay inta ...

SHEEKOOYINKA

cry

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 13aad

October 7, 2012
Nairobi: (V.O.N): Gabadhii saaxiibteey eheed waxaan sugaba Subadii ...
cry

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 12aad

September 30, 2012
Nairobi: (V.O.N):Gabdhii ayaa kaarar keenii gudaha la gashay ...
cry

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 11aad

September 23, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii Maxamed Qadar jaamac oo ka shaqeynayay ...
cry

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 10aad

September 16, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Waxaan soo baraarugay iyadoo dhinacyadeeyda ay taagan ...
crying-600x5361-300x26811

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 9aad

September 9, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Askartii wey naga diideen In gacaliyehegii Mahad ...
crying-600x5361-300x26811

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 8aad

September 2, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Subaxdii labaad ee aan ku suganahay Xerada ...
crying-600x5361-300x2681

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 7aad

August 26, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Maalintii Labaad wxaan ku dheelmanay Xafiiskii Hay’ada ...
crying-600x5361-300x268

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 6aad

August 18, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii aan soo gaarnay Xerada IFO ee ...
crying-600x536

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 5aad

August 12, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Makii ay qoarxdu dhacay Hoteelkiina Lacgtiisa aanan ...
crying-600x536

Mugdigii Nolosheyda Iyo Abaalka Aadmiga (Qiso Aad u Xanuun badan) Qeybtii 4aad

August 5, 2012
Nairobi: (V.O.N):-Markii uu wlalakiisa ii ogolaaday in uu ...