Saturday, April 19th, 2014

Wararkii Ugu Dambeeyey Ee Xaladda Wariye C/Casiis Koronto Iyo Xabsiga Dhexe Oo Lo Gudbiyay

Published on January 27, 2013 by   ·   No Comments Waxaa Aqristay:2402

Wariye Cabdicasiis Koronto max saxMuqdisho: (V.O.N):-Wariye C/casiis Koronto ayaa shalay loo gudbiyay Xabsiga dhexe ,kadib marki shalay uu amaray  Xeer ilaaliyaha guud ee Maxkamadda Qaranka C/qaadir Maxamed Muuse,isagoo xusay in kiiska  Wariye C/casiis Cabdi Nuur Koronto iyo Dadkii kale ee lala soo xiray kiiskiiska kufsiga la soo gabagabeeyay islamarkaan aloo gudbiyo xabsiga dhexe.

C/qaadir Maxamed Muuse ayaa ku adkeestay in la soo  gabogabeeyay kiiskii ku aadana kufsi l asheegay in loo geestay  Haweeneey Soomaaliyeed ,isagoo isntaasi ku daray in booliiska  ay baaritaankiisa ay soo gabagabeeyeen islamarkaana maxkamada ay go’an satay in la geeyo Xabsiga dhexe .

Dhankakale Xeer ilaaliyaha guud ee Maxkamadda Qaranka ayaa waxa uu sheegay in markii loo gudbiyo kadib wariyaha iyo dadka kiiskiisa u xiran Xabsiga dhexe ay qaban doonan mudo ay ka soo qeyb galaan dhamaan dad weynaha danaynaya in ay xaqiiqda ka ogaadaan kiis kaa iyo Bahda uu ka tirsan yahay.

Maxamed Ibraahim Bakistaan Xog hayaha guud ee Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliya ayaa waxa uu wax laga xumaado ku tilmaamay in Wariye C/Casiis Cabdi Nuur Koronta Xabsige dhexe loo taxabo maadama ayuu yiri aan wax maxkamad ah la soo taagin.

Xriga Wariyaha ayaa ka dambeyaya 10-kii Bishaan markii Xoriyadda la ga qaaday Wariye C/Casiis Koronto oo loo haysto kiis la xiriira Haweeneey Soomaliyed oo la kufsaday dadka uu uxiranyahana waxa ay sheegeen in Kufsigasi uu yahay mid been ah oo uu isaga abuuray kiiskiisana waxaa dhowr jeer oo hore ka hadashay Madaxda dalka sida Raysul wasaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya.

W/D  Wariye Abdullahi Mohamed Elmi

Wixii Talo Dhaliil ama Caabasho ah Noogu Soo Hagaaji

Email:Codkaqaranka@gmail.com

Xafiiska Warqabadka Radio Codka Qaranka 

Muqdisho-Soomaaliya

Voice Of The Nation

 

Share

Readers Comments (0)



Arrimaha Bulshada

Ok

DAAWO:Barnaamijy Qiiro Leh “U Hiili Boqor Iyo Bartamaha By:Maryan Seylac

March 24, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Barnaamijka Bulsho ee ka Baxa Royal TV- ayaa shalayto waxaa soo-saaraha iyo soo-jeediyaha barnaamijkaasi, Maryan Saylac ay ...
ganaax_1

DAAWO:Arin Yaab Leh Oo Dhexmartay Gabar Yar Oo Sedex Jir ah Iyo Boliiska Mareykanka

March 20, 2014
Florida: (V.O.N):-Sheeko layaab leh oo ka dhacday Magaalada Florida ee Dalka Mareykanka ayaa soo jiidatay Warbaahinta Caalamka kadib ...
Cawaale22

DHAGEYSO:Al-Fanaan Cawaale Aadan Oo Ka Hadlay Arimo Xasaasi ah

March 1, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Fanaanka Caanka ee Reer Jabuuti Cawaale Aadan oo ku Sugan Dalka Canada ayaa Ka sheekeeyay taariikhdiisa Dhanka ...
Guulled Adan

QISO Xanuunbadan:Bur Burkii Jaceylkeyga Waxaa Gacan Weyn Ka Geystay Saaxiibkeyga Qeybtii 2aad

February 27, 2014
   Muqdisho: (V.O.N):-Qisadaani ayaa ah mid cajiib oo marka aan diyaarinaye runtii dareen  badan igu abuurtay ayaan waxaan ka ...
guuled 3

(Guuleed Aadan Muuse):- Bur Burkii Jaceylkeyga Waxaa Gacan Weyn Ka Geystay Saaxiibkeyga (Qiso Jaceyl Oo Xanuun Badan Qeybtii 1 Kowaad)

February 11, 2014
waxaan salaamayaa aqristayaasha Sharafta leh salaan qaali ah salaan iyo bariido dabadeed ereyadaan waa kuwo kasoo burqanaayo qalibi nusqaamay ...
Abdifitah

DAAWO:Fanaan Caan Ah Oo Shaaciyay Inuu Fanka Isaga Baxay Codsadayna In Loo Duceeyo

January 19, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Fanaanka da'da yar ee sida weyn loo Taageero alfanaan Cabdifatah Axmed Tacabir (Cabdifitax Yare) ayaa sheegay inuu isaga ...
imagesCAIM9619

Cunug Mucjiso Ah Oo Ku Dhashay Israa’iil, Iyo Yahuuda Oo Ka Argagaxsan+SAWIRO

January 13, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Warbaahinta Israel ayaa baahisay in Magaalada madaxda Dalkaasi uu ku dhashay Wiil yar oo leh Hal il, ...
akshay-katrina-4

8-Da Jilaa Ee Ugu Dheesha Wanaagsanaa Bollywoodka.

January 1, 2014
Muqdisho: (V.O.N):-Akhristayaasha Sharafta leh ee Shabakadan Wardaye.com waxaan Aalaba usoo gudbineynaa Wararka ugu Xiisaha badan Dunida Sida Siyaasadda ...
15-300x225

Arin Naxdin Leh Oo Ka Dhaxday Muqdisho+Sawiro

December 31, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Maamulka Cusbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee Banaadir ayaa Faah Faahin ka bixiyay laba Caruur Mataano ah oo ...
download12

Naxdin:Daawo Sheekh Umal Oo Yaab Leh Uga Jawaabay Galmada Afka

December 30, 2013
Nairobi: (V.O.N):-Sheekh Umal oo ka mid ah Culimada aqoonta durugsan u leh ayaa waxaa la weydiiyay Su’aalo badan ...
1

Caruus Ka Dhuuntay Xaaskiisa In Lagu Guda jiray Xafladii Arooska

November 27, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Caruuskii ayaa ka dib dhacay in uu yimaado xafladii Guri gaynynta , durbana mid ka mida martida ...
1

DAAWO: Sawirada Ninka Dunida ugu Ilkaha Adag

November 11, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Andariis Jaardayn oo ah 64 jir ayaa loo aqoonsaday ninka ugu ilkaha adag waxaana ka mid noqday ...
sawir Mucjiso

Dalka Thailand Oo Lagu Arkay Arin Mucjiyo Ah+SAWIRO

November 11, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Wadanka Thailand oo dhaca bariga fog ee Qaarada Aasiya ayaa waxa uu ka dhacday Arin mucjiso ah,kadib ...
images

FADEEXAD:Agaasime Musuqmaasuqay Mushaaraadka Shaqaalihiisa

November 9, 2013
Muqdisho: (V.O.N):-Agaasime Xasan Cali Geeseey oo ah Rugcadaa Saxaafdeed , ka soo shaqeeyay qaar ka mid ah Idaaccadaha ...
Hore

Daawo Video: Qaladkii Ugu Weynaa Ee Uu galo Wariye TV Ka Howlgala Taariikhda

November 5, 2013
London : (V.O.N):- Inta Badan Wariyaasha calamka ayaa  Qaladaad gala iyagoo warka Akhrinaya Sida wariyaasha Soomaalidaba  Qaladadka U galaan. Hadaba ...
%d bloggers like this: